Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Naxariiswaarta alaaha siiyo janafirdawsa alaaha geeyo kitaabkiisa midigta alaaha kasiiyo qabriga waasic alaaha ugadhigo aamiin aamiin yaarabi 🥰🌹🌹❤️💯
waan jiriricooda markaan gabayadii Halyeey abwaan ader khaliif sheekh maxamud dhagestaba ader illahay hakuu naxaristo waxaad ahayd Geesi aan dayacnay dadkaad nafta u hurtayna dhaxalkaagi dowlad Puntland ladhahoo ay gaar u leeyihinbay ka dhisteen sidaa lajecleedna waa u noolyihiin lakin waakaa abaal dhaceen Tariikhdadana dhalaanka ma baraan magacagana Jidcade yar waa kala bakhaylen inay ku magacaaban ilaahow kuu naxariiso ader Hankaan u qabay ree Tolkay waa huf iyo beene
Wa nasiib xumo wlhi in manhajyada schooladeena in taariikhdiisa lagu dhigo by ahyd in Taalo loo dhiso bu mudnaa mujaahid khaliif Isaga kliya maaha Mujaahidiindeena Puntland laguma xuso SSDF oo nabadan noo keenay iyo dowladan Puntland 😢
@@aishaahmed7021 haa wlle ayaandarada Nagu dhacday dadka madaxda noo noqda waa dad aan taarikhdu macno u sameenen oo aanba iswaydiinen
@@aishaahmed7021 ninka dalkiisa amxaaro usoo raacay ayaad leedahay iskuulo halagu dhigo kuwii kaa aqoon badnaa waxay arkeen inaan manhaj lagu dari karin nin cadaw soo raacay khaliif amxaaradii uu hor boodayey ayaa dishay saas ma.ogtahay
Gabayga ama suuganta gabayadan oo kale laguma soodaro waayo waa gabay guubaabò iyo qabiil ka hadlaya hadii gabayadan noocan ah la qaadanayo waxaa laqaadanlahaa ali dhuux aadan
@@AARKAHUWANTA anaa kugu raacsan ugaas indheer garad baad tahay laakiin soomaalidu waxay wax ku taageeraan isku reer ma nahay
Allaha u naxariisto Mujaahid Khaliif Shiekh Mohamud Aamiin
Masha Allah masha Allah masha allah
Alle ha u naxariisto abwaan khaliif rabbi naxariistiisa janno haka waraabiyo anagana hanooga daba naxariisto.
Allah unaxaristo mujahid khalif abiihi boqortoyada ❤❤❤❤
Abwaan khaliif allow kuu naxariiso
Allaha u Naxariisto khaliif shiikh Mohamoud
Allaha u naxariisto Abwaan Mujaahid Khaliif Shiekh Mohamud
Waa Rasuulkii ugu danbeeyay Majerten lasoo direy Allaha Ku naxariisto Adeer
RasuuluLaah ayaa noogu danbeeyey. Waana nagu Filnaa…
allah unaxariso shahiidka
Alle ha u naxariisto jaalle moha siyaad bare io abwaan khaliif shiikh maxamuud alle ha u raxmo
Alle ha unaxariisto Abwaankii weynaa ee Khaliif shiikh maxamuud.
Alaha.unaxariisto.aamiin
Abwaan khaliif alle ha unaxariisto
Allahay ha unaxaristo Jaalle Maxamed Siyaad Barre ❤
Jaalehee ilah wuxu gaistay hakagudo
Naxris arki mayo ninki diinta beniyay guul khalif sheikh
naxariistii jano allaha siiyo halyey qiimo badan ayuu ahaaa
Alaha kunaxariisto abwaan khaliif khiish maxamud wan haysanaa dhaxalkagi
Janno iyo raxmo allaha siiyo awoowahay… khaliif sheikh maxamuud… nin reer ugane afdheere ah… oo cumar cali ah…
Naxariis waarta alaah ha siiyo, jana firdawsa alaah ha geeyo kitaabkiisa midigta alaaha kasiiyo
Allah ha naxariisto
Allaaha kunaxariisto
Mujaahid Khalif Sh. allah u naxaristo
ALLAHA ku naxariisto awoowe
Mujaahid khaliif shiikh maxamuud
Mujaahid khalif Sh maxamud allaha u naxariisto
ilahay ha u naxariisto
Ilhy ha unaxaristo
Mujaahidkii waynaa Khaliif shiikh maxamuud wuxuu taariikhda reer Puntland kaga jiraa Baal dahab ah.
Allah ha unaxariisto halyaybuu ahaaa
Mujahi khalif allah yaa raxma
Allah yaa raxma
Allaha unaxariisto abwaanka
Masha alah
Allaha u unaxariisto 😢😢😢
Allaha unaxariisto
Allaha u naxriisto lkin amxaaruu u adeegaayay tanki xabashi buu dalkiisa u soo raacay
Xaq u dirir buu ahaa dadkiisa la laynayay Xaq buuna u lahaa in dadkiisa difaaco
Mye hoyadabu wasayay
Janadu kujira shaliif shiikh
Allh ha unaxariisto Abwaanka Wxa u ahaa Mawadin Afweyne Ka Dal jecel Amxarada Adkahadlayso Somali u dhan by wada Socdeen
C/ hi yusuf ayaa tan ka jawaabay !
AUN Khaliif Shiikh Mohamud iyo Ali Cilmi Afyare waxa ay ahaayeen labadii gabyaa ee ugu gabay cuslaa qarnigii 20-naad dabayaaqadiisii.
Waxba iskama galin labada nin yuug caada qaata ah oo dhuuni raaca iyo Aabe gaan iyo gaashaanba ah jannadii rabbi ha geeyo
AUN abwanka
CARA GOLASHIIINI LAQALAY SUMAL U QORGOYA
❤
Waxaad maqashey khaliif mucaarad buu ahaa markaa baad sawir m/siyaad garab dhigtay gabaygaan intaan mucaaradku bixin baa la tiriyay sidaan taariikhda ku hayo
Gabayga dhagayso waqtiga uu ahaa mujaahid khaliif ayaa kuu sheegaya
Gabaygan yaa magaciisa iyo goortii la tirshay igu caawinaya
Khaliif Shiekh Maxamuud waxaa uu ahaa mid ka mid ah halyeyadii SSDF waxaa uu ku dhintay maalintii ay halgamayaashii SSDF ay qabsadeen degmada Galdogob ee dhacda galbeedka gobalka Mudug 1982
@@mohamedabdiali6809 tnks abahay habra wadag yihiim khalif ina wax ka ogada uso radiyay🥰
Ilmaa isoo dhaafta adeer markaaan ku maqlo xasuusto maalmihii wiilashii mj ee wiil joraadka miiran ahaa aanu maqalnay hebel waa laqabtay waa la toogtay waa la dilay reer hebel waa la wada gubay dudooyinkii cumar maxmuud ee dabka lawada gashay eebe ha uwada naxariisto dhammaantiin
Hi
Ala muxuu gabyaa ahaa
Qafarralaahu danbak wa danbak waalidak
Alow mujahid siyaad bare u raxmo
Mujrimkii Afweyne hoygiisa waa Jahanama maca abuu jahal gaalkii Afweyne sida dhilo ayuu musqusha ku dhex bakhtiyay
@@M.Duran71 adiga iyo awoowgagi 10 naad ba hoygiinu yahay jahanama iyo saciira wa ehlu qayr sharf ka tagay adu walidinta ka celi cadaabta ya saqraan
@@husseinabdille duf ku bexe aamus afku baarale yohow najiska ahi. Nacalaa adiga iyo afweynw iyo intii taageertaba ku yaal.
@@M.Duran71 ninka gaal horboodayey ka waran baad mujaahid ku sheegaysaa soomaalaay qabyaalad baan waxba idinka reebayn
cadaabta allah ka waraabiyo afweyne ina siyaad
Naxariiswaarta alaaha siiyo janafirdawsa alaaha geeyo kitaabkiisa midigta alaaha kasiiyo qabriga waasic alaaha ugadhigo aamiin aamiin yaarabi 🥰🌹🌹❤️💯
waan jiriricooda markaan gabayadii Halyeey abwaan ader khaliif sheekh maxamud dhagestaba ader illahay hakuu naxaristo waxaad ahayd Geesi aan dayacnay dadkaad nafta u hurtayna dhaxalkaagi dowlad Puntland ladhahoo ay gaar u leeyihinbay ka dhisteen sidaa lajecleedna waa u noolyihiin lakin waakaa abaal dhaceen Tariikhdadana dhalaanka ma baraan magacagana Jidcade yar waa kala bakhaylen inay ku magacaaban
ilaahow kuu naxariiso ader Hankaan u qabay ree Tolkay waa huf iyo beene