PRANK KII UGUXUMA OO AN ZOYA KUSAMEYO💔(zoya oo an marlabad kaarsaday)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @umusalman8733
    @umusalman8733 4 роки тому +439

    Challenge Qur'an karimaa ah ayaan raabana noo so galiyo adi nestexo iqro plz intaa igu raacsanaa like dhaac igu siya

  • @cabdicasiisjirde926
    @cabdicasiisjirde926 4 роки тому +1065

    Inta prank Markay maqashay soo carartay like saar😂😂

  • @Mohamed-rk6wg
    @Mohamed-rk6wg 4 роки тому +215

    In uu yahay run iyo in kale illah ayaa og teeda kale hadii prank wax fiican mahan waayo malin ayaa waxaa dhici karo iyada oo run ah in qofka u fahmo been marka iska dhafa waa iga talo please

  • @mohamedguure2891
    @mohamedguure2891 4 роки тому

    Waxan plz natasha inlakusameyo prank

  • @estarhussein5623
    @estarhussein5623 4 роки тому +46

    Please and please stop doing prank it’s not funny Wallahi if you doing keep than at the end you gonna lost someone close to you Wallahi keep this on your mind😭😭😭

  • @ruweshbbe3286
    @ruweshbbe3286 4 роки тому +78

    Team Zoya we are coming back strong😂Zoya nooso aar quruxey

  • @nasraslbn3477
    @nasraslbn3477 4 роки тому +169

    Samiixay anigaa uhoreeyo wll
    Salaan from to burco🙏🙏
    Hore usoco

  • @ayaatabubakar1202
    @ayaatabubakar1202 4 роки тому +62

    Hhhh wallhi samixa qosol miran waye dariishada hawadeda garbsarka lagu soqadoya🤣🤣🤣
    Keep goin❤

  • @ikranitamohamed4728
    @ikranitamohamed4728 4 роки тому +26

    😂😂qof jiifay maxaa masar saan uga xiran hhh
    Anyway waan kanaxay whli love you zoya❤

  • @maryamagobos9091
    @maryamagobos9091 4 роки тому +97

    Walaaley prank beenta ah maad naga daysiin🤣🤣

  • @natashaabbeh8430
    @natashaabbeh8430 4 роки тому +52

    brnk dhimashana waa sugeenaaa🤣inzha allh🤣

  • @sawdaabdiahmed8826
    @sawdaabdiahmed8826 4 роки тому +44

    Hhhhh xage udul seexatay gabdha meshey cawin laheed😂🙈

  • @iqrabarwaaqo
    @iqrabarwaaqo 4 роки тому +11

    Waaw mansha allh waxaan noqday qofkii ugu horeyey oo dawada. Halaydin karo hee samiixa

  • @infinixanfinoo8913
    @infinixanfinoo8913 4 роки тому +19

    Samihi ❤ilahey Dartis ban kujaclhay runti Hormar wacan gcl

  • @runsheegmedia5043
    @runsheegmedia5043 4 роки тому +14

    Fiimtada macarafto miyaa inta fahantay prankgigan like isara 🤣🤣🤣

  • @littlecumar9073
    @littlecumar9073 4 роки тому +108

    Prank aa siqaldan ufahanteeen dadka caruur ma aha vimto carafteda iyo macaanka dhagdhigiisa so lama arko.Gormee vimto iyo blood isku ekadeeen🙄The little subscribers aad hesheen hawaayina doqonimo darteeed

    • @KingRaz266
      @KingRaz266 4 роки тому

      Little Cumar Somali content wax la dhaho ka maqan 90ka prank lee 😂

    • @littlecumar9073
      @littlecumar9073 4 роки тому

      Magan TV 😂😂😂wlhi been Ma aha

    • @xidigtachenal2507
      @xidigtachenal2507 4 роки тому +1

      Walal sebescribe iisaara waan idin baryaaa

    • @najmafaisal5390
      @najmafaisal5390 4 роки тому +1

      fani wllhi hhh

    • @littlecumar9073
      @littlecumar9073 4 роки тому

      Kiin Official 😂😂wlhi wa xooolo .Reeerkoda ee uaqli badan yihiiiin

  • @rumanadan4723
    @rumanadan4723 4 роки тому +11

    😂🤣🤣🤣samixaa love you qalii ❤️

  • @muqtaarahmed9949
    @muqtaarahmed9949 4 роки тому +5

    inuu been yaht ma sheegi karo lkn dirisle abdi ayaa isheegi dono
    inta dirisle abdi reactionkisa su geyso like isaaara

  • @rayaanabdifitah6185
    @rayaanabdifitah6185 4 роки тому +7

    Zooya anaaba la ooyn rabe maskiin ta saaxiib teeda wee jaceshahay❤❤

  • @mineybasaale5744
    @mineybasaale5744 4 роки тому +22

    11:06 inti ila arakte ineey zoya madaxa barkiinta ku toosisatay like saara

  • @mwarsame5800
    @mwarsame5800 4 роки тому +26

    Prankigaan haduu run yahy soyaa markay suuxdo camerda waa ladamin lahaa ee la isla ogyahy
    Inta ila fikirkaa like ta dhac

  • @ismahanhassan4980
    @ismahanhassan4980 3 роки тому +4

    😭😭 walhi I’m crying knowing it’s a prank 😳

  • @sundusckariim2488
    @sundusckariim2488 4 роки тому +47

    Lyk ii.saar hdii kle waa kuu duceynaa😂😂😂

  • @armaseycaday9084
    @armaseycaday9084 4 роки тому +17

    Keep going my sis

  • @ahlambaiby1459
    @ahlambaiby1459 4 роки тому +11

    M. A walasheey aan jeclahay samixa cadowgaaga unooloow mcnto ilxun kuma eekto keep going

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 4 роки тому +4

    Samiha Mardanbe hakusamyn zoya pranka plz because naxdin darteed way dhiman kartaa😭😭😭

  • @samirhakan1910
    @samirhakan1910 4 роки тому +4

    Yaahudaa hadaad naaceeeb tihin like isaraa

  • @googaaklo153
    @googaaklo153 4 роки тому +3

    Omg I hate being so emotional I just saw myself crying while watching that prank😢

  • @muktarmlk970
    @muktarmlk970 4 роки тому +5

    Soya make me cry wallahi this is more than a prank

  • @abdullahiharish8528
    @abdullahiharish8528 4 роки тому +3

    It was more than a prank you guys make me cry runti I was totally lost.

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 4 роки тому +4

    Hhhh inta sugesay sideda oo kle like isara😂😂😂😂

  • @xhakratycon3557
    @xhakratycon3557 4 роки тому +17

    STey hme pranks badan la raba wllyaal 😭😭

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 роки тому +2

    Maasha Allaah Soya Aad ayey kuu jeceshahay ee ka daay dhibka Prank nuucaan ha sameynina weligiin waa halis qof ayaa u dhiman karo

  • @samiraqurux1652
    @samiraqurux1652 4 роки тому +7

    Anigu Dirisle Cabdi Ayan sugeynaa Intu kaso hadlaayo Yaa ila Sugayo 😱😱😱

  • @sumayamohamoud1490
    @sumayamohamoud1490 4 роки тому +12

    Ana ugu horeyo love dhac dhac igusiiya😂🤣🤣🤣

  • @Nadarhajji007
    @Nadarhajji007 4 роки тому +11

    Inaa u horeeyaa ii farxad sxbtinimadiina wadajirkiina ii farxad ah Samiha & Zoya gabdhaheena isku eg love You🌸💋💕❤️

  • @WaliyoowWaliyoow
    @WaliyoowWaliyoow 4 роки тому +3

    Suufidayda samiiha khaliil uurkay ka hadashaaa wllhi😂❤️✌️📌

  • @maryamamuqtaar7982
    @maryamamuqtaar7982 4 роки тому +26

    Waa ku baryaa abyo markale zoya prank haku sameynin waaku baryaa😢😢

    • @ismo_official
      @ismo_official 4 роки тому

      SUBSCRIBE WALAL

    • @khadarmukhtar6480
      @khadarmukhtar6480 4 роки тому +1

      maryama muqtaar waxani dhab ma ahan baryada iska daa prank oo dhan ayaa been ah ok 😂😂😂

    • @ifraaxmaxamed3499
      @ifraaxmaxamed3499 3 роки тому

      😰😰😱😭😭😭😭😭😭😭😭😱😱😢😢😢😢

  • @alyaqiinmuqdisho3088
    @alyaqiinmuqdisho3088 4 роки тому +32

    wxaan zugnaaba waa reactionka dirisle
    inkaztoo ayaantaan aad iz wad wadataan

  • @faadimamohammad8493
    @faadimamohammad8493 4 роки тому +6

    ♥️Samiha cdy keep going
    💖❤💎

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 2 роки тому +1

    Keep going mcnto samiiha ilah dartiis kuu jecelhy

  • @jaliilmoyare2178
    @jaliilmoyare2178 4 роки тому +10

    😓😓😓😓😓😓😭😭😭😭😭wllhi zoya waa la ooye wllhi samiha zoya waa qof wangsan weena ku jaceshahay zoya muskiin waye wllhi😭😭😭😓😓

  • @wilkafarxdaoffichial9902
    @wilkafarxdaoffichial9902 3 роки тому

    Sxp jiro aya heysta waxan cml kaftan ma galo samixa sxpta ii cafi ku dheh inta iGu racsan like

  • @sacdiyohaaji6122
    @sacdiyohaaji6122 4 роки тому +3

    Mantay anaaa comment ugu horeya like

  • @jamaalhasan2892
    @jamaalhasan2892 4 роки тому

    Dhicitaanku majinbaa dhicitaanka halayfahansiiyo wuxu waa maxay 😇? Team samiixa idinkaan jawaab idinka sugaa

  • @najmanasir8151
    @najmanasir8151 4 роки тому +3

    Wlhi ilmeeyay maraky oyaday zoya masha allah wlhi way ku jeceshahay allah ha isku kiin daayo

  • @queenzizuu7156
    @queenzizuu7156 4 роки тому +13

    Sorry zoya😥😥Samiixa Xaasidnimada Ka dhaaf miskiinta weee iga Nixisay Zoya wllhi 😥😥😥

  • @ubahyusuf6104
    @ubahyusuf6104 4 роки тому +13

    Waxaan sugnaaba waa dirisle😂

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому +1

    Samiha kialil waha igaa naaxsaty wallhi zoya oysay 🙆😂😂😂😂😂😂😂😂😂👸👸👸

  • @faraxcabdicasis8158
    @faraxcabdicasis8158 4 роки тому +13

    Waxan sugnaaba waa reactionka dirisle anaku beentiina ma qarxin karnee kaa yar ban u dayney🤣🤣

  • @dalmaralihussein5216
    @dalmaralihussein5216 4 роки тому

    Talasiin video ga aad sameyso yowsan kabadbmnaan 10 daqiiqo si aan luugu caajisin oo luugu raaxeysto Mahadsanid samiiha khaliil

  • @abdirashidabdullahi7777
    @abdirashidabdullahi7777 4 роки тому +10

    First viewer💯🔥✌

  • @nazn676
    @nazn676 4 роки тому +1

    Abayo samiixa gawadan dambe prank haa kusameynin plzz waa quf xanunsan abayo

  • @nimcomaxamed1603
    @nimcomaxamed1603 4 роки тому +15

    Sow tad prenk waa ben Aad lahed hada mabeen ma misi run Anu ben ban u qatey 🤣🤣🤣😛💃

  • @abdimalikarap6299
    @abdimalikarap6299 4 роки тому

    M.a siz but do for us challenge Quran plz

  • @ugaasoshiine4371
    @ugaasoshiine4371 4 роки тому +4

    Iney been thy inta og like dhac 😅

  • @Imfatimaaa
    @Imfatimaaa 4 роки тому +1

    Gabadha wayba ku dhiman rabtay prankigada bee😢😢😢

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 4 роки тому +7

    Ar intey uga dulseexatey meshey kacaawinleheed 😂😂🤣😁

  • @samaaraosmaan6912
    @samaaraosmaan6912 4 роки тому +2

    Masha allaah wan ku wataa samiiha wad noga so artay zoya dad jeclhy aa tihin runtiii halkas kasi wada insha allaah

  • @saadiamohamed2911
    @saadiamohamed2911 4 роки тому +5

    Prank lee soo arkaay wasoo cararay❤❤❤❤

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 роки тому

    Aabyo samixa hasameni qrank san eh welibo haweyn sagalsax wanaxti Aabyo keep going 🥰🥰🥰🥰👍❤❤❤❤❤

  • @ayanwadani2212
    @ayanwadani2212 4 роки тому +3

    Samiha keep going my sister ❤💋

  • @muhandazah252
    @muhandazah252 4 роки тому +1

    Ooh noo soyaa maskiin🙁samiixa no more pranks for her🙏

  • @nawalkismayo6522
    @nawalkismayo6522 4 роки тому +3

    Omg this made me cry 💔💔💔💔😭😭😭😭

  • @arafatyussuf6325
    @arafatyussuf6325 4 роки тому +2

    Prankiga hadda jirah waa been sidaaas awgeed waxaa dawanaaaaa sida aad wax jishaaan mahad sanidiin 🙏🙏

  • @cureejishareef8246
    @cureejishareef8246 4 роки тому +10

    Ani wa yaabe vimtada soo tii so carfi jirty😂😂😂

    • @ikranitamohamed4728
      @ikranitamohamed4728 4 роки тому +3

      😂😂😂tan Nairobi ma carafto umaleyna

    • @HassanMohamed-li1nt
      @HassanMohamed-li1nt 4 роки тому

      Wad igaqoslisay 😂😂😂. Vimto an carfin aya sobxadey show 🕺🕺🕺

    • @sagaladan7666
      @sagaladan7666 4 роки тому

      Wlhi saasa soqori rabay🤣🤣🤣

    • @kingshabaofficiall1378
      @kingshabaofficiall1378 4 роки тому

      😂😂😂😂😂fintadha Nairobi dig cml aye ucarafta

    • @mizbil_faysal027
      @mizbil_faysal027 4 роки тому

      Wllhi hada so qori raby 😂😂😂😂beentay uso kabo gashteen

  • @ayuubdanan7784
    @ayuubdanan7784 4 роки тому +1

    Darisla nisheegaya prankigiina inuu runyahay

  • @quenanushkaapea5793
    @quenanushkaapea5793 4 роки тому +4

    Walaahi hada lee arkay farxad darteed meelaa iskeeyo la Ahay🤣🤣

  • @sahramaxamud1430
    @sahramaxamud1430 4 роки тому

    Wlhi wan naxay Maskinta wey suxday markale ha u noqon sidan cml qof qali Ayad Ku weyn karta nafteda samixa plz🙏

  • @hanaismail9528
    @hanaismail9528 4 роки тому +19

    Omg 😭😱maya samiha edeb malihid wlhi gabadha wayku jeceshahy danbe sidan hasameen way ku dhiman kartaa halista iska ilaaliya sidan sa,the maaha wlhi zoya xbbti sory 😭 wlh wn naxay samiha waqti xun prank sameee lee UF waligee maku nicin hada waku nacay 😭😭😭😭😭😭😭waxa qora la ahy wlh na dhaafa yaqe 😭😭

    • @hodmanbashirmaxamed5448
      @hodmanbashirmaxamed5448 4 роки тому

      Wah😂😂😂waxaa dhahooso maka war qabtaaa

    • @hanaismail9528
      @hanaismail9528 4 роки тому

      @@hodmanbashirmaxamed5448 naa wee iga xanajise wlhi 😭😂

    • @xidigtachenal2507
      @xidigtachenal2507 4 роки тому

      Hana ismail subscribe isaara

    • @hanaismail9528
      @hanaismail9528 4 роки тому

      @@xidigtachenal2507 hye wlal

    • @salmaahmed523
      @salmaahmed523 4 роки тому

      Prank been inoo yahay waxaad ka fahmi kartaa fimto iyo dhiig isku mid ma aha fimtada wee carfee

  • @Saedjamalkaise
    @Saedjamalkaise 4 роки тому +1

    Samxiia go forward

  • @najwaat1436
    @najwaat1436 4 роки тому +5

    omG that's so scury 😥😭😭😭

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 4 роки тому

    Samixa markii ogu horeyso ku dawada iga ohinsay waaba ku nacay😭😭😭😭😭

  • @kaambiyoraage4702
    @kaambiyoraage4702 4 роки тому +5

    This wos the prank that youhave naver done

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 4 роки тому

    Dabaysha sida zoya loosiya kahelay samiixa you made my day laakiin prankiga intii ficneed waa arki wayny 😭

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 4 роки тому +5

    Never do such prank again it can someone samiha

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому

    Vitada kun qofka prank kudhigtayee dadka ma arkaan ama mfahmaan miyaa oo mauroyaan miyaa marka hore waxaas aniga been u arkaaba nabee👍

  • @mariamxaaji6803
    @mariamxaaji6803 4 роки тому +16

    dirisle reaction kiisa sugooyaaa Horay usocda

  • @abdiissackqoryole5079
    @abdiissackqoryole5079 4 роки тому

    inta pran maqashay osooca rartay like saar

  • @raqiyasulan7418
    @raqiyasulan7418 4 роки тому +30

    Maad nagadaysaan beenta carafta fintada caruurta garanayse🤣🤣🤣🤣

  • @nasranashaadofficial4118
    @nasranashaadofficial4118 4 роки тому +1

    *Ugu Danbeen Idinka Prenk idin Dilayo wlhi Wxa Loo kle La kguma Kaftamo wlhi Samiha Qald Aad U Gashay Sorry Dhip mahaln Lkn Soya Waa Xanunsna dhiigna Kuma Dulqadan karo Ka Daya marka Waxa Ey Dhipasa Neyso Kaftnka Yuuka Halabin Samiha aniga Wllshey oo Tahy wlhi Soya Zio kle Wn idin wada Jeclahy Ilahey ha idin Xaafido Abyo*

  • @Shuudeytha
    @Shuudeytha 4 роки тому +50

    Wlhi aniga aya oyay 😰 run ahanti wadnaha ixanunay welibo 💔 labo waxyabodba uma dulqadan qof ooyayo iyo ruux dhiig kasocdo hadan arko wan dawaqa 😰😰😰

    • @littlecumar9073
      @littlecumar9073 4 роки тому +1

      I'm Somalian 😂😂😂aboooow salax 🤣wll hindi miyad is moooday

    • @xidigtachenal2507
      @xidigtachenal2507 4 роки тому

      Wll mcne subscribe iisaar wll mcne

  • @hindi3522
    @hindi3522 4 роки тому +4

    Ooyin ooyin ku gud waye shekada daraad ade ka oysise mntana iyada ka oysise🤣🤣by the way maskin zoya wlh sait aye ku jaceshy sxibta markle haka oysin🥺🥺

  • @mohadeeq384
    @mohadeeq384 4 роки тому +1

    Samiha gabarta waa kaniixissy😭💔
    👇👇

  • @whizzymanwhizzyman9602
    @whizzymanwhizzyman9602 4 роки тому +4

    Inta jcl iney soman 30 sonka lyk Saar 😍😍

  • @fahiimoaweis681
    @fahiimoaweis681 4 роки тому +1

    Samiha khaliil adi hore ayaa nooga sheygtay in barank been yahay kan neh been leewaayey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fahiimoaweis681
      @fahiimoaweis681 4 роки тому +1

      Beenta naka dhaafa fiinto iyo dhiiga isku shiira xataa ma ahan 🤣🤣🤣 oohin laku soo galaayo maxee eheed oo qofka waaxa ku dhacay lafiiriniinin kkkkkkkkkk ku barooro weeyba ku jiiftay maanta qosolka iga dhamaaday 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fahiimoaweis681
      @fahiimoaweis681 4 роки тому +1

      Ala maanta waan daalay sidaa u qoslaayey 🤣🤣🤣 dirisle yaa igu waco

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial7493 4 роки тому +3

    VAR PRANK..........!!!!
    😳

  • @quenanu5257
    @quenanu5257 4 роки тому +1

    Keep going samiha lkn apaayo markale haku sameenin zoyaa prank plz😪😪

  • @updirashiidahmed956
    @updirashiidahmed956 4 роки тому +9

    Var Dirisle reactionkii Waan zugaynaa 😂😂😂😂

    • @amiinabdirisaqyuusuf9818
      @amiinabdirisaqyuusuf9818 4 роки тому +1

      insha allh walahi Wan kula sugayaa

    • @sabiriinfanah3860
      @sabiriinfanah3860 4 роки тому

      Updirashiid Ahmed sxpYlw drisle dfrka hngu so dhisna kz views rdiz wllh wllh kpx inti dhiga ku kcY ana idin cuno wxa thiin wze 🖕🖕🖕🖕😁🤣😂✌

  • @mrinnamh7168
    @mrinnamh7168 4 роки тому +1

    Walahi wanaxay am sorry zoya Albi. Samiha keep going my sister

  • @nashadmohamed9424
    @nashadmohamed9424 4 роки тому +4

    Walhy zoya way iga oysiseey😭😭😭😭🥰

  • @cadnibeauty8175
    @cadnibeauty8175 4 роки тому +1

    Zoya wey iskunaxdey wlhi aniga isku maleyey anyway keep going

  • @ajjunior7386
    @ajjunior7386 4 роки тому +13

    11:04 fiiri madaxa markii loo qaaday iyadaa isku qaadeso

  • @اسماءسعد-ط8م
    @اسماءسعد-ط8م 4 роки тому

    Samiha inay paranka kaso eegatay Rasmi rays inta ila aragtay 👍dhac igu siiya

  • @hodandaauud6925
    @hodandaauud6925 4 роки тому +5

    Wax kanixi ee islahed lkn ayidaba laga or ordisiiyr😂😂

  • @nasiimachannel112
    @nasiimachannel112 4 роки тому

    Markasta videoshaga waan dawadaa waan ku jclhy horey usoco hbntii uuuuumc uuuuumc

  • @bisharozpea3238
    @bisharozpea3238 4 роки тому +3

    😂😂😂😂somalidaan iyadaa prank deeneeso hl qof mrkuu ka dhinto

  • @hindiyaissack3952
    @hindiyaissack3952 4 роки тому +1

    Mnshallh zoya take care ❤️ biig respect

  • @soyaratinakeyf2412
    @soyaratinakeyf2412 4 роки тому +2

    Prankigaan been waaye wlh😂😂

    • @ayandhalad4136
      @ayandhalad4136 4 роки тому

      haduu been ahan lahaa soya dharkeda xeran lahed

  • @mudicade6325
    @mudicade6325 4 роки тому +2

    I like this girl samihaa keep going