DAYAX DALNUURSHE WAA CADOW MAXAA KA DAN BEEYEY IYO QAMAR SUUGAANI OO HARGEYSA LAGU SOO DHAWEE…

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 95

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Місяць тому +8

    Alxamdulillaah Somali markaas jeclaada dhiigu biyo ma’aha 🇸🇴♥️👑

  • @deeqo123
    @deeqo123 Місяць тому +7

    Masha allaah Dayax waan salaamayaa sharaf ku noolow

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Місяць тому +12

    Cawil waa tageraa anigoo from muqdisho ah

  • @umomuslima8318
    @umomuslima8318 Місяць тому +5

    Mansha Allah kayar ee kanalka leh fariid sanaa 😊

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Місяць тому +7

    300k gaarsiiya cawil wuu istaahilaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +6

    Guuuuuuuuuul somaliland viiva somaliland

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Ilaah amarkiisa igumaba soo dhacdo in aan dhaho guul muqdisho waayo maba arko guul daro farxad iyo calool fiyoobina wey i dheertahay waxaan leeyahay walalahey somaliland guul iyo gobanimo farxad iyo karaamo waarta from muqdisho ❤❤❤

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 Місяць тому +3

    Asc mashallh mashallh anukanaklewaye

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Місяць тому +4

    Masha allaah

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Місяць тому

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 Місяць тому +4

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤍💚🇸🇴

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 Місяць тому +4

    Hada miya ugatay warya malin hura so mahan waxad dayax dalnursha ad haysatay

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Hada ma waxad i dhihi rabta ciyaal xamar ahay😁
      Cadaalad miyaa marka saan dayax shalay ma amaanayay asaga 😂 Waraa update ahooow qaado waxa maanta dhacaya shalay kasoo tag halkee ka keentay nambar kaan aad isaga dhagan tahay

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 Місяць тому +2

    Waa asaga😂 waxu iska shakanayo shalay dayax ayu hastay mantana wakan u sacb tumayo

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Місяць тому +1

    Mashallah ❤

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Місяць тому +3

    Hooyo khaabiil maalaahaan ee waa khaaraan.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Місяць тому

    Mashallah ❤❤dayax dalnurshe wa fanan somaliyeed wa halyey somaliyeed ❤❤somalia 🇸🇴 wa somali gacma isqabsada wax isku kin damo majira walalk wax ku damo majiro cadwga ayow ku dama iska dafa qabyalad iyo qurun leh

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 Місяць тому

    Masha Allah my bro sax🇸🇴🇸🇴🦁❤❤

  • @AmalMaxamed-y5b
    @AmalMaxamed-y5b Місяць тому +1

    1Soomaliya iyo soomalilan waa walaalo 2 hooyo macaan oo cadoow gacanta ugu jirto ma ahan hooyo mcn waa iftiinki aduunka walaal yaal dagaalka iska dhafa cida meesha ku baa ba eeyso waa walaalo hooyane waa janada dunida😢😢😢😢😢

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 Місяць тому +2

    Asc mashallh mashallh edo ❤❤

  • @LibanMohamed-w8m
    @LibanMohamed-w8m Місяць тому +1

    Siyaasad aya laysku Haya. Somali wa lawadayyahay . Somaliland is a republic ❤❤❤. Guul. Cawilow dalgaaka amin oo Faani ninyow.

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Oroohdaada waxay iiga kalsoni iyo qiimo badan tahay ninkaan sida ey wax layaableh iyo wax aan dhici karin uga noqotay dayax waxa uu sameeyay ee ah wax wajib ku ah samayn lahayna wiil walbo somali ah hooyo somaliyedna dhashay lkn doqon baa u arka hadii siyasad laysku haysto u arka xitaa inaanu laysku diin ahayn

  • @user-bl2og3no4p
    @user-bl2og3no4p Місяць тому +2

    Maa shaa allh

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 Місяць тому +3

    War kan hadlayo il adka dayax dalnursha malin hura sokad haysatay afkad shalay ku cayday mantana ku aman umul miya tahay ilowsho dawida warya

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Місяць тому

    Dad danleey ah. Oo dantoda gaarka ah leh. Ayaah kale dila dadka Somaliyeed ee midka ah. Allaha inagah qabto kuwa danah gaarka ah leh

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Місяць тому

    Reer Somaliland anaga cadow idinkuma nihin. Waa yaabaa markii aad noo aragtaan cadow. From Mogasosho❤

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Ilaahay laabteena ha isku xaaro hada waxaan uu dayax sameeyay layaab iyo waxweyn uma arrko kaliya waaajib iyo xaq. In ey ku ahayd uuun bay ogteena katahay lkn ninkay kunoqoto wax lama filaan iyo yaab ah wuxuu ku dareennsiinaa halkuu taagan yahay😂

  • @foozia426
    @foozia426 Місяць тому +1

    Dayax wa nin qalbi wanaagsan oo xishooda anigoo isaaqa ba waligey ogaa

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 Місяць тому

    Masha Aiiah❤

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 Місяць тому

    Waad ku mahadsan tahay wanaagi waajibka ku ahaa dayax in aad ku amaanto balse amaantiisa yaysan noqon in aad kudurto waayo meesha waxaa kabaxaya wixii wanaag ahaa waana ognahay in ey jiraan balayiin asagoo kala oo reer somaliland ah garasho iyo garab istaag leh waqtiga loogu baahi badan yahay xifaaltanka iyo kala aragti dugananta taageeranimo iyo waajibaadka iyo xaqa walaltinimo ee midbq midka kale kamudam yahay waanka midaysanahay nacas iyo mid fogaadayna lagama weynayo labada dhinac lkn caaqilinta iyo kuwa wanaagsan baa kabadan ❤❤❤❤

  • @user-xd7tf6kw9f
    @user-xd7tf6kw9f Місяць тому +4

    Dayax waa will dagaalna yaqaana nabadna yaqaana

  • @xaawo1
    @xaawo1 Місяць тому +2

    War lacagaha ugu badan mj baa dhiibtay aaway yaxbul aaway qalanjo aaway jabra aaway kuwo kaloo badan

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      😂😂😂😂😂😂
      Wey mahadsan yihiin waa dad wanagsan mj
      Isdaji huuno

  • @user-xd7tf6kw9f
    @user-xd7tf6kw9f Місяць тому +3

    M.a

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому +2

    CAWILO DADKU WAA SOMALIALNDER IYO SOMALI

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Bro hada ninkan cawil ah wuxuu mooda in uu xigmad hadlaya dadka rer somalilandna losameyay wax aan caqli gal ahayn dayaxna uu sameeyay wax weyn o lala yabo lkn u sameeyay uun wax wajib ku ahaa wiilwalbo somali ahaana uu samayn lahaa halkuu doono haka sojede lkn midkaan cawil ah sida uu ula yaabay ama ey ula weyntahay waxay cadeyn u tahay siyaasad lagu kala duwanaado halka ey katagan tahay wuxuu modaa in insaniyadii iyo somalinimadii iyo diintiiba lagu kala tagay

  • @MohamedAwilhared
    @MohamedAwilhared Місяць тому

    Mash aalah❤❤❤❤❤

  • @user-mf1no1rb7z
    @user-mf1no1rb7z Місяць тому +1

    adi dhaaf 249 soo dhaaf laba aflaynta

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Місяць тому +1

    Soomaaliland wexey noqotay meel laga baqo liinta lesku cabsiiyo wa in aad is koontaroosho waxa aad ku hadleyso 😂😂😂😂

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 Місяць тому +2

    War naga aamus
    That’s nothing somebody pay somebody this is nothing

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 Місяць тому

      Waa doqon kanu nin jilicsan

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Eeg siyaasadu waa lagu kala duganan karaa lkn maahan micnaheedu maamo somaliyed ama aabe somaliyed garab iyo hiil kaaga baahday in madax ama siyasiyin anan ogaynba in ey kunoshahay adunka aad dartood ugu naxarisan weyso qof caynkee ah baad tahay kawaran hada madaxda somaliland iyo kuwa somaliya haday hishiyaan jacayl iyo hal qoys in aan nahay bad xaqiiqsane marka qof ceynkee ah bad tahay marba hadii jacaylkaaga iyo nacaybkaga cidkale ey hayso go'aan kagarideeda qof ahan aragtidada iyo garashadaada qiimo inte la eg bayledahay iminka is weydii nacaybka iyo xumanta qalbigaaga kabuxda cidsi shaqsiyan ah kuugu gaysatay oo somalida kala ah hubaal masheegi kartid lkn waalaguugu abuuray si weliga lagu xukumo

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      ​@@slandprince7210
      Dad nimada iyo gesinimada shaqsiyadeed waa in aad wax iska celinkarta cashar lama ilaawaana u dhigta cadowgaaga
      Gobanimada iyo kartida qof ahaaneedna ee qof bini adam ah yeelan kara waa in aad u qiri kartaa qof wanaagiis cadowga ugu daranba ha ahaade 😁
      Walow aan hada og nahay aniga iyo adigaba in dayax waxba kuu gaysan o xuman ah so shaqsiyan ah xitaa uuba ogayn in aad aduunkaba kunooshahay wlh iyo bilahi in aanu dayax kugu qabin dhib iyo ciil sent kamid ah noloshiisa lkn adiga aad lanooshahay ciilkiisa iyo xumaantiisa waqti aad naftada farxad galinlahayd buu cuqdad iyo iscunid nafsani ah ku galina kawaran qof aanan ogayn in aad aduinkan kunoshahay walal naftada adiga leh farxadeda katali qof hadii uu kugu qilaafo waxa aad aminsan tahay isweydi adiga xitaa in aad kudidan tahay wuxu aminsan yahay kuna nolow bilaa nacayb

  • @CabdiShakuur-z9l
    @CabdiShakuur-z9l Місяць тому +3

    Reer waqooyi afka ayunpay Ka nool yihiin iyo qapyaalad Ka shaqaysa Somaliland gaajo citiraaf Ku mashqushay

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 Місяць тому

      Adaa baahan qarax, kufsi, dil gaajo iyo faan beena.

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      ​@@slandprince7210
      Ar afka wax ku reebo waan idin jecel nahay nabad iyo horumar kunoolaada kan waxaas sooqoray ee u somaliland ugu gafaayo i aamin waa reer somaliland oo iska dhigayo reer kofur marka isdaji o wax fahan 24 saac jabaan iyo dagal iyo nacayblee ha haynine farxad gali noloshaada isu qirna in aad adigu sharfan tahay markaas baad ogaanaysaa cay iyo nacayb in aad kaweyn tahay lkn hadii aad wax yaro waxba ahaayn in lagu dhaho sidaran uga carooto hubaal waxaas in lagu dhaho waad mudnayd 😁😁😁

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Adigoo ah marka kolay ciyaal xamar isma qarshaan cuqdadna mayaqaanan xamar iskaga waadanaa calamada gobalada oo dhan 😁
      Waraa is cadee puntland miyatahay misse qaatumo mise isla ayyagii oo is qarinaya😂

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 Місяць тому

      @@Ali_qasim143 maxaan ka helayaa inaan sheegto cid aanan ka soo jeedin?

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 Місяць тому

      @@Ali_qasim143 Landers ku ma doon taan anakuna ma jeclin ina la soo doonto markaa waxaan idin odhan lahaa intaad ka xuntiin xayaga wax qabsada oo ka baxa riwaayada marba qof calan buluuga idiin soo qaato idinka shaqeysanaayo.

  • @SabadJamac-wm9el
    @SabadJamac-wm9el Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AweysAhmed-k2i
    @AweysAhmed-k2i Місяць тому +1

    Waaa sax ❤

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p Місяць тому

    Halmida iga talo ah lkin somali badan aya jirta o magafa hesto iyaga neh garab aye u bahan yihin yan la ilowin wa iga talo ilma adera yalow plz 😢😢😢😢

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Місяць тому

    Sadaqada hadii aad rabto In lagaaga daydo wad muujini kartaa

  • @deeqomaxamaddhiiga3215
    @deeqomaxamaddhiiga3215 Місяць тому +1

    Amiin Amiin Amiin Amiin Allah hasobixiyoxaqa inshallaha hooyo macan Amiin Amiin Amiin Allah akabara

  • @bima9383
    @bima9383 Місяць тому

    Kkkkkkkkkk khadadwenta managa dhaften

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Місяць тому

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому +1

    DAYXO WAXUU HAYAA LACATII DAEAKDA XAMAR OO DHAN WAA NIN SIRDOONKA SOMALIYA AH

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому

    Haa sadaqad buu labaxay

  • @CabdiShakuur-z9l
    @CabdiShakuur-z9l Місяць тому +1

    Adigu xaayraan tahay Ka dhac markaa 😅

  • @Asaddaahir-p3t
    @Asaddaahir-p3t Місяць тому

    Sxb pk walalkis ayaa tahay waa isku cod ayaa tihiin wllo mise anaa mody

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Місяць тому +2

    Doqon jilicsan adigu waxaad dabadhilif u tahay cadowga imisa Somalilanders ah ayaa caawiyay Inanka yar.

    • @leymoonl4297
      @leymoonl4297 Місяць тому +2

      Amxaaradi walaalihin ahaa ma idin caawiyeen huuno

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Omg
      Maqabo qof gob ah oo reer somaliland ah o qaba in walalahod cadow u. Yihiin lkn jaajus ama xabashi qoral somali ah bartay in uuu iska sodhigo qof somali ah gaal yahow ciilan 😂😂😂

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 Місяць тому

      @@leymoonl4297 Kuwaa siyaasad baa naga dhaxeysa iyo shaqo keliya walaalo na ma nihin.

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 Місяць тому

      @@Ali_qasim143 ciilan ka xun horu markayaga adaa ka xun xaasidiin munaafaqada jooji oo orad wax qabso intaad qaraxa iska daayso.

  • @MohamedGalad-ug3yg
    @MohamedGalad-ug3yg Місяць тому

    Imooow sxb😊

  • @user-xp9hi9ut1v
    @user-xp9hi9ut1v Місяць тому

    Dalka nuurkiisa weeye dayax

  • @MaznaDiamond-hz5tx
    @MaznaDiamond-hz5tx Місяць тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l Місяць тому

    🎉🎉🎉🎉mansha alaah

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p Місяць тому +1

    cawil faqash ku kala kacso

  • @hibonura7976
    @hibonura7976 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 Місяць тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Місяць тому +1

    Ehlunaar Muuse biixi ha Dhaco oo dhulku ha la go’o free Mujaahid cismaan Cumar Dool

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому +1

    CAWIL NINYIW AMAANTA DAYXP JOOJI

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Maya markay siyaasad iyo xifaaltan hore laysku haysto halaysla dhiiqeysto dhulkana halays lagalo lkn markii wajibad dadnimo iyo garab istaag maamo somaliyed tahay waa in lays ku amaano waayo wanaagaas adiga xitaa waa waxad samayn lahayd siyaasad lagu kala aragti duganado ma ahan micnaheda in aan ku kala guurnay wax waliba kawaran hada hadi ey madaxda somaliland iyo somaliya hishiyaan oo ey midobaan jacayl iyo gacal tooyo baad isku badale marka qof ceynkee ah baad tahay shaqsiyadada iyo aragtidaadase qiimaheda iyo sharafkeda halku garsisan yahay xoolo mahid waxad tahay bini adam waxna haku jeclan aragti cidkale ledahay hana kunicin aragti cidkale ledahay hubaal hada dayax nacaybka iyo xumanta aad u qabto maahan wax uu adiga shaqsiyan kaa galay lkn aad ku kala dugan tihin uun siyasada eeg hadii uu taadu donayn waad coladine adigana tii uu aminsana sixoogan bad uga so horjeda naftaaduna qalad uma aragtid 😂

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 Місяць тому

    Bro run ahaanti dayax masamayn wax lalayaabo markii loo fiirsho ciyaal xamar ahaan kaliya waxuu sameyay wixii wajib iyo xaqloogu lahaa uun wuuna kumahadsan yahya

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 Місяць тому

    Aaway Amxaaradi aad caashaqdeen? Maxey u caawi waayen walaalkood 😅😅

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Місяць тому +2

    Iska aamus nio somalinimada 🖕 niicda jooji

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому

    Imikana filinkaasa latimaadeen oo yaa la sasavanaya kkkk😂😂😂 maninkii na caayaya ma umulba ilow shiiya dhawa

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Місяць тому

    Waar. Heedhe. Ninkan. Isaaqa. Ku. Sheegay. Inay. Yahiin. Kufaar. Naaga. Daaya. Waadawadakiis. Waxaan. Laleetahay. Dayaax. Isaga. Utahay. Sadaqada. Waa. Gooni. Laakiin. Waxuu. Geesatay

  • @faah-l2d
    @faah-l2d Місяць тому

    reeer sheeeekh sixaaaq maxaa ku dhacay waa maxay gaajada intaa leeh ee idin haysaa? ma 2000 kun baa la idinku iibsaday waad qiimo jabteen

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 Місяць тому

    Waar maad fahmin fanaanka 100 cisho ka bacdi waa doorashada ka bacdi waadani ayay raja ka qabaan

  • @faah-l2d
    @faah-l2d Місяць тому

    dayaxayso make up nuuriyaa waa khaniisaad ma 2000 kun baa la idinku iibsaday? waa maxay gaajada idin haysaa nacalaa abahiin ku yaaleee dad jabaan baad tihiin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +1

    Caaaaaaaac xaarmajo shadhaab waar jooji xaarmajo c cawel beeeenle xaarmajo tuuuug tuuuugso kiir kiir shadhaab caaaaaaaac caaaaaaac car hayimaadan

    • @bilana289
      @bilana289 Місяць тому

      Ma Qamar Sugani ayad leedahay car ha yimaado

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Markii hore lax baan ku mooday lkn dooro in aad tahay baan ogaaday markaan ku hubsaday

  • @HoodoClraxmaan-jx3qz
    @HoodoClraxmaan-jx3qz Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 Місяць тому

    Bro run ahaanti dayax masamayn wax lalayaabo markii loo fiirsho ciyaal xamar ahaan kaliya waxuu sameyay wixii wajib iyo xaqloogu lahaa uun wuuna kumahadsan yahya

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f Місяць тому

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤