innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuun qoomiyad kasta oo islaam ah way ku jiraan munaafiqiin ilaahay ha naga soo qabto munaafiqiina hooyadan quruxdeeda iyo caruurteeda iyo qoyskeeda sharafta leh ee quruxda badan bay u quudhi waayeen.hooyo safiya cabdi warsame jiroo joog nooloow hooyooyinka soomaaliyeed haw gargaaro hawl adag bay hayaane ilaahayoow la garab gal aamiin
, sababtoo ah mar hadii aanay jirin gurmad ay gabadhu u baahan tahay caruurtii lagula soo dhiciyo, haddana caruurteedii haysto waxay ahayd in ay iska aamusto waayo waxaa la yidhi ceebtaada oo kun qoof ogtahay kow looma sheego, yacni waxaa iyada waa qofta haween ee laga qaatay ilmahee ku filay warkeeda yaalay norwey waliba aanay wada ogany ee inta ku dhaw ogayd,
It is very problem, but Somalian people's don't know how they far from the dangeours, children needs care, so if you are mother give a great care for your children
hoyaada waa in aay caruurta kala weyneeysato si aay u hesho incaruurtii la cayaarto waa in ay kala weynada ilaa shaan sano waxaa u heleeysa waqtii la ciyaarto caruurta waa laala sheekeysta intaay ka maqaan yaahiin waxaan la weeysiiya waxaay qaabtaan intaay guriiga joogaan iyo waxaay sameeyaan marka waa inaad u saameeyso waxaay ka sheekeeyso
I heard it is one of the worst Countries in the world when it comes to child appropriation by the state apparatus, a mere suspicion can render a person losing their children to the state.
laakiin wiilka calanka wariyaha ugha ah Norwey arrin ayaan kula talinayaa si aad u noqotid wariye warbixino qurxoon soo bandhiga Buuraha iyo wabiyada Norwey ee qurxoon warbixino ka soo duub si aad u doob dilaacsatid.
asxaan uma sameeyniin ee caruurta ayaay soo baareen xaga maskaxda iyo jiira marki ay wax ka waayeen ayaay sii deeyeen iyo caruurta oo waaliidkooda jecel
ee inta ku dhaw ogayd, laakiin in ay sheekadeeda aduunka oo ilyarta soomaali isqabatay ay isa soo dhex dhigto calankuna soo duubo waxaan u gartay Gabadha oo doonaysay in ay warbaahinta ka soo baxdo hasa yeeshee ay iyadii is adeegsatay iyo wiilka duubay waraysiga oo xataa qaabka su,aaluhu ka qaldfan yihiin oo doonayey in uu war khatar ah soo bandhigo, hasa yeeshee aan soo bandhigin, aniga oo og in ay inagu filayd ceebaha soomaali iyo caruurta laga qaadanayo intii aan gabadhan ka hor aragnay.
Australia iska imaada..Australia waa wadanka gaalada ugu ficaan dhanka ciyalka la qato kuguma fara geliyaan walidiinta caruurtooda.. ilaa dee ciyaal loo dhaba galay ooy hooyada ay dayacdey ba ma haneee
. gabadhana waxaan odhan lahaa in haddii ilaahay kuu soo nabad celiyey caruurtaa in aad salaada iyo sadaqada badiso ayey ahayd ee may ahayn in aad waraysigan bixiso, waxaana adiga iyo calanka idinkula talinayaa in aad warbixintan ka saartaan youtube-ga iyada oo ay talo naxariiseed idiin tahay.
What the hell is Norway doing appropriating kids on the basis of suspicion. So they took her kids because they invented an elaborate schemes pretending someone called them, remove healthy children that had no previous records from anywhere, no report from the school, keep the children for three weeks, traumatising them by taking them away from a loving home, just to release the children back to the parental home, that is just horrific.
dadka dhan ayaa igu dhaho wadankaga joog yaa ilmahan lagaa qaadan lakiin aniga marka horaa u shegaya in aan xanuun Sana hay oo ilmaha sidey rabaan howl ugu qaban Karin lakiin aniga ilmaheyga MA dilo MA garaaco muqdisho ayaana sida yurub oo kale ugu baqaa in aan ilmaha dilo
Allahu akbar ilhey inti ilmo lga heysto hauso celsho inti anagane allah hinoxifdiyo ngaha somliyeed waxan kulatalinayakulatalinaya iska daya rufyan nimada
wax bilaa cod ah baad meesha so galisay ,,war adeer wariyanimadu maaha in timaha laso xiirto oo la suuroode ,,ee wax hagaagsan meesha so gali o saafi ah
Calankada waa red, blue and white that's why you don't like calanka bluega. Lakin calanka buluga aya kashaqaya somalia 🇸🇴 oo dhan from north to south to east to west. Go to hell haters. Love ❤️ my flag Somali 🇸🇴
Amalito funnyvlogs who ever you are from somaliland or putland; your ass is behind 🇸🇴. For get about Putland even so-called somaliland. So if your parents are each of them and your dreams are them united, keep on dreaming. 🇸🇴 hanolato , farmajo hanolado, adiga iyo inti kulamid aha ee cil hayo iskqarxiya.
Masha alaha safiya allah ku xafido adiga & caruurtaada sister well done stay srtong ilaahow somalida & dhaman musliminta xafid cadowga caruurta somaliyed iney qaatana ilaahow inaga xafid amiin
innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuun
qoomiyad kasta oo islaam ah way ku jiraan munaafiqiin
ilaahay ha naga soo qabto munaafiqiina
hooyadan quruxdeeda iyo caruurteeda iyo qoyskeeda sharafta leh
ee quruxda badan bay u quudhi waayeen.hooyo safiya cabdi warsame jiroo joog nooloow
hooyooyinka soomaaliyeed haw gargaaro hawl adag bay hayaane
ilaahayoow la garab gal aamiin
Safiya Allaah ha kaa qabto Rufyaninta Somali qabdaradii iyo Qabiilkii Rufyan nimo bay ku darsadeen good job Safiya!
Sharmarke Sharky walahi waa wax lakaxumado dad ayaga is rufyanayo yey cafinayan bisinke
subxanallah wlh qof somalia ah hadane gaalada urufiyamaayo wlh wax laga naxo waye ilahay dhibka haka qaado 😭😭
Mansha allah hooyo fcn ayadtahay allah ka aqbto damer layda .iyadana allah haso hanunsho
, sababtoo ah mar hadii aanay jirin gurmad ay gabadhu u baahan tahay caruurtii lagula soo dhiciyo, haddana caruurteedii haysto waxay ahayd in ay iska aamusto waayo waxaa la yidhi ceebtaada oo kun qoof ogtahay kow looma sheego, yacni waxaa iyada waa qofta haween ee laga qaatay ilmahee ku filay warkeeda yaalay norwey waliba aanay wada ogany ee inta ku dhaw ogayd,
It is very problem, but Somalian people's don't know how they far from the dangeours, children needs care, so if you are mother give a great care for your children
Ilaahow dalkeena nohagaaji melkasta waan Ku dhibaatay sanahay 😭😭😭😢
Hhhhhh dalkan ilaahy mahadaajiyo aamiiñ
hoyaada waa in aay caruurta kala weyneeysato si aay u hesho incaruurtii la cayaarto waa in ay kala weynada ilaa shaan sano waxaa u heleeysa waqtii la ciyaarto caruurta waa laala sheekeysta intaay ka maqaan yaahiin waxaan la weeysiiya waxaay qaabtaan intaay guriiga joogaan iyo waxaay sameeyaan marka waa inaad u saameeyso waxaay ka sheekeeyso
when is norway going to stop treating people like this way.
Norway is not being fair to Somali people
I heard it is one of the worst Countries in the world when it comes to child appropriation by the state apparatus, a mere suspicion can render a person losing their children to the state.
laakiin wiilka calanka wariyaha ugha ah Norwey arrin ayaan kula talinayaa si aad u noqotid wariye warbixino qurxoon soo bandhiga Buuraha iyo wabiyada Norwey ee qurxoon warbixino ka soo duub si aad u doob dilaacsatid.
ASC WALAASHEY ABAAYO ALXAMDU LILAAH ABAAYO EEBE KU MAHADI SHARKOODA NA ALLAHAHA KA QABTO
Asc iwarn sxb hooyda iya joota nuurway wan waynay (rabeha abdi olaad )😢
Qof xuun oo qaloocan saxiib qofkii kadhigta dhib buu leeyahay. Dadwalbaa oo fiican waa la saxiibsadaa, xaqa saaxiib ba lagu dhoortaa, La saxiiba Somali iyo Norwegian. Oo kana taga wadankaan baas Europe oo dhun baa idiin furan.
asxaan uma sameeyniin ee caruurta ayaay soo baareen xaga maskaxda iyo jiira marki ay wax ka waayeen ayaay sii deeyeen iyo caruurta oo waaliidkooda jecel
Mashallah hoyo mcn gesiyad
ee inta ku dhaw ogayd, laakiin in ay sheekadeeda aduunka oo ilyarta soomaali isqabatay ay isa soo dhex dhigto calankuna soo duubo waxaan u gartay Gabadha oo doonaysay in ay warbaahinta ka soo baxdo hasa yeeshee ay iyadii is adeegsatay iyo wiilka duubay waraysiga oo xataa qaabka su,aaluhu ka qaldfan yihiin oo doonayey in uu war khatar ah soo bandhigo, hasa yeeshee aan soo bandhigin, aniga oo og in ay inagu filayd ceebaha soomaali iyo caruurta laga qaadanayo intii aan gabadhan ka hor aragnay.
maansha alaah haduu ilahay caruurtii kaaga soo nabad celiyay
ASC walaal Allah hakuu soo celiyo csruurtaada sida ugu dhaqsaha badan. Amin. Waxaan kuugu masteexeen lahaa inaad badisid. Laa xowlu walaa quwatu ilaa bilah. Adiga iyo seygaada afka Ku haayaa ducadaan. In Sha Allah waxaad arki doontaa ilmahaaga oo kuu yimid.
Subhanallah alla somalidu iyagaa iska daba shaqaynaya oo munaafaqada wada wlhi cajiib
WAA RUNTEED HOOYO SOMALIYED MARNABA MA U XUMA ILMAHEDA WEEYNA JECEL YAHIIN ILMAHOODA ILAAHEY AYAA WADANKENI BUR BURIYEY EE SOMALIYEY FOOJIG NADA PLZZ WAX AADAN XAQ U LAHEEN LAGUMA QADAN KARO CARUUR JAJUUSKANA ISKA DHAAFA O ILAAH KA BAQA
dumarka.soomalida.waxan lehay.dhiibku.idiinku.idiinka yiimi.hooyo.iyo.aabo.xalal ayaa waxay.odhanyan isma qaabno.say lacag ku.heelan aduunyada.wa.ayaamo.qabrigina.xaadha xaranta joojiya caruurtuna.way idiin ficnan khayrka.ku dadla
Allahu akbar wllhi waa xanuun soonalida xasisana talow maxey ka faiideysa
ilahayow nooga soohal oo diib noo soo ururi
Alxamdu lilaahi haday usoo celiyeen ciyaalka
Mansha allah wll allah ha ku xafidey
that place is not a place for u families.
so come and live in our stat Minnesota
Ilhayow jahanaba gee kuwa hoosta galada ku wata
galada marwalba halaga akhrusto ducada acudi bikalimatilahi .tamati minshari maa khalakh
Kadibna lacagta ceerta haliska cuno cmla
Wlhi arintaan aad ayeey itaabatay subxana allah wlalkay maantaabigu kaahoreyso subscribena wannkusaaray hore usoco arintan kamaba seexan karo caawa xasadsanaa naagta ssaas ugashay
abaayo mashalah sadaqada badi ilahey kagag xifdiyo cadowga iyo xaasidinta marwalbo quraanka ka aqriso wan Ku farxey marki lagusoxeliyey mashalaah alahku dayo alaha Ku xifdiyo adiga iyo owladada xasidintana alaha ka qabto o kaa xijaabo somalida qaarkod ayaga Aya isku cadow ah alaha so hadeyo xaqa alaha fahan siyo Amin Amin amin
xabiibatii noolow ciyaalkaaga alaha kuu daayo
saatahay baa lugula tacaamulaayaa szzzv
llpp855bbjj fh
jdud8udu8£iid£is#££#£££££##-!;- jjiisjise nnhkkJJ
am vviiwieijeiisjjkkkakkķkkwwekkkwķamksuiiiu1o9
markeey gabadhan iyo ilmeheeda ku mashquuleeyso meey luqada barato ilaah haka qabto sheeydaanta
Australia iska imaada..Australia waa wadanka gaalada ugu ficaan dhanka ciyalka la qato kuguma fara geliyaan walidiinta caruurtooda.. ilaa dee ciyaal loo dhaba galay ooy hooyada ay dayacdey ba ma haneee
siman kalay
Switzerland ba ayana limida Australie laguma fara gasho waalidiinta caruurtooda
siman kalay ano basabor birtish hesto maso dagi kara
@@suberzamin6136 haa maxa dhacy o kudiiday😛
Sofia Abdi Maxad saneed!
Somaliya illahayow nabad naga dhig Mel walba dhib ayaa naga haysta waxaan nahay dad laga dhax faidaysanayo 😭😭
Great Hooyo I love her walhi for her intelligence
waa hooyo nadiif baadaan
Somali way isnacday iyaaga isbasaasa
war somali ayadaa dhibka isku haysa war caruurta hadii laga qasto qufkii dhibkaan ka danbayay walaahi aaqiro warbaa jira
qofkii dad islaam ah gaalo u dhiibay asey u darantahay
please welcome American
What you mean that welcome America ish
illhow somaliyaa ani naagba sxb lalma dhigto geymadowda xasbiyallahu wa nicmal wakiil
wey is lugeynayaan meelkaatey joogaan
Sxbtaa lasoco salaantana Ka qaad hana is wada siinin sirtaadana ha u sheegan
Alhamdulilah
masha allah hooyo somaliyeed guuleeyso
Alla xaasisanaa taas ilahow inkaar ku rid ax😢😢😢
Subxanallah walhi waa yaab
ilaahayi codaw hanaga cayo dhibkoda
Alxamdu lilaah rabul caalamiin
.
gabadhana waxaan odhan lahaa in haddii ilaahay kuu soo nabad celiyey caruurtaa in aad salaada iyo sadaqada badiso ayey ahayd ee may ahayn in aad waraysigan bixiso, waxaana adiga iyo calanka idinkula talinayaa in aad warbixintan ka saartaan youtube-ga iyada oo ay talo naxariiseed idiin tahay.
mashalah
Mashaalaah
yaakuqasbi mey isaga sootagto mageeri gacelin karan meelan lagu dhiman miyaa jirto dhalaal aadan lahen hadii indhaha larascdid adna laguugu canado doorashadada
Ilaahoow dalkeena hanaga wadin
🎉🎉🎉🎉
i am pakistany naw somalei
Norway burcada ilmaha ayey noqotay waayadaan dambe cajiib
ilahay hooyo ha ku ilaaliyo ubadka
Saki Yare
Illaah ha badbaadsho soomaali meel walba oo caalamka ka joogaan
What the hell is Norway doing appropriating kids on the basis of suspicion. So they took her kids because they invented an elaborate schemes pretending someone called them, remove healthy children that had no previous records from anywhere, no report from the school, keep the children for three weeks, traumatising them by taking them away from a loving home, just to release the children back to the parental home, that is just horrific.
ilmaha hadey iga qatan waan is dilaa
dadka dhan ayaa igu dhaho wadankaga joog yaa ilmahan lagaa qaadan lakiin aniga marka horaa u shegaya in aan xanuun Sana hay oo ilmaha sidey rabaan howl ugu qaban Karin lakiin aniga ilmaheyga MA dilo MA garaaco muqdisho ayaana sida yurub oo kale ugu baqaa in aan ilmaha dilo
Allow ugargar soomali BAl xasidsanaa nagta kawaran sidey u mishintay lkin waa muuminad inintas dacad nimedeyda
Waxa kenay guriga kacararki wariye xun wadad xun waalid xun wadan xun dad adon unoqday asaagod oo diiday dalkod maqlay dowlada kale miskin uah asaagod aan fahmin dhibka haysta ubadkod wadan kood iyo naftadod ee wax fahamin hataa hadi lagudhuftay dushod oo doqoma iyaga kusoonoqotay tala xumadood falaarti cirka loogamo waxay kusoonoqotaa dhulka meeshaa taagantahay waa ladhoowraa oo laga dhisaa xaqaa hiiliya hadaa dariska dulmi iyo dab kudaarto oo hadana darbi kaxirato adna waa sugeysaa inuu kugusonoqdo albaabada wada dabçay oodaadka soogalay lakalagaraneyn istebreb rigore ayaa yaala dulmi did dulmi doon waa midki dhaliya waxush nimo wax matarta xaq guri dhig wax ladhacay male wey dagalamayan dilaaygi dilaa dilow dilbaa kuudanbeyo
dhib malaha wadan keena ayaan iska adeyna asaga nabad ino noqday . mida kale k,naan khan ra yigiisa ayan qabaa in la shaqesto waayo dhibka waa ceerta
Waxa. Cadab u sugan Qofka ku rufuyanay. O hadana gulesan weday.
Norway waxey kusameynayan waa qalad
inalillah oo maxaay kaa helaaysa hadaay basaasto wale Somali dhibataaaay
Gaalada waxaa ka xun somalida basaasiinta ah ee iimaanka la ee walaalahood basaasaya. Kuwaa nolosha halagu gubo.
maacaan hooyo
Somaida iyo Wariif nimada maba kala dhamaadan, najisiin waaye,,
malaabkii aaduunka jaano ku noolow aqiiro aduunkaan fi nicmo
kor u hadal yaa yidhaa, waxba laga maqli maayo
❤❤❤🎉🎉🎉😢😮😮😅😅😅😅😊
Subxanalah
ala
xaga.lageyey.maxa.lodhibaya.hooyo.waqaliye
Alxmdulhaa imkaa waad lagu siiye maamo
maryan
s7fi
Alle haw gara garo
Wariye dooon soooracay
somaliland very love
qaniskan whatsapp kudayacan nacalada kudhashay iyo aabahaaga was
1yc
Guditaanka waa halis gabdhaha
Allahu akbar ilhey inti ilmo lga heysto hauso celsho inti anagane allah hinoxifdiyo ngaha somliyeed waxan kulatalinayakulatalinaya iska daya rufyan nimada
,high serf by prg
Aabayaashii meeyeh? Nevermind jooge maqane waaye Aabe Soomaali anyways!
Walhi wa yaab
p
Sahra Jama 1Qt
Hej
ddd
😂😂😂
wax bilaa cod ah baad meesha so galisay ,,war adeer wariyanimadu maaha in timaha laso xiirto oo la suuroode ,,ee wax hagaagsan meesha so gali o saafi ah
Who does circumcision today ..they are crazy subhanallah.
kĺllkkklllllllnnn
raar
hawiye darood isaaq diir dhamantin diinta waadsheegatan manakudhaqantaan..nabsigi masakinta ayaa idinhayso ...kaxabxabsha cuuqdadi qabyalada laandheere laangaab kuwaalateene manta cuuqdada ayaa idinheeyso
kama helin calanka buluuga shet
Qaadiro Jacayl but your colour is blue Q in the middle lol
Ayaan Nz yeah
Calankada waa red, blue and white that's why you don't like calanka bluega. Lakin calanka buluga aya kashaqaya somalia 🇸🇴 oo dhan from north to south to east to west. Go to hell haters. Love ❤️ my flag Somali 🇸🇴
faria Bare beenta iska daa ha na sheegan..somaliland iyo puntland ma ku jirto oo ma la xukumo
Amalito funnyvlogs who ever you are from somaliland or putland; your ass is behind 🇸🇴. For get about Putland even so-called somaliland. So if your parents are each of them and your dreams are them united, keep on dreaming. 🇸🇴 hanolato , farmajo hanolado, adiga iyo inti kulamid aha ee cil hayo iskqarxiya.
Naa naga aamus adaa gabay hooyonimadiiye wadan gaalo ayaa imo noogu koreen hanilaga qaatoiilamah aad silciney saan carab oo qasiisiin ah ayaad noo amaaneya saa
Chautauqua Queueing
Fowisyo Hundur ilahey kacabso walaley hadu adiga ilahey ku nimceyay
tumashada haladaayo ciyaalka halagu mashquulo