Qolada sadexaad baan ahay anu❤ ilaahay swt ha iga dhigo ka koowaad.. Sidaan isku leeyahay qofka kale dareenkiisa ilaali ayaan naftayda ku gafaa badanaa
Ustaad aniga number (3aad) qofkii deen iga qaata ma weydiiyo hadii uu bixin waayo, just waan iska ilaaliyaa mar labaad, maadaama balankii hore uu been ķa sheegay, tii horana sadaqo baan u niyeystaa, . Ustaad mubaarak wan xiiseeyaa chanelkaada wax badan baan ka bartaa oon ka kororsaday sida cilmi nafsiga iyo qisooyinka, mahadsanid 100% long life😊😊😊
Cajiib masha allah aad baan ugu faraxsanahay qofka aan ahay iyo dabeecadda allah i siiyey aadna ugu qanacsanahay runtii alaxm
Aniga teydaa ah mid ii wanagsan iyo daacadeyda
Qolada sadexaad baan ahay anu❤ ilaahay swt ha iga dhigo ka koowaad..
Sidaan isku leeyahay qofka kale dareenkiisa ilaali ayaan naftayda ku gafaa badanaa
Ustaad aniga number (3aad) qofkii deen iga qaata ma weydiiyo hadii uu bixin waayo, just waan iska ilaaliyaa mar labaad, maadaama balankii hore uu been ķa sheegay, tii horana sadaqo baan u niyeystaa, . Ustaad mubaarak wan xiiseeyaa chanelkaada wax badan baan ka bartaa oon ka kororsaday sida cilmi nafsiga iyo qisooyinka, mahadsanid 100% long life😊😊😊
Mahadsanid gudoomiye
Thanks ustaad ❤ بارك الله فيك
Jazak Allhu khayr ustaad
Jazakalah Ustad wax badan baa kaa faidnaa khayr alle haku siiyo
جزاك الله خير
لم أستمع بعد، سأستمع إليها لاحقا.
Thanks vry much. Ustat.
Good point
JizakaAllah khairan bro
Masha allah maxaan wax ka fa,iiday allah ha ku barakeeyo
الكتاب : الشخصيه القوي ياسر الحزمي
M.a prof mubarka ibraahim aar
Aad iyo aad
Shukran maalin
mahad sanad.macalin
I'm the (3) person
3 ayaan ahay aniga
1
3aad baan ahay wlhy lkn qaar waxan dafka usheegin uurkana ka bukaa jira
Inigu nooca hore ayan ahay
Kaa sadexaad baan ahay
DAD BADAN OO AAN GARANAYO AYAAN ARKAA
❤❤❤❤ Masha allh wll