KHADRA SILIMOO OO SHIDAY SHOWGII CAWALE ADAN HARGEISA ANAA CAASHAQA U HEESA LIVE SHOW 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • KHADRA SILIMOO
    SONG : ANAA CAASHAQA U HEESA
    CAWALE ADAN HARGEISA LIVE SHOW 2019
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 600

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +30

    Inan showgaa ka dhex muuqata ayaan jeclaaday ka bacdina waan raadiyay meel walba ka raadiyay ugu danbayntii waa helay alx imika waanu wada soconaa 😍😍😘

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 5 років тому +322

    Walhi Markaan Khadra Arkay Waan Ku Farxay I don’t know why 🤷‍♂️Queen Khadra Abdi Silimo 😍🙏

    • @xubixarago4090
      @xubixarago4090 5 років тому +2

      Sidoo kale wlhY3blhi

    • @filsanhaji8159
      @filsanhaji8159 5 років тому +2

      Sababto ah dulmigaa naceysaa

    • @asmakhadar3319
      @asmakhadar3319 5 років тому +1

      anba sidokale khadar similo farxad ku waar qali

    • @mrak4030
      @mrak4030 4 роки тому

      Aniga idin shegaya dhibka ayaad la nacaysan farhad bad ladonaysan boqorad weyano nawada turjumaysa

    • @fadumomahamed5753
      @fadumomahamed5753 4 роки тому

      Naag iga dheh waan taageeraa is madhibto waaw

  • @maxamadcadar1449
    @maxamadcadar1449 5 років тому +123

    Nasab kaamila khadra dahabeey pls Jigjiga noo kaalay halkaad ku barbaartaye fanka ka bilawday. Nasabeey huuno kaalay jigjiga noo imo wanku xiisnay wlhi ❤❤❤❤

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 5 років тому +46

    Walahi qadro tagero wa ledahay nag nimaadedey ku heshay guleyso xabibti waku taganahy from nairobi😘😘😘

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 5 років тому +35

    Walee Waa ka reysatay mursal biijo qandha fil daran ku dishay dheh
    Quruxda Manshallah
    Diraca wow 👌🏾👌🏾
    Waa Kaa haayaa qadra quruxeey ✅✅✅

  • @mrbarremohamedeisse7678
    @mrbarremohamedeisse7678 5 років тому +82

    Ma khadra cabdi silimo mise inta kale anaga Khadra naga Badan 👋

  • @funnykids5667
    @funnykids5667 5 років тому +149

    Khadra Abdi silimo noloshu kuma xumayso ❤

  • @eeshcalaainan1521
    @eeshcalaainan1521 5 років тому +93

    Team khadra Waano soo laba kacanay hadana😅😂😂khadra dhaxayar kusoco 😍

  • @ramaahmed441
    @ramaahmed441 4 роки тому +10

    Masha allaah khadra Abdi silimo alle ciil iyo cidhiidhi kuma tuso farxad kunoolaw muraadkaaga alle hakuu fududeeyo wllo macan

  • @muhiimabarre4502
    @muhiimabarre4502 5 років тому +127

    Khadra sister remember Life will test you but remember this, when you walk up a mountain your legs will get stronger. You are strong woman, beautiful and role model. team Khadra

    • @iidociro861
      @iidociro861 4 роки тому +2

      Wllshy Khadra Abdi silimo inan qaliya Alle haku dhow hore usoco wll

  • @jannah5330
    @jannah5330 5 років тому +20

    Waxaaba wax lasiisto laheyn siduu qalbigeeda u wngsan yahay khadra keep going 😍

  • @khadijafarah3644
    @khadijafarah3644 5 років тому +20

    Khadra silimo waxaad buuxisay wadnahayga farxad jacayl aad baan taageero kuugu ahay my queen quruxeey mashallah 💯💯👌👌😘😍👍

  • @sumayomohamed8621
    @sumayomohamed8621 5 років тому +42

    Khadro silimo naag isku kalsoon wlhi love u queen nolosha kuma xumeyso keep going😍😍❤❤

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 5 років тому +166

    VIDEO khadro darteed u dawaday
    Khadro boqorad waaye 👏👏👏

  • @abaazamiin1070
    @abaazamiin1070 5 років тому +415

    khadro saliimo wlhi markay mursal kala tagayn ayaan tagero unoqday yaa igu raacsan

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 5 років тому +22

    Khadra qaali nafsi inta gali lahed halaga galo ficn wayo hadhow nolasha quruxdeda ade ku dambene❤🙆‍♀️

  • @zuhuradiimaa3882
    @zuhuradiimaa3882 5 років тому +31

    Mashalaah queen khadra quruxley diracaaba iiga daran qurux way dhaaftay illhy ha u siyaadiyi dadaan ogahay way ka raysatay

  • @nadanuura734
    @nadanuura734 5 років тому +15

    She is quen back noo kalay jijig khadro dhemanay cod ayay ku dhaftay fananin baadn😍😍

  • @divah816
    @divah816 5 років тому +111

    Alla ninka khadra guursan doona ayaan badanaa oo nasiib wacanaa
    Sideydaba comment heesaha kama bixiyo lkn khadra wee u qalantaa

    • @nasraabdi6937
      @nasraabdi6937 4 роки тому +1

      Anita Asmr j

    • @alishow609
      @alishow609 4 роки тому +3

      Haaa wll billhi

    • @kiinfarah1614
      @kiinfarah1614 4 роки тому +3

      ninki inta udhaxday mid kale ka racay nasiib xumaa

    • @gamuuteofficial6385
      @gamuuteofficial6385 3 роки тому

      gabdh qayisha ninka guursanayaa muxuu ahaa

    • @amedomer971
      @amedomer971 3 роки тому

      Khadra wa laala guursaday lkn wallo marna lama furin mursal way is qaban 4 caruura ayay isku leyihiin mashaalah alle ha isku xafodo

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 5 років тому +8

    Khadra wlahi way qurux badan natay Allaha daayo silimo we love you From Belgium the capital city of Brussels

  • @hamdaa.zalaan3528
    @hamdaa.zalaan3528 5 років тому +15

    Khadra silimo kabiir saqiir waan lajirnaa allow cadowgaaga hakuu jabin😍

  • @qaaliluularajadacalafkaans6649
    @qaaliluularajadacalafkaans6649 5 років тому +26

    Inaadeer khadaaray waad ka raystay kii xumaaye sii bakhtiga niiqatalaha ahaa shacni baad ka qaaday islaan baa tiri awrkeeyga riday roonaana allaa wax ka Khayr badan baan kugu duceeyey waxaa tahay gabdh AF gaaban oon waligeed live soo galin waxaso dhan oo kugu dhacay waa waxaad hodan.ilka dheer kaga raysay oo meel walba dacwad LA taagan umada somaliyeed oo dhan baa adi ku garabtaan keep going

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 років тому +28

    boqoradi hargseia khadra sinimo iyo Legend cawale adan Oo isku Helay Hoygi fanka waxba lagama qaban karo

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +194

    Qaylada omg umada sas ku wada jecel an kow 1 ka ahay gob fanka hibadisa tahay akhlakh qurux haybad cod 🌹🌹🌹😗😗😙😙 daraan la halmaya naga haqabtiir wan ku raxaysta heesahaga been mad sheegin jiir oo joog gulayso marwalba qaali

    • @ismailabdullrahman5972
      @ismailabdullrahman5972 5 років тому +2

      ala sxp wad badhedhe ... boqorada codka waye

    • @axmedadan3122
      @axmedadan3122 5 років тому +1

      Qlidydii

    • @ncnalowcabdulqadircabdirax5964
      @ncnalowcabdulqadircabdirax5964 4 роки тому +1

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💝💝💝💝💝💘💘💘💘💘💘💘💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔💔💔💔😍💗💗💗💗🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔👍👍👍👍👍👍👍😍😍😍😍💝💔🇸🇦🇸🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌👂👈

  • @Gratefully-hopefully
    @Gratefully-hopefully 5 років тому +33

    ManshAllah Khadra Abdi Silimo you have the best voice sis go girl you are the best

  • @Anuusha.
    @Anuusha. 5 років тому +48

    Hodan abdirahman heesaheda waan taagera balse khadra kartideda iyo side iskugu kalson tahay wa mid aan ka helay wlhi
    nolasha kuma xumeso Qadro Quruxey ❤👑😘

    • @shukriafey6470
      @shukriafey6470 5 років тому +5

      Yaa igeeya wandhunkan lahaa khadro cabdi zalimo cadowgaa unolow apaayo

    • @iiyaascali4250
      @iiyaascali4250 4 роки тому

  • @fariidafiican
    @fariidafiican 5 років тому +12

    Waw! She is the only one who satisfies her fan's. Honesty, best behavior around her fan's. Keep rocking and rolling guys I gave her 💯💯💯💯

  • @khalidgeedi8913
    @khalidgeedi8913 5 років тому +10

    Boqorada codka allaa yacisak ... waxasi cod hakaa ahado ama kafadhiso magaalka ..🤗😍💪🏽🙏🏽

  • @barashadadiintaislamka2745
    @barashadadiintaislamka2745 5 років тому +10

    ALLE CIMRIGAAGA HA DHEEREEYO KHADRA ABDI SINIMO FANAANAD QIIMO KA MUDAN BULSHADA SOMALIYEED ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @maxamuudaxmed8349
    @maxamuudaxmed8349 5 років тому +3

    Dadkan comments kusoo qoraaya maansha allah waan layaabay meesha wax maasha allaah la yidhaado kuma arko miyaa la iswaalayaa mise waa isma dhaanto iyo dhasheed dumar qaawan iyo heeso iyo muusug aan is dhaamin iyo rag iyo dumar isku dhagdhagaya ayaan arkaa alle iguma dhawi ee alle ha soo hanuuniyo

    • @regalsnow9707
      @regalsnow9707 5 років тому

      Hoyada u sheeg makhnud cid ka xun ma jitto

  • @mame77calicabdi5
    @mame77calicabdi5 4 роки тому +3

    Cawa wlhi khadra ayn jecladay in an iska dhagaysto wayo waa qof ad u dagan o leh dabecad iyo Kartiba leh khadra cidna uma baahna way isku filantahay I love khadra silimi🙏❤😍🥰❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏 intii ila dawanaysa 6/4/2020 like isara🙏❤

  • @aidarousibrahim26
    @aidarousibrahim26 4 роки тому +7

    Inta iladaremaysa iney cawale iyo khadra cabdi sinimo fanka aabo iyo hooyo u yihiin farta taaga

  • @khadarbuush4893
    @khadarbuush4893 5 років тому +78

    Khadra mursal wey ka reysatey mazhllh qurux la zo baxdey ✌✌✌✌😂😂😂

    • @khadraguled4788
      @khadraguled4788 5 років тому +5

      Gobnimo waa udhalsho

    • @khadraguled4788
      @khadraguled4788 5 років тому +3

      Khadra ilahay ayaa hibo siiyay khalaaqda. Hore isoco sister

    • @salmamoha2965
      @salmamoha2965 5 років тому +2

      Ma Ila aragtay wlhi qurux Ayay u go’aysa masha Allah 💪💪💋💋

    • @khadarbuush4893
      @khadarbuush4893 5 років тому +1

      @@salmamoha2965 haa wan kula arkey Hno

    • @xilwaali9953
      @xilwaali9953 5 років тому +2

      I agree with you 👍👍👌

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 5 років тому +12

    Khadra haday kaa wada tageen xidigaha geesku maad ahyn qof u baahan wayoh hibo ayd u lee dahay sawka iyo fanka wli wn ku jecelnahay khadraaay ❤❤❤❤❤❤👐

  • @monaeman2610
    @monaeman2610 5 років тому +35

    I miss U khadra Abdi sinimo💋💐😍💞💝💗

  • @salmaancishqi3083
    @salmaancishqi3083 4 роки тому +7

    Khadra inay tahay naag dadnimo daacadnimo ka muuqato like dhac kusii👍👍

  • @hayfacadey9898
    @hayfacadey9898 5 років тому +28

    Khadray intii kuxamaysey boqolaal kun ooo shacabkaga ayad jacaykoda ku hantiday waxba unoqonmaysid qurux dadnimo sharaf gobonimo akhlaq cod cidina kugu gadhi mayso 😍😍😍😍

    • @hakimziyechaxmed2299
      @hakimziyechaxmed2299 5 років тому +3

      Khadra tagerasheda aya ka badan nacabkeda viva khadra cabdi sinimo

  • @sabirinafarhaan8021
    @sabirinafarhaan8021 Місяць тому +1

    Heestan ano jecaylkeyga soo xasuustay ban cawa dhegysanya 4y kadib meelkasta ad joogto allah ku xifdiyhp❤😭

  • @hamdisuldan9922
    @hamdisuldan9922 5 років тому +10

    Ilove you qadra saliimo codsi show ku qowo xamar waan ku baryaa inoo imoow xamar

  • @yasmiinabdi9303
    @yasmiinabdi9303 5 років тому +9

    khadraay nin somali waa cadaw Allow hakuu jabin hore u soco

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 4 роки тому +3

    Gabadha qiimaha leh hal mar ayaa la arkaa halkaas marna waa lagu farxaa maaha caanyada meel walba ka naac leh
    Walee Hodan islawareegtoy Khadra qiimo badan ma gaadhid waligaaba naaclee 😁😁
    Hore u soco boqorada haweenka Somaliyeed Khadra silimo

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 4 роки тому +3

    kharaay kumee farxadaadu wa tayadee kumaanu arag baryahan u nooloow samaroon o hel nin duriyadiiyaa insha allah aamiin

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 5 років тому +9

    waryaa cawaale waa team khadro kwrn siduu ugu shidaaayo cawaale lacagta iyo dumarka naziip ayuu uleyhy

  • @abdirahmanahmed1411
    @abdirahmanahmed1411 5 років тому +11

    Jacayl ku hu'gayga iyo hadhkayga weeye ship iska dhe ❤❤❤❤❤❤❤ khadra cabdi

  • @khadaryusufdahir7312
    @khadaryusufdahir7312 5 років тому +15

    AX AX AX YAA KHADARA CABDI.YAA JOGA DURIYDI MESHA NACLA SHEYDAN KUYALE LIKE SARA 👑♥️♥️♥️♥️👑👑👑♥️♥️👑♥️♥️♥️👑👑

  • @sharmaakeomar4206
    @sharmaakeomar4206 5 років тому +8

    Mansha alaa khadra jacayl waa himiladayda halbeega khadra wa shakhsi iskukalsoo khadra reer sland diigooda ayaykuu shubayaab

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 років тому +5

    Khadraaa Jaceel baaan kaga wadaa dumarka punland baaaye horay u soco

  • @mubarigcabdiraxmaan6460
    @mubarigcabdiraxmaan6460 4 роки тому +2

    Rabi kabcan ku dhaartee
    Khadrooy nasab kamilaad tahay
    12/3/2018

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +5

    A lovable and great singer is Khadra Silimoo love her voice always

  • @umukhaalid4876
    @umukhaalid4876 4 роки тому +2

    Ma jecli wlh qof la dulmiyay wlh yurub genyo saxib fican waa cawale nin wng badan

  • @0smaanjeylaniosmaanjeylaan275
    @0smaanjeylaniosmaanjeylaan275 3 роки тому +2

    Gabdhan ciwaan keeda isiiya fadlan khadro I love you so much

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 місяців тому

    Masha allllah khadar silimo iydayo yurub geenyo waxan ku ♥️ jeclay codka aadka u maaacaan ee lanbaar wankaaa noolaaada

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 4 роки тому +6

    ilahay cadowgena inoma jebiyo
    Yaa Rabi yaa Raxman 😢 maskiin khadro Allah uga aar.

  • @zakiindhovalog6373
    @zakiindhovalog6373 Рік тому +2

    Khadra abdi Khadra siLimo taageero Lanbar 1 tagero buuxda 🥰🥰🥰❤️❤️👍🙏

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +7

    Manshalaah manshalaah manshalaah manshalaah qaliyeeey Isha qumayadu kaa daden qurux dumuroo aaadmi daawado Khadra qurux luv uuuuuuuuu more mcney inolw💋💋💋💋💋❤❤

  • @mulkiahmed2064
    @mulkiahmed2064 4 роки тому +10

    Asma love Ninka ka qaado hadeey macquul tahay wlhi sidaas ayaad oga aarsatay hodan sameey wlhi mesheey khadro garab siin laheyd beey hodan ilko dhaadheer daba socotaa war waan maseeray iga raali noqda hadaan gafay
    Reer muqdisha ayan ahay waana ku aamin sanahay🇸🇴

  • @warsameiiid360
    @warsameiiid360 4 роки тому +3

    MAZHA AALLHA

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 років тому +5

    woon reege waaynaka Viva tout le somalilander et djiboutien
    beautiful labaden kaa tafirmaye Djibouti mon pays natale somaliland my mother land I love you

  • @ahmedmohamed7968
    @ahmedmohamed7968 5 років тому +3

    Dabacan waa Fanaanada kaliya ee hargeisa loogu jecel yahay hore u soco indrty qaali

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +1

      Hargeisa oo kaliya maaha dhaamaan inta af somaliga ku hadasha laga wada jecl Yahy gob weeye nasaba *Khadra* *Abdi* *Sinimo* luvv uuuuu more xppti ❤💋

  • @naimaosman5183
    @naimaosman5183 5 років тому +16

    Nasabeey Khadraay Ha ciishooon 💝💗

    • @Hanbiirsha
      @Hanbiirsha 5 років тому +1

      Maxa ha ciishoona ma tacsi baa u taal waataa arag wanaagsan oo nuurkeeda baxaye

  • @nimcaancabdi2919
    @nimcaancabdi2919 5 років тому +7

    Guulayso khadra cabdi silimo. Taageero buuxda ayaanu ku haynaa hadaanu nahay soomaali maxamed

  • @xanaanxishodwanaag9157
    @xanaanxishodwanaag9157 4 роки тому +2

    Ayyy Libis &qurux aan caadi eheen ayaa lasoo baxday m.a allh kuu siyaadiyo waan ku.taageeraa Quen khadra💝💝🇸🇴💋

  • @alfananjaabirayne6746
    @alfananjaabirayne6746 5 років тому +15

    Khadra abdi silimo keep going Huno🎤

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 5 років тому +3

    Wow this my favorite
    Khadra silmo thank you girl

  • @apkorapthirahmn85
    @apkorapthirahmn85 5 років тому +11

    Hargaysiba wa khadra 💞💞

  • @qalbidhaya9550
    @qalbidhaya9550 5 років тому +12

    Waaw khadra iyo caawale intii leh way is ku soobaxayaan lake iisar biliis

  • @shirwacnacho6168
    @shirwacnacho6168 5 років тому +21

    Khadra apdi zilmoH wan Ku jeclahay HooYo mcn noLow

  • @Its.su3da
    @Its.su3da 4 роки тому +17

    What a strong lady...with beautiful voice 😍...I adore her...if u also do so hit the like

  • @sadiqmuse3884
    @sadiqmuse3884 2 роки тому +2

    Khadra abyo aad ku tageraa beautiful horey u socoo

  • @azumaadem2988
    @azumaadem2988 5 років тому +5

    KhaDra Zinimo Naag jirtaH wll keep going cadowgagaH cagta hooztiiza😎😏❤

  • @guuleedmaxamed5356
    @guuleedmaxamed5356 5 років тому +7

    khadra quruxley kii doqonka ahaa ee mursal waad ka raysatay

  • @papihase4608
    @papihase4608 5 років тому +7

    Queen Khadra silimo strong of women 😍😍😍💪💪💪

  • @farxiyaahmed7116
    @farxiyaahmed7116 5 років тому +5

    Walee wxs o naga sheydaan ba wada ruxaya isma oga allo so hanuuni😢😢🙏🙏🙏

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 років тому +14

    Gobeey Liico Hajabin
    Khadra Abdi Silimo
    Boqorada Codka inaad Tahay
    cirka Iyo Dhulka inta joogtaaba ogaatay

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 5 років тому +3

    Masha Allah khadra silimo xbbti qaali keep coming don't look back 👍👏👏

  • @zihaamrashiid9055
    @zihaamrashiid9055 2 роки тому +4

    Alleh haku dhwro cadawga u nolow 💓kuwirso ku wan ogaa💓

  • @nasraabassnasraabass1888
    @nasraabassnasraabass1888 4 роки тому +3

    Khadro love from Kenya Mombasa

  • @nimcocabdi831
    @nimcocabdi831 5 років тому +53

    Khadra cabdi silimo cadawgaa u nolow

  • @suhaybcali-qo1vl
    @suhaybcali-qo1vl 25 днів тому +1

    Waxn soo booqday heestan 14/8/2024 Waan salaamayaa Qofkastoo arka Qoraalkaygan waxan leeyahay Nabad iyo badhaadhe ku noolaada.
    Ragana Waxan leeyahay Hablaha Qalbiyadooda Hala dhawro Hanala daryeelo

  • @omerali1498
    @omerali1498 3 роки тому +6

    Silimo never give up sister 🥰💯💥❤❤

  • @filfilahmet721
    @filfilahmet721 5 років тому +13

    Khadar cabdi Silimo hore usoco wlshy ku taagera 👸🌺🌺🌺

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +3

    Keep your 💖💖💖 head and 💓💓💓💓 high up all my best wishes to you Khadra Silimoo

  • @khalidgeedi8913
    @khalidgeedi8913 5 років тому +5

    4 jeer ban kuso ceshaday heesta macaankeda iyo dareenkay xambaarsantahy wooooow

  • @ayaansaciid2999
    @ayaansaciid2999 5 років тому +22

    Qadro qaali mashaa allaah beautiful ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @martinpetras3636
    @martinpetras3636 Рік тому +1

    Waaawarey khadra sinimo jj hestan waa heesta hesaahaaga odhan Ta I qancisay way iga gadan tahay waaaw 😍😎✌️👍

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 років тому +15

    mnzha allah hoyo khadra alle cimriga hakuu dayo moomo

    • @hodanibrahimcagasaydh8905
      @hodanibrahimcagasaydh8905 5 років тому +2

      wlhi khadra silimo awgeed u daawady 👌

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 5 років тому

      hahahahhaha sow maaha wllo jacaylku qasab maaha lkn daawashadu qasab maaha hodan wllo iisaar sbbscribeta

  • @najaxsiyat5944
    @najaxsiyat5944 5 років тому +4

    Team khadra silimo hore u soco
    Mexey nagu ka qadaa guuul boqorada

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 років тому +6

    Khadra dheeman indrty qurux cadawga u noolow😍😘😍😘😍

  • @fadumasharif4999
    @fadumasharif4999 4 роки тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ anolow khadra saliimo

  • @najmamahamoud6310
    @najmamahamoud6310 5 років тому +5

    Khadra silimo love you xbbt anon kulakulmin illahow haidilin😍😍

  • @xamsecaaqil5807
    @xamsecaaqil5807 3 роки тому +2

    Khadara cabdi silimo Hore usoco fananad talenti leh

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому +1

    Ya RabE towbE As,Wadajir muqtishooy Yartayarta

  • @quruxdumar7157
    @quruxdumar7157 5 років тому +4

    Khadra wayka raysatay mursal way qurux badnaatay mashallah

  • @xaajiqalbi7760
    @xaajiqalbi7760 4 роки тому +3

    khadro gulyso gul bn ku rajaynya

  • @hamdaali6485
    @hamdaali6485 5 років тому +3

    Khadra dheeman aragta da Waan ku Faraxna keep going

  • @maxamedaxmed9001
    @maxamedaxmed9001 4 роки тому +3

    Waliga haniyajabin ee horey usoco abayo gulakurajen inash Allah 🤲❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому +1

    E mashaaaaalah tabaarakalah Nicmaturabi Runeey yayE

  • @abdihaybad7897
    @abdihaybad7897 5 років тому +22

    Khadra sinimo jacaylkaa igu lamaan

  • @amiincabdi8654
    @amiincabdi8654 Рік тому +1

    i listing song 2023.07.28 malin jimcaha waxan ku dhagaysabaya jig.jiga university ilahow sanadka sanadkisa nabad nagu gadhsi

  • @koudoneismael4871
    @koudoneismael4871 5 років тому +25

    KHADRA DIRAC CADAW JABIYE AH BAAD GASHANTAHAY MAAN SHA ALLAAAH