ISKILAAJI / MA ILAAWO INTAAD II TARTAY / TRUE LOVE / 2024 HEES CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 77

  • @dabagalechanel9369
    @dabagalechanel9369 4 місяці тому +46

    Iskalaji heesihisa wanba iska jeclahay adigagan qoralka akhrinayana wan rajaynaya inad Ila mid tahay

    • @maxamedpeelle
      @maxamedpeelle 4 місяці тому +2

      Kula mid baan ahay wlhi aqwan

    • @farooinaabdi8517
      @farooinaabdi8517 4 місяці тому +1

      Haa walahi wankula tagera sidho kale❤

  • @istarali8724
    @istarali8724 4 місяці тому +6

    heestan sadex qof u qadi laha waa
    hooyadey macan iyo Aabahy macan iyo qofkyga Fathi wlhi❤❤😢

  • @maryancigaal4509
    @maryancigaal4509 4 місяці тому +11

    Tan ahay inaan kuguu ahan Adi qiraaya janoy la'aanta maqan San noqon laha boqoradi kafikirtey sey ii korin lahayd hesta hooyo mcn ban uu hibeyey hooyo cimriga ha rago❤ ❤❤❤❤❤❤

  • @sakiyare6236
    @sakiyare6236 3 місяці тому +4

    Aabhy mcn aabo wan ku xisay wlhi allah hakunaxariisto aabo wan ku taby wlhi nololshii way igu adktay 😢😢😢

    • @nuramaxamed9117
      @nuramaxamed9117 3 місяці тому

      😢😢😢amiin
      ALLE haw naxaristo.
      erayadan cid ana bae ahayn uma qalnto love abo

    • @Zamzam-e6w
      @Zamzam-e6w Місяць тому

      Aamin jantu fardowso allha ha nugu kulmiyo 🤲🤲🤲

  • @starkclip7853
    @starkclip7853 2 місяці тому +1

    Heeztan hooyodey mcn baad u qalanata 😢 mowle ha i daayo ❤

  • @shadiyaxasan2777
    @shadiyaxasan2777 4 місяці тому +7

    Fanankii fananinta eryaday the best ❤❤❤❤❤❤

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 4 місяці тому +12

    Qoslaaye iyo iskalaji cumaamadiina bari hore ayaan tuuray

  • @CshakurCsalan
    @CshakurCsalan 4 місяці тому +7

    Woow Alfanaan iskaalaji guulayso sxb

  • @CumarYare-h6i
    @CumarYare-h6i 5 днів тому

    Iskalaji waankuwataa❤

  • @suldaankagabadhiisa
    @suldaankagabadhiisa 17 днів тому

    Ma ilaawo intaa i tartay wllky maxamed cabdiwahaab

  • @fowziaali3942
    @fowziaali3942 4 місяці тому +2

    Aabe iyo hooyo qofkaan ayagan ku ahay xaqiiq
    Waxa ahay gabar waxbaratay
    Hooyo isku filan oo shaqesata
    Ilmahedana kaliged korsata
    Manta la'aantod waxba ma ahaden 😢
    I love u hooyo & aabe

    • @ifrahabas1228
      @ifrahabas1228 3 місяці тому

      allah isu kiin daayo abyo 👏😘guuleyso

  • @FalisFalis-j6g
    @FalisFalis-j6g 3 місяці тому +3

    runtii hestan wey ii tahay...... l hope inaan abalkiina gudo🥲

  • @jamilakayse-ez3iw
    @jamilakayse-ez3iw 4 місяці тому +3

    Wllshay hooyaday adeerkay iyo wllshay ALLE haydiiin dhawro❤❤❤❤

  • @IsseAweis-e6k
    @IsseAweis-e6k 4 місяці тому +11

    Fanan kaliya xaqiiqda nootabta laakin heestan hooya uhibeeeyey 😢

  • @IqraAhmed-r3q
    @IqraAhmed-r3q 3 місяці тому +1

    WAXAN AAD UGA XUMAHY INAD ADUNKA IGU CIDKYSAY 😭😭😭 waxan joga wakhti aan garab u bahnhy aabo mcn wlhi wan ku xiisay cidhihi ban ku daremy nololshan alleh haku naxaristo aabo HEERKASTE ON TAGNHY ADIGA I KENY MA GARNYO WAXAN DAREMYO WLHI 😭😭

  • @abdifatahhassan538
    @abdifatahhassan538 4 місяці тому +3

    Axsan alfanan Abdiaziz Iskalaaji hees iga so daahday

  • @najmoburhan4266
    @najmoburhan4266 4 місяці тому +4

    The one and only iskalaji ♥️

  • @hodanabiib5299
    @hodanabiib5299 4 місяці тому +3

    Arin iyo aduunbad utahay aayo nololode.....My pro hamse ❤️🔥♥️

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 4 місяці тому +1

    Taan ahay. Ina tahay qirayaa maanta wllshay zahra❤❤❤

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 4 місяці тому

    Fanaankii bulshada goortaan ula baxay ma dhowayn 😭inta aad ayaamaha cakiran ii ahyd ciirsi ereyo qalpiga taabanaaya iskalaaji Fanaankeeniii Thankz ❤

  • @Nimo.osmanmohan
    @Nimo.osmanmohan 4 місяці тому +2

    Ma ilaawo inta ii tartay mamo ❤

  • @ayancali-b9q
    @ayancali-b9q 2 місяці тому

    Wll wan ku jaclahay naftaydan kajclahay halke jogta jacalkaga udhimanay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayancali-b9q
    @ayancali-b9q 2 місяці тому

    wày uqalata hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤

  • @najmomohamed1767
    @najmomohamed1767 10 годин тому

    Heestaan eedaday Aabe la dhalatay u qaadi lahaay.

  • @HamdamahamedAbubaker
    @HamdamahamedAbubaker 20 днів тому

    Mailawo inatad itar tay habo sam sam ilhay kudayo mamo

  • @MaxamadXasanciise
    @MaxamadXasanciise 4 місяці тому +1

    Qoslaaye keep going my bro

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 3 місяці тому

    Inta ad ayamaha cakiran I ahayd ciirsi
    Ama an durufaha adadag ka irkaday
    Malmo😢
    Mailawo intad I tartiyo
    Garab is tagiye😢😢❤
    Abee
    Abee
    Mcn
    Mcn😢😢🤌🥺😻
    Adunba uqalma hadaldan

  • @ishwaaqrooble9919
    @ishwaaqrooble9919 4 місяці тому +3

    Iskalaji Waayo Arag Waxgal Ah

  • @kawsaradan2690
    @kawsaradan2690 4 місяці тому +1

    hooyo qalbi ❤

  • @MowliidAadangaabow
    @MowliidAadangaabow 4 місяці тому +1

    Soobadi heesaxa jcalka❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrikhadar7288
    @shukrikhadar7288 4 місяці тому +1

    Iskalaaji fanaanka kaliya heesihiisa aan jecelahay kana hadlaya xaqiiqda

  • @suleeqomohamudqabowsade4719
    @suleeqomohamudqabowsade4719 4 місяці тому +1

    Congratulations 🎊 Ina ader mac

  • @fatxa777
    @fatxa777 4 місяці тому +4

    Ma ilaawo intaad ii tartiyo garab istaagaagiiyee❤❤❤❤❤❤

  • @faraxcali9770
    @faraxcali9770 4 місяці тому +2

    The best song 🎶 2024💯cimaamadeda lama haysan karo

  • @hoodocayni3370
    @hoodocayni3370 4 місяці тому +1

    Waxa uqalanta hooyo mcn❤

  • @MunaYusuf-qp8we
    @MunaYusuf-qp8we 4 місяці тому +1

    hes way ka badan thy tan❤❤

  • @xubikhadra8915
    @xubikhadra8915 4 місяці тому

    Axyaa hees iskaaliji fanan legend 🥰🥰🥰🥰😢

  • @mrawaaleaden4047
    @mrawaaleaden4047 3 місяці тому

    waxaan rajeyna in aad dib u so boqan doonto heestaan 17/07/2024 saakay waxaa i so diray qof aan saaxibnahnay

  • @Umalkhyrumalkhyrcllaahi-qr2ns
    @Umalkhyrumalkhyrcllaahi-qr2ns 4 місяці тому +3

    Mustafe galde wLe dabyr mA shidayo
    Odeygu uu iscanantan filayaa gaadh zxp ragan wxpy iska le leyihiine

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 4 місяці тому +15

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤habibi AR je t'aime toi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzammaxamuud8426
    @zamzammaxamuud8426 4 місяці тому +1

    4/6/2024/heestan xasuus goni igu yelan donta video😢😢😢

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic 4 місяці тому +2

    Heestani was hees qiiro leh oo nin waxbadan lataray abaalgud kubixinayo erayo culus iyo fariin layaableh ayaa kujira.

  • @najuuu-
    @najuuu- 4 місяці тому +4

    🫀: ma ilaawo intaad itartiyo garab istaagiye😭❤️🥺🅰️🌏

  • @nouhhussein3239
    @nouhhussein3239 4 місяці тому +1

    ❤❤❤haaaa

  • @NuurCabdi-e3b
    @NuurCabdi-e3b 14 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤jah

  • @SaadiqYare-p8r
    @SaadiqYare-p8r 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @CharkoMoud-y7m
    @CharkoMoud-y7m 3 місяці тому

    Ayan t amoureux avec c'est chansons

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 4 місяці тому +2

    Eeshcalaa hees

  • @NiciimaAbdulhi
    @NiciimaAbdulhi 2 місяці тому

    Sidaad igu dhiirinysay kalkaclkiyo midho dhalkiisa nada wacadkii dhaxdeen dhabysaa wacnayde adoo iga dhaaran doon maxad been ii dhansiisya heestan 🥲

  • @nasraabdi8795
    @nasraabdi8795 4 місяці тому +2

    Ma ilaabo intaad tartay maamo

  • @abdulahiabdiaden
    @abdulahiabdiaden 3 місяці тому

    Waxan Rajeynaya Inaad Dip Uso Boqan Dontid Hestan Midhaha Macan 21/7/24
    2:00am

  • @RishyQalbisafi
    @RishyQalbisafi 21 день тому

    Mailabo itad idartii garab istagii

  • @FalisOsman-z5i
    @FalisOsman-z5i 4 місяці тому

    Favourite❤❤❤

  • @YasmiinHassan-hn9gi
    @YasmiinHassan-hn9gi 4 місяці тому

    Hye ❤

  • @xamdasaleban-g4u
    @xamdasaleban-g4u 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 4:03

  • @MaryanHassan-f5d
    @MaryanHassan-f5d 3 місяці тому

  • @AmaalDaaud
    @AmaalDaaud 4 місяці тому +1

    Arxan io Turalaad u tahay
    Beer ku aminaye😢

  • @RuunHussein-ld6uy
    @RuunHussein-ld6uy 4 місяці тому +2

    Ma ilaawa intaad ii tartiyo garab istagaagii❤🫂

  • @AbdirahinMohamud-q2i
    @AbdirahinMohamud-q2i 4 місяці тому

    De Legend 💯 🫡

  • @SacdiyoMaxamuud-yv1ve
    @SacdiyoMaxamuud-yv1ve 4 місяці тому

    😢❤❤😢

  • @YasminXasan-k2n
    @YasminXasan-k2n 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajiipHasan
    @NajiipHasan 3 місяці тому

    Oxygena rux bad u thy Admi kujclee hyoooooo

  • @nouhhussein3239
    @nouhhussein3239 4 місяці тому

    Haaaaa

  • @idilbashehussein1989
    @idilbashehussein1989 4 місяці тому

    Eeshcalaa hees

  • @xayatxasan3273
    @xayatxasan3273 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SafiyoFarxaanMaxamuud
    @SafiyoFarxaanMaxamuud 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @HibaaqMubarikyuusuf
    @HibaaqMubarikyuusuf 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @said07-ts9py
    @said07-ts9py 4 місяці тому

    ❤❤❤❤