DEG DEG; Garxajis dagaal kulama jiro Dhulbahante, Odayaasha Beesha Garxajis oo iska diiday Muuse Bii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2023
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 43

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr 10 місяців тому +5

    Asc ❤ssc guul harti guul harti guul harti guul ssc guul ssc guul ssc guul dheh ❤❤❤garxejis guul 😮

  • @mahadmahamud7180
    @mahadmahamud7180 10 місяців тому +8

    Walahi nasabka isaaq wa garxajis😊

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 10 місяців тому

      kala jajabis iyo kalacun ayaad kawadataa garxajis waa kuwaad ugu necebtahay reer sheekh isxaaq waa hal fara ✊👊🤛🤜💪💪💪💪💪💪

    • @faizam523
      @faizam523 8 місяців тому

      Garxejis is not OROMO like jeegaan

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 8 місяців тому

      @@faizam523
      garxajis waa isxaaq waana dir
      adaris maaha laakiin imaqal 😁🤣
      wiilyohow dir baan ahay hadaad daara iga dhoobi
      duriyadii qureesh baanu nahay daahrka ahayde ,
      dood ninkii kaqaba waa inuu dibada keenaaye,,

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 місяців тому +4

    Maashaa allaah reer abtigay waa lagu yaqaan gobanimada xegmada dhexdhexaadnimada shahaamada iyo raganimada

  • @user-kx7tv4ry2p
    @user-kx7tv4ry2p 10 місяців тому +4

    Mahadsanidiin Garxajis walaalayaal soo dhawaada, inta dhiigga sokeeyaha Soomaaliyeed u hamuuman ee Muusa juudaan odayga u yahay liibaani maayaan aakhira iyo aduunba.

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr 10 місяців тому +5

    Asc 😮😮😮 hello hello hello garxejis 😮😮😮

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 10 місяців тому +2

    That very smart move! Welcome back to Somali traditional leadership.
    SSC-Khaatumo has no ill will toward Garxajis or even Isaaq in general.
    Everyone will stay their territory until Somali people decide if they want a nation or continue tribal territorial regions!
    Every one will benefit from peace and tranquility.
    Wabilaahi Towfiiq

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 10 місяців тому +2

    Guuleysta garxajis guul iyo gobanimo

    • @sulekhatheni6665
      @sulekhatheni6665 10 місяців тому

      That's ❤

    • @caseerdiiriye8519
      @caseerdiiriye8519 10 місяців тому

      @@sulekhatheni6665 🇸🇴💯 naga badan

    • @AdanAbdi-rt2fk
      @AdanAbdi-rt2fk 10 місяців тому

      Faqash loo tudhi maayo iyana gar xajis ma aha waa jeeblayaal San waxba isku falayn

    • @caseerdiiriye8519
      @caseerdiiriye8519 10 місяців тому

      @@AdanAbdi-rt2fk 32 iyo labo sano ayad faqash iyo been isku wadeen qaran been hal qabiil cuqdadeysan weligey dad isaaq ka aqli xun ma arkin dad dulmi isku racaa

  • @hector5187
    @hector5187 10 місяців тому +2

    Garxajis are known for fighting if they want to pick up their weapons it would be chaos and it is not what is needed right now Musa bihi wants to shed blood of innocent civilians in the regions of Sool and sanaag not knowing that we are the ones that would have to be fighting his battle whilst the Habar Awal which are known for being cowards will be drinking tea in Gabiley without care bragging about defending SOMALILAND a state which will never get independence.

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed6140 10 місяців тому +2

    Alle gobsana garxejis dhulbahante madaxuu u saran yahay guulaysta arintan ad yaan laydinku kala dilka in biixi saleban iyo ina kahin yay idin kala dilin madaxad dhulbahante u saran tihin walanima nimdiiinu waa soo dulmigaa ad marki horeba bananka iska taagteen manta in laydin kala dilo aad baa loo doonaya guulaysta guulaysta insha allah❤❤

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 10 місяців тому +1

      garxajis madaxuu noo saaranyahay, waayo,lafa,gari iyagaa laysku jabiyaa kkkkkkkkkk

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr 10 місяців тому +1

    Waaa hadallo horre yaa kujira 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 10 місяців тому

    Mashaa Allah waa muhiim in laga horyimaado cid walba oo ku shaqaysa kalitalis waa musiibo ka mid ah cudurada aafada ah.

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 10 місяців тому

    Weligiin ba barya garxajis

  • @garada6921
    @garada6921 10 місяців тому

    WELL DONE AUT HEEGO MAAFIYO 33 YEARS THAY WOSS GUNGS THEY WOSS MAAFIA

  • @farahaadan5187
    @farahaadan5187 10 місяців тому

    War warkaani wa waa hore ad maanta nooga dhigaysid

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 10 місяців тому

    Isaaq oo dhan cayan garxajis muuse iyo kale garta somaliland hadii somaliland duntana yaad u talinaysan hadhaw war xishooda

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 10 місяців тому

    Waxani miyayna beri hore ahayn. Sideed bilood kahor ma waxbaa ka danbeeyay.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 місяців тому

    wa war hore oo beena oo garxajis dagaalka isaaga ugu horeya

  • @noah3760
    @noah3760 10 місяців тому

    War kan waa 9 bilood kahore hada maaha

  • @noromar1897
    @noromar1897 10 місяців тому

    Ninkan waa cadow somaliland isku dirka ayuu uqaabilsanyhy

  • @garada6921
    @garada6921 10 місяців тому

    DOONI MAYNO DAD 33 SANI DIL DHAAC MAAFIYO NIMO IS KU DIR IYO KALA DIL BOOB MUUSE BIIXI KELIYA KUMA AHA KIISKAAN KRINIMALS TORORIS MIS IS GUNG MAAFIYA

  • @Mideye157
    @Mideye157 10 місяців тому

    Garxejis please rewayada daaya. You are either with us or against us. If you are with us come and Gala dagalka.

    • @bilana289
      @bilana289 4 місяці тому

      Gali mayno dagaalka kaalay na qasab

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 10 місяців тому

    Shebele warkan wa goor sxbkay wax kabadal inta badan warkaagu waa mid waa hore ah

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 10 місяців тому

    Haberyoonis ha 1993 bay marayan somaliland qabkaasi waa laga gudbay wadanka doorasho ayuu galay dalkana madaxwayne loo doortay wixinu waa 1993 waxad wadan marka dalka buuqa ka daya

  • @MsmalSaid-df8ww
    @MsmalSaid-df8ww 10 місяців тому

    Kkkkkk februery news kkkkkkk

  • @xanafi8654
    @xanafi8654 10 місяців тому +2

    ❤❤❤ SOMALILAND GUUUUUUUUL INSHA ALLAH ❤❤QARANKA SOMALILAND GUUUUUUUUL INSHA ALLAH ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @FatmaAli-zi5gj
      @FatmaAli-zi5gj 10 місяців тому

      Waxbaa baalaha iga yaacay 😂

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 10 місяців тому +1

      ​​@@FatmaAli-zi5gj
      waxaad kamid tahay kuwa jamhuuriyadda direed jecel ku soo dhowoow jamhuuriyadda qalbiga naga dagtay ❤❤❤ QARANKA SOMALILAND GUUUUUUUUL INSHA ALLAH ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @alialihasan7825
    @alialihasan7825 10 місяців тому

    War beenta iska daa maryaanyahow

  • @kqxdA
    @kqxdA 10 місяців тому

    Waardeeee soow muse sooo dillooo dee nabadgeliyo siii naftada ku xisaabi oow snm dhibkuu kaw socdaaaye isaaq isma dloo ma ogolin dagal harrgeysa waa nabad dhib ma qadeyso cid lagu dili karana ma jirto xabad joinin dag dag ku soo biira Somaliya joiojiw dee dadka dhiman ay ee isu tanasulaa oo waa wadna weyn kaliya Somaliya waxklew waa faataahw faataaah diba da gudahaabaa nabaaad naabad

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 10 місяців тому

    stop beenta dadka uga dhigayso wax hada ah

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 10 місяців тому

    Waxani miyayna beri hore ahayn. Sideed bilood kahor ma waxbaa ka danbeeyay.