GUUL SHEEKH SHARIIF XILKII KAQAADAY XASAN SHEEKH TUUTE XIRTAY,HANJABAAD CULUS U DIRAY,DAGAAL,XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 69

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye 2 місяці тому +2

    Waligiiba wadani buu ahaa shariif guulayso ayaanleenahay guulguulsharif

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 місяці тому +3

    Waxaqiiq warkasu
    Sheikh shariif sheegay ✅✅

  • @IsmailNoor-bb4wz
    @IsmailNoor-bb4wz 2 місяці тому +1

    Shiq sharing guuul iyo gobanimo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 місяці тому +1

    Maanshalaa sheekh shariifoow qabiil QABRIGA MA KUU RAACAYEE
    WADANKA BADBAADIYA
    MWFARMAAJO
    IYO MW SHEEKH KHARIIF
    TAARIIKHDAADGELIDOONTAANE
    UM QALMO XASAN MW WAA MOORYAAN BAAHAN

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 місяці тому +1

    Hayey SHariif Sh Axmed oo Indhaha u shitay hogaan xumada dalka ka jirta, SHariif Sh Axmed waa nin wax wayn ku soo kordhiyey dowladnimada umada somaaliyeed hadana ku soo kordhinkara. ❤❤❤❤

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 2 місяці тому +1

    Farmaajo iyo sherif wlhi waa daacad❤❤❤❤❤❤

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому +5

    Waa runtiisa sheikh sharif

  • @MuxdiinMaxamed-ug2cv
    @MuxdiinMaxamed-ug2cv 2 місяці тому

    Guul sh shariif m.a gownimo

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 місяці тому +1

    ISTAAGFURULAAH ALLAHA KABAQ

  • @abukarabdirahman6430
    @abukarabdirahman6430 2 місяці тому

    Allah hadduu ceeb kula doono ,FROM MADAX-WEYNE to Waryaa Ayuu kuu dambeysiinaa......

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 2 місяці тому

    Madaxweynaha qaranka prof xasan shiikh guul mqaranka la taliyashisa xun shiikh shariif waryaa shiikh shariif anagu labadinaba waan idin aqaan boondhere waan daganaa madaxweynaha qaranka guul guul mqaranka waligaa iska hadal xil shariif kursigisa wuu fadhiye mqaranka sidad adiguba u fadhiday adigon aqoon iyo waayo aragnimo iyo mowadinimo midna Kuma gaariy karto mqaranka hadad yirahdo waryaa adna waryaa ban kugu jawabaya

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 2 місяці тому +1

    Sheekh shiriif well come back

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +2

    Wa runtis sheekh shariif

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 2 місяці тому +2

    Waa runti shakh sharif

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 2 місяці тому +1

    Waa maajuuj iyo yaajuuj kooxda xasan dhiiqo waxba reebi maayaan

  • @Cirsankayeere
    @Cirsankayeere 2 місяці тому +1

    Aleysa lakum rajulun rashiid, jawaabtu waa haa. Shiikh Shariif ayaa ah Rajulun Rashiid ee Beeshiisa.

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 2 місяці тому +2

    Somaliya guuul shiq sharif guuul

  • @bby6
    @bby6 2 місяці тому +1

    Viva madaxweyne sh Sharif naga qabo mr qabuure faagte

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 місяці тому +1

    Xasan Sheekh!! Ceeb, Qabyaalad, Qaraabo Kiil, QaadWale. Hantiboobe , Burburiye Xoogii Dalka!!! YAAB!

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 2 місяці тому

    Guul.iyo.gobonimo

  • @AliYusuf-q4j
    @AliYusuf-q4j 2 місяці тому

    Sheekh shariif xaqbuu kahadlay

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 2 місяці тому

    Shiikh shariif dalka haloo dhiibo xasan cayrsha

  • @Abukar-c6y
    @Abukar-c6y 2 місяці тому

    Ninkaan buusan oo bariiqan aan barter ha leey baneeyo ( shariif waa wax og oo soo maray )

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 місяці тому

    Daarood siyaasada weey ku fashilmeen

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 місяці тому

    Shiiq shariif guul

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 2 місяці тому

    SHIIKH SHARIIF WAA WADAAD DAACAD AH
    xiligiisiina wax walba wuu hagaajey xaqiiqdii
    Laskiin Kani waa qaadwale cad

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 місяці тому

    Afgaduud yaa war bakhtiya sheedgay wax ma tare

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    SAX❤❤❤❤❤❤

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 2 місяці тому

    Shariif asagaa keenay xasan shiikh oo qabiil ku taageeray markaad suma walaahi ku haysay ciidanka la shirqoolay oo laxasuiqayna adaa wax lagaa waydiin aakhiro iyo aduunba

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 2 місяці тому +1

    Asaga iyo Kan ushegayo ba iyo madaxda soomliyedba waa tugo watugo asaga kii bada gaday sow ma aha

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 місяці тому

    Dhoocil food dheer warkaaga qurunkaa ka jooji meediyaha

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 2 місяці тому

    Sheekh shariif laqabiil ma ihi waa iska jevlahay dar ilaahay waa nin diinta ka ag dhow hadana daacada illaahow kaalmee .

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому

    Marqaati ilaahay Baan ka Ahay xasan yahay in uu ubaahan yahay in wadan ka laga qabto

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 2 місяці тому

    UA-camr waxaad soo dhigeysaan

  • @abukarabdirahman6430
    @abukarabdirahman6430 2 місяці тому

    Villada ka saar

  • @Barad-zo7ek
    @Barad-zo7ek 2 місяці тому

    Shiq yasha iyo wxi lmd ah daka shacab dhigoda ma u xalala

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 2 місяці тому +1

    Halaga qabto dalka dugaagan qabsaday

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 місяці тому

    Sheekh shariif wan ku taageereeynaa weliba wan kuu dagaallameeynaa. Si xukunka aan oga tuurno xasan ayax. Warya ethiopian ayuu shirkad la noqday.

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 місяці тому

    Sheeq shariif wuu ku saxsnyahay inuu canaanto xasan xasan waa in laga badbaadiyo

  • @Maxamed-zb8bu
    @Maxamed-zb8bu 2 місяці тому +1

    Waaruntii shiikh shirif

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 2 місяці тому

    Soo labo sharing WiFi kaa qaldamay ad saxdide

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 2 місяці тому

    Aloow soomaali adaa u maqane ayaxana na dhaafi

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 2 місяці тому

    SHIIKH SHARIIF GUUL
    DALKA NIN KALE LAGUMA AAMINI KARO
    LAAKIIN QABYAALADA HAYSKA DAAYO FARMAAJONA HA U YEERO OO HA XAAL MARIYO
    OO MUDULOOD IYO ABGAAL WUU ARKAY WAXA LAGA FAAIIDAYE
    HAKA TOWBAD KEENO QABIIL LA SHIRIYO

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 місяці тому

    Ninkaa hanagu wareerina 2 sano ayaa u dhiman waxii kale waa sheeko xariiro ama

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 2 місяці тому

    asc darwiish ex mdxw.sharif talaabada uu qaaday ay tahay mid waqtigii loo baahnaa ku soo beegantay.
    hadal ex mdxw.sharif waxaa ka muuqato cadho wajigiisa .
    waa in la siiyo taagero
    Barlamanka DF ayey ahayd in talaabadan ay qaadeen .
    hadalka sharif dhulka ayuu la jaray hassan iyo kooxdii ayaxa ahayd.
    Shariif guul

  • @Barad-zo7ek
    @Barad-zo7ek 2 місяці тому

    Aminad aminta ma kala kaweyn

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 місяці тому

    Hoyadadi afka cadeyd wes shiikh shirif wa nacas nacas dhallay ki haldorkodi diley isagana diyadarada ku qarxi is yidhi ayu unageynaya

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 2 місяці тому

    Ciidanka somali niyad jab ayay dagaalka ku galaan because of current so÷called president

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому +2

    Welkom 🤗 Darwiish tv

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 2 місяці тому

    Allah been badanaa alshaab ayaad tahiin ee umada fhibka ka daaye oo ilaahey fiiyu waris ha isku raadinayn aa

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 2 місяці тому

    Umada dhib iyo isku dir uma baahno ee ilashey ka baqa umada haddad isku dirsaan ilaahey euu idiin la xisaabtamaa.aniga idima taageero youtuber waalan oo ilaahey ka baqeyn .oo xaraan wax ku raafinayo.aniga waxsan idin lee yahaye ilaahey ka baqa.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 місяці тому

    Waa runtii, laakin waxaa uga horreeyey farmaajo.

  • @redwandharcaseye
    @redwandharcaseye 2 місяці тому

    Sheekh shaariif biinka iskajaar niiyahawun

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 місяці тому

    Khabiirkii Shariif ahaay waa xanaaqay kadib markii Culusoow Argagixiso aa tahay uudhahey😂
    Ciyaartii hada waa kululaatey😂
    Abgaal Harti, Gaka Dagaalka ladagaalanka AYAXA iyo cayayaanka😊

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 місяці тому +1

    Mangabku wuxu rabo ayuu Dadka laso hor fadhista wala caqligagu dadku way yaban yihiin waxad laso hor fadhido

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 місяці тому

    Ciidanki wu layay qarna wu adeegsday

  • @MohamedOmar-y3v
    @MohamedOmar-y3v 2 місяці тому

    Nacas ninka hawiye ah aan fiicnayn baa xasan taageera,adiga hawiye ah we maanta xukunka hayaa dhiiqo baad Ku fadhidaa ismana ogid we LA,aamo ceebtaada.

  • @SacdaIbrahin-n1i
    @SacdaIbrahin-n1i 2 місяці тому

    Ssx

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 2 місяці тому +1

    Doqon walbo wuxu oranaayaa wa runtiis
    Ma is weydiisay dantiisa?
    Wa is weydiisay intu xil haayey muxuu qabtay
    Ma is weydisay qof walbo hadla Dan ayaa ka hadalsiisa
    Haduu madax weynaha inu saxo rabo wu yaqanaa ha utago oo ha saxo lkn ma ahan in adigo shalay waxba qabinin inaad manta umada hortooda wax ugu sheegto anagoo ku og inaad xukun doon tahay
    Adeer umada kale waqti aii adiga wan kuso aragnaye

  • @ahmednour-t1w
    @ahmednour-t1w 2 місяці тому +1

    dibjir darwish ah oo dameer iyo doofaar damiirlaawe ah oo dadka been ku daabulaya

  • @ahmednour-t1w
    @ahmednour-t1w 2 місяці тому +1

    horta saaxib been badnidaa darwish macneheda waa been sheeg marwalba

  • @ahmednour-t1w
    @ahmednour-t1w 2 місяці тому +1

    darwiish macnaheedu waa been sheeg marwalba

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 2 місяці тому +1

    shiikh shariifow waxaan umaleeyhaa inaad lahadleydo farmaajo iyo Fahad iyo deni ayaa warkaadu marayaahe ee dadka lahadlimeydid dadkuna madhageeystaan dadka hore fashilmay sida adiga iyo saaxiibadaa farmaajo iyo Fahad

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 2 місяці тому

      Sheekh Shariif waxuu la gadlayaa
      Xasan dhiiqo madaxwayne dalka boobaayo xagee lagu arkay madaxwayne qabriyada qodanaya oo dhulka dadka ka kacsanaya xagee lagu arkay war xasan waa tuug aqiro cadaabta alle xaguu ka ka galayaa 😂😂😂😂😂😂
      Xasan dhiiqo boob buu u soo jeestay waa a shabaab xasan dhiiqo 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 2 місяці тому

      Sheekh Shariif ninka uu la hadlayo
      Waa xasan dhiiqo 😂😂

    • @MaxamedCali-m2e
      @MaxamedCali-m2e 2 місяці тому

      @@farhiamursal7256 habartaa hakufsafo shiikh shariif

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 2 місяці тому

    Beenta iska daaye ee ha isuki diri