AMIIRO IYO KING CEYDA OO TARTAN ADAG DHAXMARAY QOSOLKA ADUUNKA🤣…?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 142

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 9 місяців тому +40

    Ar Amira qurux so funny mar walbo Ceyda io Amira qurux iso qabo mesha wey nureysa❤❤😊

  • @mustitvchannel837
    @mustitvchannel837 9 місяців тому +13

    Team 27 atarishadeda iyo atoraha ceyda iyo amira

  • @MakoQuruxsan
    @MakoQuruxsan 9 місяців тому +25

    Amiira is not easy😂😂😂caydoow😂

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar 9 місяців тому +11

    Ceyda iyo Amiira waa idin wataaa Ani ❤Salax horey u soco bro❤

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 9 місяців тому +33

    Ala labadaan nafta isku keenen se isku dhibyan jeclhy jah kuwygii ceymir 😂

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 9 місяців тому +11

    Team 27 wiilkan maxaa ugu dhaganahay 100k iyo ka badan ayuu u qalmaa aan gaarsiino pls 😢❤🤴

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 9 місяців тому +6

    Caymir meel ay kujiraan maba la iga waayo 😂😂😂😍😍😍😍

  • @MohammedDeeckAadem
    @MohammedDeeckAadem 9 місяців тому +21

    Aaway Ciyaalkii lahaa Somaliland wadan maahan😂😂

    • @Supermohamed20
      @Supermohamed20 9 місяців тому

      Usheeeeg usheeeeg qofki dafri gacnta laga jryaaye

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 9 місяців тому +3

      O ceyda hadu ku dhaho dal wye 😂 afkisa ma ku noqone ar riya weyna 😂 ceyda qaramada midoway mu noqdey😂😂

    • @najmorashiid12
      @najmorashiid12 9 місяців тому

      @@king______diini2777dadka qalbada Ha jabin warya😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 9 місяців тому +17

    Amiira hadaad aragto qosolna waad aragtay Alla akhaaneey Funny sanidaa 😂😂

  • @RuciNini
    @RuciNini 9 місяців тому +6

    Amiira qurux❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 9 місяців тому +11

    Saalax ma su aashi baa u gambisay meesha xisaaba laguma haynine 8 4 ku dhufo maxa la dhahaa kkk lkn Amiira oo Funny ah baa shaxdii ku fahamtay 20 kulahaa 😅 su aal qaldan jawaab saxan ma hesho uun baan maqli jiray 😂

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 9 місяців тому +6

    JJ garsoro fcn matihid waa laqayanay amiira qurux 😮😮😮😮😂😂😂😂😂

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 9 місяців тому +4

    Somali land nimada hawarto guul insha Allah ❣️

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 9 місяців тому +15

    Ceydow somaliland gabadh maka caashaqdey siba u sidata malmahane😂😂😂😂

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 9 місяців тому +1

      Dadkas waa cuqdad Miran kaftan ma kasayan sas uga dhaca

    • @yusufabdi1472
      @yusufabdi1472 9 місяців тому

      @@king______diini2777 ha hadhow ee dawa qabsanayan

    • @Nasren2
      @Nasren2 9 місяців тому

      ​@@king______diini2777ada fahmay

  • @UpshirAhmethAli
    @UpshirAhmethAli 9 місяців тому +19

    CayDa LegenD MaDaXa Noo SaaranthaYy From SomaliLanD
    🟩⭐️🟥

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali 9 місяців тому +2

    Waa mahad san thy madaama aa noo keenty❤❤❤qabqab amiiraa wataa❤❤❤❤

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 9 місяців тому +8

    Ceyda fron galkio ❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 9 місяців тому +3

    markasta kabadan noo keen ❤❤

  • @Cwaxidcabdi
    @Cwaxidcabdi 9 місяців тому +2

    Alah is one❤❤❤❤

  • @Sarito5
    @Sarito5 9 місяців тому +2

    Ceydoow mahadsanid ummad badan bad qalbiga bash ka siisee😂

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 9 місяців тому +2

    Alaceda Ben badana Amira cadey guul wiligaba abayo macn

  • @IkhwachanneL
    @IkhwachanneL 9 місяців тому +3

    Amiiro Wa funny 😂😂😂😂😂

  • @salmanalka6173
    @salmanalka6173 9 місяців тому +20

    Cayda legend thy somaliland❤

  • @SowdaMoha
    @SowdaMoha 9 місяців тому +2

    Ala amira wala qiyanay zaam family way jirta

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 9 місяців тому +7

    Amiira dhaqan keeda waxaa waaye waxay in yar ka garato waxay dhahaysaa ma jirtaba intaas kaliya naa jirta 😂😂😂

    • @Nasren2
      @Nasren2 9 місяців тому

      😂😂😂wasidas dee😂😂

  • @Sabnaysin
    @Sabnaysin 9 місяців тому +2

    somaliland goorme wadan isku badashay cajiib😂😂

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 9 місяців тому +1

    Ceyda isthe best person in team27❤❤

  • @AasiyaZ-x6j
    @AasiyaZ-x6j 9 місяців тому +1

    Mahadsanidiin❤❤❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 9 місяців тому +1

    War wilka magarsisa. 100k daqso 😍😍❤️

  • @khadraxashi380
    @khadraxashi380 9 місяців тому +3

    Hory u soco huno❤❤🎉

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 9 місяців тому +1

    King ceyda amiira adna sadexda yutube dhiigayga ay raacen😂😂😂❤

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 3 місяці тому

    Mashalh🎉❤❤❤❤❤❤

  • @gurigashukri6965
    @gurigashukri6965 9 місяців тому +2

    Soomaliland ma wadan bay isku maleeyaan 😂😂😂 dadka haka walina😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 9 місяців тому +2

    Dadka miirkii somaliland ka raacay ader wanu tashaynay mashquulka naga yarya dee

  • @bisharohussein-hw6ih
    @bisharohussein-hw6ih 9 місяців тому +12

    Keep going brother 😂❤❤❤ ceyda arday boy isn't easy

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 9 місяців тому +2

    Team qab qab isn't easy ❤😊

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 9 місяців тому +2

    Amira mel kujirto maqoslin macqu mahan😂❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 9 місяців тому +4

    Amiiro qurux is not easy 😂

  • @farxiyaxasan8177
    @farxiyaxasan8177 9 місяців тому +1

    Arday poy guul insha allaah markasta

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 9 місяців тому +2

    Caydaa❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 9 місяців тому +6

    Amira is not eazy😂❤

  • @Saahidsharmarke
    @Saahidsharmarke 9 місяців тому +2

    War huuno maxad murayadaha sida nagaha ugu xirataa bisinkoo xishoo wllky 😂😂😮

  • @IstahilMahad-zh9pk
    @IstahilMahad-zh9pk 9 місяців тому +2

    Moqdishu nah 😂 wailibte ceyda😂😂

  • @ifraxcabdi22-cg4gd
    @ifraxcabdi22-cg4gd 9 місяців тому +9

    Qab qab for ever 😂❤

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed4578 9 місяців тому +2

    amiiro waysu raacdeen 2 da dhiman sheeg maa dhacdaan

  • @Somaliwayn7
    @Somaliwayn7 9 місяців тому +2

    Shuu shuu abdalla 🎉❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 9 місяців тому +3

    100K 🎉

  • @MushtaqCabdi-y4z
    @MushtaqCabdi-y4z 9 місяців тому

    Cayda❤

  • @samiiromohamed7932
    @samiiromohamed7932 9 місяців тому +1

    Camiradaada waxba ka qaldan salaxow camerada amiiro iyo cayda wax ku duuban kuduubo si aan ugu raaxaysano ❤keep going pro

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 9 місяців тому

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @rabitaloudaaa6206
    @rabitaloudaaa6206 9 місяців тому

    Kaalay saalax.ma indhool bA mar walba iyo muraayad

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 9 місяців тому +2

    Ayy tem qabqab ❤❤

  • @Sharmacreative1
    @Sharmacreative1 9 місяців тому +1

    LAMAANAHA QARNIG😢❤😂😂😂

  • @SamatarsiciidO
    @SamatarsiciidO 9 місяців тому +1

    Keep going ceyda somaliland

  • @MarMax-c6f
    @MarMax-c6f 9 місяців тому +1

    M.a❤

  • @calimohamed2555
    @calimohamed2555 9 місяців тому

    Saalax keep going bro

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 9 місяців тому +1

    Imoj maa wadan lagu noqa niyad dhis badna ceyda😂😂

  • @AyaanDaahir-t1w
    @AyaanDaahir-t1w 9 місяців тому

    Cayda koko so qawo dee cayko😢😢

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 9 місяців тому +3

    Amiira iyo cayda fuuny😂

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 9 місяців тому +3

    Come soon 100k salax jj

  • @xamdifarax8594
    @xamdifarax8594 9 місяців тому +1

    Horta dadkan maxa ka qaldan Somaliand wadan mahan ee waa casimaad labad ee somalia wana qaldan tahiiin ❤😊

  • @calimohamed2555
    @calimohamed2555 9 місяців тому

    Amiira❤

  • @Duakhaliif
    @Duakhaliif 9 місяців тому

    JJ dhibka dhafa abti somali land wadan mahee hadee wadan ahan laheed passporka somaliya lugu sameye ma Somali land laguu sameye dhibka dhaaf abti teeda kale qab qab niyad dhiska xoga waku rontijiin 😅

  • @sawdayuusuf288
    @sawdayuusuf288 9 місяців тому

    Amir❤

  • @PrinceMaheeshPrinceMaheesh
    @PrinceMaheeshPrinceMaheesh 9 місяців тому +1

    Asxabey Reer Malaysia 🇲🇾 Meeqa saac Ey naga horeyan Somalia 🇸🇴 Cml?❤❤

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 9 місяців тому

    Sharaf iyo karamo nolow ceyda iyo Amiira iyo Salah

  • @calimohamed2555
    @calimohamed2555 9 місяців тому

    Ceyda legend

  • @Subarman32
    @Subarman32 9 місяців тому

    Cayda wllky madaxa no saaran tahay from somaliland

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 9 місяців тому +4

    Anah u horeeya😂 lkn wali ma dhamaystirN😂

  • @aliyare228
    @aliyare228 9 місяців тому +1

    Legend king salax J J😂😂❤❤

  • @DaudYussuf-o2g
    @DaudYussuf-o2g 9 місяців тому

    1000k🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Caishocumar-c2j
    @Caishocumar-c2j 9 місяців тому +2

    Salax jj nolo walaal

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 9 місяців тому

    Somaliland ma wadanaas Amira xaleey

  • @AbdullahiYusufAbdi-d2u
    @AbdullahiYusufAbdi-d2u 29 днів тому

    Salax jj is not easy ❤❤❤

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 9 місяців тому

    M a wll saalx

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 9 місяців тому

    Somaliland maxa kawda ceyda gobol ma lagu weydiyey mise dal?

  • @MaryamoCabdi-tm5bq
    @MaryamoCabdi-tm5bq 9 місяців тому

    Waraya ceyda 900k TikTok ayab mareyse

  • @OsmanElmoge
    @OsmanElmoge 9 місяців тому +7

    Amira is not esy

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 9 місяців тому +1

    Arday ga wuu saxyhy Mxaa loogu dhagaaa Slovakia 🇸🇰 wadn waaye

  • @SalmoMaxamad-rj6nc
    @SalmoMaxamad-rj6nc 9 місяців тому +3

    Cayda soomlilaan wadana maaah😂😂😂secal😂😂😂

    • @jaamacxasanmuuse535
      @jaamacxasanmuuse535 9 місяців тому +2

      Salmaay dadka ciilan miyad kamid thy wll😂

    • @sacdiaibraahim5343
      @sacdiaibraahim5343 9 місяців тому +2

      Mid somalialna uga baxay Ayan filaya sida darteed u gubanaysa lo qaban maayo lkn😂😂😂😂

    • @SalmoMaxamad-rj6nc
      @SalmoMaxamad-rj6nc 9 місяців тому

      @@jaamacxasanmuuse535 dad ciilan kuma jiree lkn D. Hiiran ayan joogaa saslwaye baldweyn

    • @jaamacxasanmuuse535
      @jaamacxasanmuuse535 9 місяців тому

      @@sacdiaibraahim5343 sacdiyo😂😂

    • @SalmoMaxamad-rj6nc
      @SalmoMaxamad-rj6nc 9 місяців тому

      @@sacdiaibraahim5343 waxan heestaa D. Hiiran inuu dhihi waye hhhh

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 9 місяців тому

    Ceyda zenziba wa Z suashi uhoreeyse wuu gaade🎉

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 9 місяців тому

      Suasha labad xata wuu gaafay 123 ila 9 caadiyu nambar oogu tiriye magacyada inu kuceliye ahayd😂

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 9 місяців тому

    Cuqubadi greedy maa salax kudhacday😅

  • @GAVIBOY-h2e
    @GAVIBOY-h2e 9 місяців тому

    Somaliland ma wadan eh😂

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 9 місяців тому +3

    Waxan la yaabay dadkan markay maqlan Somaliland waa wadan gubta waxa shida adeer Somaliland waa wadan tashtay oo dantoda racaye naga dhamaada dee
    5000jeerban idin leenahy waa waa wadane shidh 🤯

    • @Asmamaxamed-m4i
      @Asmamaxamed-m4i 9 місяців тому +2

      Ka xuntaa somaliland waa dal tashtay ❤

    • @Sarito5
      @Sarito5 9 місяців тому +1

      Exactly sister
      naftaba ka dhaceysa somaliland wa wadan hadi la idhaa ha idinku tagnato ayanu leenhay. 😁😂

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 9 місяців тому +1

      Horta marktaa waa dad buka😂😂😂

  • @MohamudMohamed-t1n
    @MohamudMohamed-t1n 9 місяців тому

    😂😂😂😅😅

  • @mahamoudawliyo
    @mahamoudawliyo 9 місяців тому +3

    Somaliand Waa Gobol Somalia Ka Tirsane Maxaa Dal Uga Dhigazaan Hala Kala Xishoodo😂😂😂😂

  • @HodanCadilahi-zr7ct
    @HodanCadilahi-zr7ct 9 місяців тому +1

    Koko. Soqabo❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiYusufAbdi-d2u
    @AbdullahiYusufAbdi-d2u 29 днів тому

    Hhygdffgggjjjjj

  • @sumayaAbdirashid-bz6mh
    @sumayaAbdirashid-bz6mh 9 місяців тому

    Inta cadi ula ciyaar salaxaoow

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 9 місяців тому +4

    Somaliland hargeisa ee kulaha gobol maa wadan nooga dhigeeysin mise salax aya niyada udhiseysiin hhh hadeyba khatumo eey iska shegan jiren hawada kucuntay samarona wadadey kuso jiray😂😂😂

    • @Xayaat-omar
      @Xayaat-omar 9 місяців тому +1

      Reer jigjiga waye ninka waxaay niyad dhisku😂

    • @Kaltuuney1222
      @Kaltuuney1222 9 місяців тому +3

      Wxii baxayan ha baxaan adeer lkn Somaliland waa wadan , cuqdad Somaliland la idhaba calosha idin buuxise 😵‍💫🤢

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 9 місяців тому

      @@Kaltuuney1222 cuqdad umaqabo wlhi ee waxan jeclahay somali hal ah dadna xoog lagu ma heeysto inad sasabataan ayeey eheyd hada its too late

    • @Kaltuuney1222
      @Kaltuuney1222 9 місяців тому +1

      @@TruthNeverHurt462 Somali oo hal anako ree Somaliland ah ayaa kaa jecelnayn lkn taasi wey midha dhali weyday nacayb uunbana laga qaaday anakana wxaa nala qurux badnatay inaan dantayada raacano .

  • @NasroMaxamed-q7v
    @NasroMaxamed-q7v 9 місяців тому +1

    Amiiro funny waye lkn aqoon malaha😢

    • @Dhibleyyyyy
      @Dhibleyyyyy 9 місяців тому

      WLL saa ha oran

    • @NasroMaxamed-q7v
      @NasroMaxamed-q7v 9 місяців тому

      @@Dhibleyyyyy hee maxaa wll runta maa ladiidaa dhanka aqoonta kuma fiicna amiira

    • @Rahma419-k4w
      @Rahma419-k4w 9 місяців тому +5

      Aqoontu wadan kuma xidhna hepelow gabadha haku gafin😢

    • @NasroMaxamed-q7v
      @NasroMaxamed-q7v 9 місяців тому

      @@Rahma419-k4w ilaa hada wadan maba kahadlin aniga

    • @Aamusan-q6u
      @Aamusan-q6u 9 місяців тому +1

      ​@@NasroMaxamed-q7v Aqoon we ledehay lkn wax so qabashada iyo fahamka ku adag

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 9 місяців тому

    Salaxan so kii asad haji iyo ceyda iyo cumeer lasodubi jiray videyoyada soma ma ahan mise ana moodo waa saalax kale kii asad aan kubaranay haduu yahay isbadal weeyn aya kamuqdo ninkaas nin xoogan ayu aha bidaartana malahen saana uma cadeen saana laf iyo maqaar uma eheen ninyahow xaa kugu dhacay qaliin miya isku sameesay waa adiga baa ba noqde sagaaro cml cunug yaro 10 jir aya lugu maleya 😷😷😷😜😜😜

  • @QaaliAdan-rr9uk
    @QaaliAdan-rr9uk 9 місяців тому +3

    Ceyko

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274 9 місяців тому +1

    Somaliland gormay wadan noqoty waawarey 😂

    • @Muna_qaali
      @Muna_qaali 9 місяців тому

      Kaxunta maxay badantahy😂😂

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 9 місяців тому

    Somaliland waa gobol ka mid ah somalia 😊

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 9 місяців тому

      Kaly Somaliland hadad maqashaan maxaad u calcashan adeer wa tashanay maxaad bedli😏

    • @Kingmohan123.
      @Kingmohan123. 9 місяців тому

      @@aaminaindho3742 oromonimo miyaad ku tashateen🤣🤣 jees jees igama aha lkn wxa laga fcnyhy calacal inad ka hadasho adigoo dadka tuugsada ay adeerada yihiin😅

  • @xafsaahmed902
    @xafsaahmed902 9 місяців тому

    Hh

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 9 місяців тому

    Fv family Somali royal family katagtay amiroy😂

  • @Aishadiriye-u7f
    @Aishadiriye-u7f 9 місяців тому

    😂😂😂😂