Maxkamada dahir alasow kiiski ragi kufsaday Mamo saafi iyo qabiil ladoodi oo laso bandhigay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 91

  • @hamdimahdi769
    @hamdimahdi769 Місяць тому +1

    Bravo Mr daher et félicitations pr cette enquête

  • @willobouni7146
    @willobouni7146 Місяць тому +1

    Mamaadaan Allaha samirkaa u adkeeyo Allah cadalaadiisa waajoogtaa ee samiir samiir

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Місяць тому +7

    Daahir ilaahay ha kuu gargaaro sida aad ugu gargaarayso Dumarka Mamadaa adigaa arinkeedii soo afjaray 38 years kadib 😢😢😢😢

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Місяць тому +5

    Waa xanuun weyn qalbiga iyo maskaxda aan qaadi karin .dhibka ku dhacay xaqiiqdii.
    Marka aan arko Maama Saafi wejigeeda ilinta maba ceshan karo. Walaahi aad ayay ii taabatay qisadayda.Subhannallah!
    Allaha xaqeeda ha soo ifiyo dhibkii ku dhacay dambi dhaaf Allaha ugu dhigo😢😢😢 Aduunyo fi nicma aaqira fi jannah Allaha siiyo .iyo dhamaan inta dhiban ee la dulmiyay.Amiiiin🤲

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 Місяць тому +8

    Balaayo idinku dhacday gaar ahaan Cabdullaahi goofaw balaayo kugu dhacday aduun iyo aakhiraba ilaahay swt idin kaga gaw xumaa ma amxaaraa wuxu

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Місяць тому

      Awal saafi bas aa habaareysay hadana aduunkoo dhanaa habaaaraayo saafiyeey intaasaad ka faaiiday kama badbaadiyan 😢😢😢

  • @hamdimahdi769
    @hamdimahdi769 Місяць тому +1

    Innaah lilawi ha inaalilahi rajuuhin

  • @MaxamedsalaadXalane
    @MaxamedsalaadXalane Місяць тому +1

    dahir magacisu wa cabdinasirxasan qarab waxuna joga Denmark naynastisa wa Weerow waxuna labo dhagax xamarjadiid gurigoda ilaahadda wukuyala oorfane oo durable ah ayay darisyihin❤❤❤❤

  • @hassanhawa403
    @hassanhawa403 Місяць тому +1

    Machallah dater noloy Safi soory

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-zs8do2tr8z
    @user-zs8do2tr8z Місяць тому

    Illahow xaqeda usosar yaarabi mama safi❤❤❤

  • @Marshallh12636
    @Marshallh12636 Місяць тому +1

    war adigu sidi lokufsaday miyad kawaydinaysa meshan haday run noqotey dacweya gabadha hala cawiyo sinimankas losoqabto ilahay hasoqabto

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 Місяць тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Ilaahey haku aargudo walahi waa xanun,
    حسبي الله ونعم الوكيل.

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g Місяць тому +1

    Eyga foosha xun jala toogto ala kuuma kuuma naxariisto cabdulaahi shaydaan

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 Місяць тому +6

    Allah qalbiga ha u qaboojiyo maskiinta 😢😢😢😢😢

  • @MahamedAhmed77
    @MahamedAhmed77 Місяць тому +1

    Dadka dhahaya dahir wax fican ba qabatay waxa aminsanahay in fakarka ku kala duwanahay sababto ah kufsiga 30 sano dheeraad kaso wareegay dahir calasow le yahay baritan ba kuso sameeyay hebal iyo hebal ba kamid aha raga ku kufsaday
    Waxay keeni kartaa in mamada beesha iyo raga ku eedeenayo danbiga in dhib dhex maro mamada saafi hada ko hor ayaaale xuseen wareesanayay waxay no sheegtay in la kufsaday ayado gabara ka dibna aa iska amustay sidaaan mustaqbal ku yelatay hadana ay tahay hooyo caruur dhashay

  • @safiajama9090
    @safiajama9090 Місяць тому

    Waa idin salaamey kuligiin.madama aa. Jury ka mid ah daawata barnaamijka

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 Місяць тому +1

    Sadexda kale qabiilkooda maxaad uqarin sheeg iyana ma ilmaadeeradaa bay ahaayen sheeg cadaalad qaybi daahir

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Місяць тому +1

    DAAHIR WUXU SHEEGAYA DHAN WAS WAXAY HORAY U SHEEGTAY WAX CUSUB MUUSAN KEENIN WAA BEENLOOW HADALKEY HORAY U SHEEGTAY AYUU SOO DHAGEYSTAY MARKAAS AYUU ISKA DHIGAYA NIN WAR SOO HELAY

  • @ahmedabdirahman1934
    @ahmedabdirahman1934 Місяць тому

    Allahu akbar

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 Місяць тому

    Hada raggaas ninka u yar waa 60 jir mana fiicna inla ceebeeyo hada ayagoo odayaal ah oo awoowe yaal ah Ilaahey hadaad ceeb qariso ceebtaada ayuu qarinaya dar Allah ku daa.

    • @gaashaanlemedia9715
      @gaashaanlemedia9715 Місяць тому +1

      Sxb dulmi ha difaacin
      Ceeb ma asturna
      Iyaga maxaa u diiday in ay iyada la xiriiraan oo hoos arinta u xaliyaan gabadhana qanciyaan

  • @HaliYusuf
    @HaliYusuf Місяць тому +1

    Daahirow alow khayr kusii saafi iyo gabdhaha kaleba caawi

  • @leilamohameda6889
    @leilamohameda6889 Місяць тому +1

    Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤ Aamiin ❤Aamiin Aamiin ❤❤❤

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 Місяць тому +2

    Midka marekan jogo nososhega meshu kajoga sidha udaqsi badhan haladscweye

  • @amiindaahir6610
    @amiindaahir6610 Місяць тому +3

    Waxakaste halkan hasheegin

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Місяць тому +1

    Cadilahi goof wa doqon ina adertis bulakugsanaya ninka kale kiligod wa wada darood wa in dowlada.canada xirta cadeyn walgu hele reer canada wa in dacweyan

  • @ifraaxxaashi3978
    @ifraaxxaashi3978 Місяць тому +1

    Alla habartu maxay iska cebayse mayey iska aamusto imika wa sodohe

    • @Sucad38
      @Sucad38 Місяць тому

      Maxa kaliged ceeb Dusha uu saray aykub Aboyaal Way ceebaysan yihin

  • @shamishoussein7587
    @shamishoussein7587 Місяць тому +2

    😭😭😭😭😭😭

  • @deeqsanmedia23
    @deeqsanmedia23 Місяць тому

    Subxaanalaah

  • @BilaalCabdulaahi-l4h
    @BilaalCabdulaahi-l4h Місяць тому

    Gudoomiye Maxkamadu Dil Toogasho ah Miyeeysan Fulin Karin!!!😂😂😂

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Місяць тому

    Sorry 😅😅😅😅😅😅😅

  • @deeqsanmedia23
    @deeqsanmedia23 Місяць тому +1

    Aax Rag maahan Kuwaas waa bahalo

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Місяць тому +2

    .madhibaan.waa.gob.gobo.dhashay.baleega.nasab.nimadaas.daarood.iyo.hawiiye.waa.nasab.dhiman

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Місяць тому +2

      @@faliswarsame3327 madhibanku wa nasab laysku wada raac

    • @hah7064
      @hah7064 Місяць тому

      Wuu baqanaayey, waayo booliiska ayuu u sheegi lahaa. Haday iyadu gabaryar ahayd oo cabsatay inuu isagu gudbiyo report ayay ahayd.

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 Місяць тому

      ​@@hah7064reee kooda eheed inee sheegaan. Inee ogaanin macqul maaha.

  • @hassanhawa403
    @hassanhawa403 Місяць тому +1

    😂😂

  • @casecabdiwali9772
    @casecabdiwali9772 Місяць тому

    Alle Xaqeeda Hasiiyo Gabadhan Miskiinta

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 Місяць тому

    Kuwa hawiye maxa uqarinee daahiro

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g Місяць тому

    Waxay utaraysaa saafi ala ayaa ceeberyay iyagoo sodogyaa khaniisiinta dabada kamaray cadaw bay ahasyeen inantuu😊 ceebeeya uunbay islahaayeen cadawsanaa tolow hablahoodii mmalagu ciqaabi danbigaygaleen aduunkii waa kuceebeebeen aakhirana nololxun baan urajaynay nikii ciidanka watay

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 Місяць тому

    😢😥😭😭😭😭😭😭

  • @mahadcano915
    @mahadcano915 Місяць тому

    Dahir. Waa. Liibaax

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Місяць тому +2

    Dadkani dhaqn xumaa maxay ahayeen

  • @sagalmedia24k
    @sagalmedia24k  Місяць тому

    AAWAY SOOMALI 😢 WAAR HOYADAAS LA KUFSADAY U SHARE GAREEYA MEEL FOG U GAADHSIIYA CADAALAD HA HESHO 😢😢😢😢😢😢😢

  • @deeqsanmedia23
    @deeqsanmedia23 Місяць тому

    😂😂😂😂. Allaha qalbiga ha kuu qaboojiyo

  • @user-sy5vd8xb5n
    @user-sy5vd8xb5n Місяць тому

    Walhi wa qiso xanun bdan ilahow ciqaabtoda tusi dhamntod

  • @user-yi7xx3cn5i
    @user-yi7xx3cn5i Місяць тому

    Man hunt mandated

  • @massmass8300
    @massmass8300 Місяць тому +1

    Subxaan 38 years ago mxy
    Kwadaa 😮😮😮😮😮😮😮

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Місяць тому

      Waa xiligu kufsigu dhacay.

    • @user-ep7qj5wg8i
      @user-ep7qj5wg8i Місяць тому

      Ayadoo inan yar 16 jirta ayaa 5 nin kufsadee 1986 aa la kufsaday waa sheeko naxdin leh subxaanalaah

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Місяць тому +1

    .qof.kasta.oo.dulman.alle.hau.gargaaro.xaqiisana.alle.hasiiyo

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Місяць тому

    Ilahay raga xaqa ha kaga so dhcayo xaqaga

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 Місяць тому

    😭😭😭😭😭😭😭yaarabi intaas oo rag ah magteeda baalaga rabaa

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Місяць тому

    5 boqol geel hala siiyo hooyadan
    USA

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Місяць тому

    Nimankaas Dhamaantood waxaay ahaayeen dhagar-qabayaal ha ugu siidar naadee kii sharqoolka soo maleegay,ragaas waa in aay cadaalada dhadhamiyaan Ilaahay idankiis. Saafi oo ah hooyo adkaaysi badan ama Aron lady Isha Allah waxaan arki doonaa ayagoo katiinad kuxiran oo fool xun oo xabsi loo siiwado.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    SAAFI ABAAYO ALE XAQAAGA HAKU SIIYO AAAMIÌN
    ANIGA WAXAN JECLAN LAHAA I.N KISKAGA ADKU EKEYSID NINKA KU SHIRQOLAY OKU GEEYAY RAGAAN WAAYO CLAAHI GOFJOGE ISAGA LAGA RABAA INU KENSADO RAGII LASAMEYAY KUFSIGA EKU RAACAY

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g Місяць тому

    Daarood bay wada ahaayefn darxumadiin gashay was cadaw reerku

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 Місяць тому

      😂Yaa shirqooley iyadaa? Hawiye sax? Maxa Daaroodka ka rabtaa. Kan mariixaanka ah ayadu ma aaminsana inuu ku jirey

  • @gjama9511
    @gjama9511 Місяць тому

    HABRIHII SOOMSLIYEED WAYWAASHEEN !! SOSIAL MEDIAYIHII AYAAY WAZAYDOONAAN KAGA HADLAYAAN . DADKAN WAA IN MAXKAMADA SOMALIYA SOOWADA XIDHAA DADKAN WAALAN

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Місяць тому +1

      Kuwi kufsadey matahay doqon yohow

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Місяць тому

      ​@@deqawarsame-ml7fmmindhaa waa isagii😢

    • @user-ud1ts7jb7e
      @user-ud1ts7jb7e Місяць тому

      IlAh hakugu salido sidii loo galay mamadan

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Місяць тому

    💔💔😭😭 sorry mamo ❤

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    NIMANKAAN WAXÀY DIINTU KA QABTO HALA MARIYO😢
    LACNADII ALE HAKU DHACDEE

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Місяць тому

    Axax.maamo

  • @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088
    @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088 Місяць тому

    Ninka wax kufsana geesisanaa subxanallah

  • @user-ob3hl6vy2l
    @user-ob3hl6vy2l Місяць тому

    Ilko boqol yu yahay qabiilkiisa sheeg

  • @deeqsanmedia23
    @deeqsanmedia23 Місяць тому

    Foolo faje ku dil

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Місяць тому

    Dhaqan xumada hawiye wax walba wa la arki salaamaad

    • @user-ep7qj5wg8i
      @user-ep7qj5wg8i Місяць тому

      Hawiye dhaqan kuma gaartid afkaaga ka jeedi bilaa dhaqankaa

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Місяць тому

      Cadulahi goof amahane inta kale kufsatey wa darood

    • @osmanahmad8509
      @osmanahmad8509 Місяць тому

      Dhul ka hawiye bis dumar laguma kufsado
      Deegaanada dhan oo soomali kufsigu kadhacaa
      bal deegaanada kale qaarkood saqiiro gabar iyo wiilba leh inta lagu kufsado ayaa ladilay weliba
      adiga deegaanka aad joogtid ama aad kasoo jeedid ayaa kufsi kadhacaa ama kadhici karaa.
      Dhaqan xumada kufsigaa giyiga soomalida oo dhan ayuu kafhacaa
      dadkii aan qarsan xumaantaa oo banaan ka keenaa ragii kufsiga gaystey waaba dad fiican
      oo waxay bad baado unoqon kartaa dumar badan oo lakufsan lahaa
      lkn cidii xumaantaa lasameeyey qarisaa ama istiraahda hoos uxalista yaan deegankale laydinka maqline xumaanta kufsigaa ayey dhiira geliyeen.
      waxa cay noqan karo iyo post traumatic stress uu qof dumar ah oo dhib loogaystey uu goconayo inaa kala taqaanid ama kala garan kartid waa muhiim
      adoo weliba qof dumar ah
      oo xanuunkaa iyo mid ka badan dareemi lahaa
      waxa maamadaa kudhacay oo kale haday kugu dhici lahaayeen.

    • @Username11249
      @Username11249 Місяць тому

      Goof mooyee afarta kale waa daarood xaaraami yahow waxa tuulooyinka lagu bakhtiyay idin dhigay baa waxaas ah

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Місяць тому

      Qof xun qabil malah

  • @Timir104
    @Timir104 Місяць тому

    Dahir mxad ninka sacadka ah
    Uga reebtay

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Місяць тому

      Miyu ka rebay so mention gare bal hada halku kaga reebay minuteka

  • @user-cw6lw9xl8z
    @user-cw6lw9xl8z Місяць тому

    Daaahir calasow xataa habiinkaa waa joogay waa ninka kugu kaadiyay markaa oyeeysay

    • @sagalmedia24k
      @sagalmedia24k  Місяць тому

      @@user-cw6lw9xl8z Alle ka cabso

    • @hah7064
      @hah7064 Місяць тому

      Hhhhhh😂😂😂😂

  • @Suraley45667
    @Suraley45667 Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢