AXMED BUDUL | DHAANTADA GOBOLADA DDS | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 90

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +4

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love Aan ku salino xabibkena scw

  • @saadaali441
    @saadaali441 5 років тому +8

    Vivaa ogadeeniyaah wadnkaan kufaano allow nobarakeeh jigjiga way isbadashay xagga siyaasada furfurnan aya kamuqataah mshllll tabarakallah dadkygii guuleystaah from jabuuti

  • @youssoffarahwawili1170
    @youssoffarahwawili1170 4 роки тому +3

    Diri dhaba nafta ku dawoobaysoo waaa dalkaygee miyaan sitti dayn kartaaaa inoolow🤟🤟

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 5 років тому +20

    Shanta somaliyeed one love 🙏💚💭❤

  • @luulxaaji7661
    @luulxaaji7661 5 років тому +4

    Www budul wlhi mar hore ayaa igu dabeysy aragtidiisa mnsha Allah

  • @khayrqasaaro754
    @khayrqasaaro754 5 років тому +18

    Ogadenia allow Anoon Tagin Ha dilin 💚💙💖

  • @farhiafarah7981
    @farhiafarah7981 5 років тому +17

    Gobolada Ogadenia💚💙❤️

    • @showmanofficial6513
      @showmanofficial6513 5 років тому

      Wllo subscribe iisar mhdsanid

    • @musamuuni9957
      @musamuuni9957 5 років тому

      xage ogaadenia la dhaha kow kow

    • @khayrqasaaro754
      @khayrqasaaro754 5 років тому

      @@musamuuni9957 wdanka La dhaha Lpx ma taqaanid miyaa

    • @musamuuni9957
      @musamuuni9957 5 років тому

      @@khayrqasaaro754 war ha walan nio Ana ku dhalane somali galbeed la dhaha fahnty

    • @farhiafarah7981
      @farhiafarah7981 5 років тому

      musa muuni ask google.

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 5 років тому +7

    Qofki Koowaad Tusmo Filmz Hore U Zocda 🙏

  • @abdirashidelmi2438
    @abdirashidelmi2438 5 років тому +7

    Barakalahu fiikum ogadenia aamiin

    • @musamuuni9957
      @musamuuni9957 5 років тому +1

      ogaadena kute wadh wadh 😂

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому

      @@musamuuni9957 maxaad ka badali kartaa? Car waalo.

  • @fariixakulmiye9820
    @fariixakulmiye9820 5 років тому +10

    Somaalinimada nagu wayn adeero

  • @somalifamilli9904
    @somalifamilli9904 4 роки тому +1

    ShebeeLLe❤️❤️✌️✌️✌️all the way GODEY huniyo

  • @boqorabdallaahmed6451
    @boqorabdallaahmed6451 5 років тому +1

    Frist view and like and comment 🦁👌

  • @adanabdirahmanmahamud5275
    @adanabdirahmanmahamud5275 4 роки тому +1

    Dawa 🥰🥰🥰🥰👌

  • @prembosska2519
    @prembosska2519 5 років тому +7

    Ree jigjiga runtii wax lagama qaban karo runtii wa dad horumaray wxn ku borin laha shacabka somali wayn ani fkir ahantayda mrkd show qabanysan ee shaqsi loo qabanayo kaliya mahin in shaqsigas iyo dhwor shaqsi oo kle oo kaligod kusoo badhiga dhaqanadooda ama heesohooda masraxa sida ree jig jiga waa in la dhex galiyaa dadka meeshaa dagan dhaqankooda u gaarka ah ee shwoga dhigaya viva ree jigjiga ogadenia

  • @raxmaroos7997
    @raxmaroos7997 5 років тому +1

    Alle haku xafido wlky axmed budulow

  • @ibrahimamina9726
    @ibrahimamina9726 5 років тому +2

    diri dhabe nafta ku dhawobeso wa dalkeygi miyan sitti daayn kaara alaylehe maya

  • @foos7330
    @foos7330 5 років тому +1

    Asc asxaabta maasha alah fanaanka alow noo xifdi soomaalinida ku dheertahay

  • @raxmaroos7997
    @raxmaroos7997 5 років тому +1

    Masha allh axmed budul waa nin aan aad u taageero waa nin aad u qima badan runtii

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 5 років тому +1

    Weeeweee Waa LaYaabaY🎵

  • @Abdi758
    @Abdi758 5 років тому

    Ilaaaahy ceebta naga astur budul waaa laba gardaaq

  • @officialmacaruf9779
    @officialmacaruf9779 5 років тому +7

    @AXMED BUDUUL WLLKEN

  • @SomalilyricsApdirahman2020
    @SomalilyricsApdirahman2020 5 років тому +2

    Apdiqani Tusmo nin aan jclahay video editing kiiza

  • @hibahazann1
    @hibahazann1 2 роки тому

    Faafan ♥️🤍

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح 4 місяці тому

    Dollo❤❤❤❤

  • @dirislesomali5794
    @dirislesomali5794 5 років тому +2

    tusmo sifiican soomaalida

  • @ahmednurabdullahimohamed9947
    @ahmednurabdullahimohamed9947 2 роки тому

    Diri dhabo naftaa ku dawoobeeyso oo waa dalkeeygii miyaa siti dayn karaa

  • @babydol9786
    @babydol9786 5 років тому +2

    Ahmed buthul miyaa mise wilkisa

  • @luulxaaji7661
    @luulxaaji7661 5 років тому

    Wll horey usocooo

  • @zamzamafrah
    @zamzamafrah 5 років тому +2

    Heestan ama dhaantadan BUUHOODLE kuma jirtee maxaa dhacay maxaa loo ilaaway gobolkii geesiyada iyo gobta

  • @alimabdikarim3791
    @alimabdikarim3791 5 років тому +1

    From doolo

  • @najmaahmed3550
    @najmaahmed3550 5 років тому

    Waa Inaan dixdego

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 5 років тому

    Cawale ammaan malaha oo waa nin Aabihiis inkiray

    • @abdulrahmanaden1766
      @abdulrahmanaden1766 5 років тому

      Boqor Gorgor
      Orad mesha cawe ka bugto
      Iska Biyo kulul ku qaboji

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому +1

      Cawaale maxaa naga galay? Adeer nama khusayso waxaa aad ka sheekaynayso.

  • @attitalaofficial5987
    @attitalaofficial5987 5 років тому +2

    Azxpt subscribe isaar anigne wanku saraa

  • @kaamilabdi8220
    @kaamilabdi8220 5 років тому +4

    Reer jigjiga ma imakay somali noqdeen
    Hala waasho

    • @sihaamsiman2668
      @sihaamsiman2668 5 років тому +3

      Mayee horaan baynu u ahyn

    • @bishaarbashka8483
      @bishaarbashka8483 5 років тому +2

      M.a abwaaan afkaada caano lgu qabay

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 5 років тому +3

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣
      waa somaali dee👋
      Viva Jigjiga🇬🇶🇬🇶🇪🇹

    • @finefinefinefine7187
      @finefinefinefine7187 5 років тому +2

      Mnsha allh

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому

      Cuqdada iska saar wll, soomaalida la sheegaba waa un reer Jigjiga iyo in yaroo lagu yara qurxiyay.

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 5 років тому +1

    Ahmad budul dadki ethopiannimdu ku wayneed so maha 😂😂

    • @GODOL24
      @GODOL24 5 років тому +1

      Markii kharashkaa halkaa galey wllo hhhhhh halasii yaabin huno

  • @abucumar7482
    @abucumar7482 5 років тому

    Somali afkasheega haday dhabtahay jigjiga xamar ha loogataliyo

    • @nazirziyad215
      @nazirziyad215 5 років тому

      😂😂😂😂

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 5 років тому +1

      miyaad walaaltay🤫
      somali is same❤

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 роки тому +1

      War na dhaaf wajigaada wasee, xamar lahayne, adeer maxaa iga jira ee aan ka doonayaa wadh wadh war la'aan baa ku hayso nio ha isku wareerin howlahaas. Anagaa kun jeer ka dhaqan, lahjad iyo taariikh wanaagsan mardhowna dhaqaale iyo dheefba waanu helaynaa markaanu beeraha tabcano ee aan shidaalkana lasoo baxno. Soomaali'nimada aad adiga ii hayso ee aad bixinayso ooma baahni ee futada iska gali.

  • @nazirziyad215
    @nazirziyad215 5 років тому

    sxb

  • @alshakurjamal9002
    @alshakurjamal9002 5 років тому

    Kkkk