Waa la sugayey ! Shayaadiintii dawlad la wareegtey ma waxay ka bilaabeen in ay codka Somalilaand bakhtiyaan oo Radio Hargeisa gubaan ! Fartiinaa Qaniinaysaan ! Saw maydin dooran xakuumad Huwan Faqash Argagixiso !!! Waa bilow. Allaw Sahal Ciro raga uu soo urursaday wax ka daran ayaa ku soo socda dalkan, hadaan Ciro bedelin !
Alxmdlillaah inta dhib dhacdy
Ilaahay haka kabo dadkenii
Hantidu kagubatay amiin
Subxana Allah
Allah masiibooyinka heynaga badbadiyo
Alhamdulilah waad dadaasheen Allah garabkiina ha galo
Wa rabul kacba wa aldiu khslqa lana nabiyuna muxammad SCW dabdemisja casriga ee sidaas biyaja uturayo muqdisho ma yalaan.
Hasbun Allah wanicimal wakiil 😢😢😢😢😢😢Alow naga badbadii Amin Amin Amin Amin Amin Amin
salaamaad min kuli aafaaad يا نار كوني بردن و سلامة inshaa alaa wey dami weyna dhamaan duunyadu waa imtixaan ha la adkeysto
Allow badbaadi walaalaha dabka qabsaday
Alle ha uu gargaro aamin😊
Xasbunallaah wanicmal wakiil
Allaha yasiro
Cafwan wa masoibo tabaan ah ee ALLAH jala wa cala walaalada kuhanti belay dabkaas meel aynan kagileynan ALLAH hakasiyo.
Allaha,bakhtiyo
Waa uqubadii Willka oo eysilcinayee wwxmagaratadu oo aad ka qaban weydeen
Dawladii Hoose /Maayerkii HARGEYSA xagee Jiraa????. Waa yaab. S.Land/Hargeysee cool ha mudan. S.landers U K.
Kuwaahadlayaa.kadambeeya.dabka.oogubay.waayo.lacagta.looguridoono.ayaa.lagamacaashaa
Waa la sugayey ! Shayaadiintii dawlad la wareegtey ma waxay ka bilaabeen in ay codka Somalilaand bakhtiyaan oo Radio Hargeisa gubaan ! Fartiinaa Qaniinaysaan ! Saw maydin dooran xakuumad Huwan Faqash Argagixiso !!! Waa bilow. Allaw Sahal Ciro raga uu soo urursaday wax ka daran ayaa ku soo socda dalkan, hadaan Ciro bedelin !
Us qashinoow dhaqaalahaa somaali oo dhan ayaa loso jeestay
Adaa shaydanaa duqonyoo edenka cadaw Somaliland ku noqdaay. Wadankaan ado kala iyo dadka sedada ba burbrnya.
Tuuqte musa bixi ad med ka tahy ba cadaw cirro iyo shacabka Somaliland ku noqdaay.
Subxana Allah caqligaga ma intaasu keeney
Qodax ayaa kugu taagan ee iska jar Allah na ha ku caafiyo
Dadkii.gubay.suuqawaaheen.ayaagubay.kana.lacagtii.aykaheleen.aykamacaasheen.waaheen.ayaa.kanalagadaydayayaa.dadbaa.kamacaasha.dabka
qolalaka reer soomaali dhagaysta waxay lahaayeen hala gubo suuqyada sL dadka ajaanibta ahna halagu dhextoogto isaaqoow hada ilawdeen cadawgu idin muuI lawine masuuliyada dadka udhibaysaan kafiirsada cid kugu Mu carida hadad udhibto xil sidukuugu shaqaynayaa shacabkow is eega Guri Guri halo Ila socdo magalada
Kuwiigubay.waydhexhoogaan.waxan.waa.lagabaayac mushtaraynayaa..
Qofkasta Waa in uu isagu gartaa in aanu wadada xidhin Marka dab kaco.
Bisinka hooyo
Wani.waakuwa.gubay.kuwa.lacagaha.usooguridonana.watwada.shaqaystaan.waa.wax.mashruuc.lagushaqaysto.
Axaxax somaliland waa cauri
Waalagubayaa suuqyada maxaa qaldan umada xoolahoida malaha xaaraantik baa ku badatay sakada lagama dhiibo miyaa maalka
biyaha ku buufiya ayagaa kala cararayee
Lacag.baalagubartay..oolagasameeyaa.malinba.meelbuugubayaa
Muse judaan iyo cayayaankiisa aya ka dambeeya dabka iyo burburka dhaqaale ee reer hargeisa ,subxaana Allah.
@@samielmi6158 muse miyaaa qalbadii kara day😂
@ oo halaka dabku ka kacay yaa dega,it is a monkey works.
@ oo haka dabku ka kacay aya dega dee? This is a monkey business.
Muse dalka asagaa u Soo Hal Gamay kamana suurtawdo
Ee huradada ka kac hey 😂😂😂😂
Juudaan keligaa ku dhac ee edeb yeelo
Dabkaan maxaasababay
Hargeysa haa guubado,hargaeysa haa guubado hargaeysa 😂😂😂😂 guuul guuul alahu akbar
Subxanaallah
Iidoorow ilaahay u noqda diinta iyo ambiyada aad caayeysaan, qabayaalada cunsurinimada iska daayaa.
daba cayuun yaa ehlu naar
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Siyaado alle jabka reer koofurkaad ku faraxdaane kii mareykanka gubay sidaan ugu farxay baan ugu farxayaa. Ogaadana qaaraan naga sugi meysaan.
Adigu taada u tali waxba lagaagana baahna laangaabow
Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
tiisaba daryeelaaa tukalena kudara.!!!!!
adaataadii uyaabane yaawwaxkaaasugi ooc
Ilaahow habaarka adi kugu celi cagdheer uraayso oromoo
Caqli xumida ninkaas kufaraxsan dadkaa ganacsigu kagubtay magaca OGADEN meel hakaga dhicin Anoo ogadena waa kaxumahay
Hhhhhhhhhh