ISHAZIIZ MARKII IGU HOREY SAY AN IS ARAGNO IYO SIDAY IGA AMIN SANEED QOSOLKA ADUNKA🫂👸❤️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 212

  • @KingAsmar-v9p
    @KingAsmar-v9p 4 години тому +92

    Sundus qof qalbi wanaagsan waaye cid walbana wey jeceshahay mansha allh keep goin
    wlashay qaali only like team sundus❤

  • @RiyaadxasanXu
    @RiyaadxasanXu 3 години тому +40

    Ayy Isha inta ka dareemay wlhi qof naxariis badan inay tahy

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 години тому +60

    Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️☝️🫶🏻

  • @quenazuu6580
    @quenazuu6580 3 години тому +46

    Sunduseey ishaa welcome usamee io casuumaaad😂😅inta igu raacsn one 👍

  • @Beaquen
    @Beaquen 3 години тому +46

    Alla isha Aziiz xaflda in aay joogto weeye guys 500k waa in aan ku tuurnqa🎉🎉🎉

  • @sacdiyomaxamed3853
    @sacdiyomaxamed3853 4 години тому +48

    Sundus io aisha aziiz wlhi Qalbiyan idin jeclahay nolaaada xabibyal❤❤❤

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 3 години тому +26

    Sundus isha Aziiz u sheeg in aay xaflad joogto 🥰

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 години тому +24

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

  • @TawakalJamaal-s1g
    @TawakalJamaal-s1g 3 години тому +16

    Mar labad isha aziiz please wlhi wa qof qalbi wanagsan wey ka muqata❤

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t 3 години тому +16

    Isha asiis waan jeclhay lakiin sheekadeed hada igu horeesa omg sheegadeed qurux weeye😂❤❤

  • @KhadihoMohameedaahir
    @KhadihoMohameedaahir 3 години тому +18

    Team sundus one like plz 😅😅welcome back from Malaysia 🇲🇾

  • @sicidoomarabdi2152
    @sicidoomarabdi2152 3 години тому +28

    M.a sidaa ahow waligaa waa dad jeceshahay ilaah qalbigaga wanaagsan ha kuu siyaadiyo

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 3 години тому +14

    M.a waligaa sidas ahaw abyo waa dad jeceshahay ilaahay qalbigaaga wngzan hakuu siyaadiyo

  • @SalmaanMahamed-oq7jp
    @SalmaanMahamed-oq7jp 4 години тому +20

    Ala caawa sundus comment uqoray waxan ahay qof kii ugu horeeyey ❤

  • @Maimun126
    @Maimun126 3 години тому +22

    Isha ramadankiye noo shidi jirte wlhi gacanta so taaga inta ku xerna jirte 😂❤

  • @Honestgirl-d1v
    @Honestgirl-d1v 4 години тому +26

    Sundustena io isha aziz fav ones❤

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 3 години тому +20

    Sunduseyy Izha igu salan labadiinaba wan idin jclhy❤

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 3 години тому +18

    Ishaa casiis😢 nokeen Sundus biz🥹 ya iguracsan😢

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 3 години тому +8

    Masha allah waa nuuroysiin Hablihii Boqortoyada Farxad iigu nolada❤😘

  • @ShankaroonHassan-x8r
    @ShankaroonHassan-x8r 4 години тому +17

    Welcome to Malaysia 🇲🇾 izashaasisi🎉🎉❤

  • @naztehachanel9598
    @naztehachanel9598 3 години тому +15

    Isha welcome team sundus waa kuwadanaa ❤

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 3 години тому +11

    ishaziz waa gabar wanagsan qalbi wacan❤❤❤❤

  • @SamiiraLadan-y1k
    @SamiiraLadan-y1k 3 години тому +9

    Mash Allaaaaaaaah
    Sundus❤
    Asiiza🎉

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman 3 години тому +8

    Dad ka qurx bdn marka dhxda ugasho wa lumysa gabigagu m.a amira qurxley ishaa sdokle daroodnimo haBLhygi🎉❤

    • @Sagalabdielmi
      @Sagalabdielmi 3 години тому +2

      Daroodnimo waa adiga lahee mrka sundusa itopian

  • @محمدالصبيحي-ر2د
    @محمدالصبيحي-ر2د 3 години тому +14

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 4 години тому +10

    Masha"Allah ❤ Sundus Ayaanlle ❤ Ishaziiz Wel Côme Tu Malesia ❤🎉

  • @faysalbayle
    @faysalbayle 2 години тому +4

    Isha asis ifka hadaan kuwaayay alow aakhiro haygu seejin qalan jadaasi ❤❤❤❤

  • @falissiciid6651
    @falissiciid6651 3 години тому +7

    Mansha allh sundus iyo asha ladiiba aad ayaan u qalbi wanagsantihiin ❤❤❤❤❤❤

  • @CanabMohamed-q1j
    @CanabMohamed-q1j 3 години тому +9

    Team sundus one like 🎉🎉🎉

  • @sundusabdi5136
    @sundusabdi5136 Годину тому +1

    Alla sunduseeeey😢😢😢waan ku jeclhy wllhi fariid nimadaada iyo kartidaadaba ilaahy haku barakeeye maryaha sidaa kuugu dhegan iska daa pls😭😭😭

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 години тому +10

    Sundus iyo ishaaziiz welcome mcnto ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SamsamFaarax-uw9kp
    @SamsamFaarax-uw9kp 3 години тому +14

    Team sundus one like ❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 години тому +12

    Inta ila jcl Sundus qosalkeda ismujiya 😂❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 години тому +56

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤️🫶🏻☝️

    • @artunAliAbdullahi
      @artunAliAbdullahi 3 години тому +1

      Koko❤❤❤

    • @OzmaanKing-x2j
      @OzmaanKing-x2j 3 години тому +2

      War koko mhn e gbdh magaceda ku qoratay waye sawirkedana saraty😂😂😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 години тому +1

      ​@@OzmaanKing-x2j❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤🎉I Love Sundus 🎉❤❤❤😂😂😂

  • @IsraaQurux-g2o
    @IsraaQurux-g2o 3 години тому +7

    sundus hadey aragto nag steyl ayada caml ayda iney dhashe camal ula dhaqmee😂😊

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we 3 години тому +14

    Sundus manta ilma adeerteed bay heshay

  • @fadumoSaid-z8x
    @fadumoSaid-z8x 3 години тому +13

    Sundus si fiican u soo dhaway gabadha

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 4 години тому +9

    Gabdheheygii waan sugayay wllhi welcome ishaaa❤❤❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 години тому +8

    Model baa ishelay cawa ❤❤❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 4 години тому +8

    Team sundus an ishaaziz likE 🤍👀

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml 3 години тому +8

    Naa sundus dharkan foosha xun wllo iska badal walhy Kuma quxbadnid

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 2 години тому +3

      Quruxda mad uquuuri ladahy😂😂😂

  • @Cadey2_3
    @Cadey2_3 3 години тому +2

    Izha!wa gabar degan mashallah sunduzeeey fududka qabti haku daaaran gabadha❤

  • @yousra52
    @yousra52 3 години тому +6

    Laba gabar bashash ah o kulmey m.a❤🎉 sundus ishaa marwlba no ken inte bixin😂

  • @bilandahir
    @bilandahir 3 години тому +3

    Welcome back ishaa

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 години тому +10

    بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️❤️❤️اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَ‌ؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ‌ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا‌ ۖغُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲🤲🤲لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَاطَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲

  • @MumtaasNouradin-up8mg
    @MumtaasNouradin-up8mg 3 години тому +5

    Lapada haplood ee aan social media ugu jeclahay 😍😘

  • @fartun9664
    @fartun9664 3 години тому +4

    Sundus abyo wan ku jecelyahy wan ku daawadaa saakadaan aad kugu dhagantahy iska dhaaf please ama cabayad qafiif ah ka dul xiro

  • @AshqarBoy-g7d
    @AshqarBoy-g7d 4 години тому +7

    Team sundus ayaanle one like❤

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 4 години тому +6

    Sundus quruxbadan ishaacasiis😢🥹💋💕❤️

  • @mashjariabdallaalimashjari4106
    @mashjariabdallaalimashjari4106 2 години тому +2

    Team sundus 10 beri wax ka yar 500k ku gaarsiiya

  • @SadiaAli-g4n
    @SadiaAli-g4n Годину тому +1

    Sundus kor uqaaada🎉 500k gaarsiya ❤❤❤

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 3 години тому +2

    Ayyyy Hab lahay giii Farxad iithy marba Hada wada jogtan Woow Nolada ❤❤

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 3 години тому +2

    Sundus keep going insha llah 500k ❤❤❤❤❤❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 3 години тому +2

    Team sundus one like 🎉🎉❤❤❤

  • @Qureyha
    @Qureyha 2 години тому +4

    Qof isfahmeysiin isheshan sunduseey

  • @MulkiSheikh-b5q
    @MulkiSheikh-b5q 3 години тому +5

    Sundus iisha waine kulajogta ilaa xafladada kadhaceyso

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 години тому +1

    Manshaallah ishaa aziz way cayishay sundus because business woman noqotey 🥰😂😍

  • @YasminKhalif-x7y
    @YasminKhalif-x7y Годину тому +1

    Mash Allah sundus iyo aziiza❤❤🥰🥰🥰

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 години тому +6

    Masha"Allah Sundus Farxadiyoo qaf Ah 😂 You Are kind To Your Friends Continue 🎉My Darling🎉❤

  • @AmiraAbokor-h5o
    @AmiraAbokor-h5o 2 години тому +3

    Sundus waxano fudayda iyo qayla iskdaa plz gabadhu waya yabanthy adiga kacan maxad kaga naxsanthy

  • @AbdalleMohamed-c7g
    @AbdalleMohamed-c7g 3 години тому +4

    Cumeer iyo Isha biri noo keen😊

  • @nafisasiciid7216
    @nafisasiciid7216 3 години тому +4

    Isha ziiz xalfadada ha sugto sundusey❤

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 2 години тому +1

    Sundus Abaayoy dharka dhagan ma fiicno wuu ku muujinaa iska dhaaf please
    Talo waaalnimo Lee waayo
    Mahdsanid

  • @LaalishAshkar
    @LaalishAshkar 4 години тому +6

    Mcnto kujclahay sundusey ❤

  • @IlhanShire
    @IlhanShire 4 години тому +4

    Sundu ayaali qalpi waa kusalaamay❤

  • @AzharMohamed-lm6ll
    @AzharMohamed-lm6ll 3 години тому +2

    Woow ishaa wlc to malysia sundus isha xafldada ku casuun i.a🎉😂

  • @bilalmohamedyussuf5138
    @bilalmohamedyussuf5138 4 години тому +9

    Lawo model oo is helay😂

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 4 години тому +1

    Masha Allah Aishaaziz iyo walashed saaid iskugu egyahiin 🥰

  • @sicidoomarabdi2152
    @sicidoomarabdi2152 3 години тому +5

    M.a sundus qalbi xab xabey

  • @OzmaanKing-x2j
    @OzmaanKing-x2j 3 години тому +4

    Tem sundus hdn nhy welcome isha asiis hppti❤❤❤❤

  • @Koko_bulle34
    @Koko_bulle34 4 години тому +5

    Dadka saliga nabiga scw o like ku radsado😂

  • @TalisoCiise-f3c
    @TalisoCiise-f3c Годину тому +1

    Sundus washey my abaayo❤

  • @Sumyo-l7y
    @Sumyo-l7y 3 години тому +3

    isha qalbi nadiif 😢❤

  • @FayeSaïdHassan
    @FayeSaïdHassan 3 години тому +2

    Ishaziiz welcome to malaysia🎉🎉❤

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 3 години тому +2

    Welcome ishaa aziiz ❤

  • @MuniishaMuniisha-nx5cn
    @MuniishaMuniisha-nx5cn 3 години тому +3

    Rotin inago sosame malinta adesid malinta cadiga ah❤

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 3 години тому +1

    Mash allah abyoyaal❤

  • @LibanXasan-s7x
    @LibanXasan-s7x 3 години тому +1

    Sundus waakujecelahay abaayo mcn

  • @AyaanMaxamed-y4v
    @AyaanMaxamed-y4v 4 години тому +5

    Sundus I love you sis❤🥹

  • @aasiyamukhtaarcali2752
    @aasiyamukhtaarcali2752 Годину тому +1

    Ishaasiis welcome xppti❤

  • @Nadwadahir123
    @Nadwadahir123 3 години тому +1

    Izhaa joog inta xaflada ❤

  • @AbdalleMohamed-c7g
    @AbdalleMohamed-c7g 3 години тому +2

    From cumeer big fan ☝️

  • @Nuuracalicumar
    @Nuuracalicumar 3 години тому +2

    Welcome izhaa Asisss❤🎉

  • @Hamdateam27
    @Hamdateam27 5 хвилин тому

    Welcome to Malaysia hppti Isha aziis

  • @KarimaNeima
    @KarimaNeima Годину тому

    Isha iyo sundus are so cute 🥰 ❤

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 3 години тому +3

    Kamisun 500k ❤

  • @marianadawe2213
    @marianadawe2213 3 години тому +1

    Ishaa aziiz waa boqorad ❤😊

  • @nasrosiciid3927
    @nasrosiciid3927 3 години тому +1

    Welcome izha Aziiz 🎉❤

  • @MaymuunAbdikarim
    @MaymuunAbdikarim 3 години тому +2

    Welcome to Malaysia 🇲🇾 isha aziz

  • @Kuuxiisay
    @Kuuxiisay 3 години тому +2

    Izha waanjeclhy ani xata😢❤

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 3 години тому +3

    Ayy inaader Bay heshy sundus

  • @RayaanApdikrim
    @RayaanApdikrim 3 години тому +2

    M.a wax sundus laqlpia lahelay

  • @CEYDA925
    @CEYDA925 Годину тому

    500k is coming ❤❤I.a

  • @AbdalleMohamed-c7g
    @AbdalleMohamed-c7g 3 години тому +2

    From cumeer big fan ❤🎉😊

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 години тому +1

    Queen isha asiz❤❤

  • @AbdalleMohamed-c7g
    @AbdalleMohamed-c7g 3 години тому +2

    Team cumeer big fan 😊😊😊

  • @umalkhay
    @umalkhay 17 хвилин тому +1

    Sundustena🥰

  • @NimcoRashiitt
    @NimcoRashiitt 3 години тому +2

    Aisha aziiz welcome melesia

  • @LuulAli-jn9mk
    @LuulAli-jn9mk 2 години тому

    Isha waa gbr degan m.a horey usoco❤

  • @nasromuumin6612
    @nasromuumin6612 3 години тому +1

    Welcome macaanteena ishaa asiis❤