JAMAAHIIRTA | DHAANTO | CUSUB | BY ABWAAN AYAANLE SAAKIN | 2023 |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Dhaantadii Jamaahiirta
    Erayada iyo laxanka iyo codkaba
    Abwaan Ayaanle saakin
    Music: Beele
    Daraawiish jihaad
    Jaliilkeen baa baro
    Sida jibin dhacday
    Jugux cadawga siin
    Nin darwiish jaleecday
    Inuu jarayn
    Ka jaqaafin nolol
    Jeer horaa laysku qiray
    Ragii koofil joojiyee
    Rubada jaray
    Ee ku jeesjeesay miyaa
    La jirabi karaa??
    Kooraska
    Jamaahiirtii SSC
    Marnabasoo jeedsaniyo
    Jeeshka cadawga jare
    Durba jabiyayoow
    Ha jarmaadaan nacabke
    Ha ujixin jicina
    Page2
    Jamahiirtu markii
    Aay ujilib dhigeen
    Jibaadkooda baxi
    Dadku jiifi waa
    Markii jiida hore
    Jamacoodiiku go’ay
    jibaadkii ka baxay
    Dadkii jiifi waa!
    Jugtii gaadhay durbaba
    Jaanta wada rogeen
    Jahwareerkii ku dhacay
    Afkii baa juuqna gabay
    Jariimadaay galeen
    Jasadeedii weeye
    Horey joog udiideene
    Soo jiifsa dhaha
    Kooraska
    Jamaahiirtii SSC
    Marnabasoo jeedsaniyo
    Jeeshka cadawga jare
    Durba jabiyayoow
    Ha jarmaadaan nacabke
    Ha ujixin jicina

КОМЕНТАРІ • 67

  • @FANSOORMEDIA5367
    @FANSOORMEDIA5367  Рік тому +5

    JAMAAHIIRTA | DHAANTO | CUSUB | BY ABWAAN AYAANLE SAAKIN | 2023 |
    ua-cam.com/video/yf7ggFi92k0/v-deo.html

  • @cabdigureycali-ke2yg
    @cabdigureycali-ke2yg 3 місяці тому +2

    Fansoor.guulayso..toljira..hambalyo

  • @SawdaMaxamed-g3j
    @SawdaMaxamed-g3j 6 місяців тому +2

    Jaaaaaaàammaaaaahiiiirtaaaaaa guuuuuuul io gobanimo ❤❤❤❤❤

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Рік тому +3

    WOW khatar weeye dhaantadani waa hill dhamays tiran

  • @qureeshcabdi8791
    @qureeshcabdi8791 Рік тому +3

    Waa runtii walee

  • @HiboAbdi-f1p
    @HiboAbdi-f1p 28 днів тому

    Mansha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdallamuxsin2548
    @abdallamuxsin2548 Рік тому +2

    wow m.a ssc khaatumo guul insha allaah,🇸🇴🇸🇴🧚‍♂️❤🙋‍♂️👆👍💯✅

  • @fahmoxaashi2692
    @fahmoxaashi2692 Рік тому +2

    Guuleesta Jamahiirta Cadawgu Hajabo🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍🍒🥰🥰🥰🥰

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w Місяць тому

    ❤❤❤❤❤noo jixinjix walee inaadeed mahadsanid abwaan guulaayso❤❤❤

  • @aishaumar-jq4hf
    @aishaumar-jq4hf Рік тому +1

    Masha allah guuuul iyo gobanimo ❤ ist 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 Рік тому +7

    Ragii koofil joojiyey ee rubada jaray ee ku jeesjeesay mahadsanid abwaanka sameeyey dhaantada quruxda badan from Darwiish ❤✌

    • @FANSOORMEDIA5367
      @FANSOORMEDIA5367  Рік тому +2

      Mahadsanid dhaldarwiisheey ina ader Daraawiish waay guulaysan💪💪💪💪

    • @sumayajibreel3813
      @sumayajibreel3813 Рік тому

      ​@@FANSOORMEDIA5367amiin ilaahay guusha hasiiyo gacanta saraysa allaha ka dhigo

  • @abdirahmanabdinuur2738
    @abdirahmanabdinuur2738 Рік тому +2

    Manzha allh abti waad Ka baxsatay guul Insha Allah

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish Рік тому +3

    Guuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuul

  • @hamzehadraawi8300
    @hamzehadraawi8300 Рік тому +5

    From darawiishta gaysta

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Рік тому +4

    Maya lama jarabi karo nimankii dilay koofil ee weliba ku jeesjeesay from buuhoodle

  • @MursalJaamac-in3ur
    @MursalJaamac-in3ur 10 місяців тому

    Msllh❤

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Рік тому +1

    Mahadsanid inaadeer cadow kuma arko abwaan sare

    • @FANSOORMEDIA5367
      @FANSOORMEDIA5367  Рік тому

      Mahadsanid ina ader sharafeey, youtube ka subscribe dheh si oola socotid dhaantooyinkan soo galino ina ader

  • @tooshkaqarsoontoosiyahadad1448
    @tooshkaqarsoontoosiyahadad1448 8 місяців тому

    Adeero mcne horay usoco
    Haka daalin dadaalka aad wado

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому +1

    Guul SSC Iinshallaah 💪💪❤️❤️🐎🇸🇴🌹

  • @Mayaah87
    @Mayaah87 5 місяців тому

    Mashallah xasuus mudaan

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 Рік тому +1

    ❤ allahii noogu deejay inamada jooga iyo jamaalkiyo luqunta wada dheer ee wada abwaanka miidhana afkooda nagu ciil tiray❤ ayaannu ki mahadnaqaynaa ugu shukriyanaa assume aar libaaxa libaaxii ila dhashoow dhakaad iga jirtaan la igu dhici karayn alxamdu al shukri

    • @FANSOORMEDIA5367
      @FANSOORMEDIA5367  Рік тому

      Mahadsanid ina ader sharafey Allaha noodaayo gabdhaha sharafta badan ee nala dhashay een ku faano mahadsanid ina adeer

  • @HiboAbdi-f1p
    @HiboAbdi-f1p 28 днів тому

    Gul iyo gobonimo ssc dadki la iga berow from swedan

  • @abdishakuurmaxamuud4356
    @abdishakuurmaxamuud4356 Рік тому +3

    Guul iyo gobonimo darawiish

  • @saybanaxmed2661
    @saybanaxmed2661 Рік тому +2

    Guul darwshi

  • @maxamadmaryanxasan7492
    @maxamadmaryanxasan7492 Рік тому +1

    Sas waye guul darawish dulmi diid marnaba hoos❤❤❤❤❤

  • @Gojacade-m1t
    @Gojacade-m1t 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤ 0:36 0:37

  • @fananD5lubi
    @fananD5lubi Рік тому +2

    ❤libaax

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Рік тому +1

    Guulayso abwaan sare halkaa kahay halganka aynu kujirno

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 9 місяців тому

    Ssc khaatumo❤ guul❤ guul

  • @abdishakuurmaxamuud4356
    @abdishakuurmaxamuud4356 Рік тому +4

    Abwaan waqti loobahan yahy ayaaad soo qaaday mhd sanid

  • @Salado-hv6mc
    @Salado-hv6mc Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @idmanabdifatah5043
    @idmanabdifatah5043 Рік тому +2

    Jahwarerkii kudhacay afkibaa jubuqda gabay 💙🤍💙🐎🐎💪💪💪

  • @YasinAli-gr9jv
    @YasinAli-gr9jv Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NadiiraDahirmahamed-ve1ne
    @NadiiraDahirmahamed-ve1ne 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @samiiracabdi-qu3nu
    @samiiracabdi-qu3nu Рік тому +4

    Guul iyo gobanimo udaa khaatumo

  • @abdiwahabmire5171
    @abdiwahabmire5171 Рік тому +2

    Guul iyo gobonimo

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Рік тому +1

    Qaraarac

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Рік тому +1

    Googiidalkaan nahay woow woow guul guul ssc

  • @anfacmahad
    @anfacmahad Рік тому +4

    ragi koofi jojiye rubada jaray ee ku jesjesay miyaa la jirabi karaa my runtii hadaa nawaydisay wa say ila tahay ani ee

  • @mahmoudabdikadirhasasn
    @mahmoudabdikadirhasasn Рік тому +2

    Geeska africa daarood mooyee cidka daa warkeeda

  • @sayidcalijabane
    @sayidcalijabane Рік тому +3

    lascanod

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Рік тому

    Maya walee inaan loo jixinjixayn daalimiinta Snm waayo waxayna ahayn bay is moodeen ee cagta lamarinayaa huunada gabalkoodu dhacay

  • @NadiiraDahirmahamed-ve1ne
    @NadiiraDahirmahamed-ve1ne 9 місяців тому

    🐎🇸🇱🇧🇸💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇵🇭🇬🇶🇱🇺❤

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Рік тому

    Erya idoorka qooqay baryahan oo edbiya way xadgudbeene

  • @HiboAbdi-f1p
    @HiboAbdi-f1p 28 днів тому

    Gul iyo gobonimo ssc dadki la iga berow from swedan