KALAMAAN 21 JULY 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • KALAMAAN 21 JULY 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @shijo2055
    @shijo2055 2 місяці тому +16

    اللهم أصلح بلادنا وألف بين قلوبنا وأصلح حالنا برحمتك يا أرحم الراحمين 😢🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂

    • @abdibasidshabel7868
      @abdibasidshabel7868 2 місяці тому +4

      😊😊😊❤

    • @Famly-qe3lu
      @Famly-qe3lu 2 місяці тому +2

      اميييييييييييين❤❤❤❤❤❤🤲🏻🤲🏻

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 місяці тому +1

    Shiiikh allah u naxariisto amiin yaa allah

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 місяці тому +1

    Mashallah kalamaan ku gaardiya cadowga nuucuuyahayba! Guul iyo gobanimo gacmo buuxa inshallah ❤❤❤

  • @BarliinBintow
    @BarliinBintow 2 місяці тому +1

    Masha Allaha❤❤❤

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen 2 місяці тому +2

    Hada Kalamaney Hadalka ciyow meeynu ka warsugno haduu daliil cad cad ina tusi waayo weeynu ba barane
    mida kale Qabriga Shekh xidig in la siyartana waynu arki hadaynu Nolnahay Balse ciyow waxbaa ka hadliyee wuxuu arkay ha ina tuso sheekhana Rabi ha unaxaristo amiin

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama 2 місяці тому +1

    From Djibouti 🇩🇯

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 2 місяці тому +3

    اللهم الف بين قلوبنا برحمتك الواسعه 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @amaladawe
    @amaladawe 2 місяці тому

    Hayay kalamaan 😇😇😇😇😇😇😇😇👑👑👑👑👑👑🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷

  • @hassanbishaarmustqbal5867
    @hassanbishaarmustqbal5867 2 місяці тому +3

    Jabuti ayaan idinkala socda waan Ku faraxsanahay barnaamijka kalamaan

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Guuuuleysta Geyshka yagoow guuuuleysta amiin

  • @BoqoramiinAli
    @BoqoramiinAli 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @alinur4119
    @alinur4119 2 місяці тому +1

    Nimanyahow nimaan Yaabinoo yiri anaa Yaabay.
    Yaabkuu ka beensheegey baa lagula Yaabaaye.
    Somalidan lala Yaaban yahay sow islama Yaabto

  • @BoqoramiinAli
    @BoqoramiinAli 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Mahadsanidiin kalamaan ❤❤❤

  • @BareDahir
    @BareDahir 2 місяці тому

    Kalamaan waankuxirnaa lkn waxaan ogaade inaay yihiin dhiuni qaatayaal markasta waxaan amaanaan dowlada hadaay qaldanto iyo hadaay saxantahayba😊

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 місяці тому

    kalamaan wan wadanaaa

  • @abshirali313
    @abshirali313 2 місяці тому +1

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa.
    Kalamaan kulama jirto, mana kaa jirto

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 2 місяці тому

    E sheydiint guba meesha ku aragtan waa cadawga somaliya ciidankeenoow xafidullah ajabigana ha naga baxo itopian u horeyso

  • @MohamedabdiMuhumad
    @MohamedabdiMuhumad 2 місяці тому

    raaso ayaan idinka soo salaamay

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 2 місяці тому

    Kkaalamaan

  • @DeeqMohamed-vp8zn
    @DeeqMohamed-vp8zn 2 місяці тому

    maxaa lalayaabey

  • @Mumin497youtub
    @Mumin497youtub 2 місяці тому +1

    Mawducu cawa ma yaaba kala maaney adba u mahadsanitihin dhamaantinba
    Idinko isku duuuban 5tiinaba

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 2 місяці тому

    🇸🇴💪💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴

  • @abdibasid7161
    @abdibasid7161 2 місяці тому

    Murtadiinta Lamagac Baxdey Kalamaan Fursad Madaxyada looga Bashaaqiyo Malawaayey
    Wlhi in Aan la'idin Deyneynin Waqti Walba Haka Soo Wareegate

  • @IlyaasCabdi-c4m
    @IlyaasCabdi-c4m 2 місяці тому

    Mahadsanidin.kalamaney

  • @Aisha____Ali-t5r
    @Aisha____Ali-t5r 2 місяці тому

    My team kalaman salaama one love❤🫶🏻

  • @FarahAhmed-bn3bc
    @FarahAhmed-bn3bc 2 місяці тому

    Waaqalaw kawa lahadal walawanta

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 місяці тому

    Kalamaaney waxaad rabtaan inaad sheegtaan waa la idinla fahmay taasoo ah : YAABKA YAABKIISA OO YAABAN , LAGANA YAABAN , LA ISKU YAABAN , LA KALA YAABAN , IYO BEESHA CAALAMKA YAABKA YAABKIISA KA YAABAN....... YAABKII OO DHANNA ISKU YAABAN .

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 2 місяці тому

    LACGIIHII BANGIYADA UGA BUUXEY SOMLDII KENYA EHEED QURBO JOOG WAA LAGA DHACEY.AYAAN MAQLNEY XAAX

  • @MohamedabdiMuhumad
    @MohamedabdiMuhumad 2 місяці тому

    Hello kalamaan

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 місяці тому

    Wahaabiyo kuligood mid qarsado iyo mid sheegaba way isla aminsan yihin

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому

    KAN CILMI KUMA IMAAN MASAAJIDE MINDHAA QABIILAA LAGU KEENAY

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 2 місяці тому

    Asc kalamaan

  • @liibaanmoaalin
    @liibaanmoaalin 2 місяці тому +1

    Knn waliga jiir oo jog

  • @ShamsoBiinso
    @ShamsoBiinso 2 місяці тому

    ✔♻️⚽️

  • @DuulaneMoohamed-zg7fr
    @DuulaneMoohamed-zg7fr 2 місяці тому

    Laascaanood bn idinka soo salamayaa

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 місяці тому

    Kow kow kow 1

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 2 місяці тому +1

    Ciyoow sidii waraabaha u Ciy wahaabi yahow

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 місяці тому

    Dowlada ciyaalka tiktok kaliya ka adag tahay magaalada waxaa joogo khawaarij illaahay ku been abuurtay hala soo xiro

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 2 місяці тому

    KENYO WAA LAGU KALA HAADEY KALMANEEY BANGYDII LACGTII WAA LSGA DHACEY SOMLIDII AYAAN MAQLNEY QOXOOTI AYAA USOO SOCDO SOMLIYA HEE

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 2 місяці тому

    😮Dadka ayaad isku dirtaan mar mar
    Sheekha dhintay ma kitaab muqadis ah ayuu qoray miyaanu qaladaad lahayn?

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому

    SOOMAALIDU MAAL LAGA FARA MAROOJIYO MA HAYAANE GURYAHA AY KU DHISEEN MAALKII OO AY HADANA DHEX DEGAN YIHIINBAA LAGA KACINAYAA HINDIDII KA HOREYSABA SIDAA AYAA LOOGALA WAREEGAY GURYIHII AY DHISEE KUWANA WAA A KADARAN YIHIINOO GURYO AY SOOMAALIYA LACAGTA KASOOQAADEEN OO 20 DABAQA AYEY U DHISEEN INEY KU SII WAASHEEN OO ILAA GOBOLADII KALE U GUDBEEN BEYNA ARKEEN MUDAHARAADKAAN KA HOR AYEYNA LAHAAYEEN KUWAAN AANU ISKA QABANO WEY NA DHAXAL GUURINAYAANE WAXBA YAAN MUDAHARAAD LAGU MARMARSOON KOHOREY MIISKA SAARNAAYEEN WAANA KU WAANO QAADAN WAAYEEN

  • @nuuroshaah5198
    @nuuroshaah5198 2 місяці тому

    Ka sara doqonka idinku jira e iska dhigaya reer woqoyi 😅

  • @NuurCade-b8e
    @NuurCade-b8e 2 місяці тому

    Marwaba balaayo ayaadkasheekaysaan umada soomaaliyeed maad maruun uducaysaan

  • @ShucaypFarah
    @ShucaypFarah 2 місяці тому

    Kalamaan 😅

  • @mrcobra645
    @mrcobra645 2 місяці тому

    Kalamaan rufiyanin waye oo ummada isku dira

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 2 місяці тому

    😂🎉😢

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому

    KANU IMAAM UMADUU U YAHAY HALA BAARO XATAA QOFKA DHINTEY IN LAFAAG FAAGO ARIMIHIISA AYAABA QALADWEYN AH GAAL IYO MUSLINBA QOFDHINTEY MARKAAD KU MASHQUULEE ADAABA WELI NOOLE MAAD ISXISABTID BOLISKU SI DEGDEGA KAN WAX HALOOGA QABTO WAA MAXISHOODE BULSHADA ISKU DIRAYEE DIIN MEEL KUMA HAYEE

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому

    Somalida manta nool qar waxaa jira cayayo madaxweyne hore allaah ha unaxariistee mohamed siyaad barre ku aadeeyo inu Culimo layey bal kuwa hada umadan xasuqayo maxey yihiin horta yaa beriyeeli karo iney kuwan yihiin

  • @CabdiMaxamed-ei9di
    @CabdiMaxamed-ei9di 2 місяці тому

    😅😅😅😅

  • @amaladawe
    @amaladawe 2 місяці тому

    Wywgyz9gaau😊

  • @maxamednuur649
    @maxamednuur649 2 місяці тому

    Ninki ka derdaarmo in lasoo tawasalo markow dhin to waxa u shegatey rabinimo waxa laga yelayo maaha
    Hadad bel ahaan udifaceysan waa idin ka waaye

  • @amaladawe
    @amaladawe 2 місяці тому +1

    Hayay kalamaan 😇😇😇😇😇😇😇😇👑👑👑👑👑👑🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷

  • @BoqoramiinAli
    @BoqoramiinAli 2 місяці тому

    ❤❤❤❤