SHORT FILM GAF JACYL PART 3

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 170

  • @subairabdilahi7705
    @subairabdilahi7705 4 роки тому +21

    Hargeisa Hoyga Fanka ayay Ahayde Hoyga Filimantana Way Ku Darsatay Caasimada Africa❤💉👑

  • @najmonalka9928
    @najmonalka9928 4 роки тому +21

    ilahy ha inaga badbaadiyo cudurka carona virus amiin alahayow 🤲🤲😥

  • @iamk3977
    @iamk3977 4 роки тому +25

    Macha alH somalilanders horey usocda
    Lkn mid uun iska ilaaliya mar hadaa ajanib kala tihiin inu jidhkiima istabto macnha ina gacmaha is qab qabsataan oo kale wa folxumo
    Masha allah wad ficantihin horumar waara idiin rajeynayaa

  • @fansanofficial5082
    @fansanofficial5082 4 роки тому +73

    *ma Garankro cida comment gayGa akhrin DoNta ilaahY hayNga bad baadiyoh caapuQa corna virus. Amin pl One love izaara chnnelka **#SUPCIRPE*

  • @ayanyusuf3332
    @ayanyusuf3332 4 роки тому +34

    Inanta ayaan ku haystaa masha allah say wax ujilayso iyo quruxda 😂❤️😉

  • @guurdoonyoutubechannel3753
    @guurdoonyoutubechannel3753 4 роки тому +11

    Allow #HOOOOOYO MCN janadii Geeey.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
    #AAAAAAAAAAMEEEN DHEH.
    Wll illaaaahay dartiis #SUBSCRIBE iigu saaar

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 4 роки тому +12

    HORN FILMS AAD AYAAN IDIIN SALAAMAYA IYO TAGEE RAYAADHAY DABA ONE LOVE

  • @iamsomalilander5485
    @iamsomalilander5485 4 роки тому +16

    Anigu Qabiil iyo reer idin kuma daawado qof idin ku jirin gaar um yaqaano lakin inanta aktarada ah Qurudeeda iyo qosolkeeda ayaan idin ku daawada😎😂😂😂

  • @princessemilliana4727
    @princessemilliana4727 4 роки тому +2

    OMG 😱 inanta say wax u jileyso ka helay 😍 wooooooow nice keep going team Horn films ❤💋💪

  • @djbaahozqulleh570
    @djbaahozqulleh570 4 роки тому +9

    Mnsha allah ardaydaydii hore usocda

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 4 роки тому +6

    Mash allh

    • @hornfilms9060
      @hornfilms9060  4 роки тому +4

      Tnx Tiina Tageeero kuuu nhy Adigiyo UA-camrska malasia sharafi korkiina🤘👑

  • @wandhiyeboy20
    @wandhiyeboy20 4 роки тому +6

    Ni0 walhi tanyarta lE dartED U dawada jiniyadeeda jeclhy keep going wlzhY

  • @quruxzameh2071
    @quruxzameh2071 4 роки тому +2

    Kusoo dhowaada chenelkygan cusub❤❤❤❤

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 роки тому +5

    Wow jecliyaaa Ayaan Ayuush hppty❤

  • @iidlemuuse9939
    @iidlemuuse9939 4 роки тому +1

    nolashu waa mar aad garato iyo mar aad gaadhiweydo waa run

  • @muniiramahamut6806
    @muniiramahamut6806 4 роки тому +7

    Horn films hore u soco hadan nasib u yeesho inad aragtan wax so qoray pleas wlle noo xiriiriya. Sida khamiisto kale noso dhiga

  • @nagoum1812
    @nagoum1812 4 роки тому +6

    Filmada waad la soo raagtaane la soo dheereeya

  • @nimcosagal4939
    @nimcosagal4939 4 роки тому +6

    hop flmz ayaa yabty
    hore usaco

  • @ahmedsaki8050
    @ahmedsaki8050 4 роки тому +6

    INANTA DARTEED AAN U DAAWADO AYAN QURXLEY LOVE BURAN QURXEY ❤🥰

    • @rahmahalgan6238
      @rahmahalgan6238 4 роки тому +1

      Wllkeu mcn thnkz

    • @ahmedsaki8050
      @ahmedsaki8050 4 роки тому +1

      @@rahmahalgan6238 ada mudaN wlal inantaz wanku hayzta xqiqi

    • @ahmedsaki8050
      @ahmedsaki8050 4 роки тому +1

      @@rahmahalgan6238 vicnaan lahayda anoo PhonE numberkaGa HeLaYa wlal mcN🥰

  • @abdilahiomar2638
    @abdilahiomar2638 4 роки тому +2

    Caawa ayaaan flim kan bilaabay waana dhamaystay
    Way shidan yihiin kooxdani wllhy
    Ayaan jilniinkeeda waaa top wllhy hore u soco

  • @abdirahmanmustafe7194
    @abdirahmanmustafe7194 4 роки тому +2

    Quruxleyda yar ban aad u salamayaa ✊😘

  • @apdirahmancmc7398
    @apdirahmancmc7398 4 роки тому +3

    Cmc ayouch wad izku so paxeysaan mnzha allaha ❤😎

  • @khalidesman
    @khalidesman 4 роки тому +1

    Zxp Waa film khatara waana kahelay zxp bahada horn films guulaysta✊❤❤❤

  • @marwamaxamud8945
    @marwamaxamud8945 4 роки тому +1

    Wll heesta raba filimka kufuran

  • @nimcosagal4939
    @nimcosagal4939 4 роки тому +1

    maydhlan wxay jecylku😍🤣🤣

  • @axmedilkadahable9577
    @axmedilkadahable9577 4 роки тому +2

    Woow asxbr keep going

  • @kipirlowadamariaofficial3724
    @kipirlowadamariaofficial3724 4 роки тому +13

    4:52 hees xazuuz iguleh soury jcylka imka buugtiiza wnlaby😢🤔

  • @anasismaciil5067
    @anasismaciil5067 4 роки тому +1

    Naa maxa soo galiyany muusa bixy

  • @hamzaofficial1325
    @hamzaofficial1325 4 роки тому +1

    Gabadhan wa atarisho jirto blhi

  • @qnmalapiiina8195
    @qnmalapiiina8195 4 роки тому

    inanta ayan wnkugu hyztaa one love Hpppiyey❤

  • @maxamedapdilahi8517
    @maxamedapdilahi8517 4 роки тому +2

    Hore uzocda ❤️

  • @sadiiqomer9977
    @sadiiqomer9977 4 роки тому +1

    Ayaan finka filmaantii bay baraty 😁😁😁

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 4 роки тому +1

    Inanta layidha ayaan aad ayay ugu soo baxday jilinka igu walee waan ka helaa mansha allah

    • @filsansulub123
      @filsansulub123 4 роки тому

      Alla aad idinla jilee xagee idinka soo raadiyaa cawo iyo ayaaan aan idinla jilee

  • @farduusmagan6859
    @farduusmagan6859 4 роки тому +1

    mashal

  • @mohamettdalnurshe1189
    @mohamettdalnurshe1189 4 роки тому +1

    MncHa allah wlahi waa iqanciseen qaybtan qudhan daawaday hore usocda👏👏👏

  • @maxamedrussia9541
    @maxamedrussia9541 4 роки тому +2

    Jilayaan dhamyztiraN aytihiiN 😍

  • @hiilshacabmediainc3977
    @hiilshacabmediainc3977 4 роки тому +2

    Inuu jarka ku sii daayo ayey ahayd ha dhimatee

  • @ritwonaden5321
    @ritwonaden5321 4 роки тому +1

    Wali wxan layabanahy anan jawab saxana kahyn inantn wxa wajiga ka cunay😄

  • @mohamedelmih9528
    @mohamedelmih9528 4 роки тому +7

    Quruxleyda Ayaan Qurux Kugu Dhamatay Mcnto❤

  • @maxamedibrahim8625
    @maxamedibrahim8625 4 роки тому +1

    Keep going ayaan love kgu ahy😍😁😁

  • @COLAADYARE27
    @COLAADYARE27 4 роки тому +2

    Mn shlllh Hore U socda Lipaxyada

  • @xalaalmaalfamily1306
    @xalaalmaalfamily1306 4 роки тому +1

    ayuush😍😍gabadhan intgram ku arki jiry

  • @mohametadam1394
    @mohametadam1394 4 роки тому +2

    Hore u soco da

  • @husseinabdimohamed1075
    @husseinabdimohamed1075 4 роки тому +1

    M.a good idea keep going

  • @istaahilsahal9627
    @istaahilsahal9627 4 роки тому +9

    Hesta lacagta iyo love kahad leso iso sheegaa ninka soqaday

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +3

    Mnshalah gobonimo, sidaa kuwada filmada lasoo yra dhakhsada 2 dii cishaba maalin kusoo tuura, wakhtigana 25-30 meelaha kadhiga, waa fikradayda ❤️

  • @Djmazlax
    @Djmazlax 4 роки тому +2

    Mansha allah

  • @ziciidfarxaan8811
    @ziciidfarxaan8811 4 роки тому +1

    Naag abaal loma gallow wlhi

  • @nimconalkanimconalka
    @nimconalkanimconalka 10 місяців тому

    Qofka iga danbeeyow waan Ku salamay wllo❤

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 4 роки тому +1

    Wow mnsha allh

  • @cabdulahicabdirisaq4121
    @cabdulahicabdirisaq4121 4 роки тому +5

    Horon flm wani salamy gar ahn inanta filinka wada wn jclhy xaqiq dii wn jcln lahaa hadan akhbr ka helo lahaa darteed ayaan wlhi udawadaa

  • @hibonuuramaxamed7626
    @hibonuuramaxamed7626 4 роки тому +2

    Wlhi filim qiso dhaba xanbarsan💑💑💑

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 4 роки тому +1

    Filimku fikradiisu way fiican thy lkn jaliinka qaladaadkiida ayaaa aad io aad u badan sida hooska qofka in la arkay oo kle

  • @fadxiyanuur6848
    @fadxiyanuur6848 4 роки тому +3

    Anu filimkan ayaan dartedban udaawanaya wlhi aqoon dheraadan uleyay oyada runtii wakhti faro badanbanu wada joognay

  • @engapdirahman5879
    @engapdirahman5879 4 роки тому +3

    Ayaan Qurux Top Atariisho❤😙✋👏

  • @hoodoaadan1235
    @hoodoaadan1235 4 роки тому +6

    Ayaamahan filimada ayaa laygu qaatay filimba hadaan arkoo waxan ahy tii soo ardaysa

  • @azmaxaaji7704
    @azmaxaaji7704 3 роки тому

    Ayaan abdi ali 💉❤️

  • @nimcoaragsan4252
    @nimcoaragsan4252 4 роки тому +1

    hore u socda wll guur ayaan idiin rajaynyaaa

  • @maxamedrussia9541
    @maxamedrussia9541 4 роки тому +1

    Nice film wlhi hore uzoctaa dhamntiN 👉😍 wxa aan jecelhy mar wlpa inaad idin doowado e nazoo badiya filmada go heaD 🚶‍♂️🚶‍♀️

  • @samatarmaxamed9355
    @samatarmaxamed9355 4 роки тому +1

    Al kda benalayey ana ku grnye

  • @abdirahmaanabdulahiabdirah2698
    @abdirahmaanabdulahiabdirah2698 4 роки тому +1

    Qoftaa lanbrkeda ha la isiyo wlhy wa ka helay 🙏

  • @shuaybsaleepanzhact8183
    @shuaybsaleepanzhact8183 4 роки тому +2

    Waar macalin hore usoco. Nio kutagerayae

  • @updirahmanztylesh5252
    @updirahmanztylesh5252 4 роки тому +1

    Garacd iiman la

  • @hassandahirhassan960
    @hassandahirhassan960 4 роки тому +2

    Manamodey mise wxey daxdee muse bixi ayad heshe

  • @sportstody7614
    @sportstody7614 4 роки тому +2

    Keep going idin wataa waxaan hubaa inaad heer sare gaadho doontaan hlkaas kaga wada

  • @cabdaleaxmed8229
    @cabdaleaxmed8229 4 роки тому +1

    Cmc wan ku wataha pro hore uh soco💯🙏

  • @aminsunni127
    @aminsunni127 4 роки тому +2

    Jcyl dhaxal gala wax dhaama la waa😂😂

  • @ismo24h42
    @ismo24h42 4 роки тому +2

    Zxb halkeen idinkala soo xiriiraa

    • @ismo24h42
      @ismo24h42 4 роки тому

      Zxb waxaan jeclaan lahaa inaan filimanta idinla sameeyo talent waan uleeyahay

  • @haaruunkuuriya362
    @haaruunkuuriya362 4 роки тому +1

    🤭inantu waa halkii lkin midhan ina geesha meesha ka qabta change zxpow🤣🤣

  • @hanadcali7276
    @hanadcali7276 4 роки тому

    oo HoB filimas ogaaye kana mu xu yahay waaaw 👌

  • @ubaxlula6103
    @ubaxlula6103 4 роки тому +2

    Masha allah ♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹

    • @nimcomuhumed7856
      @nimcomuhumed7856 4 роки тому +1

      ❤🌷❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷

    • @nimcomuhumed7856
      @nimcomuhumed7856 4 роки тому

      👎👎👎👎👎🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤😍😍😍😍😍👎👎🌷🌷🌷👎👎

  • @juwayriyaabdilahi2791
    @juwayriyaabdilahi2791 4 роки тому +1

    Hore usocda my tiim

  • @agtube4871
    @agtube4871 4 роки тому +1

    Nacfi yar ty taa ilkaha xidhan kkkkk 😂😂

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 4 роки тому +2

    Filimkan waxa laga fahmayo majiraan 😁😁😁😁

  • @samsamsale6908
    @samsamsale6908 4 роки тому +3

    Hore usco

  • @yaasmiin44maxamed5
    @yaasmiin44maxamed5 4 роки тому +1

    Mansha allah hore uso codaa

  • @abdirahimnour5255
    @abdirahimnour5255 4 роки тому +2

    Ayaan midh digaagada xitaa uma qalanto md wlnthy hhhhhhh mark x xaal qaado

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 4 роки тому +1

    Waad dhawdihiin inta flims matasha ee hal mid ku dara camerada aad badanaa eegaysaan iska daaya

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +1

    Ayaan darteet u dawada wlhi😭😭👏

  • @tayoosman2019
    @tayoosman2019 4 роки тому +1

    Markii laga tagay calaa cashaa 🤣🤣

  • @sakariyemohamed3943
    @sakariyemohamed3943 4 роки тому +1

    Wn idn wataH Go forward

  • @fadxiugaaska3183
    @fadxiugaaska3183 4 роки тому +4

    Horn_films🔥💯

  • @suhaybqalbisalim7354
    @suhaybqalbisalim7354 4 роки тому +3

    Wxy DooNi io Wxy Diidi Ba Io Dabaa MARA Baa Dumarka iska Leh Intii igu RacsaaN Liketa Subscriberta Dhac bi dhac 🤟

  • @faayiahmed5816
    @faayiahmed5816 4 роки тому +1

    😍😍👍👍👍

  • @yaxyesaleeban57
    @yaxyesaleeban57 4 роки тому +2

    Naya wa inantan calanka 🇸🇴 somali 🇸🇴 xidhan bixi baanu lenahaY t

    • @omardhaqane8783
      @omardhaqane8783 4 роки тому

      hoyada uqdada ka was xaran kudhalay was calanka.somali weyn baa leh ee wad bukta allaha kucaafiyo

    • @hooyoifraax542
      @hooyoifraax542 4 роки тому

      You are right

    • @yaxyesaleeban57
      @yaxyesaleeban57 4 роки тому

      Omar Nana hooyada anaiga waze jareeryow jareerku dhalaY dhilo ma dhiidhipzataba ku dhashee dhacaanlaYpa hapen madaw ku dhazhee

    • @razmijcyl4324
      @razmijcyl4324 4 роки тому

      wixii cuqdada iska saar wll calnku wuu inga dhexeya somalina inaan nahy wd ogthy hdaadn is indho tireen mrka wicii qabyalada iskadaa qabyldu wxba matarto aan aheen daciif nimo iyo hoseen iyo wx lagatagy aad dib next udhahdo mrkaa qabylada iska daa wll we love somaaali odhan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @yaxyesaleeban57
      @yaxyesaleeban57 4 роки тому

      Razmi Jcyl wllo Waad mahadzantY somalina wanu nahaY lkn
      Somaliya daL ka go, an ayaanu nahaY
      Calan gooni ahna waanu lenahaY
      Markaaz somalia🇸🇴 teeda ha hayzatO

  • @khaliddayibofficial7748
    @khaliddayibofficial7748 4 роки тому +1

    Gabadhaa anigaaba ka helay anigaa ku guursanyee so diyaar garaw

  • @agaago3680
    @agaago3680 4 роки тому +3

    Waxan yari kibir badna nio naa ku qaado jarbu kaso badbadiyaye

  • @atikazhi4123
    @atikazhi4123 4 роки тому +1

    Zxp cabdow iska daa wxn jilniinka magaranaysideee

  • @umalmoh88
    @umalmoh88 4 роки тому +1

    Flimka wa la ragtaan

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi524 4 роки тому +2

    A phone ka aya icad aniga wxkle Ma arko 😂😂😂

  • @a_z_d8320
    @a_z_d8320 4 роки тому +3

    300 dollar ka dhig meher ka 💵😂

  • @nimcaanahmed5022
    @nimcaanahmed5022 4 роки тому +1

    Hablahayaryaree imika farolaqaadka noqday cidii dhashay iyo kuwayladhasheenbaa ayandaran sory allah yahdik

  • @saadocabdilaahi7470
    @saadocabdilaahi7470 4 роки тому +1

    Wll mcn phone kaga sawirki wlshy meherkeda Aya saran. 😂😂

  • @queenugbaad7942
    @queenugbaad7942 4 роки тому +3

    Tnx you 😢

  • @mahadibraahin3325
    @mahadibraahin3325 4 роки тому +1

    Qabtiisi 4afaraad meeday

  • @niciimaxuseen110
    @niciimaxuseen110 4 роки тому +2

    Axly

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 4 роки тому +1

    Caruurtan cidi mayna dhalin

  • @ugbaadchannel1284
    @ugbaadchannel1284 4 роки тому

    Hapalaha socodka ka hagajiya o ka macameeya dee camera ku socote

  • @yaye_officail_3747
    @yaye_officail_3747 4 роки тому +2

    AnigaH istgramkygah follow dhaha @yahye_offical__7k 🤗

  • @atikazhi4123
    @atikazhi4123 4 роки тому +1

    Cabdi faruur waa madhax meel walibuu tago