Mama waa maalin jimcaa ducadeena allaha kuu ajiibo ilaahoow wiilkaas nasrigaada u soo dir sida aad jeceshahay allaha ku yeelo rabi kurbada allaha ka feeydo aamiin
Maamo Malyuun Waa Maalin Jimco Salaadii Duhur ayaan u Fadhiyaa Si Qalbi ah ayaan kuugu duceeyey Alle ha kuu Aqbalo Aamiin yaa Allaah, War Wanaagsan ayaan alle kaaga rajeynayaa insha alaah qeyr ❤
Asc malyuun Allah kurbada ha kaa qaado wiilkaan Allah kuu soo daayo wax walba oo dhac waa qadar aduunkan waa imtixaan ee malyuun sabar dhibkan Allah kaa Qaado
Wiilka Allah kaaga so furo sidaa jeceahahayna Allah kaaga dhigo muraadkaga adigo faraxsan wilkada xorku ah Allah kaaga baryaya yarabi kuu aqbal ducadeyda iyo tan musliminta
Asc Allaha kuu soo fududeeyo waana kuu soo ducaynaynaa ilaa aad noo soo sheegto in uu soo baxay Wax ku dhibana Allaah kuma tuso Aamiin Pla kiniinkii luga xanuunkana noo soo sawir intii aadan bixin❤
Allah wayn oo wax walba u fudud yahay war deg deg ah ha ku maqasiiyo walaal🤲🏽🤲🏽 Wiilkaa aan habada u nahay Allah si fudud xoriyadiisa ha ugu soo celiyo🤲🏽🤲🏽 asaga iyo inta xidhan oo dhanba
Wiilkaada ilaahay ha kuu soo daayo Gacanta cadawgana alaha ka soo bixiyo insha alaah qof kasta oo muslim ah oo dhbaateysan oo dhib haysta allaha ka Dulqaado,insha alaahh
Asc allaha ka farxiyo Seda allaha dating ugu xijabatay qol fican ayad cuskatay alle ku ma daya caayo insha allah allaha u gargaaro wiilkagu amiin amiin amiin yaarabi
Allaha Raxmankaa ha kaaga soo saaro, adigana muraadkaaga oo aan macsi lahayn ha kuu sahlo. Inta kale ee xabsiyada ku jira ee dulmiga kuxirana Allaha ka saaro, awlaadana Allaha noo hagaajiyo. Amiin Amiin Amiin
Illaah si fudud hauga soo bixiyo intuu meeshaas ku jirana alle haku badbaadsho asaga iyo intii muslinoo kale oo xabsi ku jitaana alle hakasoo badbaadsho Aamiin Yaarabi
Mms allah waxaan weydiisanay in alllah uu ka qabto gaalada iyo shartooda xabsigana alllah ka soo saaro wiilka mamo dhib ayaa nagu heysta qurbaha allah noo sahlo walaahi dhib waaye allah soo saaro wiilka mamo
Inaa llilah WA inaa illeyhi raajicuun alle haka Soo saro allena hakuu saqiro
May Allah bless you and your son and may Allah grant your son his freedom 😢 Ameen inshallah 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤❤🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Wiilkaada Garabkaada Ahaa Allah Subaxana Watacaala Waxa Kabaryeynaa Inuu Kuusoo Daayo Idimka Illahay Walal Kurbada Allaha Kaasaaro❤ Aamiin
Mama waa maalin jimcaa ducadeena allaha kuu ajiibo ilaahoow wiilkaas nasrigaada u soo dir sida aad jeceshahay allaha ku yeelo rabi kurbada allaha ka feeydo aamiin
Ilah haku fududeeyo wxad rabto habo inshallah kurbadana ilah hakaa dulqaado 🤲
Asc wr wb habo mcn ilaahay ha kuu kaalmeeyo rabi hakuu sakhiro musiibada sahlan saqiran hakaaga dhigo sida aad wax udoonayso ha kuu yeelo AAMIIN AAMIIN Yaa Allaah
Alaha ku barakeeyo xafidu allaah astowdicikumu laahu ladii laatudiicu wa daaicuhu guulayso ❤❤❤❤❤
Maamo Malyuun Waa Maalin Jimco Salaadii Duhur ayaan u Fadhiyaa Si Qalbi ah ayaan kuugu duceeyey Alle ha kuu Aqbalo Aamiin yaa Allaah, War Wanaagsan ayaan alle kaaga rajeynayaa insha alaah qeyr ❤
Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun rabbi ha u naxariisto rabbi haguu fududeeyo adigana rabbi jeelka wiilkaada haagaaka soo baxsho
Allaha kaaga soo daayo wiilka maamo malyuneey hooyan ahay wan dareemayaa xanuunka😢😢
Illaah wiilkaaga hakaaga soo daayo aamiin aamiin aamiin
Waan kaxumahay mama, Ilaahey dhibka hakaa dulqaado wiilkaagana asagoo nabad qaba Allah sw hakaaga soosaaro xabsiga. Adigana wanaag iyo farxad aan dhamaan Allah sw kusiiyo, aamiin❤❤❤❤
Aamiin Yaarabi
Mashallah Queen MMS you’re great Mom ❤❤ hore uu soco wish you the best to you and Ali inshallah qayr 👑👑👑
Wsr
Rabbi wiilkaada xa siga. Hakkaaga soosaaro adigana samirkaada hakuusiyaadsho
Ducadana iskasax
Waa. Allaahuma ajirnii weeyo mahan ajibnii
Asc malyuun Allah kurbada ha kaa qaado wiilkaan Allah kuu soo daayo wax walba oo dhac waa qadar aduunkan waa imtixaan ee malyuun sabar dhibkan Allah kaa
Qaado
Allah dhibka ha kaa feydo Maamo mar kasta waan kuu soo duceeyaa
Hooyo ilahay haku caawiyo ilahay haku xifdiyo adiga iyo caruurtadaba
Aaaammiinn Aammiinn Aaaammiinn yaa alah
Allaha kuu soo fududeeyo walal huno Allaha farxad kuu bishaareeyo Aamin🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Ilahow amurahago dhan ku fudude mamo
Allah hakuu fududeeyo arimaha.
Wiilka. Jail ka hakaaga soo daayo awoodiisa.
Maama waa kuu soo ducaynaynaa ilaahay wiilka hakaaga soo saaro si sahlan oo dhib yar.waxaad akhrisaa ducadan.waa mida kurbada.laa,ilaaha ilalaah alcadiim alxaliim laaa,ilaah,ilalaah rabul carshil cadiim.laa,ilaah ilalaah rabu samaawaati wa rabul ardi warabul carshi kariim.maama ducadii aad akhrisa naysayna way fiicantahay.laakiin meesha .ba,da aad kadhigtay ra .kadhi.alaahuma ujurnii fii musiibatii.❤❤❤❤❤
Ilaahay hakuu soo daayo wiilkaga waana kuusoducaynaya maama malyuun faraj Allah qariib
Walaalo Allaha soo samata bixiyo wilka adigana qalbiga Allaha ku qaboojiyo sister aamiin
Wiilka Allah kaaga so furo sidaa jeceahahayna Allah kaaga dhigo muraadkaga adigo faraxsan wilkada xorku ah Allah kaaga baryaya yarabi kuu aqbal ducadeyda iyo tan musliminta
ILLAAHAY ha kuu fududeeyo maamo malyuun jeelka ALLAHA ka soo daayo
Ilaahoow dhibka ka dulqaad waa qadar dhacay mid fudud Alaha ka dhigo insha Alaah
Asc Allaha kuu soo fududeeyo waana kuu soo ducaynaynaa ilaa aad noo soo sheegto in uu soo baxay
Wax ku dhibana Allaah kuma tuso Aamiin
Pla kiniinkii luga xanuunkana noo soo sawir intii aadan bixin❤
Rabi haku cawiyo wiilkana rabi xoriyadiisa ha usooceliyo sidhoqso aamiin
Wcs maamo ,Angaa lacag mahayoo ilaa ducoo baan kugukalmeynaya in sha Allah baa kher kubadaaly❤❤❤.
ان مع العسر يسرا ❤❤❤
Allaha Subxaana watacaalaa safarka kuu fududeeyo wiilkana Rabi haka soo bixiyo jeelka
Allah wayn oo wax walba u fudud yahay war deg deg ah ha ku maqasiiyo walaal🤲🏽🤲🏽
Wiilkaa aan habada u nahay Allah si fudud xoriyadiisa ha ugu soo celiyo🤲🏽🤲🏽 asaga iyo inta xidhan oo dhanba
May Allah grant you patience to overcome all those challenges
Wiilkaada ilaahay ha kuu soo daayo Gacanta cadawgana alaha ka soo bixiyo insha alaah qof kasta oo muslim ah oo dhbaateysan oo dhib haysta allaha ka Dulqaado,insha alaahh
ilaahow dhibkasta oo kuhaayo alahakaa qaado aamiin
Walashey allaha kaa dulqaado culayska ku haayo, wiilkagana allaha kaga bixiyo xabsiga, sabarna allaha ku siiyo
Allahu ma ajubnii maaha
Waa alahuma ajirnii
Maamo ilaahay hakuu gargaaro adigo faraxsan baad soo noqon insha alah
Sc Raxmaanka aan kuu baryeynaa in wiilkaaga jeelka ka soo baxo inshaa Allah
Walaal ilaahey waxaan kaaga baryayaa in uu Ilaahey kuu caafiyo wiilka cadogana kaaga furfuro Amiin yaarabi lcalamiin
Alle wiilka dhibaka haka dulqado adiga qalibig kuqaboji🤲
Allaha SWC hakufududeyo dhibaatada
Allha kuu fuduudsho maamo
Asc allaha ka farxiyo Seda allaha dating ugu xijabatay qol fican ayad cuskatay alle ku ma daya caayo insha allah allaha u gargaaro wiilkagu amiin amiin amiin yaarabi
Allaha Raxmankaa ha kaaga soo saaro, adigana muraadkaaga oo aan macsi lahayn ha kuu sahlo.
Inta kale ee xabsiyada ku jira ee dulmiga kuxirana Allaha ka saaro, awlaadana Allaha noo hagaajiyo. Amiin Amiin Amiin
Allah weyney hamuraha hakusahlow Insha Allah ,Alleh wukafarxin markad America hadid
Yaarabi dhibaatada kaa dulqaad wiilka rabi haka soo furfuro xabsiga iyo dhibaatada
Wa Hoyoo uducy Hoyoo sa jacshahy Allah ha ku yeelo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲✅
Ilaahay hayasiro Mamo, Ilaahay haku nabadgeeyo. Waxaa kufaraxdo Rabbi hakula kulmiyo.
Allahuma ajbni ma aha wa ajirni fi musibati wa akhlif Li bi khayerin minha, ilahay willkaga haku so daayo
Abaayo wax walboo qeyra hortaada Alle ha dhigo samirna kugu sugo ducadada iyo tan Mslaa’igta Allee ha kuu kulan siiyo. Aamiin
Allah ha kaa saaro wixii dhib ah oo dhan.
Asc habo qaali queen kordahab inaalilahi wa inaa ileyhi raajicuun habo allaha kaaga soo daayo wiilkaaga xabsiga arintiisana allaha fududeeyo
Aameen ducada Allah ha kaa aqbalo.
Allah kuu soo celiyo wilakaga mama
Allah hakufududeyo wilkadha nah Allah hakusodayoo
Ilahay haku fududeeyo .INSHALAAH ILAHAY UMADAA HOOYO IYO AABE HAKAGADHIGO GUULESO
Ilaahay Amuura Haku Fudaydiyo Adig iyo Qofkasta dhibaataysan Allahuma Ameen
Ilahyi hakaga soo saroo wilka jelka Insha Allah
Allah hakasoo saaro , allhakuu aqbalo, Allah hakaagasoo saaro insha Allah ❤
Allaha kaa korqaado dhibka kula soo darsay ilaahay hakaafeydo Adidaga iyo inta aykaxiranyihiin dhamaantood inshaa allah
Ilahay amuuraha ha kuu sahlo wiilkana ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu bari kayeelo ducada muslika Alah swt ha kuu aqbalo
Asc Ilaahay si fudud ha kaaga soo saaro wiilkaaga xabsiga inshaallah adigana Ilaahay ha ku nabag keeno USA inshaallah ❤❤
يسر الله امرك
Ascw Mamo, Ilaahey wiilkaaga hakuu soo daayo inshallah!
Asc, walaal Allah haku garab galo wiilkaaga Iyo wiilasha kale oo naga xiran Allaha noo soo daayo meeshaay joogaana Allaha ku xafido.
Rabiyow kuu saqir Aamiin
asc mam ilaahay wiilkaaga jeelka hakaaga soosaato walwalka Alaah hakaadul qaado adiga iyo intii kulamid ah Ameen 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😢
Allaah ha ku fududeyo wiilkagana allaah xabsiga haga sosaro
Mamo malyuun ilaahay ha kuu fududeeyo
Ilaahay haku sahlo amuurta inshallah waan ku soo duceeynayna mama Malyuun amen 🤲🏾🕋☪️📿
may Allah make you easy 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
asc abaayo illaahay dhibaatada kuhayso oo wiilka habaryarta uahay ku dhacday illaahay hakaa saaro oo wiilkana illaahay haka soosaaro xabsiga illaahay wehelki ahaada aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️💖🥰💘💞💜💋
Habaryar allaha kaso saro xabsiga Wilka illahey ha kufududeyo
May Allah grant you ease in all your affairs
Illaah si fudud hauga soo bixiyo intuu meeshaas ku jirana alle haku badbaadsho asaga iyo intii muslinoo kale oo xabsi ku jitaana alle hakasoo badbaadsho Aamiin Yaarabi
Allah SWT haka soo saaro jeelka Aamiin🙏🙏
Ilaahay Gaal iyo Islaam haku Sakhiro Allahuma Ameen 🤲🤲
May Allah make it easy for you❤😢 mam
Insha alah. Gaaladana ilahay. Sharkooda haka qabto wiilkaaga Insha alah
Rabi hakuu fududeeyo hawlaha waanu kuu dacaynaynaa Alla hakuu aqbalo
Rabi awodiisa hakugu gar gaaro wll wiilkana si fudud allaha uga so daayo jeelka
Ilahay hakuu soo daayo willkaga abaayo faraj allah qariib wana ka soo baxaa inshallah.
Mms allah waxaan weydiisanay in alllah uu ka qabto gaalada iyo shartooda xabsigana alllah ka soo saaro wiilka mamo dhib ayaa nagu heysta qurbaha allah noo sahlo walaahi dhib waaye allah soo saaro wiilka mamo
Asw illaahey safarkaga hakuufududeeyo wiilkana illah hakuusoodaayo
Allah ku sodaya Amin Amin yaarabi
Ilahow hoyo waye ee wiilkeda usodaa ya rabbi❤❤❤love you mam
Mama Allah awoodiisa Allah hakuu sakhiro amuuraha qalbigaan kaaga ducaynayaa
Allah ha siiyo xoriyadiisa mama malyun korbada Allah ha kafeeydo mamo 🥹🥹
Allah ha ku xafido adiga iyo awlaaddaada siiba wiilka hada xariga galay
Mamo illahay hakasoo saro wiilka dhibtana allaha kuufudeyo🤲🤲❤️🙏🏽
Ilahay. Raxmaanka. Garabkaaga ha galo. Ducaan kuu awoodaa abaayo
Allah haku fududeyo mamo insha Allah wad guleysane
Insha alla way idiin fududaan alle weyn ha ka soo furfuro umada slle ha kuu sakhiro 🤲🤲🤲🤲
Inalilaahi wa inna ileyhi rajicin abaayo alaha kusoo saqiro wiilkaga ha lu soo deeyo ameen
Ilaahay hakuu fududeeyo dhamaan amuuraha inshallah
Masha Allah walaal ❤❤❤❤
Ilaahoow rabiyow rahmanow kurbada ka qaad oo farxad kula kulmi markaad tagto wiilkaga kaga soo bihi ogow malyuneey muminka waa la imtixanaa sabur allahna marwalbo ku xamdi Insha Allah farxad baad la kulmi.
Subxanalah Ilahay hakuso bad badiyo hano u dhib yareyo
Ilahay ha ku fududeeyo. Sabarna ha ku siiyo🤲
Ilaahay haku fududeeyo ❤❤❤
Mama insha Allah umada Allah aabo iyo hooyo hakaagadhigo, kurbadah farxad qeer qabta Allah kugu badalo
Ajirni dheh maha ajibni
Allahuma ajirni
Ilaahay wiilkaga dhib matuso