Calafdoon dood adag waxan garoob ahay maalmo yar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 175

  • @deqowDahir
    @deqowDahir 10 місяців тому +5

    Lkn madaxa masar saro wll si aysan Ajirka hal bacad kulis u san kaga noqon wall

  • @abdirashedbashir5186
    @abdirashedbashir5186 10 місяців тому +7

    Naciima wllo ado raaliya plz hadalka naagta masiixiga kalaso dhex bax ujoodo wayn oo ku cibro qaado iyaado gaalada ayeey kugu wiirsatay oo ay farta kugu fiiqday waajib dumarnimo samalimo islaanimo wllo plz ino muuji intaad barmaamijka ku jirto madax astur wllo ❤ waa iga nasteexo ha iga xuman hana moodin inaan previcy gaagi kuso xadgudbay

  • @farhioABDESSAMAD-nh9dn
    @farhioABDESSAMAD-nh9dn 10 місяців тому +4

    Subxaana laah Naagta barnaamijka wado ilaahey hasoo hadeeyo

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp 10 місяців тому +5

    Gabadhu u sheega inan dad somalia oo diin leh dhaqan ley ayan nahay u sheega waxbo hala geb geb leynina runta u sheega subxanalaah ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @nasriinmaalin3654
    @nasriinmaalin3654 10 місяців тому +4

    Naciimo allaha ku xafido, naagta julu julu laheed waad sooqabatay Nabiga caleeyhi salaatu wasalam eeyba ku salin weeysay

  • @JabaanG
    @JabaanG 9 місяців тому +1

    Masha alah umc

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 10 місяців тому +5

    Walal naciimo wiilku waxa laga yaba in u so islaamiyo diinta ku so celiyo so dhaweeya oo diinta ugu yeera Allaha so hanundho umuda somalied ee diintodi ka tagay

    • @inasayidabdule
      @inasayidabdule 10 місяців тому

      Qof ka baxay DIINTA MUSLIM ma la guursan karaa waa suaal u baahan jawabteed? ALLAH ha soo hanuuniyo

    • @XamdaCiise-wb7us
      @XamdaCiise-wb7us 10 місяців тому

      Qofku haduu gaalnimo ku dhasho Wala guursankara Lkn haduu ka baxay diinta islaamka lama guursankaro allahu aclam

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 10 місяців тому +8

    Gabar masoixiyad ah nin muslin wuugarsakaraa lakiin nin masiixi ah gabar muslin ah nin masiixi ma,aroosikaro.❤

    • @A1w2w2w
      @A1w2w2w 10 місяців тому +3

      Wll masiixi sax ah majiro maantay saas ogow

    • @maryamosheikhhusseinmaryam7075
      @maryamosheikhhusseinmaryam7075 10 місяців тому +2

      Shuruud baa lagu xiraa wllo

    • @Cabdicawed1990
      @Cabdicawed1990 10 місяців тому

      Shuruudo aya ku xidhan aan hada nina buuxin karin

    • @inasayidabdule
      @inasayidabdule 10 місяців тому +3

      DIINTA MUSLIM BARTA
      GABAR MUSLIM ahaan jiray ma la guursan karaa? CULUMADA WEYDIIYA
      Qofka gaalnimo ku dhashay iyo kan ka baxay kan ka baxay baa ka xun

    • @143-k1d
      @143-k1d 10 місяців тому +1

      waa runtaa laakiin tan ayadoo weyn ee diinta islamka eeku dhalatay ka baxday ma'aha ayada qof masiixi ku dhashay somalia hadee joogi laheyd waaala dili lahaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 10 місяців тому +1

    Wa ii Kow

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 10 місяців тому +1

    Alow khayrku siiyo saad uguejawaabtay madiixoyada

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 9 місяців тому

    Subxaal allaah jizaakallah naciimo

  • @asmadaahiramare2639
    @asmadaahiramare2639 10 місяців тому +1

    Wll inaad ku tidhaahdiin erayga wll waa xaraan wllo maba tihiin qof diinta muslinka haysan diinteena muslinkaa qof ayna kula walalayn ha ka dhihin wll ok

  • @rawmo7336
    @rawmo7336 10 місяців тому

    Bilaash maryaha umeeysan xiranin ee ineey dadka ku qalado ayeey ugu tala gashay.

  • @khaaidfaarax
    @khaaidfaarax 8 місяців тому

    Naciimo data xaq ayay uledahay way guursan kartaa Muslim gabadha haloo duceeyo
    In ilaahay

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 10 місяців тому +3

    Nicimoy walaalo gabadha iyadaa rabtay inay caytanto mar qofku markuu sidaasoo kale eed doonyahay oo uu rabo inuu ku wanjalo iska tuur sabatoo ah diinta ay haysato laguma cunsuriyadeyn laakiin iyadaa xasarad raadis ahayd

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 10 місяців тому +5

    Allah haso hanuuniy0

  • @abokersharif9812
    @abokersharif9812 10 місяців тому +1

    Lama shukansankaro waa gaal WAAXAARAAN IN LALA HADLO QOFAN DIIN LAHAYN OOGAALAH LALAMA HADLO

  • @maryansharif9464
    @maryansharif9464 10 місяців тому +4

    Nicimo wamusli mad masha alah tinta way assurance n islam

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 10 місяців тому

      Allah so hanuniy nacimo kaley qof la heliy karo mahan wa gabar ad u wanagsan o dadka qadariso

  • @GhaliHybe
    @GhaliHybe 10 місяців тому

    Niciimo adigey ku dhaftaye markii ugu horeysay ayey kuu shegtay

  • @deqowDahir
    @deqowDahir 10 місяців тому +4

    ????? POYTI VAR ayaa lagaa haayaa naeemo masiixiyad ayaa asturan adoo muslim ah ayaa qaean thuma wllahi weykaa raysay Allahu Akber

  • @Cheffatuha
    @Cheffatuha 10 місяців тому

    Waa guursan karta waana muslimad karta. Lakin nacimo waa lagu sugay oo maa xijaabatid baa la yiri

  • @umuabadi
    @umuabadi 10 місяців тому

    Masiibo. Kugu. Dhacday. Soomaali. Waa. Muslin. Dhamaantood. Hadeey. Wadamadaas. Kugaaloobeen. Waa. Cajiib.

  • @ashaluul1969
    @ashaluul1969 10 місяців тому +1

    WALEE QURBE BALAAYAA LAGA DHAXLAY, BAL NAAGTAAN WEEYN OO INTA ISLAAMNIMO KU DHAKATAY HADA GAALOOWDAY ARKA.

    • @inasayidabdule
      @inasayidabdule 10 місяців тому +1

      SUBXAN ALLAH ALLAH SOO HANUUNI

  • @HH-mq3gz
    @HH-mq3gz 10 місяців тому +6

    Subhanallah

  • @fadumomohamed3271
    @fadumomohamed3271 10 місяців тому +1

    Gabartan waa amaxaaro

  • @randomin8390
    @randomin8390 10 місяців тому +3

    subxaanallaah subxaanallaah ilaahay haydin soo hadeeyo

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 10 місяців тому +1

    Intay jeensatay bay tiri aamin ilaahey ku cadaab nebiga calayhi salaatu wa salaam marki la yiri ha lagu saliyo aamin intay si jeensatay😂

  • @seynabmaxamed6223
    @seynabmaxamed6223 9 місяців тому

    Hadalbadan iskadhafa horeusoo

  • @mohamedismaelahmed7614
    @mohamedismaelahmed7614 10 місяців тому

    gabaadha somalied dintedu Gur ninja muslimka kama horjogsaneyso

  • @YusurEgal
    @YusurEgal 10 місяців тому

    Waaa.oromadii.af.somaliga.baratay

  • @MiskiShoptah-ln1kb
    @MiskiShoptah-ln1kb 10 місяців тому +7

    SUBXAANALLAH😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @YahyeHajiiu
      @YahyeHajiiu 10 місяців тому +1

      ❤❤❤😂😂

  • @deqowDahir
    @deqowDahir 10 місяців тому +3

    Naeebo abayo Ajer waa shaqeesanee oo hadii laba qof ayay adiga chanell kaga ay iskuguursadaa waxay la mid thy adigoo kacbadamazjid ka dhisy lkn

  • @abdirahimfarah466
    @abdirahimfarah466 10 місяців тому +2

    Good job naimo

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 10 місяців тому

    Oo iyadu hadaay dal gaalo joogto ma inaay gaalowdo moyeey rabtaa markaa waa doqon

  • @inasayidabdule
    @inasayidabdule 10 місяців тому +3

    SUBXAN ALLAH

  • @fuadnor3723
    @fuadnor3723 7 місяців тому

    nacimo markii ugu hotaysay bay kuu shegtay wadan maqlayn f

  • @FatimaAbdiyoussouf
    @FatimaAbdiyoussouf 10 місяців тому

    Niciima wallalo ajar aya shaqaysanaysa hadaad nin iyo naag muslima iskugeynayso lakiin masar xino ajarka hayska baabin

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 10 місяців тому

    Salaan sare qaali sidad u fahamsiisay ku qoslay

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 10 місяців тому +2

    Halkii sali laga sugaayey bay tiri aamiin😂

  • @abokersharif9812
    @abokersharif9812 10 місяців тому +2

    NAAG GAAL AH NIN MUSLIMAH MAGUURSAN KARAA JAWABTU WAA MAYA

  • @salma.abdule
    @salma.abdule 10 місяців тому

    Waa runteed nicimo nagtu nabiga kuma salin scw scw scw fadlan qolku waxuu ufuran yahaye dadka somalida ee islamka ah hala ogaado

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 10 місяців тому +1

    Yes I think so she from oroma

  • @cabdulkhadaryasiincaliKhadar
    @cabdulkhadaryasiincaliKhadar 10 місяців тому

    Nimco waa lagalay.guuud

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 10 місяців тому +4

    Beenlow waaye ninkaan waanadaqraansanyahay.

  • @cabdulkhadaryasiincaliKhadar
    @cabdulkhadaryasiincaliKhadar 10 місяців тому

    Igadheh

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 10 місяців тому

    Subxaanallaah
    Naag cidaad kujirta waxay lamidthy Naag laqabo waa dambi inay ninlahadasho illaahay halagabaqo

  • @namelos2963
    @namelos2963 10 місяців тому +1

    Ninku caraab dheerä bisinkee muxuü cabayä acuudkoow allawalle 😮

  • @fartun9503
    @fartun9503 10 місяців тому

    Subxaaaana Allah 👍

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 10 місяців тому +2

    Asc nacimo manshaalah gabarta weyqaldantahay abayo nacimo isastur

  • @Hawohud
    @Hawohud 10 місяців тому +1

    S.A.W❤

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 10 місяців тому

    Xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 10 місяців тому +2

    Dad aan is dhaaamin ayaaba is helay 😊

    • @Dhiiragalin
      @Dhiiragalin 10 місяців тому

      Adigu diyaar ma tahayi wall

  • @ElmiGouled
    @ElmiGouled 9 місяців тому

    Bismilaahi ma soomaaliyad
    Masiixiyad noqotaaa

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 10 місяців тому +3

    Subxaanallaah

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 10 місяців тому +3

    Subxaanalah.

  • @maymah2783
    @maymah2783 10 місяців тому +2

    She is not Somali waa Ethiopian

  • @hawoali9920
    @hawoali9920 9 місяців тому

    That’s soo crazy

  • @ZakariaAbdi-x2o
    @ZakariaAbdi-x2o Місяць тому

    Niciimo please is astur

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 10 місяців тому

    Waa oromo naagtan maba’aha Soomaali nijaasta magaca ayey nooga ciyaareysaa.

  • @fartun9503
    @fartun9503 10 місяців тому +1

    😂😂😂😂

  • @fartun9503
    @fartun9503 10 місяців тому

    Muslim❤❤

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 10 місяців тому +4

    Subaxanallah

  • @hawoahmed7145
    @hawoahmed7145 6 місяців тому

    naagtiisuu qancinyaa beenaale

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 10 місяців тому +2

    Subxanallah

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 10 місяців тому

    Nagtu ma etiopian

  • @JabaanG
    @JabaanG 9 місяців тому

    Tan aneyba igufecantahay wlahi anaba kahelay naciimo

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 10 місяців тому

    Dimaha asturo 55jir baadahee muslim na waad sheeganaysaye waalaga gar helay nimcaay

  • @AbdulaimAnaadi
    @AbdulaimAnaadi 10 місяців тому

    Kkkk kan war ma yaqaano waa nin rer badiyo ah

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 10 місяців тому

    Dad badan ayay raban inay watan

  • @Moonstar8993
    @Moonstar8993 10 місяців тому +11

    She is not Somali

  • @AbdulaimAnaadi
    @AbdulaimAnaadi 10 місяців тому

    Waxas miya su al ma ahan waa nin war aqon

  • @MouminAbadid
    @MouminAbadid 3 місяці тому

    Ma masiixi ba

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 10 місяців тому

    Subxaanalaah Xasbiyulaahu.wanicmalwakiil

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 10 місяців тому

    Isga Maxu kadoonaay qolka galada

  • @fuadnor3723
    @fuadnor3723 7 місяців тому

    waadan maqlayn kow aytimi way kuu shegtay

  • @Kowsarmohamud509
    @Kowsarmohamud509 10 місяців тому +1

    Subxanalaah

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 9 місяців тому

    Somali maaha waa Oromo afsomaliga baratay

  • @fadumomohamed3271
    @fadumomohamed3271 10 місяців тому

    Waa amaxaaro

  • @cabdulkhadaryasiincaliKhadar
    @cabdulkhadaryasiincaliKhadar 10 місяців тому

    Masayr

  • @fardowsyusuf2836
    @fardowsyusuf2836 10 місяців тому +1

    Kan u sheega Reer kaan waa galo

  • @blingbling7093
    @blingbling7093 10 місяців тому

    Subxana allah xaly wan fiirsahqye 😢😢😢

  • @nawasahmed3026
    @nawasahmed3026 10 місяців тому

    Sadixduba Somali ma ahan

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 10 місяців тому

    Wa oromo qoftu

  • @Mahad-ih6ge
    @Mahad-ih6ge 9 місяців тому

    Whats going on here

  • @umuabadi
    @umuabadi 10 місяців тому

    Naciimooy. Waarunteed. Naagta. Masiixiyadaa. Xijaabkaaga. Qaado. Ina. Aabo. Ooo. Isastur. Maadaama. Aad kufaanayso. Islaanimadaada. Baa yo. Quruxeey

  • @khaaidfaarax
    @khaaidfaarax 8 місяців тому

    Ajirbadan ayaad helaysaa we is astur

  • @saidmohamedali146
    @saidmohamedali146 10 місяців тому

    Scw Scw scw❤

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 10 місяців тому +2

    Ninka laftiisu waa beenaale

  • @UbahAdon
    @UbahAdon 10 місяців тому

    Ayado gaaal ah ayey rabtaaa in labaro

  • @AhmedHayan-hn3xv
    @AhmedHayan-hn3xv 4 місяці тому

    Hi

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 10 місяців тому

    Wa shayadiin

  • @samsamosman3297
    @samsamosman3297 10 місяців тому

    Allaah akbar

  • @MudaneYuusuf-u2u
    @MudaneYuusuf-u2u 3 дні тому

    isoqabo nacimacaday mashala

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 10 місяців тому

    Mokinimadu waa waxad masiixi unoqotay wiilkuna kumuu farming inaad mmasiixi tahay

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 10 місяців тому +1

    Maxaad gabadha ka rabtaan,iyadaa idiinkaa saxsan masiixi waa diinta dhabta ah ✝️💜👌

  • @AhmedHayan-hn3xv
    @AhmedHayan-hn3xv 4 місяці тому

    Wuxu ma jareer baa

  • @Uus998
    @Uus998 10 місяців тому +1

    Subaxanllha Somali wa wad sid lkn 😅

  • @abokersharif9812
    @abokersharif9812 10 місяців тому

    Ayagoo gaal ah oogarob caruur wadato yaarabo galada kuwa nolosha kadhacay raadso

  • @cabdulkhadaryasiincaliKhadar
    @cabdulkhadaryasiincaliKhadar 10 місяців тому

    Kow kow kow

  • @k1sm1leyyt95
    @k1sm1leyyt95 10 місяців тому

    Aqaas caleeeeek somali wa malayaaacni