HANI WAA WADA NAXARIS KAMAY WAR QABIN IN AAY CAMERA HAYSO ……

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 231

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 7 місяців тому +76

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому +132

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤

  • @Ayaan-sw1wr
    @Ayaan-sw1wr 7 місяців тому +64

    ilahow wax na jecel nasii amiin❤😢😂

  • @hindakahin5144
    @hindakahin5144 7 місяців тому +38

    Dume dayax iyo wlshay Hani ubad kheyr qabo Allah haidinku irsaaqo insha Allah

  • @NahidaMahameth
    @NahidaMahameth 7 місяців тому +41

    Wlhi hana waa naf wax jecel fadhiga dirqi ayey isku hysa❤

    • @XamudCabdilaahi
      @XamudCabdilaahi 7 місяців тому

      Haa walhii waa nagaa dhiigi lee wn ku wataa anii dumo❤❤

  • @munahussein6588
    @munahussein6588 7 місяців тому +10

    Hani qolka ku soo xira hada kadib ma adkeesan kartee waa naxariistii oo qofa runtii❤

  • @Deeqoowamiiin
    @Deeqoowamiiin 7 місяців тому +21

    Ramadanka Allah ha inaga aqbalo. Allah ha inaga dhigo kuwi ka faidesto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Qu681
    @Qu681 7 місяців тому +10

    Masha Allah markad heysato qof ku jecel wa iska sidano kale ax ayada daremeysa hani dayax waxa lagu dhufanayo wa gabadh qalbi fican ❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🧕💯

  • @Ayaandhalad-y7y
    @Ayaandhalad-y7y 7 місяців тому +12

    Dayax Qof ku jecel mar kaad haysati waa sidanookale❤❤❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 7 місяців тому +17

    War wll gabadh ijecel idoona mashslaah dhamantiin alle haidinsiiyo

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 7 місяців тому

      Nolosha baraha bulshada run muyaad umoodey 😂😂

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 7 місяців тому

      Allaha haku siiyo wll adigun daacda nooqo inshallah

  • @Naimaaynuush
    @Naimaaynuush 7 місяців тому +22

    Asc wllyaal like iisaara midhaa layma arkee😂

  • @rabiileMowuliid
    @rabiileMowuliid 7 місяців тому +14

    Dayax iyo hani Kajal guulayista walalayal markasta waan idin wataa

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 7 місяців тому +25

    Haniye walaalo qoortaada qarso alle qeyr haku siiyo

  • @SamiiraHirsi-we7rr
    @SamiiraHirsi-we7rr 7 місяців тому +9

    Waryaa dayaxow YutuBka Maa Dayax io Hani Family maad ku Qororaaan❤

  • @jeeloofficial2097
    @jeeloofficial2097 7 місяців тому +4

    Rabiyow gabar sidaas unaxariis badan❤

  • @MashaAllah-k2u
    @MashaAllah-k2u 7 місяців тому +7

    Masha Allah insha Allah masha Allah insha Allah 😢❤❤❤

  • @djcaskemoh9220
    @djcaskemoh9220 7 місяців тому +10

    Hani oo kaleh ma heli kara😢❤

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 7 місяців тому +7

    Keep going my family ❤❤Hani io Dayax ❤❤

  • @Fuluussead
    @Fuluussead 7 місяців тому +3

    War Ana Aamiin ban jeclee hayga dilinaa😂😂❤

  • @AxmedAbdi-d5z
    @AxmedAbdi-d5z 7 місяців тому +11

    M.a wllhi Hani dayax wey jeceshahay illahay isha cadawga ha idinka xifdiyo😍😘😢

    • @AdnanAzmar
      @AdnanAzmar 7 місяців тому

      Hdy jecleyn miyay guursan lhyd 😂😂

    • @AxmedAbdi-d5z
      @AxmedAbdi-d5z 7 місяців тому +1

      @@AdnanAzmar hhh lkn iyaga waxoogu degdeg ayuu ahaa ama ba kadis wllhi waxa ay ii cadeeyeen in jacaylku yahay guurka dabadii🤣

    • @AdnanAzmar
      @AdnanAzmar 7 місяців тому

      @@AxmedAbdi-d5z Ha guurka kadib weyi lkn qosol kzta frxad maha ogow lipah 😁

    • @AdnanAzmar
      @AdnanAzmar 7 місяців тому

      @@AxmedAbdi-d5z Ha guurka kadib weyi lkn qosol kzta frxad maha ogow lipah 😁

  • @QadarYare-t2p
    @QadarYare-t2p 7 місяців тому +4

    Ramadan Kareem ❤

  • @AmaalMustafe-n5e
    @AmaalMustafe-n5e 7 місяців тому +4

    Masha alaa.boqortoyo.hani.quruxdiiyo.qofa

  • @NimcaaMahamed-xu9mg
    @NimcaaMahamed-xu9mg 7 місяців тому +6

    Ayy sidi ogudamqaneso m.a❤

  • @SahroIbrahim-u8t
    @SahroIbrahim-u8t 7 місяців тому +7

    Isku waara abid oo qeer qaba kala hela ❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 7 місяців тому +7

    Hhh istaqfurallah aar tani ciyaar may ahayn wlhy oo ciilbaa isku qabteene bisinkiyow ma waxaan lanaxinbaa miskiin HANI waykugu dhacaday iska dulqaado Duma😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @HaniUpdyrahman-y5q
    @HaniUpdyrahman-y5q 7 місяців тому +6

    Naxaxariistii ooqofa hanidaydiii ❤

  • @Hurmoh131
    @Hurmoh131 7 місяців тому +10

    Gabdha emotional keeda ha ku ciyaarina

  • @NuuraCabdi-z7q
    @NuuraCabdi-z7q 7 місяців тому +3

    Sobadiya Hani aya xiso daran iguhayso walhi dumashiday faridwaye wan jeclahay

  • @HamdaOmer-q8p
    @HamdaOmer-q8p 7 місяців тому +1

    Masha allh masha allh hani waa naxriistiiyoo qofa walhi ❤❤❤❤❤

  • @maxamedubaxle-j1q
    @maxamedubaxle-j1q 7 місяців тому +8

    Waryaa illaahay yaqaana😂

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 7 місяців тому +3

    Hani waa ficil miidhan waa dadka aan dadka lagu agdili karin❤

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 7 місяців тому +4

    Manoli gurso laga kari wye sidu oo garacayo😂😂😂😅igu darana mash allah hani dayax weya jeceshya ax day side uga naxe😢😢😢naxaristiyo oo qof gabdha hada naga xumeyso 🥺 anaga dhan ugu kicineyna ogaw😅

  • @JamilaJano-mr1zj
    @JamilaJano-mr1zj 7 місяців тому +1

    Marku cagada qabtay ku te raxay indr haniyey adiyo dumashi isku wara unad qayr qabana kala hela Masha alah❤❤

  • @amaalali3023
    @amaalali3023 7 місяців тому +8

    Wilasha xaasid sana dayax maxay ooo dilayan

  • @AxmedMowliid-m4g
    @AxmedMowliid-m4g 7 місяців тому +8

    war naag fiicanbad qabtaaye dayaxow meeqa lagaasiiyay😂

    • @RahmaShire
      @RahmaShire 7 місяців тому +7

      Gabadha ma neef xoola ah baad mooday?

  • @DanCoope
    @DanCoope 7 місяців тому

    Walaalahy waxaan idin leeyahy isku waara waligii inshallah ramdaan mubaarak❤❤❤❤

  • @UbaxAaqil
    @UbaxAaqil 7 місяців тому +2

    Hani abayo qorta qari qayri alh hakusiye❤

  • @AmalKayse-x1s
    @AmalKayse-x1s 6 місяців тому

    Ku sali nabi muxamed❤scw scw

  • @nadiiramohamed9160
    @nadiiramohamed9160 6 місяців тому +1

    Ana kujecele iso wac ina shakirowww😂an dumo ka barejeye😂❤

  • @HodanAbdirahman-y9j
    @HodanAbdirahman-y9j 7 місяців тому +2

    Cabdicasiis kulaha guursa lagaga taag wayay😂😂

  • @Amran-kl4mt
    @Amran-kl4mt 6 місяців тому

    ManshaAllah dumaashi fican❤❤❤❤

  • @HodanAhmad-u7v
    @HodanAhmad-u7v 7 місяців тому +6

    Ala haniyeyyy❤😂😂

  • @AbdiHassanTousma
    @AbdiHassanTousma 6 місяців тому

    The best mashaallah ❤️

  • @sakariyecrahmaan
    @sakariyecrahmaan 7 місяців тому +12

    Hani walhi ninkeda way ilaashanayaa naag iga dheh

  • @xirsimuuse6593
    @xirsimuuse6593 7 місяців тому +1

    Ilaahayoow gabadh saas iijecel isii😂❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 7 місяців тому +2

    Hablaha ogaden waa naxariz wax lagurzado ayay istahilan

  • @Hawailkacas1
    @Hawailkacas1 7 місяців тому +1

    Alla haysu kin barakeeyo❤❤

  • @badriyabbe5429
    @badriyabbe5429 7 місяців тому

    Dumaashi Hani iyo dayax allow isku daa Hani waa maskinad😢❤❤

  • @ShaadiyaAxmed-x2y
    @ShaadiyaAxmed-x2y 7 місяців тому +4

    hani. Wawad. Nixariis. Wahi😢😮

  • @maryamabdiraxman2256
    @maryamabdiraxman2256 8 днів тому

    Sheeg 5 sheeg 5 sheeg dee waa 5tii un alla c aziiz jamalaa mid ma.ahan😂

  • @NaalayeashuunShire-fr3dy
    @NaalayeashuunShire-fr3dy 7 місяців тому

    Ilahow naag na jecel na sii🤲

  • @nasrocabdulahi7761
    @nasrocabdulahi7761 7 місяців тому

    Alle jecelka naxariis badanaaa❤

  • @SaharamaxamuudSaharanuur-ui5ey
    @SaharamaxamuudSaharanuur-ui5ey 7 місяців тому +4

    The first one 🎉🎉🎉

  • @BilanMuuse-u4f
    @BilanMuuse-u4f 7 місяців тому +2

    Masha alaah ilaahay ha isku kiin daayo hadii lays dhawranayn oo laysku naxariisanynin maxaa nolosha loogu midoobey family qurux badan waaye keep going wllo

  • @MahamoudelmiSahal
    @MahamoudelmiSahal Місяць тому +1

    Wax maad ilaa aragteen😂😂😂

  • @luqmaanAhmed-zl6mt
    @luqmaanAhmed-zl6mt 7 місяців тому +4

    Szb soo badiya😢

  • @MaryamaGuuleed
    @MaryamaGuuleed 7 місяців тому +2

    Waa min jacelhay lamanah❤

  • @FaisaIsmail-r4r
    @FaisaIsmail-r4r 7 місяців тому +7

    Wxaasa jaceyla qof qlpi wngsan isu waara qlpi ❤

  • @apiipsonofficial9849
    @apiipsonofficial9849 7 місяців тому +1

    Wexeeda waa ilashaneysaa kulahaa😂😂😂

  • @kawsarismail-sh2cj
    @kawsarismail-sh2cj 7 місяців тому +2

    Hani waa lama helan

  • @cabdifataax9686
    @cabdifataax9686 7 місяців тому

    Alle haysukiin dayo dayax and hani awlad kheyr leh Alle haydinku irsaaqo

  • @SundusRashiid
    @SundusRashiid 7 місяців тому +1

    Jah waxaso naxrisah waxa LaheLa gabdhaha ogadaean

  • @YusufAhmedsaid
    @YusufAhmedsaid 7 місяців тому

    ❤ Hud hud xaguu jirey ❤funny waxeeda way ilaashanaysaa❤kkk 😅way ka baxday

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 7 місяців тому +3

    0:50 say u eegty 😂❤

  • @MutazArahman-bz5kp
    @MutazArahman-bz5kp 7 місяців тому

    Dayaxow u sheeg Engineer hud hud crush banku ahe usheeg wllo wlhi 😭🥺💯❤️❤️

  • @AChraf-SHUREYB707
    @AChraf-SHUREYB707 7 місяців тому +4

    Eng HUD_HUD ar wa Maxy deee😂😂

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 7 місяців тому

    Mansha allah waa jacayl dhaba 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sofiahassan5033
    @sofiahassan5033 7 місяців тому

    Wlhi hani waa fariid😂❤dumashi waliga saas u ilaasho😊

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 7 місяців тому +2

    Apdala Jamaal So Qabta ❤

  • @KhadraCismaan-os3de
    @KhadraCismaan-os3de 7 місяців тому +3

    😂😂😂😂😂waa damiin daxay

  • @Dhawrsan-o8y
    @Dhawrsan-o8y 6 місяців тому

    Al hud hud 😂😂umaden mah kulah hadi lah dilo mah dad lah dilo ayu uhoreyay kulah😂😂😂😂😂

  • @hanaudgoon4966
    @hanaudgoon4966 7 місяців тому +1

    Hani yutub furo ina adeero❤

  • @CapiirCumar
    @CapiirCumar 7 місяців тому

    naxariista naag ogdeny utahy❤

  • @AdenNour-l9k
    @AdenNour-l9k 7 місяців тому

    Qoftan jaceyl mahaye Dayax sarirtu kaso baxay congratulations dayaxow 😂😂

  • @munaupdirahman5192
    @munaupdirahman5192 7 місяців тому +3

    Hhhhhhhh masha allh dadkaygiii

  • @AChraf-SHUREYB707
    @AChraf-SHUREYB707 7 місяців тому +3

    First❤😂

  • @maidaabdinor7597
    @maidaabdinor7597 7 місяців тому

    Alla waa la isla ogyahy😂❤

  • @XaliimoCllaahi
    @XaliimoCllaahi 4 місяці тому

    Na. Sxp haajiga inoga celi de
    Se wax uwadan. 😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    n

  • @saacdiyaaxmed3120
    @saacdiyaaxmed3120 7 місяців тому

    Mn.sllh my famly😊

  • @queenofqueens661
    @queenofqueens661 4 місяці тому +1

    Xataa hada isla ogaydeen caadi ba laguu dilay nacasow

  • @queenofqueens661
    @queenofqueens661 4 місяці тому

    Kan dheeri waaba nacas hadii lagulaso tashtay wuxu prank yahay dadka maad iska garaacaysa

  • @Mohamedkaysar
    @Mohamedkaysar 7 місяців тому +1

    waxaasaa jacayl ah ❤❤

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 7 місяців тому +1

    Hud hud kulaha jugtan jugta xito 😅😅😅😅

  • @MoussaAsma-qy9eg
    @MoussaAsma-qy9eg 6 місяців тому

    Masha Allah 😅😅

  • @MunaAli-l8p
    @MunaAli-l8p 7 місяців тому

    Jah m.a❤😂 dumo naxariis

  • @XasanIbrahim-b2f
    @XasanIbrahim-b2f 7 місяців тому

    Keep going tliye 😅😊

  • @HamdaAbdirahman-b4j
    @HamdaAbdirahman-b4j 7 місяців тому

    Hud hud cidhiidhibuu dareemay😂😂😂😂😂

  • @SleepyBaseballStadium-we7qb
    @SleepyBaseballStadium-we7qb 7 місяців тому

    wll janiyey aragtidada aya xiso wayn u qaba biliz jaryadadaba iga dhigo abayo mcn wlhi hadalkaga jecelhy🥺😭😭😭

  • @FunnyCheckeredFlags-rx7hx
    @FunnyCheckeredFlags-rx7hx 7 місяців тому +1

    Hani waa naf wax jecel jacaylku ayaduu ku badan yaahay

  • @SamsamCabdirahman-b8z
    @SamsamCabdirahman-b8z 7 місяців тому

    Hud hud hawl badana suu hani ugu jawaapayo😅😅

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 7 місяців тому

    Hani ❤❤❤❤❤❤

  • @AishaSuleiman234
    @AishaSuleiman234 7 місяців тому

    Allah ha isku kiin daayo❤🎉

  • @falisxasan
    @falisxasan 7 місяців тому +1

    Inay ooydo wax yar u jirty😢

  • @AhlamSeed
    @AhlamSeed 6 місяців тому

    Waa naag nool😂 ninkeda difacysa

  • @faadmasuleymaan
    @faadmasuleymaan 7 місяців тому

    M.a my family video bdan noosoo duupa dee kistaan xaawaaye😢😢

  • @FaraAhmetAli
    @FaraAhmetAli 7 місяців тому +3

    Cabdalle jamal😅

  • @juweeriyakhadar7051
    @juweeriyakhadar7051 4 місяці тому

    Sorry hani wllo

  • @Warsanhupo
    @Warsanhupo 7 місяців тому

    Wexeed wye ilshaanys 😅😅😅😅😅

  • @fmehek3204
    @fmehek3204 7 місяців тому

    Honey prank in naag kale aa shukansaneyso kusoo samee please

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 7 місяців тому

    Funny game iiradiya naag i jacel😂😂😂