Ma sha allah Garaad Abdirisaq Garaad Soofe Geesi halgamaa ah ilaahay haku xafido adiga iyo Garaadada kale iyo dhamaan reer SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah waxan ku xasuusta garad abdi risaq soofe uu ka yidhi las anod ee ahaa anagu shaadh surwaal labixi mayno ee 500gaadhi ban haysane oo xarago dagalamayna illahay sidii bu ka dhigay
Golaha Dhaqanku aad bay u mahadsan yihiin Guushaa Allaah ina siiyeyna Allaah ha inoo adkeeyo SNM haday joogi waayaan Dhulkii aynu degi jirnay hala sugo hana la iska ilaaliyo in Xoolo Xaaraana la cuno makastana la laayo ogaan dee Maxaabiis danbana ha inakusoo qabanina please
Rabbi ha dhawro dhamaan Garaadada iyo Bulshada Harti Baddane ee wanaaga Jecel.
Garaad Soofe waxaan ku xasuusta weedhiisi ahayd.
" Haddii Nalaku Qasbo Waa Is difaacaynaa Anagoo Xarrago Dagaalamayna"❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa xaq allaah subxanahu watacaallaa yidhi ‼️ maalkaaga iyo caruurtaada Iyo cirdigaaga inaad difaacdo waa waajib,‼️😭 subxaanallaah ‼️ Allow xaqah adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️😭
Maan sha allaah baaraka guulaysta allaah subxaanahu watacaalaa fadligiisa cadawgiina ha ku jebiyo ciilna ha u dhintaan aamiin yaa rabi
Guuuuuuuul guuuuuuuul SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ buuhoodle waa magaldi geesayda
Ma sha allah Garaad Abdirisaq Garaad Soofe Geesi halgamaa ah ilaahay haku xafido adiga iyo Garaadada kale iyo dhamaan reer SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah, waa hadaladii Dhaqan somali da lagu Yaqaaney,
Garaad Soofe😊
Asc. Guul ssc garadada ilahaey ha barakeeyo waxey doonaahaan alaha siiyo cadowgoda hajabo amiinamiinamin
Jecliyaa garaad ka maasha allaah ❤️❤️❤️❤️
Maasha allaah dadkeyga alle haydin xafido dhaan siciid harti iyo hiil harti xafidu laah❤❤❤❤❤
Maasha Allah guul guul guul guul guul guul guul guul guul sac khaatumo suulomadaw solaygiibaa kashamaday dhulkinay karadinayan ugaar
Guulaysta!
Hadi la ina Soo weraaro wa xiligi aan aarsan laheen si mugleh, inshaAllah guul baa illahay inoo soo wado
Masha Allah waxan ku xasuusta garad abdi risaq soofe uu ka yidhi las anod ee ahaa anagu shaadh surwaal labixi mayno ee 500gaadhi ban haysane oo xarago dagalamayna illahay sidii bu ka dhigay
Alxamdulilaah nicmada iyo midnimo iyo horgale oo la iska qabto
Maashallah
Mashaa Allaah guul guul SSC khaatumo xaqabaa ku dagaalameyesan guushana idinka iskal🇸🇴🏇🏿🥰👩✈️👮🏼♀️👍
Sarin ta Guido koowad qalasyadajoga allaha xafido
Sidaas weeye❤
Sax shan haloo qaado
Baqdiin ma ah waa layska abhiinaya haaday gaaran waayan waxa soo socota waxaaba baalaha iga yaacay
Golaha Dhaqanku aad bay u mahadsan yihiin Guushaa Allaah ina siiyeyna Allaah ha inoo adkeeyo
SNM haday joogi waayaan Dhulkii aynu degi jirnay hala sugo hana la iska ilaaliyo in Xoolo Xaaraana la cuno makastana la laayo ogaan dee Maxaabiis danbana ha inakusoo qabanina please
Guulaystaa. Dhaman. Isimadaa. Iyo. Shacabkaa. Gobalka. Cayn
garaado fadlan waxaanidin odhanlahaa sida dhulkeena udoonayaan aan kooda ku qabsano markaasaaynu heshiinaynaa walaahaye
Haa wlhi markaasbay xanuunkaay ledahaay dhulkada olagula heysto daremayaan kahor jogsan mayaan
Waa talo fiican waanu wada qabnaa.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hala abhiyo SNM uma eka kuwo joogayee
qalasyadii ma habarjeclo ayay saa uga cabaadayaan
Waa baqdin intaasi
😂
CIISECIISE
Sax
ITAAL AADKU DUUSHO MA HAYSIDE INTA LAGUGU SO DUULAYO NASUG ILEN AWOOD MALIHIDE
Waxaad tahay kuwii aanu dhulka hoos marinay oo qab qabanay oo furanay.
😂😂😂 baaaaaac iyo murqaan jabhada SNM idoorland beenland
War mussow dumarka qaranka SNM fasax Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@@ismailmohamed3417 HADUU FASAXO SIDAADII AYA GOOJACADE 9 BILOD LAGU DULDAGI SOOWMAHA OOHINTADII XUMAYD
Sax