2009 ayeey sweden ka dhacday waa ku mudaharadnay tulada dadka dagnaa oo dhan ilaa laga soo daayo waa mudaharadeenay wax shaqo aado malaheen 4 malin nagu qaadatay alhamdulilah in la soo celiyo
Wn ka xmhy in Caruur somaliyed la qaato😭Ha loo dacwoodo yn loga harin Bahalada qaatey.Ilaahoyow Shartooda ku celi oo Caruurta badbaadi.Waalidkii iyo Qoyska dhamaan laabta Alle ha u dajiyo,Aamiin.
Haybad waxaad ku leedahay dhulkaada hooyo runta isma sheegtid dhulkaadiina waad gubtay qax iyo hoog ayaad ka dooratay màantana oohin baa kuu danbaysay ilmahaasna hooyadii allah ha u soo celiyo aamiin incha allah
Wa waxanu gacmaha yaga ku beeranay,alle hana wada cafiyo,cudurka qabyaladana hana cafiyo,ilmahas iyo hooyadod iyo kuwa la midka ahna haso badbadsho gaalada.😢😢😢
😢this is Heartbreaking 😢subxanllah Illahay awoodiisa ha ugu soo celi…🤲 Waxa laga yabaa in Hooyo kaligeed ah ay tahay oy horey u Daliileysteen….maakiinta Illahay qalbiga ha adkeeyo sugnaasho ha siiyo🤲 Absolutely 💯 👍Nimakan dhan waxa meesha ku haya Waa lacagta owladahaa laga qadiyey ee qaraan ka iyo xafaladahaa lagu qabanayo. Gabar walba I don’t care qabiil iyo siyaasi hadey dhihi laheyd -Odey walba meeshiisuu ku Qalafi lahaa…Lakiin Qalbi Jileec iyo Cadhifo aan Dantooda ku jirinin baa dumarkeena inta badan baabisay Illahay Danahoodaa ha garsiiyee🤲🙏
Ilaahay ha usoo badbaadiyo ha mudaharaadan hala xisaabtamaan soomalida wadanak norway joogta dowlad soonalia kama jirto waxay soo celin kartana majirto meeshan leys cunayo😢😮sorry maamdaaz ciyaalka laga qaatay xanuun iyo ciil waa ka dhaeregtay😢😢😢😢😢
Waziir ha,leeysku dheelo miyaa macnaha markay ilmaha soo badbaadsatay ooy araktay in cadaawad gooni ah loo qabo amaba illaahay u soo sahlay ilmaheeda maxay isaga tagi weeyday wadankaas borobleem ayaaba ku qabsady soo ma aha waa iskaga tagi lahaa saan kubaxaba lkn usha mar kale inay ku dhacdo ayadaa sugtay soo ma aha war maku qaldanahay asxaabee
Swedan , norway io jermal wa melaha ugu bdn ee elmaha lagu qaato fadlan ilmhina ka taxada dowlad idin maqan majirto dan io xaajo idinka kama leh walahi😢💔
Ilmahaas ale haso caliyo ale aya awood le siyaasi somaliya ma lahan awooda ay dadkan kula hadli kara ma lahan ale ayaan ubaryanaa yaa alaah awlaada so badbaadi😢
HEESUHU WAXAY GADHAAN 1M LIKE BALSE SALIGA NABIGU SCW MAGAADHAAN 1K LIKE SABAB
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw ❤❤❤
صلي الله عليه ؤسلم
Salalaahu aleyhi wasalam
ilaahow waalid kaas iyo ilmahooda isu soo celi🤲🤲
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto wll Mcn.😭💕
Meel walba i hor carartaa😂😂
😂😂😂@@Hussaindulane321
اللهم احفظهم❤❤
Aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw
Wiilasha Somaliyeed iyo gbdha somaliyeed dhiga kujecelhy wlhi 😭💔 ilhy qabyaalada nagaa dhex saar waan is jecelnahy
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌
HADII WADAMO GAALO LA,AADO MA,OGIDIN MIYAA IN ILMAHAAGA SHIRKO LAGULA YAHAY HADII AAD TARBIYEYNKU SAMEYSO
WAA LAGAA QAADANAA HADII AAD FARAHA KA QAADANE WAA SIDII AY RABEEEN MARKA KA LEXDA GALADA AAD U ORDEYSIN
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Wa ku saray wll
Allahow xafid caruurta soomaliya iyo dad kale muslimiinta caruurtooda
AMIIN ya ALLAH ❤🤲🏾
ابكو اليوم كالنساء أنتم لم تدافع عنه كالرجال"..🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺🥺🥺🥺🫵🏽🫵🏽🫵🏽🫵🏽 نحن ضيعنا وطننا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺🥺🥺
Bi'idniLLAAH waa loo soo celin doonaa 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Soomaaliyeey dhulkaaga hooyo wax kutahay🎉❤
Illahow somali xafid meel walibo ay jogan Amiin yarabi
wasiir waa marki kugu horeeysay oo aad kiiro jabaanka aad xuustay waayo kuwaas waxaa eey jogeen wadaan lagarabo lakin waxaad hilmaantay in wadanka soomaliyo oo aan joogno oo kajiro aa naa xoog leeh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allah ha u soo celiyo ilmaha
Wallah hooyo bis dareemi karti hooyo ilamahda laga qaadayo😢yaa rabi usoo celi👏
From Djibouti 🇩🇯
Soomaali meel walba way Ku balaanbashay ayagaana isyeelay
Walaalo isnacay way baaba,aan
Somali siyaasi uma maqno...rabi ayey leeyihiin alle ha ugargaar
HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi
Waxa mesha nadhigay waa siyaasi wadankenaa ayaga naga so barakiciyay ilaahow u so celi inta caruurta laga qatay🤲🤲
Doowlada Soomaali ma jirto ee Ilaahay ha caawino waalidiinta Soomaaliyeed oowlaadoodana u soo nabad celi
Waziir halmid anku dhaho familkaaaan marki hore dowlada somalia makeenin wadanka Norway Allah Ayaa Umaqan✌️
Zaii hinu xaaji salamantahy captain 😊
Allah ha u soo celiyo insha Allah
ilahow noxafid somaliya ya Raabi gabadhan ilahey ha u soceliyo carurta🙌🙌🙌
Eebow xafid somaali dhamaan calamka Amin ya rabbi
Tani waa afduub cad cawaqib xumad ka dhalatan dawalada Norway 🇳🇴
ba qadan doonta insha allah
Wallaahi waa xanuun qalbiga ayaan ka dareemay ilaahey ha uga soo qaado
Somali ilahoow meel kasto joogan ku sharaf aamin 😮😢
Mahadsanid walalkey adna alle haku sharfo
Caruurta somalia keena
Somalida waxa ka lumayy qibladi. Waxay u jeesteen qabyalad, oo maba arkan cadowga & waxa dalkooda xita ku soo socda😢
Inaa lilaahi wa Inaa ILeyhi raajicuun,Xasbunalaah wanicmal wakiil,ILAAHAYOW soo nabad celi caruurta,ILAAHAY cadowga hanaga hayo.
Alaha noo xafido owlaada meel walbo oon joogno yaarabi
Xaqiiqo 💯
Alaahu akbar 😮
Allaho Akbar ❤️
somalida jogta NORWAY IYO SWEDEN ee caruuta haysta walalayaal Maxaad sugaysan ma tan o kale mesha ka qaxa
Way dhago la yuhiin somalidan. Anigu. wanna ka gurey . Somalia ayaan dagay. Alxmdulilaah oslo ayaan daganaa. Malin walba ilmey qataan ilahow naga kaafi kuwan
2009 ayeey sweden ka dhacday waa ku mudaharadnay tulada dadka dagnaa oo dhan ilaa laga soo daayo waa mudaharadeenay wax shaqo aado malaheen 4 malin nagu qaadatay alhamdulilah in la soo celiyo
Wn ka xmhy in Caruur somaliyed la qaato😭Ha loo dacwoodo yn loga harin Bahalada qaatey.Ilaahoyow Shartooda ku celi oo Caruurta badbaadi.Waalidkii iyo Qoyska dhamaan laabta Alle ha u dajiyo,Aamiin.
Subxana Allah 😢😢 so sad wlhi Narway wey xuntahay wlhi 😢😢😢😢😢
Team sarakiisha this is my first attempt to write comment please one like ❤
Number 1❤
Ilaahey ha uga soo celiyo
Ilahay u soo nabad celi hooyadan somali ilahow na xifdi somali iyo caruurtooda
Allow aamiin aamiin
Ma libaax baa oo ariga laga dhigaya. Yaa Allah ciyaalka inoo badbaadi🤲🏼🤲🏼🤲🏼.
DOWLAD MA JIRTE SIYAASI IYO MADAXDA QARANKA 34 SANO INOO DIIDEY QARAN HEYBAD LEH ILAHOW KU RID CUDURO EY NOLOL IYO GEERI U DHEXAYAN SILIC ADUUN IYO MID AKHIRABA. WAR WAAN BA,NEY DIBAD IYO GUDAHABA. ALOW NOO MACIIN BARLAMAN KU SHEEGAN BAAS NOO DHAFI IYAGA DOORTA LA KICI LA,NAHEY
Isagaa haajiraa soomaaliyeey Norway meel ma ahaa Rabiyoow kaxoree Ilmahaas
Ellahay umada soomaaliyeed hanoo xifdiyo
Ilaahaw xafid🤲🏻🤲🏻
Haybad waxaad ku leedahay dhulkaada hooyo runta isma sheegtid dhulkaadiina waad gubtay qax iyo hoog ayaad ka dooratay màantana oohin baa kuu danbaysay ilmahaasna hooyadii allah ha u soo celiyo aamiin incha allah
3:12 soobax Abti istuur😢😢 Ala somaali nimadu Macaanaa mararka qaar😢😢
Ilaahoow soomaali badbaadi meelwaba oo ay joogto
Zaki tan manta na haysta WAAA mid aaan is yeeelny 😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilaahay gaalada gcntoda kso celi
Wllkey wlashey icawi Wan dhafi waayy cawa inn grb kacodsado team wasiirka😢
Alloow soomaali dhulkeeda iyo Dalkeeda u nabadeey oo u barwaaqeey 😢😢😢
First like and first comment one like 👍
Wa waxanu gacmaha yaga ku beeranay,alle hana wada cafiyo,cudurka qabyaladana hana cafiyo,ilmahas iyo hooyadod iyo kuwa la midka ahna haso badbadsho gaalada.😢😢😢
Allha ugargaro inshalh uduceyo wallo in allah swtc uso naabd celiyo Wallahay waxa xasusuta filim ka rani ee char wa filim xaqiqda tabanayey😭
marba hadii mar sigatay meey wadan kale iskaga guurto doqanta 😡😡😡
WA SAX INEY KA CARARTEY AHAYD.
Sow macquul mhn inaysan awoodin inay meelkle iyo dalke oo cusub aado😢
Ilahayowugargarumadasoomaliyediyoumadaislaamkaintaba
Subxanallah 😢😢😢😢 illow ada obod leh 😢😢😢
😢this is Heartbreaking 😢subxanllah Illahay awoodiisa ha ugu soo celi…🤲
Waxa laga yabaa in Hooyo kaligeed ah ay tahay oy horey u Daliileysteen….maakiinta Illahay qalbiga ha adkeeyo sugnaasho ha siiyo🤲
Absolutely 💯 👍Nimakan dhan waxa meesha ku haya Waa lacagta owladahaa laga qadiyey ee qaraan ka iyo xafaladahaa lagu
qabanayo.
Gabar walba I don’t care qabiil iyo siyaasi hadey dhihi laheyd -Odey walba meeshiisuu ku Qalafi lahaa…Lakiin Qalbi Jileec iyo Cadhifo aan Dantooda ku jirinin baa dumarkeena inta badan baabisay Illahay Danahoodaa ha garsiiyee🤲🙏
Waa in lacag loo aruuriyaa maxkamadna lala koro
ilaahow xafid
Aamino Aamino
Subuxaanlaahi somaali
Marba gaalo hadey kusoo faragashtan oo illaah kaa badbaadiyey meeshaas joogid malaha waayo kuma deynayan oo wax yar oo qalad ayaa laguugu raadina waan ka xumahay illaah ha usoo celiyo inta owlaada laga heysto
Come to somalia
Just adi xitaa wasiir dalkle kunoshahy
Ilaahow somali xafid mel walbo ay joogto
Inti wazirka tagersan Love sara
Dal aa dalkaaga aheen Dareen ku joog waaye Alle ha ugu soo celiyo.
Labo waalid oo doqomo ah baa dhalay ilmaha.
Saraakiisha wn idin salamay 🫲🤣🙏
Ilaahy dalkeena nabad hanooga dhigo dowlad fcn alle hanoo dhaliyo qoyskaas masaakiintaane alle hacaawiyo😢wlhi waa caloolxumo hooyo alle hakaga qaado ilmaha galadaas
Alloow nabad baadi😮❤❤😂
Ilaahay ha usoo badbaadiyo ha mudaharaadan hala xisaabtamaan soomalida wadanak norway joogta dowlad soonalia kama jirto waxay soo celin kartana majirto meeshan leys cunayo😢😮sorry maamdaaz ciyaalka laga qaatay xanuun iyo ciil waa ka dhaeregtay😢😢😢😢😢
Waxaan noqonaysaa inąd meelwalba kudhibban soomaaliyyen wadankeenii qurxoonaa baan dayacnay we qabyaalada intaan kaharno aan wadankeena dhisano oo kunoqono cidna caruurta nagama qaadanayso midnimaa horumar lagugaaraa
Waziir ha,leeysku dheelo miyaa macnaha markay ilmaha soo badbaadsatay ooy araktay in cadaawad gooni ah loo qabo amaba illaahay u soo sahlay ilmaheeda maxay isaga tagi weeyday wadankaas borobleem ayaaba ku qabsady soo ma aha waa iskaga tagi lahaa saan kubaxaba lkn usha mar kale inay ku dhacdo ayadaa sugtay soo ma aha war maku qaldanahay asxaabee
waad kusaxan tahay walaahi
Free somali children 😢
Somali iney norway 🇳🇴 kubatan maraba madaxda Norway 🇳🇴
Dhul gaalaad inaad degto waxaasaa laga dhaxlaa Alle ha u gargaaro reerkaas ...
😢😢😢😢😢😢😢allow wadan gaalo ha na gayn
Sakiyow wll ilahey haku xafdiyo waqti kasta iyo goob kastoot joogto quraanka aqriskiisa badso iyo adkaarta wll sheydan ayaa marwalbo xaadira igana raali noqo hadaan wll hadaa hadalkeyga ku dhibo
Wadama ilmaha ugu qaadashada badan waa norway iyo iswedhan balaayo haku dhacde dal aan dalkada eheyn dareen kujoog waaye ilahow inoxafid awlada anaga nederland maba jeclo qeylida ilmaha hadaneh qaar cunsuri isaga jira ilahow inoilaali lkn kuma badna wadankan
Norwey 🇳🇴 way dhaanta dalkayga hooyo 🇸🇴 madaama dalki waa midka 35 sanno bahala galeenka ah oo laysku cunayo
Allow Soomali Xafid Yaa Rabi 🤲🥹☝️
Sunxanalahaa. Yaab. Walahay. Somali. Wax yaab. Leeh. Ilmahaa. Ilahay. Haa kaa. Qabto
Swedan , norway io jermal wa melaha ugu bdn ee elmaha lagu qaato fadlan ilmhina ka taxada dowlad idin maqan majirto dan io xaajo idinka kama leh walahi😢💔
Asc Allahu Akbar
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Hore hadiiba ay usigatay mxy usugaysay ee ilamaheda wadanka ugala bixi wayday anyway allah ha ugaso celiyo
Somaaliya majirto ee caruurihiina ilaashada wll allena barya inuu sharkooda ini dhaafiyo
Ilmahaas ale haso caliyo ale aya awood le siyaasi somaliya ma lahan awooda ay dadkan kula hadli kara ma lahan ale ayaan ubaryanaa yaa alaah awlaada so badbaadi😢
Illow xafid
Dalkeena 😢😢 Biis nabad kohysna
Ilahey umadas dhibaateysan ha ugargaaro ilamahsna allaha soo furdaamiyo