HEESTA CUSIUB SULDAAN SEERAAR CK REACTION

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Name King Ck
    Actor / Comedy /
    UA-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  4 роки тому +606

    Waxkale 🔥🔥🔥👉ua-cam.com/video/ewWCQRXI6XE/v-deo.html

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio 4 роки тому +1395

    My brother CK the only one Legend sxb i am your huge fun.

    • @KingCkFilmsVlogs
      @KingCkFilmsVlogs  4 роки тому +245

      Keep going legend

    • @abdalajamaal
      @abdalajamaal 4 роки тому +96

      Waqal WStudío waqal Team 💪

    • @kornelqaddafi8111
      @kornelqaddafi8111 4 роки тому +20

      Wlhi lagantiyo isku hambal yeeyay ayan marqati ka nahay

    • @nasiimdhalad5263
      @nasiimdhalad5263 4 роки тому +22

      Ck Wn So Jiidayna Hargysa Mrku inoogu yimaado ila biyo Guure si wadaynaa insha allah❤❤🤣🤣

    • @najiibasensio1
      @najiibasensio1 4 роки тому +8

      Well done brothers
      ( Khadar waqal and King CK)

  • @mupolyrics4111
    @mupolyrics4111 4 роки тому +886

    Inta ilahay jecel like ii sara

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre 4 роки тому +438

    Quruxda Somaliland Manshallah ❤❤👍 Reer Somaliland Is Muujia

    • @najahfaysa7034
      @najahfaysa7034 4 роки тому +4

      Mzh allh somaliland

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 4 роки тому +5

      Soomaalilandtee hhhhh bisinka

    • @nasramatan8717
      @nasramatan8717 4 роки тому +4

      Alow somalilnd no ilaalih😘😘😍

    • @akramhaji1930
      @akramhaji1930 4 роки тому +5

      mnsha allaah buurtii gacan libaaaaax we love somaliland ❤❤❤❤❤🗨💬🗨💬🗨💬🗨💨💚💚💚💚💚💚💚👈👈🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

    • @tuseawtoosiye3292
      @tuseawtoosiye3292 4 роки тому +7

      Somaliland dhulka buuraha, saxaraha, Badda, iyo barwaaqada Alle isugu daray wan uxiisay dhulkaygii Hargiesa😭😭

  • @iamalasow7454
    @iamalasow7454 4 роки тому +375

    wlahi suldan seerar in aan fanaan lamid ah in uu San jirin😘ma igu raacsanthy wiilow ama gabarey😂

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 4 роки тому +171

    Masha alh quruxda dalkayga Hooyo ❤Zomaliland❤
    Hada reer somaliland tahy liketa ha ila dhaafin

    • @habsamohamed6775
      @habsamohamed6775 4 роки тому

      Hno sheydaanka iska naar meeshu waa Somalie Éthiopie waliba dhagax buur mush Somaliland faan iyo booto jecelaa dadkaana shit😏

    • @saabiriinabthirahman7498
      @saabiriinabthirahman7498 4 роки тому +2

      @@habsamohamed6775 kkkkk huno mcn wax iska hubso dhagax buur mahe meeshu wa gobolka saaxil waana biyo kulul meel la idhaaa aniga indhayga kuzo arkee

    • @rethwanmuhyadiin7921
      @rethwanmuhyadiin7921 4 роки тому

      Ethopia wXYDe wLL maD nAGU ciyaaraYsa
      WLL meshu wa somalilaND
      Gaar ahaN saaxiL biyo kulUL
      MaRka ka xUNta izkada
      Oo no qUUUDH🙆‍♂️
      I

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 4 роки тому +20

    Waa soomaliland caradii gobta
    Buuraha quruxda bada waxay udhexeeyaan sheekh iyo barbara
    Ilahay amarkii waxaa laga helaa biyo kulul dadka qaar ayaa
    Dalxiis ahaan uyimaada dadna caafimaad ahaan waanay ku dabaashaan
    Ck Somaliland hadaad timaado waxyaabo badan oo ku cajabiya waad arki doontaaa inshallah
    Noo kaalay welcome to Somaliland dad ku jecel 😍😍😍from hargaiza

  • @dalxamedia5769
    @dalxamedia5769 4 роки тому +103

    Suldaan Seeraar : Wuxuu Ku Heesaaya Erayo Xikmadaysan oo la Fahmi karo Hadana Gabdho qaawan iyo wax anshax xumo ah meesha lama imaan

    • @ssh1898
      @ssh1898 4 роки тому +3

      Wa ruunta wl koley heesto dhan wa wada harane

  • @qosolwanagsidahoyaded308
    @qosolwanagsidahoyaded308 4 роки тому +132

    Intan burciyo hargysiyo sool iyo sanaag boramiyo saxil wajale gabilay ka tago xisuhu London ima dul geeyo😎ilove somaliland🥰🥰💋

  • @aishaomr6351
    @aishaomr6351 4 роки тому +86

    hadaad ogaadeen dhalada tahay ha idhaafin from Aga 🔥🥰🥰🥰

  • @zamiirofficiall2113
    @zamiirofficiall2113 4 роки тому +140

    Ck wll ku dayasho mudan wll sidan kugu dayanayey wAa daalay ilaahay dartii ku jeclahay brother zax iyo khaladba wKu wataaaaa. Bother manta love isaar team co liketa 1k plz

    • @hamzaabdiazez3070
      @hamzaabdiazez3070 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 nacasanaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙊🙊🙊🙊🙊🙆‍♀️

    • @salimaahmed4427
      @salimaahmed4427 4 роки тому

      @@hamzaabdiazez3070 2deewwwd ..'33

  • @nasrimohamet7043
    @nasrimohamet7043 4 роки тому +116

    hadaad aragtay comentiga hayla dhaafin like😰😰😰😰😰😰

  • @TechMaalis
    @TechMaalis 4 роки тому +126

    King ck Suldanka wa xaasle o maantaba wiil udhashay u hambalyeya

  • @mohamedmaano6474
    @mohamedmaano6474 4 роки тому +176

    Biyo guure gobalka saaxil ee berbera aya lagu duubay heesta liketa odyga dhac uga siiya

  • @aminaabdi1889
    @aminaabdi1889 4 роки тому +25

    Waaa quruxdiii Somaliland buurahaas aad arkayso CK 💚🤍❤️in mar lagu geeyo weeyi insha allah ♥️❣️🙏🏻

  • @farhiyapretty8175
    @farhiyapretty8175 4 роки тому +103

    Waqal heesaha u ku fara yaraysto waxa u dheer in uu dadka dalkooda ku dalxisiyo oo uu barayo kolba goob culus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanadalbachannel4740
    @hanadalbachannel4740 4 роки тому +36

    Agah Mashu quruxbadna dadkeyga hoyo Allah bless you my homeland Amin Yaa Rabi 😚 Sweet Home ✨
    🏠❤🏠💃💛🏃🎶🎶

  • @saygafilmsandvlogs9271
    @saygafilmsandvlogs9271 4 роки тому +203

    Waan ogahay inaadan aheyn qof xun balse Aad tahay wll lawaheshado iga farxi Alle haka farxiyee insha Allah wll subscribe ha iga xasdin

  • @abokorabdilahi8520
    @abokorabdilahi8520 4 роки тому +91

    6:30 meeshasi waa Somaliland Berbera (biyo-kulul)
    Sida magaca ka muuqata wxy leedahay biyo durdur ah oo natural ah oon gu iyo jilaal toona gudhin oo waliba biyo kulul ah oo dawo ah marka aad tourka ku mareysid somaliland waxa fcnan lahyd inaad meelahas oo kale u dalxiisto

    • @Xidaawi22
      @Xidaawi22 4 роки тому +3

      Haa meshaas oo kale bosaso ayaa leh (biya-kulule)

    • @ikraaam1202
      @ikraaam1202 4 роки тому +2

      M.a wan rajeyn inan mar un tago nolosheyda intaa nolahay insha allaah

    • @munahfarxan2092
      @munahfarxan2092 4 роки тому

      Waa dhul somaliyed mashallah

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 4 роки тому

      @@munahfarxan2092 waanu ognahay

    • @samowade414
      @samowade414 4 роки тому

      @@ikraaam1202 waaw

  • @indhacase3610
    @indhacase3610 4 роки тому +17

    Somaliland Amassing wllHi Horey Usocotaa Alle Ha Ugu Wadee 💚💭♥️✊

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 4 роки тому +91

    Suldaanka geeska heesta iskama soo saaro Kal iyo Laab iga dheh❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 4 роки тому

      Zamirbadan Maaida ua-cam.com/video/AAmeTN2cqSU/v-deo.html subscribe igu cawi please wll

  • @abdilahi2616
    @abdilahi2616 4 роки тому +12

    Dhulka barakysan Somaliland dhulka somali lama sina👇💚💟❤

  • @xamari_officiall7383
    @xamari_officiall7383 4 роки тому +196

    Ck family waligey 100like ma helin wlahi😢😢😭😭😭

  • @lcbkur6957
    @lcbkur6957 4 роки тому +48

    Heestaada Isha Iyo Tankale Shutururuu Spotify Soo Dhig Bro Codsi Waaye Team Ck ayaa Codsadeen bro

  • @nasiimdhalad5263
    @nasiimdhalad5263 4 роки тому +92

    Meshan wa berbera iyo sheekh dhexdeeda wllo ck somaliland suldaan siduu nogu yimid heesihiisu wa wada hit🔥🔥 hargeysa cdey idinkaso salamaya ck familly

    • @cute.ayuush7076
      @cute.ayuush7076 4 роки тому

      Magaceed Apyo meshaa

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 4 роки тому

      @@cute.ayuush7076 biyo guure iyo biyo kulule waxaa daawo dadka soo gala biyahaas

    • @nasiimdhalad5263
      @nasiimdhalad5263 4 роки тому

      @@cute.ayuush7076 biyo guure la yidhaa wllo

    • @sharmaboyofficial6513
      @sharmaboyofficial6513 4 роки тому

      @@cute.ayuush7076 ABAAYO SUBSCRIBE IISAR❤ua-cam.com/channels/kWPMzbNO4D1l-CiYtyBS2w.html

    • @najllaali9382
      @najllaali9382 4 роки тому

      Masha allah

  • @yooniscadeflims26
    @yooniscadeflims26 4 роки тому +71

    Hada rasuulka jeceshahay scw hadhafiin adigo subscribe isariin

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 роки тому +57

    Biyo kululeeye weeye berbera/sahil/somaliland💚💭❤️

  • @sumayoabdullahi5695
    @sumayoabdullahi5695 4 роки тому +27

    Team ck manta anaa ugu horeyo inta iga danpeso like iisaara yaqee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @wardacabdi8142
    @wardacabdi8142 4 роки тому +9

    Muqaalka quruxda badan ee buuraha iyo sidasi meelkale mahe waa jamuriyada barkaysan ❤️⚪️💚

  • @hayaatyuusuf4941
    @hayaatyuusuf4941 4 роки тому +49

    Waa Somaliland hno meel la dhaho biyo kulule❤❤😍hore u soco ck inbadan ayan sugaynay inad reaction kaso bixisid heestan❤

  • @saarayousuff8172
    @saarayousuff8172 4 роки тому +8

    Fananka qaranka suldaanka geeska❤❤❤❤
    We love ina adeer horey usoco from❤💚💙
    Ck wilkena keeo going

  • @xamdaarliyo6162
    @xamdaarliyo6162 4 роки тому +12

    Waqal studio iyo Somaliland nin so ficn wadanka ubartey meesha hestu dubayo ku habona yaqana CK kusalamaya from hargaysa 👋 biyo guure iyo xeebti berbera my home

  • @kafiyakhalif7846
    @kafiyakhalif7846 4 роки тому +40

    BIYAHAAS SOODHCAYAA WAA KULAYL WXA LOOTAGÀA DAWO CK WELCOME TO SOMALILAND 🥰🥰🥰

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 4 роки тому +2

    Si qurux Baden haa loo duubay 🤍 Suldaanka fanka Eega 🤎 AGGAH🖤 naga gaden💛

  • @aragsanqaybdiid5028
    @aragsanqaybdiid5028 4 роки тому +4

    Yarku waayawyaw AGA AGA timuhulabaxe AGA AGA surwalka kadhace AGA AGA qalbigu suran ye AGA AGA aniga ladhace AGA AGA
    SULDAANKA GEES KA HALAYGA QARIYO🤣

  • @najiibhashim9243
    @najiibhashim9243 4 роки тому +12

    hdaan comentigaga arko wlhi like waan saarayaa iska saar hee waa adiga dhaartee

  • @ayaanmohamedaadan4964
    @ayaanmohamedaadan4964 4 роки тому +10

    waaw mansha allaah sinkaboor iyo meel kale midna maaha ee waa Somaliland meeshu biyo kulul ayaa LA yidhaa iyo gobolka saaxil mansha Allah my homeland

  • @awrgaadhiracay345
    @awrgaadhiracay345 4 роки тому +13

    Halkani Iney barbara TaHay walipaH Biyo Kulul intaH IguH raaczan IsmujiyaH🤣🤣🤣

  • @raxmadagan524
    @raxmadagan524 4 роки тому +12

    Yartu waa qalanjee aga aga quruxdan ubugee aga aga.......inaa adeer suldanow heestu way shidantahee aga aga ......wlhi ❤aga aga❤ markan maqlay wan jibooday keep going hno

  • @farahawil1797
    @farahawil1797 4 роки тому +12

    Waa jamhuriyada barakaysan somaliland

  • @mustafecali8455
    @mustafecali8455 4 роки тому +10

    Buuraha somaliland waaye boowe ck😍

  • @maryamajerejo7852
    @maryamajerejo7852 4 роки тому +15

    Dhulkii barakaysnaa somaliland🌷🌼🍀

  • @dheymanluula6073
    @dheymanluula6073 4 роки тому +12

    🤣🤣🤣🤣ck alla dartii kuu jeclhy saa nogaa qosliso allah kaafrxiyo love you my brother❤💞💞💞🤙

  • @farhaanjr6315
    @farhaanjr6315 4 роки тому +20

    Berbera :xeebta biyo guure #meeshan ku noolay weeye machallh king of reaction

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 4 роки тому +5

    Meshaas cidan garanayneey waxa layidhaaH biYo kululeH kuna Taala gabolka saaxiL Barbera❣❣💎

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 4 роки тому +4

    Alfanaan King Ck very articulate and best reaction (inaba Caadi Matihid)........ Alfanaan Suldaan Seraar Legend, Agga oo Aaggah hadee hore u soco

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 4 роки тому +6

    zomaliland ❤wn jeclhy💖wn ku dhashay agaH agaH😍

  • @shucaybabdi7845
    @shucaybabdi7845 4 роки тому +1

    Runtii waan ku faanaa adiga iyo dadka kula mid ah hor mar ayaan kuu rajeynaa insha aallaah ilaahaye haduu idmo keep going walaalo qaaliya qof aan ku faano

  • @ifrahbella6598
    @ifrahbella6598 4 роки тому +10

    Ogaden ninkan waka wataan😂😂

  • @asaldhaladofficial4148
    @asaldhaladofficial4148 4 роки тому +15

    goopta lugu duupay waa somaliland 🇮🇹💚💬❤️ ck kaly puurah somaliland zhiikh adah ku doogzn reacation kma daaloh dawazhadiiza Huno keep gion

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 4 роки тому +10

    Suldanka geeska the only legend and the one sing man ❤❤❤❤👏

  • @abdu_rahmanofficial6600
    @abdu_rahmanofficial6600 4 роки тому +82

    Inta-mobile-Samsung😘--eh--kudawanayso-video-gan--like😍

    • @amiiracadey4730
      @amiiracadey4730 4 роки тому +2

      Hhh love le rabta maho waan ku saarnay pro

  • @sharmamoha9220
    @sharmamoha9220 4 роки тому +56

    Legend CK 🇸🇴🥀

  • @deeqocisman2899
    @deeqocisman2899 4 роки тому +1

    Fanaanka iyo dubaaygaba waxaa ii dheer codka iyo miraha waa iga gadanyhy Suldaan nin aan tageero keep going brother ❤❤🇸🇴🇸🇴💙💙💙👏👏👏👏👍👍👍
    Ck the one and only 👍👏💙💙🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @sihaamsiman1438
    @sihaamsiman1438 4 роки тому +14

    ck boqorka reactionk oo marwaliba iga qusliyo keep going abti mcn 💖💟💜

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka3747 4 роки тому +14

    Www 💚nice 🎵dhulkyga nimcaa fadhida 💚💭❤

  • @cabdiazizmohamed1631
    @cabdiazizmohamed1631 4 роки тому +22

    Waaa shiikh somaliland❤

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 роки тому +7

    Burahaas quruxda badani waa biyo kulule gobolka saaxil.

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +8

    Qofkii qoraalkayga arka Si khaasa ku Salaamin Wllky iyo Walaashay.❤🔥

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 4 роки тому +1

    wll mcn ck sidaad u xaqirey dad ka saqiir iyo kabiir Agah iyo sida reg akshan kaaga hadanahnay ck faamili waan ladhacnayee Agah 👏👏👏👏👏 hore u soco wllkey

  • @zapircade7077
    @zapircade7077 4 роки тому +11

    Tea ck madxa isrntihin ck kep goin
    Zxp Hormar kaga wan ku frxsanhy ada o wen

  • @munaadem7452
    @munaadem7452 4 роки тому +11

    Ilalhow dhulakayag quruxadaa leh dhowr somaliland❤

    • @umalkheyr8267
      @umalkheyr8267 4 роки тому

      illahw dhulkena somaliyad noo nimcee😜

  • @baapjanic5
    @baapjanic5 4 роки тому +15

    Wn so cararay sida filim aa soo paxay cml wn ku taageersanhy my bro horey usoco

  • @nawalitainayusuf2823
    @nawalitainayusuf2823 4 роки тому +12

    Sxp wlhi adiga waxa jcl lhy qabka dagaN ad hesta ku falaqeynesid 🥰❣king ck keep going 👌

  • @kafiyakhalif7846
    @kafiyakhalif7846 4 роки тому +4

    BUURAHAAS WAA SOMALILAND BERBERA 🥰🥰

  • @mohamedyusuf9700
    @mohamedyusuf9700 4 роки тому +6

    Ck keep going my pro kismaayo ayan kaso salamayaa ✋ck family❤ 💪💪

  • @shamuurey9338
    @shamuurey9338 4 роки тому +29

    Ck sxp qalbi furan marwalbana naga qosol siiya 🙏❤🇸🇴🙏🙏

  • @saalimmohan8324
    @saalimmohan8324 4 роки тому +4

    Seraar legend keep going pro

  • @cumarmaxamed1117
    @cumarmaxamed1117 4 роки тому +9

    The one and only legend ck my qaraabada keap going

  • @ahmedbaasta3892
    @ahmedbaasta3892 4 роки тому +20

    5 minute 5.5K wow keep going our legend king ck 👍👍❤Ck family jaceyl ugu imaaw inta kaxun 👎👎👎👎❤👍👍

  • @apdiazizmohamed6774
    @apdiazizmohamed6774 4 роки тому +10

    KinG Ck UA-camrada wXah udheeryay (YaSid) Mah AQan0 dhXaLnah umuu HeLin Apo0 Hadad Markiih H0re OGayn.........!
    ILaHow Muuuh Ka Yareeh Ck udhaLy Ee (idirisLe Apdi ) muu AHaad0 wLhi U YaSiLaHa.....!!!!
    KinG Ck keep Going up LpX😎

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 4 роки тому +3

    Walalayal muraad ban leyahay ilaahey hakusiyo isoqora iina soduceya insha allah Idinkana allaha idin rumeyo riyadina😭👈

  • @jiiqlomedia2718
    @jiiqlomedia2718 4 роки тому +20

    Aniga ugu soo horeyay like ha ila dhafiin🙏🙏

  • @jaabircali1403
    @jaabircali1403 4 роки тому +1

    Grist time oo ck hees sildan seraar leryahay reaction lasoo bixiyo 🤩🥰🥰💪

  • @naemaegeh1237
    @naemaegeh1237 4 роки тому +10

    Halka lagu duuba waa somaliland gaar ahaan xeebtiii barbar iyo waliba buurtiii biyo kulu oo ku taala near barbar ck bro ❤💋

  • @hamdaqurux4965
    @hamdaqurux4965 4 роки тому +4

    Hargeysa hadad tagto xabsiga liintu waaku diyaar🤣😂🤣😂

  • @akram2219
    @akram2219 4 роки тому +5

    🙏king ck reactionkada waxkale heesta waanba jecladay

  • @nasriinahpeipe6596
    @nasriinahpeipe6596 4 роки тому +1

    Suldan serar fanan Sharf leh xariir io Suldan wa fananinta kliya ee sabankan murtida kuhesa yaigu racsan🥰❤👍

    • @khadarhapy2439
      @khadarhapy2439 4 роки тому

      Anigaa kugu raacsan xariir n suldaan👌✅

  • @Theliondessert5
    @Theliondessert5 4 роки тому +5

    Meeshu waa berbara, gobolka saaxil ee somaliland 💚🤍❤️
    Say masha allah soomaliyeey xasadka joojiyoo lol

  • @almaasdiomondosamatar356
    @almaasdiomondosamatar356 4 роки тому +1

    run ahaantii waxaa ku baxay qarash badan runtii heestaan waa laga soo shaqeyay sxb ck Ka fuq heeestaan buurahaan waaa buuru somali Dagto masha allah Dalkeena waan ku faaanaa ilaahey hanoo ziyaadsho Dalkeena allow noo barakey dhulkeena

  • @basbaasoofficialbasbaaso1482
    @basbaasoofficialbasbaaso1482 4 роки тому +4

    Somaliland maasha Allah waa ceeri gaabo

  • @cabdishakurcabdisicid8114
    @cabdishakurcabdisicid8114 4 роки тому +1

    Suldanka geeska waa fananka somalia odhan kutashato ❤❤❤💪💪

  • @kowsarjama9805
    @kowsarjama9805 4 роки тому +10

    Hargayza waaaaye❤️

  • @apdiqanihmedmoh5829
    @apdiqanihmedmoh5829 4 роки тому +2

    Waa somaliland proh meeshan sheikh golis range dhulkeenah nimcaa fadhidah💘💘👈❤️

  • @user-tv3cc4ck9q
    @user-tv3cc4ck9q 4 роки тому +5

    legend ki ck ahaa io reactionkisi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahadsaed4241
    @mahadsaed4241 4 роки тому +2

    Meeshan buuraha leh waa gobolka saaxil ee barbara biye kulule mansha allah

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 4 роки тому +12

    Barbara+hargeisa=pest muuQaal😍😘
    Ck keep going pro👏

  • @shugrinuux3485
    @shugrinuux3485 4 роки тому +1

    cumar hargasa kalay yutubad naga daliisee wan ku jeecelahaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌💕💕💕💓💓🙏🙏🙏

  • @saylacbashir6360
    @saylacbashir6360 4 роки тому +4

    The one and only ck keep going you will never fall down🙏🙏🙏🙏

  • @nimcodauud9193
    @nimcodauud9193 4 роки тому +4

    Hargysa suldaan heesisa way shiday 😂 biyo guure LA dhaha boowe Somaliland kaalya dhulkena nimca fadhida

  • @dhibdiidofficial514
    @dhibdiidofficial514 4 роки тому +5

    Best scor 1.9k like asigoo ah ayaan aahy qofka 2k best scor ever

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander1 4 роки тому

    Omar dabjacayl the one and only who made heesaha somalida kuwooda qarxa ck the one and only somali UA-camr who made us laughing for always Waqal studio the one and only who made super hit videos... much Love my generation the way you are...😍🙏

  • @qalbidhaya9550
    @qalbidhaya9550 4 роки тому +14

    Ck wakujeclahay wll dar ilahay 😘from hargeisa 🙏

  • @fadiyaabdirahman7891
    @fadiyaabdirahman7891 4 роки тому +1

    Ck walaal dar alle ayaan kuu jeclahay😇😇😇noolow inta nooli jirto

  • @abdalehasan4046
    @abdalehasan4046 4 роки тому +4

    King ck inta jecl love ha e saarto bro❤

  • @mohamedshire3168
    @mohamedshire3168 4 роки тому

    Woooow goobtu waa somalilnd barbara iyo sheekh dhexdooda nice song suldaanka geeska ck go forwd proh

  • @abdurahmaansamriye9748
    @abdurahmaansamriye9748 4 роки тому +3

    QuruXda somaliland msha allH❤

  • @hamdixiis978
    @hamdixiis978 4 роки тому +1

    Ck wadankeena xitaa saas iyo si ka daran ayuu u qurux badanyahy mela ha qaar ee adi lee uu ku sugaa inaa hees ku soo qaado insha allh

  • @saafimahomed1254
    @saafimahomed1254 4 роки тому +4

    Haa wllhi wax walbaoo qurux badan walaga sheqeyay inbadan 😍 keep going

  • @abdinasibsamiir8571
    @abdinasibsamiir8571 4 роки тому

    Am call Nasiib Yare great fan from Nairobi sxb max kamadaa Ck cumamada disaa lamaa haysaan karoo intaa love kuu ah Ck like isaar Allow inodaa walal Ck love you more brother mine.