Dr aad baad u mahadsantahay waa cashar aad u qiimo badan faaiidooyinbadan u leh ummadda daawan doonta iyo ta daawadayba.xisabatan soo badi dr alle haka abaal marriye.
sidee lagu soo saari karaa marka 45*40= ama 60*80= waxan umalaynaya qaacidadan meelaha qaar kumashaqayn garto hadii cid igu dhaanta ha iga jaahil baxshaan
Dr aad baad u mahadsantahay waa cashar aad u qiimo badan faaiidooyinbadan u leh ummadda daawan doonta iyo ta daawadayba.xisabatan soo badi dr alle haka abaal marriye.
masha Allah Dr aad baad umahadsantahy waana cashir faida noo leh
Mansha allah xisaaabta dhib Adan ku qabay alle ha ka abaal siiyo macalin
Thnkz waxbadan Ayaan ka faa'da dr allaha ku siyaadsho cilmigada
Dr aad iyo aad baad umahad santahay intan iyo in kabadanba waankaa sugaynaa
thnkz dr botan adaa ugu fcn dhmn mclmnta
masha allaah waligaye xiisabatae damina ku ahaa thanks adiga ka.baranaa hada.kadib
inoo soo badi casharada ustaad
dr aad iyo aad baad umahadsantahay intaan iyo inka badan waan sugaynaa
mahadsanid macalin
mahadsanid ustaad
Thanks macalin
Asc walalo qayar alle haa kuu siiyo insha allh
Ismaciil
aad iyo aad ayaad u mahadsantay
maxaa labo 2 loogu qaybinayaa meesha 2 labo maba taale oo kama muuqatee plz ihaansiiya.
waxaa tahay macalin fiican . Waxaa taqanaa sida looga dhaadhico dadka xisaabta gu adagtahay sida( anigoo)kale . marka cashiro oo badan sameey please .
Lkn hadii ay uqeybsameyn 2 maxaa lasameynaaaaa. Tusaaale 25×5
Dr.OK,laakiin noosoo qor telefonkaaga,si aan kuula tashano.
460x50=23000 sidaas ayaa soo baxeyso dr mise waan qaldanahay 3ebar ayaa la socota
Cabdiwahab Xassan ! Walaalkiis waa sax xisaabta kuu soo baxdey oo ah 460x50=23000. Macalinka wey ka hadalka ayaa sidaa ka noqdey markuu lahaa 460/2=23 Wuxuu ulajeedey 460/2=230 oo aad raacineyso 0 kale adiga... Mahadsanid
Thanks wll
sidee lagu soo saari karaa marka 45*40= ama 60*80= waxan umalaynaya qaacidadan meelaha qaar kumashaqayn garto hadii cid igu dhaanta ha iga jaahil baxshaan
Sida aan umaleynaayo ustaadka waxa uu ula jeyday tiro walbo oo numbar 5 lagu dhafto ayaa qaAbkan lagu so saari karaa
masha Allah
is haysana 😢😢😢
xisaab ani wan ishysana 😢😢
Waa qalad 46o×50 answer 23000
Sc dr botan sxt 460*50 =23000
A
War iga wale waa cajiib ,, cilmigu waa badan yahay
War walhi maskaxda I furatay aad BN u fahmay
460*50=23000 jwbta saxda wa taas
Aad baad u mahadsantahay. Waan badalayaa inshaalah.Hal eber Ayaan ka tagey.