ROUTINKEYGA MAALINTA SHAQADA ANN LEYAHEY || YASMIN & YUSRA SHOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2022

КОМЕНТАРІ • 122

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Рік тому +7

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw

  • @hamoudranoun5225
    @hamoudranoun5225 Рік тому +1

    Masha ALLAH shukrane habibti

  • @hawaomer1063
    @hawaomer1063 Рік тому +1

    ماشاءالله الله يعطيكي العافية. Ilaahey hakudhafo

  • @hamaabdi4411
    @hamaabdi4411 Рік тому +4

    Masha allah abayo gabar karti badan baa tahay waxaad awoodid noosoo duub anaga waa ku daawaneyna keep going sis

  • @nasteehoahmed4900
    @nasteehoahmed4900 Рік тому +1

    Masha Allah ❤😊

  • @sadiasiman1883
    @sadiasiman1883 Рік тому +5

    Asc Yasmin xbbti kan du dele de produktene du bruker på ansiktet ditt og hvor man får kjøpt det, Jeg er som deg har oil hud og sliter med å finne den riktige skincaren 🥺☺️❤️

  • @jiijomaxamed4857
    @jiijomaxamed4857 Рік тому +1

    Masha allah xabibti yasmesin

  • @queensaafi
    @queensaafi Рік тому

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo

  • @aaminahzehra7526
    @aaminahzehra7526 Рік тому +1

    Masha allah💟

  • @Akl_Omi.
    @Akl_Omi. Рік тому +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن تسلم الايادي حبيبتي يعطيك العافيه

  • @barwaaqo_channel
    @barwaaqo_channel Рік тому +1

    Mansha allah ❤

  • @fardowsataqal5688
    @fardowsataqal5688 Рік тому +1

    Mansha Allah abayo nosomadii😍😍😍

  • @amaaniabdulkadar8286
    @amaaniabdulkadar8286 Рік тому +1

    Masha allh

  • @ZoZo-mo9gv
    @ZoZo-mo9gv Рік тому +1

    لا تغيبي كثير تكفين 🥺

  • @balqisali275
    @balqisali275 Рік тому +1

    Masha alah 🥰yasmiin😘

  • @rahmoabdi1068
    @rahmoabdi1068 Рік тому +1

    Quruxleywaye mukulasha I love her

  • @sadiaabdalla6107
    @sadiaabdalla6107 Рік тому +1

    Routine adoo shaqo lahayn noo sooduup masha allh xbbtiii allh yaxfadak

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 Рік тому +1

    M.a Yaasmiin cdy keep going 😍

  • @barkadaden6012
    @barkadaden6012 Рік тому

    Masha allah

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому

    Wcs yaasmin cadey wan ku salamey xabti masha allha hor usoc ❤❤❤❤

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 Рік тому

    Masha allh wll qaali ku dayasho ayaad mudan tahay shuran noo soo badi routine-ka

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Рік тому

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰👍🏼

  • @wardaxasan8100
    @wardaxasan8100 Рік тому +2

    Xbbti allaah hakuu fududeeyo salaada
    Galofsna laguma tuktaa ladhahaaa

  • @yasmintv2375
    @yasmintv2375 Рік тому +4

    Keep going Yaska cadey ❤️

  • @fardoosoisxaq2422
    @fardoosoisxaq2422 Рік тому

    Abaayo macan Masha allah guul ayaan kurajeyna 😘

  • @ayaanhussein2046
    @ayaanhussein2046 Рік тому +2

    Allaha nawada hanuniyo ❤❤❤

  • @yasminnoor121
    @yasminnoor121 Рік тому

    Masha alah

  • @amlaabts2682
    @amlaabts2682 Рік тому +4

    Abaayo vitamin tinta korinaayo magacis ma i shegi karta ❤

  • @fartundiriye4167
    @fartundiriye4167 Рік тому +2

    mansha allah abayo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +3

    Mashaa Allah Yasmin
    Routine wanagsan
    Mahadsanid walashay❤️💞

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +2

    Manshalah❤ Yasmin 👌✌

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns Рік тому +3

    Soo badi wllo mashallah keep going

  • @ayanidil7919
    @ayanidil7919 Рік тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ mashallh ❤️

  • @umuciyaal4222
    @umuciyaal4222 Рік тому +5

    Blz walaley subaxa hore salada waxna haka hor marin ee uso kac wakhtigeda

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Рік тому +2

    Salaada ilaali abaayo time keeda tuko sheydaanka iska naar

  • @mahiribrahim8740
    @mahiribrahim8740 Рік тому +2

    Aarya Yasmin soo dhawooow 😂😂😂

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 Рік тому

    Ii soo jawaab habo

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 Рік тому +1

    Quruxeey part2 iyo kabadan dhiiri galin bey noo tahee

  • @Suadsadik-
    @Suadsadik- Рік тому

    Wllo gloves ka mxa u xirantaheyna

  • @zuuzanmoha3751
    @zuuzanmoha3751 Рік тому +5

    We need to see a wedding day Yasmin and yusra from where

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Рік тому

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 🥰😍🤗🥰😍

  • @pandapoi4455
    @pandapoi4455 Рік тому

    Indhah yey ka ridin

  • @ducaysanofficial849
    @ducaysanofficial849 Рік тому

    Soo badi abyo wan ka helnyo

  • @user-zj3ov7jh9s
    @user-zj3ov7jh9s Рік тому +2

    love you sister💗

  • @rayanqueen1432
    @rayanqueen1432 Рік тому +4

    Part 2 please ❤❤

  • @fardosaali1913
    @fardosaali1913 Рік тому +2

    No sobaadi xbbti I love you so much yasmin and yusra night routine so baadi

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 Рік тому +7

    Soo badi wll video insh allh routine habeen iyo waxbarshada

  • @asiaabdulkadir1464
    @asiaabdulkadir1464 Рік тому

    😊😊😊

  • @amnaabdullah3046
    @amnaabdullah3046 Рік тому

    Norwey maad uguurtey?

  • @reymasadam9770
    @reymasadam9770 Рік тому

    Abaa yasmiin noo soo gali wajigaaga waxaa aad u isticmaashid abaa🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @soleeqocaaqil2
    @soleeqocaaqil2 Рік тому

    M.a abayo noso badi

  • @foosxuseen4287
    @foosxuseen4287 Рік тому +1

    M.a abayo aniga Ayaa wajigaga camalan qabaa e Serumka siden orjinalkisa kuhela sidena lo isticmaal plz 🙏 xabaiibti

  • @amiraibrahim4714
    @amiraibrahim4714 Рік тому

    yusra away yasminey

  • @ayuushiomar8516
    @ayuushiomar8516 Рік тому

    Mardanbo hanaga tagin nala joog yaska

  • @Basm025
    @Basm025 Рік тому

    Abaayo waan kuu xiisney noosoo badi subixi ilaa habeenki aad ayn idinku xiisey yasmin io family geda

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 Рік тому +1

    Video noo soo badi wll from Berbera somaliland

  • @fowsiyahassan3018
    @fowsiyahassan3018 Рік тому +1

    mashallah abyo

    • @yasminyusrashow8609
      @yasminyusrashow8609  Рік тому

      ❤️❤️

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 Рік тому

      Nin lee shaqaale u naqanee😅 Lkn hadu ku jecelyahy waa caadi kkk

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 Рік тому

      @@yasminyusrashow8609 aniga shaqadaada wan samarey nin masuul waaye hadii rer xamar nahy ninka wan daryeelnaa

  • @ahmedwarsame9873
    @ahmedwarsame9873 Рік тому +2

    Abyo adi lee maa hoosha qabatid 😅yusrana aaway mxaa 😅😅😅

  • @umqaasim8423
    @umqaasim8423 Рік тому

    Abayo maxed adiga ma yurub kentey jwb

  • @ikraanmaxamed3613
    @ikraanmaxamed3613 Рік тому

    Noo soo badi abaa yusrane noo ken

  • @mustaqimhassan3893
    @mustaqimhassan3893 Рік тому +1

    Abayo channalga video sobade sida kugarto 100k subscribe

  • @bilaadlibaan3303
    @bilaadlibaan3303 Рік тому +2

    Abyo yasmiiney routine habeen kii noo soo samee. Iyo waxyaabaha isticmaashid

  • @marwaali7734
    @marwaali7734 Рік тому

    wlshy wajiga wxa mrisy no faide

  • @lailasaid6390
    @lailasaid6390 Рік тому

    abaayo marka salaada laduganayo sujuuda in laga sujuuda 7xubno gacmaha weykamid tahy ee kasaar galoviska Gacmaha in calaacasha ey Taabato dhulka aya la rapa Xppti

  • @umusamiirachannel2194
    @umusamiirachannel2194 Рік тому +1

    Serumka magacii abaayo

  • @iqromaxamed3122
    @iqromaxamed3122 Рік тому +1

    Abayo yusra morning iyo you nosu badi quruxay

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому

    We didn't see sida oo maraqa ku soo baxay. Aabta dhaqideeda afka in Ad ka sheegto aa fiicneed muhiimka eaa rashinka.

  • @Salwa3r
    @Salwa3r Рік тому

    Yasiim abyo ciwan kada kle ee caripga adiga mahamed u go si uu wiilka ugu frxo inuu kecleen walaga yaba lkn dad ka caraipga yaqano cuwan kaas la badiina ka wada shida wayo kan somaliya ku hadle asiga nah ma yaqano please macnto ku jecelahah yaska cadey no so bafi saa u jecla nahay ma no jeclid mii aqwaan yaqey maalin walba 1 muqal naga dhis 🥰❤♥️💯🥰❤♥️💯

  • @canabcawad2317
    @canabcawad2317 Рік тому

    abayo maraqa asaga oo dhamestiran noo soo gali blz

  • @hafizah_huseen4756
    @hafizah_huseen4756 Рік тому

    yusro awaya

  • @faatimaabdirisakabdullahi64

    Abayo serumka ma itusi kartaa quruxey pict

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому

    Soodhawoow ABAAYO Soobara

  • @munafaarax753
    @munafaarax753 Рік тому +1

    Wcs alpi waxa tahay quf an jeclahay

  • @sagaldaaud8861
    @sagaldaaud8861 Рік тому

    Maxamed Turki ma ka waday mise wadan kle geysay turki Safarad Yurub ma ku taal 🤔🤔

  • @user-zj3ov7jh9s
    @user-zj3ov7jh9s Рік тому +3

    ‏ياسمين كثر الروتين حلو

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 Рік тому +2

    Yasmin anuu wan ka baqaa mukulasha😥

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 Рік тому +1

      Aniga xitaa walahi waan kabaqa hada kahor anigo ilma ah ayeey i xag xagati 😥

  • @nawaalosman1223
    @nawaalosman1223 Рік тому

    Mcny noso badi update noqo I.a

  • @ayaanmohamed6550
    @ayaanmohamed6550 Рік тому +1

    Serum ta magaceed noo sheeg

  • @ZoZo-mo9gv
    @ZoZo-mo9gv Рік тому

    صوري اول باول 😒 اوكي 😁

  • @ducaysanofficial849
    @ducaysanofficial849 Рік тому

    Abyo yasminey bisad iska ilaali xanuuno bada laga qadaa h qadin byo waa iga taalo

  • @sabiriinmustafe9666
    @sabiriinmustafe9666 Рік тому +1

    Alla mxaan idiiin xisnay wlhi🥺🥺🥺🥺🥺

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 Рік тому +1

    Habar yar adi ma keenin miyaa muxuu camp u aadaa

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +5

    Don't worry about the responsibility of the marriage, is gonna be easy for you because you already know so much, mashaa Allah❤️❤️

  • @Happ147
    @Happ147 Рік тому +1

    Abayo magicisa serum ka

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Рік тому

    Night routine so gili mar wliba wax lee so dhig adi

  • @nadiiroaweysdayibnadiiroaw213
    @nadiiroaweysdayibnadiiroaw213 Рік тому +1

    Lkn aroska sow kama dhicin turkiga

  • @areyabdiabdi8158
    @areyabdiabdi8158 Рік тому

    Àa

  • @sumayamoha2656
    @sumayamoha2656 Рік тому

    abyo galofiska mxa u gishatay

  • @amalo8798
    @amalo8798 Рік тому +1

    Asc yasmin rumygu ma ficna inad dadka tustan idinkko cadyana aad ayau folxunatahy rux kastaba wu yaqna sida loo cadaydo iska dhafa hablaha somalidu waa magalo jog xummo subxanallah

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Рік тому +1

    MASHAA ALLAH BARAKALLAH MABROOK XABIIBTI ABAAYAALKA SUBSCRIBE II SAAR PLEASE 👍

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Рік тому

    Masha allah