MAGAC IYO AF BA INTE KULA TAHAY... HALKAAD KA MID TAHAY...? IS ILOWDAYEE HALKE LAGAAGA TALIYAA...XEERADAADA TAAL..? HAL KAA TAK TAAN EHEE... MAGACEEGA HATIRSAN.. AF KA HOOYANA ISKA TIR... ..................... ................ ............ ........ ......
Inta so radisay hestan markay somalida jigjiga ka maqlen like sar
Facebook ka soo arkey
1ka ahay
Inta hada bananbixii jigjig ka soo aragtay like isaara
Inta jecel magaca somaliyed is muji ok i lov somalia
Waa hees si fiicaan dadka waxaa ugu sheegatayi hala igaa caawiyo abawaan sameeyi heestan guuuul DDS
Abwaan axmed budul cismaan amihii dhaantada
Sc dhaman somalida alle haa waxa naa deejay midnimo 🇸🇴
Qofkii 2aad ee coment soo qora yaan ahay. Heestan Fananteena horay u socoda gubaabo wacan
Dadyahow magaca somaliyed ha inawada deeqo🇸🇴😘
Waa somali dhabaha igadhe afkiina canolagu qabay
Mashallaah soomalinimo waxaa dhama lawaa
06:40 bartaas heesta wey sii kala kacdey ❤️
Dadkaygi gulaysta❤👏
Abwaan weyn baa heestan sameeyay
Halkaa kawada waliba intaa kabadiya.
Mnsha Allh dadkaygii horay u socda
Hesta waa jeclhay ano rer mogdisho ah
Inta tiktok kaso raacday ee mooday in somaalind loogu jawaabay lik isara😂
Dad yahow magaca somaliyeed
ha inawada Deeqdo
Mashaa alaah
viivaa somali wayn 🍇isku duubni ayaa waxlagu helaa szb
Mnsha allh liyu baandi
Halkaad ka tak taan ehee
Magaceena HATIRSAN
Af ka hooyo na iska tir
Waan jidhidhicooday iga walle
MAGAC IYO AF BA INTE KULA TAHAY...
HALKAAD KA MID TAHAY...?
IS ILOWDAYEE HALKE
LAGAAGA TALIYAA...XEERADAADA TAAL..?
HAL KAA TAK TAAN EHEE...
MAGACEEGA HATIRSAN..
AF KA HOOYANA ISKA TIR...
.....................
................
............
........
......
Haaaa