Masha allaah allaaha darti isucafiyo cafiska wax ka qiimo badan majiree Adna ubadkaga allaha kusofurfuro ayago dhan gbdha kalana ubad dagdag ah allaha siiyo iyo inti Muslim ahodhan❤❤❤
Somaliyey u duceeya oo garab istaaga walid kasta oo laga haysto caruurtooda, qalbiga Alle ha u qaboojiyo, sabar iyo cafimad Alle ha siiyo, Anagana Alle ha inoo xifdiyo caruurteena, Aamiin Aamiin ya Rabbi💕🫶
Walaal ha is habaarin ,,Gabadha ey kugu dhibayaan Adigu ha isku dhibin,Awlaada Allah ayaa bixiya,waxaan kugula talinaaya inaad waxa qaladka aad dhageeysan..Intii Muslimiinta muraad kheyr leh Allah u sahlo.
Fatuma allah hakaa hijaabo hasiidkaga. We love you and may allah give you sabir jamiilan. May allah protect you and your children. Insha allah your strength and sabir will give you back your beautiful kids. May allah ( SWT) accept our dua for you.❤
Wlaley Allha kuu sahlo caruurtada adiga Ayadane awlaad ha siiyo. Hadad tiri Iska kay cafi dheh hadad dhihine iska kay cafi dheh. War is cafiya qiika iyi Qaala wbafiba qabri idiima nuurinaysee.
Hore usoco habo ilahay haku hiliyo ❤❤❤ sharaf iyo karamo ❤❤❤ boqorad batahay karti samir leh cidna waxba kama badali karto bini adam lama qancinkaro guleeso
Asc abayo fadumo Walhi marwalbo o aan. Xasusuto hooyo kasto ilmo laga qadey ayaan calosha ka oyaa wale nin aan sholal Arkın baa hadala allaw uwad kafa iyo cafimadkaga ku day kuna so celi yaa Allah’a adiga awood badan waan ficantahay in les cafiyo allaha isku kiin cafiyo abayo iyo adiga ❤❤❤❤❤ guleyso ❤❤❤❤❤
Dad walaalo ah yaad tihiin wana la idinka faaiidaysanayaa is daaya please xataa odaygaagii iyo gabadhii iyo adiga waa la idinku gafay TikTok dad aan ilaahay ka cabsanayn ayaa jooga
Faadumo hadaa dagto ilmahaaka waa la ku sii Rabaa Adiga iyo ningaaka oo farxsan iyo hooyadaa oo ilmaha u keentay aan ku riyooday fadumo ilmayda waa la soo cilin rabaa waxaan ku riyooday waxaan ku riyooday way rumoowaan dad badana way ka xumaantoonaan waa ku riyooday
Subxaanallah abaayo diredirala nimada iska daa ilma islama o somaliyed ine so noqdaan qof ka xumanaayo majire waali iyo miir qab dadku wa dagalan dabaded heshiyaan wana maqasha wala is cafiyey e adiga dab ha sii hurin riyadada alle hau rumeyo wa hade runta tahay o aad ku riyotay
naaktaas in eey kugu soo canbaxdo eey rabatay ee hadharan abaayo ilaahey ilmahada haku keeno abaayo gawadhaas nah ilaahey hasiiyo waxey ku faraxdao waxaana rajeynaa in eey ka lexato adigabo iska dhiban ee maxey kaa rabtaa bisinkow
fadumo mar ba xalka ku jira in aad xita danbi adan galin qadatid oo aad xumiha ad tabaneyso oo dhan Allah dartii intad ku cafidid waliba cafis dalbo xita adon danbi galin please abayo 😢
Asc all my people uduceeyaya wlsheen inuu illahay usoo fududeeyo awladeedada Gabadha kalena illahay caruur ha khayr qabta hasiiyo siday u cafiyay usoo duceeyayaa inuu illahay caruurteded usoo celiyo yaa allaha iga qabal ducadaaa
Ilaahey mar walib farxad haku siyo ciyal kaag anak dhan naga maqanyahin ilaahay wano so celiyo igo cafimad qaban
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫶🏻🤲
Ilaahay ubadkaaga hakuu soo celiyo gaalada shartoodana allaha kaa qabto
Yaa allh ilmaheeda gaalada uuga sooqad adaa awooda leh🤲
Kuwa ilmaha kaa haysta illhy qalbigoodo naxariis hakuu galiyo
Masha allaah allaaha darti isucafiyo cafiska wax ka qiimo badan majiree Adna ubadkaga allaha kusofurfuro ayago dhan gbdha kalana ubad dagdag ah allaha siiyo iyo inti Muslim ahodhan❤❤❤
Mashaa Allah walashay fatima
Si wanagsan ayaad u hadashay waxaan rajaynayaa inay ku qanacdo gabadhii dhibka kaa sheeganaysay, Guuleyso Aduun iyo Akhiro, caruurtada oo Nabad qabta Alle ha idin kulan siiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏❤️❤️
Gabadhaan dhibka ka dhaafa, subxaanallaaah
Ilaahay ilmahaaga oo nabad qabo hakuu sahlo.
Somaliyey u duceeya oo garab istaaga walid kasta oo laga haysto caruurtooda, qalbiga Alle ha u qaboojiyo, sabar iyo cafimad Alle ha siiyo, Anagana Alle ha inoo xifdiyo caruurteena, Aamiin Aamiin ya Rabbi💕🫶
Insha allhu ilaahay idankii waad heli ubadkaaga,samirkaaga iyo ducada umada soomaaliyeed Allaah hakuu aqbalo walaalo .
Werwer Allaah kuma tuso xabiibti❤❤
Mashaalah waaxa tahay hooyo fiican alaha ku dhowro abay, anakana waa kuu duceyney waa calool hadashey runtii
Sideed ku ugaatay iney hooyo fiican tahay😅
@@umomuslima8318 adiga dhibka ku hesto maxa waye labadaba allaha u gargaro
@@umomuslima8318gabadhasna ilahay owlad ha siyo fadumana ilahay owladeda galada ha uga so qaado
Faadumooy sabar ilmahaas waa laguu korinooyaa adigey kuu danbeynayaana insha,allah
Wallo Allah kuxfido kala badan adhiro iyo adun amuurahaga hsahlo waxd jecshahay Allah hku siiyo❤❤❤❤❤❤
Walaal ha is habaarin ,,Gabadha ey kugu dhibayaan Adigu ha isku dhibin,Awlaada Allah ayaa bixiya,waxaan kugula talinaaya inaad waxa qaladka aad dhageeysan..Intii Muslimiinta muraad kheyr leh Allah u sahlo.
Maasha allh allha ku sharfo aduun iyo aaqiraba illhay idankii allhuma aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤
Ilaahay ilmahaagii oo nabada ha kuu soo celiyo amiin
FB waligeey wax wanaag ah ma ahanee iyo farxad baan kugu aqaanaa mudo badan baan ku aqaanay kula socday waqti dheer fadlan bini adam ilah kaliyaa kaga filan cafiskana adiguu caafimaad ku siinayaa please keep go forward 💙💜💙💜
Fatuma allah hakaa hijaabo hasiidkaga.
We love you and may allah give you sabir jamiilan. May allah protect you and your children. Insha allah your strength and sabir will give you back your beautiful kids. May allah ( SWT) accept our dua for you.❤
Ilaahay SWT hakuu xifdiyo hooyo mcn, cimri dheer oo cibado iyo cafimad leh Alle ha siiyo, waa hooyo boqorad ah, Alle ha inoo xifdiyo hooyoyinkeen, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏💞
Walaalo walahi sikastood qof isku laysaan laguma caayo wax gacmaha ilaahay ku jira waayo ilaahii adiga ku siiyay iyadana uu uujogaa sow maaha 😢
Masha Allah guuleyso habo mcn❤
Allow Rahmaanow hooya walba Samir ku asraaq
Allow Fadumo awlaadeeda u soo saar
Ilaah waxaan ka baryay intadan noqonin ilahagii in goaankodu noqdo waa laguu soo celiyaye kalayoo wado insha allah
Strong mom always get enemy but sister do not answer ❤❤❤❤ abaayo Samir muuji waligaa waad sabri jirtay
Aallhuma aamiin yaarabi 🤲
Khayr inshallah xabibti
Walahi hooyo macaan waa qaali aniga hooyaday saaxiib la ahay😢❤
Abaayo masha Allah
Hoooyo adaag baa tahy horay u soco wll❤
Okay
Wlaley Allha kuu sahlo caruurtada adiga
Ayadane awlaad ha siiyo.
Hadad tiri Iska kay cafi dheh hadad dhihine iska kay cafi dheh. War is cafiya qiika iyi Qaala wbafiba qabri idiima nuurinaysee.
Ilahay ha idin xafido
Gabadhaas waa miskiin ilmaha ilahay ayaa baxsha
Waa umu sadakh dalmar xbbti
Abaayo caruurtaada Allaha kuu xifdiyo meel kasto aay jogaaaan
Adigana walaal ilahay ilmahaaga ha kuso celiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Ilaaahay hakuu soo cesho awlaadada rabi hakuu soo cesho yaarabii aaamiin alah
Saas ayaa lagaa rabaa abaayo hore usuco
Asc Faadumoy wl samir naag meelkaso buuqeysa hadalkeedu yuu ku dhibin wlo iyadana ilaahey ku daa
Maasha allh ❤❤❤ ilhy hakuu ziyaadiyo sabarka hada ka hor markii caruurta lagaaqadanaayay ayn kuusoo duceyay oo video anoo qiresan kuso duubay lkn qof kusoo garsiiso ayn wayay lhy hakuu aqbalo ducadena
Amiin yaa allaah
Amin
m.a ilahey haku xafido awladadana ilahay ha kusahlo
Hore usoco habo ilahay haku hiliyo ❤❤❤ sharaf iyo karamo ❤❤❤ boqorad batahay karti samir leh cidna waxba kama badali karto bini adam lama qancinkaro guleeso
Ilaaheye kurabada rabi ha ja qaado abaayo adiga Iyo intii islaamab 🤲🤲🤲🤲🤲
Qofka mar hadaad ceshoow milix ahayden oo dhib idinkala gaadhay waa leys raaligaliya bes waan habaaray bay tidhiye wllo ii duce dheh ilahay dartis
May Allah swt bring your kids back. Amin
Asc abayo fadumo Walhi marwalbo o aan. Xasusuto hooyo kasto ilmo laga qadey ayaan calosha ka oyaa wale nin aan sholal Arkın baa hadala allaw uwad kafa iyo cafimadkaga ku day kuna so celi yaa Allah’a adiga awood badan waan ficantahay in les cafiyo allaha isku kiin cafiyo abayo iyo adiga ❤❤❤❤❤ guleyso ❤❤❤❤❤
Mashllh Tabarakallh
Silama filaan ah ayaa la kuu siinaaa in sha allah
Walashay fatima ciise
Alle dartii ayaan kuu jeclahay🤍💖
Allah ha ku so ciliyo insha allah
Walala macan guulayso ee horey usoco
Xalay anaga dhan ayaa kaa xanaqnay Fadumoy illahay Waxan kaga baryeynaa adigana wxba Allaha kuma tuso ciyalkagana Allaha kuso celiyo gabartas walashaa ahna is cafiyo aduunka waa labo malin waqtiga ladhimanayo illahy baa og
Haa
Mansha alah alow qalbigaga farad gali wllo
Haaa
Masha Allaah my sister
Ilaahay haku soo celiyo ciyalka
Yaa raxamaan fadumo awlaadedi usooceli
Just focus what's important and this childish ladies topics and gossip close it ❤
Illhy Haku so fududeeyo wll wll gabadha u duceeya wll
ASC ABAYO MAASHA ALLAAH ALLIHII XAQA KU GARANSIYEY AYAA MAHAD LEH CAFIS ADIGANA WLSHEY HOOYO IYO WLLIHII MASLAXADAN KA DAMBEYEYNA KHEYR BADAN ALLAHA SIIYO 2DIINANA ALLAHA ISKU KIIN CAFIYO WAX KASTA OO KHEYR AH AAD JECESHAHAY OOD KU FARAXDO UBADKAGA UGU HOREEYAN JANONA KU XIGTO ALLAHA KU SIIYO 2DIINABA IDINMA AQAANO UA-camKA AYAAN IDINKA ARKAY ARINTIINANA WLHI WAAN LA ILMEEYEY SHEYDANUL INSIGA ISKU KIIN DIRAAYANA ALLAHA IDINKA QABTO DEGAN UGU HOREYSO IYO QAAR KALOO BADAN WLSHEY JZK ALFA KHEYR SHUKRAN
Abayo mcn Allah awladada Allah Raxmanka ah haku so geliyo gacantada Allah iimankaga haku siyadsho
Ilmahaaga waad heleysaa abayo dadka jecel in aay xumaan ku sameeyaan ee ilaah ayaa u jeedo ad
Masha Allah tabaraka Allah ❤❤ ❤️🤲🤲🤲
Dad walaalo ah yaad tihiin wana la idinka faaiidaysanayaa is daaya please xataa odaygaagii iyo gabadhii iyo adiga waa la idinku gafay TikTok dad aan ilaahay ka cabsanayn ayaa jooga
Insha alah your children are coming back ❤🎉❤❤🎉 Insha alah mum
Hooyo allaha kuu daayo carruurtaadina ilahey hakuu soo celiyo ayagoo nabqd qaba
Yaa rabi Alaha kuu soo siiyo
Faanka naga da' ee hadalka soo koob
Allaha ka qado culeyska kuheysto wallshey
Masha allaaha beautiful
Alaah hakaa qabto shayaatiita
Ilahy kabaqa waxan iska dayaa
Masha Allah
In aad u soo jaaabto maahan
Faadumo hadaa dagto ilmahaaka waa la ku sii Rabaa Adiga iyo ningaaka oo farxsan iyo hooyadaa oo ilmaha u keentay aan ku riyooday fadumo ilmayda waa la soo cilin rabaa waxaan ku riyooday waxaan ku riyooday way rumoowaan dad badana way ka xumaantoonaan waa ku riyooday
Ilaahayow qof ilmihiisa u soo celiyey allow aan ka nixin
Subxaanallah abaayo diredirala nimada iska daa ilma islama o somaliyed ine so noqdaan qof ka xumanaayo majire waali iyo miir qab dadku wa dagalan dabaded heshiyaan wana maqasha wala is cafiyey e adiga dab ha sii hurin riyadada alle hau rumeyo wa hade runta tahay o aad ku riyotay
naaktaas in eey kugu soo canbaxdo eey rabatay ee hadharan abaayo ilaahey ilmahada haku keeno abaayo gawadhaas nah ilaahey hasiiyo waxey ku faraxdao waxaana rajeynaa in eey ka lexato adigabo iska dhiban ee maxey kaa rabtaa bisinkow
Waa lagu maqlaa mcnt
Somaali dhaqan kood iney ku caayan dadka waxey ku arkaan waxaad tiri adig iyo ilaahay baa og ilaahay Kam Qarsoon xaqiiqad shakiiran waa iney ogaato qofan inu san Gabalan ka dhigi Karin ilamah ilaahay baa bixiyo cidi rabu siiyaa cidu raban masiio
Gabadha maxaa ugu ceysay ma dhasho
Cafis marnaba waxba mahaleeyo
ilhay ilmaha ku soo celi,
Alahu akbar 😢😢😢😢
fadumo mar ba xalka ku jira in aad xita danbi adan galin qadatid oo aad xumiha ad tabaneyso oo dhan Allah dartii intad ku cafidid waliba cafis dalbo xita adon danbi galin please abayo 😢
Asc all my people uduceeyaya wlsheen inuu illahay usoo fududeeyo awladeedada Gabadha kalena illahay caruur ha khayr qabta hasiiyo siday u cafiyay usoo duceeyayaa inuu illahay caruurteded usoo celiyo yaa allaha iga qabal ducadaaa
Ilaahow masiibadaas kaa qabo naagtaas inay masiibo tahay intii caqli leh waa u jeedan gablankana alla kama bixiyo dheh bal intay hoyo ilmo qamaqan yihiin dhibayso fiiri
الله يحفظك ويبعد عنك من كل مكروه ❤❤❤❤😂
😏😏😏😏😏😏😏🫤 ilahay ayaa wax og
Ale ha ku fuudeeyo wlll
Ilaheyow carurtas galada kabadbadi
FADUMOY SUAAL MAGALAADA ILMAHAGA LAGAA QAATEEY MAXAA UU JOOGII WEESEEY OO AAD UU SHAQESAAN WEESEEY WALALEEY DAADKA ILMAHA LAGAA QAATO SHARCIIGA WIXII LAA DHAAHO AYEEY MARAAN ISKUUL LOO DIIRO IYO SHAAQO ADIIGA INATAABA MAADAAN SAMEENIIN MAXAA KA QALDAAN
Masah Alle Alle ❤❤abar❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉❤
Abaayo waxaad ka war washo ma jiraan hadaad gabadhaas aad dhihin waa goblan. Habaarkida ku qaban maayo hadaad dhihin✌️
Sxb naag mawa rawo saan lee ma
Udabeesoo
Haa walagumaqlaaaaaa
Ilahay wax idin dhiba nima tuso huno
❤