Film-kii Sir iyo Caad, Part 8

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 10 місяців тому +258

    Finally, Musalsalka aan sugeynay wuu soo dhacay!! Yaa ila taageera Mohamed Paracetamol❤

    • @MahuraanCfhx
      @MahuraanCfhx 10 місяців тому

      Aniga lkn salasadi iney so dayeen aheyd sowmha

    • @Princessafa
      @Princessafa 10 місяців тому

      Anig waa qosal😂😢❤❤

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 10 місяців тому +3

      Aniga lkn week 2 jeer ma noga dhigaan

    • @hodandahir421
      @hodandahir421 10 місяців тому

      Aniga lkn mamada sumaya qatar

    • @AsliMclnyare
      @AsliMclnyare 10 місяців тому

      Tiinaa waji maleh kulahaa asigaba laqaatay

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 10 місяців тому +193

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤❤

    • @HindaSheekh-j2y
      @HindaSheekh-j2y 10 місяців тому +1

      صلى الله عليه وسلم ❤

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 10 місяців тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 10 місяців тому +2

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 10 місяців тому

      SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @nasronuur7921
      @nasronuur7921 10 місяців тому

      Scw scw scw ❤❤❤

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 10 місяців тому +128

    Filimkaam Fadumiina inta ku heysato gacanta soo taaga kkkkk

  • @miskimohamed346
    @miskimohamed346 10 місяців тому +58

    Walee waxba ka dhacay
    Fadumiina iyo dalmar igu darnaa 😂😂 lasoo dhaqsada qeeybaha kale daahiska naga dhaafa team xogmaal waad mahadsanthiin❤❤❤❤

  • @somaliahanolaato723
    @somaliahanolaato723 10 місяців тому +24

    Maskaxda filmkan ka dambeysa Walahi Waa mid naga wada Cilmi badan guuleysta asxaabta family dhan hadaa nahay filmkaan Nama dhaafo Yaa saas camal ah asxaabey

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 10 місяців тому +34

    Filmka saa'id ula soo dahdaan hdana wd nagu yarysaan 30 minutes xayaysin ku jirto noo Keentan ango wx badan ni sugynay at least 1hour ka dhga thanku
    Inta igu raacsan farta taga☝🏽❤

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 10 місяців тому +58

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚❤🇸🇴

  • @Raul_77I
    @Raul_77I 10 місяців тому +58

    Fadumiina iyada ugu jeclahy musalsalka is too funny m.a😂❤

    • @sucadahmed3303
      @sucadahmed3303 10 місяців тому

      Ana maba fahmo😢😂

    • @Raul_77I
      @Raul_77I 10 місяців тому +1

      @@sucadahmed3303 adi dhogsha tahy xaliimo😂

  • @IsmailAleela
    @IsmailAleela 10 місяців тому +42

    Fadumo miina, my favourite actress.
    She's so funny. I like her.

  • @shirehirse-sc8lh
    @shirehirse-sc8lh 10 місяців тому +101

    Dalmar+Faadumiiina is Not Eazy😅😅😅😅😂

  • @yonisabdi3361
    @yonisabdi3361 10 місяців тому +36

    Filimkan waku dalnay meqa malin sugayna rer comment ninkan aan is kala hadalno please 😢

  • @munashAmiin
    @munashAmiin 10 місяців тому +44

    أللهم صل و سلم و بارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

    • @hafsadahir1707
      @hafsadahir1707 10 місяців тому +2

      اللهم صل وسلم وبارك على خير الخلق كله محمد ابن عبدالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Dekadegan-rd9gq
      @Dekadegan-rd9gq 10 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 10 місяців тому +88

    Allah is one ❤

    • @Supr93
      @Supr93 10 місяців тому

      I’m the i so 😅 I’m much 😢😮😅 Did you know you can make and sell donuts 🍩 at the on your own us for billions of years to you and you don't need someone like me to make them anymore so you're probably wondering 💭

  • @ayaanxusen
    @ayaanxusen 10 місяців тому +17

    Tiiinaa ku heysta wlhi masha Allah rageeda waayeh❤😂😂😂

  • @mekor_kordahab7849
    @mekor_kordahab7849 10 місяців тому +7

    Anaa uguso horeeyay waa idin salamaya inta ilasoo jeeda ❤️🫶🏻🙌🏻😂

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 10 місяців тому +2

    Isla hada biya la'aan baa laga caban doonaa biyihi wey noqdeen wabiga wa eber ilaahay galaddii dadku meel uroon maleh rabbi talo kufilan❤🤲

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 10 місяців тому +16

    Salaam Alaykuma first one thanks my Team liketan hila dhaafin😂

  • @renaadruun940
    @renaadruun940 10 місяців тому +11

    Gabadha wiilka u imaanaayo Sumaya mey la dhalatay u ekaa Maa Shaa Allah

    • @AnushIsack
      @AnushIsack 10 місяців тому +1

      Ma Ila argty horta u ekaaa

    • @umuabraar4136
      @umuabraar4136 10 місяців тому

      Alla maila aragteen anbo waan is dhahay sumeeya mee la dhalatay

    • @umusidraqueen3961
      @umusidraqueen3961 10 місяців тому

      Waa isku ikyehiin ma arakty waa daremy

  • @Aisha____Ali-t5r
    @Aisha____Ali-t5r 10 місяців тому +21

    Adkaatay Qaali😅 thank you xogmaal media❤

  • @axlaamxilwa659
    @axlaamxilwa659 10 місяців тому +20

    Sheekh dalmar asaga❤ruwayad kasta dadka ma jugeyna 😂😂😂😂😂

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 10 місяців тому +15

    tiina iyo faadumiini ayaa ugu jeclahay filimka maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 10 місяців тому +5

    Aar tiina kulahaa ba'aa oo shiikhu isagaaba muruxsane😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 10 місяців тому +28

    Allah is one ☝❤

  • @yousra52
    @yousra52 10 місяців тому +40

    Dalmar yare and fudumiina isn't easy😂😂😂

  • @MohamedZugulle
    @MohamedZugulle 10 місяців тому +3

    Niman yahow xogmaal dadka gumaysiga ka daaya oo film. 3 maal moodba. Hal mar so daaya 10 casho lasugaya wixiina.
    Sida. Abukarka. UK jooga. Usoo dadajiya.

  • @drnasranabaddoon8188
    @drnasranabaddoon8188 10 місяців тому +78

    Faaaadumiiiiina❤

  • @munaali6200
    @munaali6200 10 місяців тому +12

    kulahaa ba aa shiikha asigaa muruxsan kulaha manoli😂😂😂

  • @leilahmohamed9642
    @leilahmohamed9642 10 місяців тому +34

    filo yaaso dawaday sideydo kle kana kusii xijiyay😂😂

  • @ubahabdi2531
    @ubahabdi2531 10 місяців тому +1

    Sahra cumar dhuhle mashalah qof dagan oo qiimo leh abaheed ku banaan

  • @farhiyaomar3604
    @farhiyaomar3604 10 місяців тому +9

    Aniga Yasmin waaa wata. Walahi. 😂sheekha madax Diiran 🤣

  • @atakar26
    @atakar26 10 місяців тому +1

    Fadlan Waqtiga noo soo dhaweeya waa masalsal 100% dhinac walba ka dhisan qaabka loo jilay ❤❤❤

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 10 місяців тому +43

    Faadumiina isn't easy 😂😂bisad waynoo muruxsan😂alla sheekhuba isagaa muruxsan😂😂am dead

  • @najmamursalmohamuud9974
    @najmamursalmohamuud9974 10 місяців тому +1

    Alla kii nin ahaa ka yaabay mid baa u walaca mid kalaa ilmo aan imaan laga fakarayaa film inkasto yhy way dhacdaa

  • @sidramrk
    @sidramrk 10 місяців тому +11

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️

    • @deeqahassan2556
      @deeqahassan2556 10 місяців тому

      Allah dartiis baan ku siiyey wll qli ❤

  • @Raqry__ehrett
    @Raqry__ehrett 10 місяців тому +1

    Tiinaa mi fav actress ❤️ 💕

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 10 місяців тому +13

    Intiii taxanaha filo Soo fiirsaday gacanta taag🖐️

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 10 місяців тому +3

    😂😂😂😂astaqfurullah cawa waa qosol miran mama sahroy kamilo ayado muruxsan baa Tina logeya😂😂

  • @mohamedosman7125
    @mohamedosman7125 10 місяців тому +9

    Mohamed paracetamol wllky I'm your fans ❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 10 місяців тому +12

    Kkkkkkkkkk
    Sheekh dalmar waa hiladii uu yaxaasku kaa qaadi lahaa 😂😂😂

  • @zaynabnorhassan2646
    @zaynabnorhassan2646 10 місяців тому +18

    Shiikh dalmar isn't easy😂😂😂

  • @FaizaShire-fe3jz
    @FaizaShire-fe3jz 10 місяців тому +21

    Fadumina mid maha balyo dheh muklashi cida eba qashy😂😂

  • @tratraijonache5050
    @tratraijonache5050 5 місяців тому

    Thé best serie

  • @Unique116
    @Unique116 10 місяців тому +11

    Ba’aa oo shiikhu isagaba muruxsane 😂😂😂😂😂

  • @saffaali1091
    @saffaali1091 10 місяців тому +5

    Yanyuurtii fadimina qalatay mama zahrooy😂😂

  • @SumiishMalapo-p2n
    @SumiishMalapo-p2n 10 місяців тому +5

    Kulmiye +dalmar + tiina is not easy wlllhi 😂😂

  • @leilaomer8711
    @leilaomer8711 10 місяців тому +1

    tina iyo fadumiina waa fani laakiin hal jeer wiigii waa dheer tahey maad labo ama sadex jee ka dhigtaan

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 10 місяців тому +4

    Sixirkaad dadka umacaanaynaysaan waana shay gaalnimo ah sixirku

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤ kuligin Masha Allah walshsy fadumina ku jecliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saphiaibrahimsafiacaday4104
    @saphiaibrahimsafiacaday4104 10 місяців тому +28

    Ala san u sugyey ugu danbeen wa so dhacey filmka😂

  • @hanihasan5934
    @hanihasan5934 10 місяців тому +1

    Sumiyo hooyaded ish cala weeye masha allh jilowgeda ♥️♥️♥️💯💯💯

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 10 місяців тому +4

    Waa shakiye mukulaasha tey fadumina tina ugeysay lee amey thy tankale waxaan kabaqaa alabtey dhahday mama sahro waakuu kenay in lagu dhex arkaa warqad uu ninkeda usoo qoray tiina waxbaa naheysta

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 10 місяців тому +2

    Sheekh asagaaba muraxsan kulahaa😊😊😊😊😊

  • @aishaahmed-ik2yo
    @aishaahmed-ik2yo 10 місяців тому +10

    Quraan saarka Dalmar wa an other level 😂😂😂

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 10 місяців тому +1

    Allah beerka qosol iguma hadhin fadumina iyo yassin tina isku keenteen

  • @NaciimoHussein-s1m
    @NaciimoHussein-s1m 10 місяців тому +10

    Faadumina ku heestaa filimkaan😅😅

  • @SudusIbraahin
    @SudusIbraahin 10 місяців тому +2

    Team xogmaal la soo dhaqsada please waanagu soo daahiseene❤😂

  • @Wardacabdilaahi767
    @Wardacabdilaahi767 10 місяців тому +27

    Sheekh dalmar sowka inankii yar tumay 😂😂😂😂😂

    • @jamaat14
      @jamaat14 10 місяців тому

      asna maxa ka raacay hee😂😂😂😂

  • @Nawalei
    @Nawalei 10 місяців тому +8

    Kulmiye igu darsada re xogmaal wa ka helaye🥺❤️😂

    • @nastexohaji1976
      @nastexohaji1976 10 місяців тому

      😂😂😂 ceeb 😢

    • @Bilyan_dhaan
      @Bilyan_dhaan 10 місяців тому +1

      naya ceb beb ninka igalexo wa dumashiga😂😂

    • @Nawalei
      @Nawalei 10 місяців тому

      @@Bilyan_dhaan waa kaga lexday mcnto qaado adi 😭😂

    • @Nawalei
      @Nawalei 10 місяців тому

      @@nastexohaji1976 Hee chaceyl😂😂

    • @Bilyan_dhaan
      @Bilyan_dhaan 10 місяців тому

      @@Nawalei hadu ila hadloya
      makugusalma 😂😂

  • @hudabuxane2294
    @hudabuxane2294 10 місяців тому +2

    Kkkkkkkk yaasmiin tiina caadi maaha Dalmar yare waan ku qoslay bahal yahow madaxa iskiriin tajka ah kkkkk 😂😂😂 noosoo dadajiya filmka waad nagu silciseen my teem ❤🎉

  • @nimohirsi2311
    @nimohirsi2311 10 місяців тому

    Qosol igu maharin cawa dalmar muxu dhahay ana caawa naag kirishboy ah Quran saarey😊😊😊😊

  • @sacdiasaidhajji5662
    @sacdiasaidhajji5662 10 місяців тому +5

    Asad io gabadha wa ku haystaa io tinaa😂❤

  • @najmosiciid2738
    @najmosiciid2738 10 місяців тому +1

    Fadumiina funny wye soco soco waa hayaa iga roorsii kulahaa 😂😂muftaàxa filmka wye wlhi❤😊

  • @DJavaALi
    @DJavaALi 10 місяців тому +8

    Team Tina is not easy 😂

  • @mahadibraahim4014
    @mahadibraahim4014 10 місяців тому +1

    Oo sheekha muruxsan❤❤

  • @salmomaxamedsaalx8834
    @salmomaxamedsaalx8834 10 місяців тому +2

    Filinkan siduu igu socda Lee siyaa lajirto asxapey ila sodhaqsadalee halahaas asxaan igu sameya lee❤

  • @safiaali5033
    @safiaali5033 10 місяців тому

    Shiikh dalmar Yare mashaa allah

  • @AbdiyeyWeli
    @AbdiyeyWeli 10 місяців тому +3

    WAR WAX 30 MINS AYA 10 BARI LAMAQNANEYSIN NAGADAYA YAQEYY ❤❤❤❤❤❤

  • @amiishamiish-sn9io
    @amiishamiish-sn9io 10 місяців тому

    Waaaw m.a wlhi aad baan u jeclhy filimkaaan ❤❤❤❤

  • @xamdiabdiaziz5207
    @xamdiabdiaziz5207 10 місяців тому +16

    Faaadumiina❤

  • @mohamedhussein9935
    @mohamedhussein9935 10 місяців тому

    Qoyaka arintiisa Wey sii adkaneesa Marka gabadha iyo hooyada La isbaro. Good job

  • @zelma_ahmet
    @zelma_ahmet 10 місяців тому +10

    Amarka illahay fadumina hdalkeeda ma fahmo . Adkaatay qlli 😂

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 10 місяців тому

      Ana si sax ah ban u fahma my favourite actrice ❤

  • @ardinabbe1433
    @ardinabbe1433 10 місяців тому

    Tiina is not easy wan wada keep going tiina gabdhada nin ga gafuro

  • @anisojama-vp6yw
    @anisojama-vp6yw 10 місяців тому +10

    Faadumiina is not easy 😂😂😂😂xifdullaah😂😂

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 10 місяців тому +2

    Habar yartay think waa waxkale kiib going team mahamed paracetamol❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaarsheRiyaad
    @FatimaarsheRiyaad 10 місяців тому +11

    Yes ann uhoreya 😊👋🏻👏🏻

  • @SakhiyaSacad
    @SakhiyaSacad 10 місяців тому

    Filmkani fani weeyane noso dadajiya❤

  • @chafkaabdimoudabdimoud2754
    @chafkaabdimoudabdimoud2754 10 місяців тому +5

    1.Walaca dhibkisaaa Kkkkkk.2.qaninya qaninyo kafujisa sxb Kkkkkk

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 9 місяців тому

    Manshaallah sister faadumiina astuur baad ku Qurux badan tahay

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 10 місяців тому +3

    2 director ban jeclahay films kooda director M. Parestamol, iyo director abukar Mahdi, Lakin Kooxda gurmad ugu yaraan 3 days ay nososameyan musalsalka, but idinka the whole week one episode only, plz try more.
    Thank you for the beautiful episode ❤️

    • @hanadiabdalla8351
      @hanadiabdalla8351 10 місяців тому

      Haa wllhi lkn isbuucn way nagadaahiyeen 😊

  • @safiyadaahir-6320
    @safiyadaahir-6320 10 місяців тому

    Film aad ayan uga helay inay kuso biiratay maxamed habaryartii
    ❤❤

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 10 місяців тому +68

    The movie at the end was hilarious I almost wet myself 😂😂😂

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet 10 місяців тому +4

      Sidad u qoyday wll 😂😂

    • @fadumadahir6011
      @fadumadahir6011 10 місяців тому +2

      @@zelma_ahmet qosol dardii ma isku shubtay ( sheekha wiilka markuu dhabarka ka fuulay iyo Tina)

    • @abdullahibishar6491
      @abdullahibishar6491 10 місяців тому

      Just put the middle finger in and mourn 😂

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet 10 місяців тому

      @@abdullahibishar6491 ceeb noo 🙊

    • @TheunkownOne-fn8tq
      @TheunkownOne-fn8tq 10 місяців тому

      @@abdullahibishar6491thats wild😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 10 місяців тому

    😹Fadamiin ialhey noma waayo😭😹😹 shekh dalmar ruwayad masta wax muuu dilaya😭😹wiilka Suu ugu fadhisty😹😹😹😹

  • @FaaizoAli-j6j
    @FaaizoAli-j6j 10 місяців тому +20

    Fadimina dagal jecla maa ana dhalay😂😂😂

  • @abdialbabuldiin2498
    @abdialbabuldiin2498 10 місяців тому

    Fadumiina is my best actress of all time

  • @maryanali4185
    @maryanali4185 10 місяців тому +23

    Alla filmka inta udanbeyso baarka icasaday saa uqoslaye 😂😂😂

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 10 місяців тому

    Xoolaha saaladoodo xaar lama dhaho marka afka soomaliga si fiican loogu hadlayo waa saalo ama digo.
    Bani aadamka kaliya ayaan xaar u isticmaalnaa , reer tolkeey soomaaliyeey !❤

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 10 місяців тому

      Sax xoolaha lo’da waa faanto ama dhiriq ariga waa digo geelana saalo

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 10 місяців тому +19

    32:05😅Faadumiina inkiraad badna yaanyurtii ine bireysay 🔪beey Reer hor dhigtay Dalmarow wiilka waa dishay Alla hooyo kala jabay kulahaa

    • @Dooseyy3
      @Dooseyy3 10 місяців тому

      Waa laguuso uureenaa see yelee mukulaal😂😂😂

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 10 місяців тому

    Inaabtigay cawil nuur shire keep going bro

  • @rahimaabdulkadir5239
    @rahimaabdulkadir5239 10 місяців тому +7

    Maamada anaa og meeshey warqadaha ka keentay😂😂😂😂😂

    • @Hafsahubi
      @Hafsahubi 10 місяців тому

      Anaga oo dhan baa og😂😂

    • @Carfooon
      @Carfooon 10 місяців тому

      ​​@@Hafsahubianuu ma ogiye iisheeg😂😂

  • @hanadapdi9627
    @hanadapdi9627 10 місяців тому +2

    Wiilkada wa la so tumooya adna wiilkeda tuugosa 😂fadumiina my fv

  • @saynabmohamed6745
    @saynabmohamed6745 10 місяців тому +11

    Kulahaa shequ isagaaba mudhuxsan 😂😂😂😂

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 10 місяців тому

    Adkaatay qli dalmar asaga dil ka muxu kaa hela allah ya ila qosla berka j xanunay

  • @CashadahrCashadahr-ul9hz
    @CashadahrCashadahr-ul9hz 10 місяців тому +4

    Team xogmaal I'm big fan ❤

  • @AWO-vp4xj
    @AWO-vp4xj 10 місяців тому +2

    Sheekhu isaaagu baaaa muruxsan kulahaa😂😂😂😂😂

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 10 місяців тому +6

    Mashaa Allaah Runtii kama daalo daawashada riwayadan

  • @khalidchannel1382
    @khalidchannel1382 10 місяців тому

    movie, Somali aan dawado waa I kan waa ku hastaaa Tina ❤

  • @فاطمهمحمود-ط4س
    @فاطمهمحمود-ط4س 10 місяців тому +7

    Timiro waa gacan gashay fadumini yaa kaa celihaayo aadaa la aadaa😂😂😂

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 10 місяців тому

    ما شاء الله 💞😂😂😂😂🫰🫰

  • @asadlionish
    @asadlionish 10 місяців тому +13

    Dalmar Yare waa falalow caadi ah 😂

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 10 місяців тому

    Aniga gabar fiicaan ku haaya reer xamarkan iska dhaaf cabdalle jamaal 😊😊😊😊😊