BEELAHA GARXAJIS HABARJECLO & HABAR AWAL OO MADAL KU KAFTAMAY CASUUMADII BOQOR BUURMADOW EE GARXAJIS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • BEELAHA GARXAJIS HABARJECLO & HABAR AWAL OO MADAL KU KAFTAMAY CASUUMADII BOQOR BUURMADOW EE GARXAJIS

КОМЕНТАРІ • 47

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn 6 днів тому +3

    Garxajis cida codka u haysaaaa maaha habar jeclo iyo habar awal

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 днів тому +4

    DUURIW NABAD GALYO XUMADA WAXAA KEENEY WADANI IYO GUDIGA GARXSJUS EE XADO GUDE OO DAGAAL JU QAADEY SOMALILANAD

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 днів тому +3

    HABER JACLO IN CID SIISO CIRO WAAY KA SOO FAKIRAYSAA SANADJZN WAX CODA UNA HAYDO CITO

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 6 днів тому

      WAA SAX WALI WAY KU MAQANYIHIIN INAY CADAWGA UUGA HIILIYAAN BEELWEYNTA HJECLO SIDAA LA AJLIGEED CODKAYAGA WAXA ISGA LEH BEELWEYNTA ZIBEER AWAL OO AANU XULUFU AHAYN ILAA MICHEAL MARYAMA

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 6 днів тому

      Waano so shiraynaa lkn sandka gx baanu u codaynaynaa inshalh sidaa ayeey cadalad ku tahay 😂😂

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 6 днів тому +2

    ciidi racimayso hj xiisbiga wadani .waa tugmunafiqin ah😂😂😂😂🎉🎉🎉

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 6 днів тому +1

    XAWAN YARE DABIN BUUBLA RABAA B. BUURMADOW.
    SALDANADII H.AWAL, SHALEY BAY AHAYD.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 днів тому +1

    INA JAABIIR KUWA DALKA GODOBTA KA GALAY AYAAD KAMIDTIHIIN

  • @abdimohamed3640
    @abdimohamed3640 6 днів тому +1

    Anigoo ah curadkii beela direed khayrbaan rajaynayaa waxaa iga dardaarana nabadgalyo kuwada doorashada

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 2 дні тому +1

    Muuse bala ku cayaadhay .
    Muuse khayr ku tag waanu murkacanay been maah.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 днів тому

    WALAAHI INAYDAAN ALLE AQOONIN EE WAXAAD TAQAANAAN SHILINKA XAARANTA AH CUMAADO KHASAARAYBAAD TIHIIN WALAAHI HADAAD CAAWA DHIMANTAAN CAAWA KULIGIIN DABIILE AYAAD TIHIIN

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 5 днів тому

    Codkayaga H yoonis ayaanu siinaynaa Tol xabiiba weeye.

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 5 днів тому

    Walee xafladii shalay iyo maanta kala wacan. Shalaytana farxad iyo rayn rayn mantana calool xumadoodii aya lasookala baxeen Allaya hadiik reer Wadani. Cadi iska dhiga

  • @Janno190
    @Janno190 6 днів тому +2

    Never ever in habarjeclo wadani u vote garayso dadkii u hiilin waayay ee lahana waanu ka soo tashanaynaa
    Bowdada markii aan ka jabay iyo boqonka taagiisa habeenkii way bidhan lahaa bahalki caelaaye ninkii buurta dheer igala baxay beerka ka ogsooni

    • @abdirashiidali8692
      @abdirashiidali8692 5 днів тому

      Waanu siinaynaa codkayaga habaryoonis tol xabiiba weeye

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 6 днів тому +1

    Horta jano iyo cadab miyanay ahayn balan qaadki Allah adomihisa kula balamay akhiro.
    Wa maxay furayashan la hadal haya.
    Allahu ma balaqtu

    • @fathus8469
      @fathus8469 6 днів тому

      Wuxu ka wada Janada Kursiga naa Saara, Cadaabtana HA Nagu Ridina Doorashada Furayaashuna waa Codaadkooda😂😂😂

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 днів тому

    ODAYGAN SULDAANKA AWAL SHEEGANAYA WAA CIIL QABE MUUSE BIIXI AYAA MAANTANA ALLE DOORANAYAYE MAXAAD AYDIN SAMAYN DOONTAN
    MIDA KALE JANO IYO CADAAB MIDNA MAHAYSAAN

  • @NasiradannurNasiradannur-lf3hn
    @NasiradannurNasiradannur-lf3hn 6 днів тому

    Waleeeee cidlaaaad gudaysaaa ninka sheeganaya suldaanka subeer awal subeer awal nikaaaaa bari hore ayey ka tashadeeen isaga cali guray ilma hunguri muuusaan wadanaaaa garxajisow

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 днів тому

    ANAGU COD UMA HAYNO CIRO WALAAHI INAANU SOOMALILAND HOGAAMINAYNAYN EE HAWAALANINA FURAHAD HAYSAAN IDINKU NAFTIINA GALIYA

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 дні тому

    Duur siyaasi ayuu ahaa wuu ismaydhay odaygu

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp 6 днів тому +1

    WALLEE CIIDAN UMA MAQNA CEELA UMA QODNA
    ,WAA MAANTA IYO BADBAADO QARAN.

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 6 днів тому +1

    Suldan hassan bahaane

    • @fathus8469
      @fathus8469 6 днів тому +1

      Karaamadii ayu iska Qaadey bal Maxaa Dhex dhigey 😂😂😂

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 6 днів тому

    Hadalkaa ina jaambiir maantuu runta ka sheegay oo markii reerkii garxajis uu ku jiqsiidii xisbiga waxadani uu ku sameeyay xisbiga kulmiye iyo ururadii siyaasadaba ee ay cawajka inagu galiyeen ee dastuurkii qulubaa gadiyeen ayay reerkii haberjeclo ay soo kala gaadhay xukuumadii iyo xisbigii wadani oo xadkii mucaaradka dhaafay oo sameeyay distoor jabin oo ay ka dhalatay dhalan rog sharci ama sharci cusub oo lagusoo kordhiyay markii lagu kala bixi waayay markaasay habarjeclo keeneen nidaam sharci oo lagu kala badbaadiyay xukuumadii iyo xisbiyadii mucaaradka ee khilaafku ka dhex dhacay waanan uga mahad celinayaa reerkaa iyo intii lasoo shaqaysayba ee cidkasta lahayd?

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 6 днів тому

    Boqornimooy xaal qaado...ma ilowdey ceydii beelaha somaliyerd..odeygan waa xamaashaa

  • @user-td5sb3fo2i
    @user-td5sb3fo2i 6 днів тому

    Garxajis way garanYaan cidda codka uhaysa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 днів тому

    MAALINTAASINA WAA BIYO KAMA DHIBCAAN OO MID KASTABA WUXUU DOONAYO HELI MAAYO BALSE WAA LAKALA BAXAYAA OO RUNTII AYAA IMANAYSA

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 6 днів тому

    Durow ama oy ama cabad muse ayaa so noqonaya

  • @xuseenaskar4640
    @xuseenaskar4640 6 днів тому

    Midi waa erayga furaha jannada
    Midna waa xajka oday xasan
    Ta furahu waa janno iyo cadaab
    Ka jannadu waa furaha la siinayo cidda musharaxa u ah dadka jecel ee ay dhab ka tahay jiritaanka s/land
    Furaha cadaabtana waa furaha la siinayo cidda uu musharaxa u yahay s/land diidka doonaya in uu dadkan ku celinàya cadaabtii sòmaliya markaa kollay labada furaba kuu doono ayuu siin karaa
    Tan kale ee aw xasan.. xasan wuxu la mid yahay waxa jira bahal la yidhaa QARBAD oo laga sameeyo haragga adhiga oo biyaha lagu dhaansan jiray
    Haddaba qarbadkani waxaa jira mar uu xumaado ka dibna waa kala dillaacaa ma tolmo ee waa la tuuraa.. xataa dacawadu ma cunto. Horta odaygani waa kaa.. hase noqdee xasan oo ciddii lahayd tuurtay waxa qaatay garxajis... haddaba garxajis waxaan leeyahay(qarbad reer ka dalooshamay reer kale biyo uma celiyee in badan baad ku raraydeene wax faaiida ahna kuma haysaane kolka culayskiisa iska tuura)

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 5 днів тому

    Dadka reer soomaliland ciday u codaynayaana waxa ay u taalaa oo xor u ah ciday u codayanayaan qof walba halka uu dan moodo ayuuna ku ridayaa

  • @AHussien-j4r
    @AHussien-j4r 5 днів тому

    Duur madaxweynuu uqalmaa

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu 5 днів тому

    XASANAW AA MUS AYAA KA KUU WACNAA

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 6 днів тому

    Garxajos furaha naarta. Ayaad. Loo. Dhiibayaa

  • @umretaaj9939
    @umretaaj9939 5 днів тому

    durow sow tad didey in aad xar jasi qabatid ee lasosafatay miyad is ilowsay

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 6 днів тому

    Waar kan Suldan ka habar awal sheeganay magaca ha iska dhiig Dee waa kan kala cudii matali lahaaye kolba meelo rero kala lagaga maad safe e

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 6 днів тому +3

    HADAANU HABARJECLO NAHAY ADEER CODKAYAGA WALAALADAYO ZUBEER AWAL AYAA ISGA LEH SIDIINII ODHAN MAYNO WAANU KASOO FIKIRAYNAA HIILKIINA

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 6 днів тому

      😂😂😂😂 2017 baay h awal sisay manta waa walladen kale ayaan u codaynaynaa gx waa midnimada isaaq

    • @abdullahrooble6748
      @abdullahrooble6748 6 днів тому

      Fasax ayt utahaye codkaga, lkn si macal salami jeeganti, no more jeegan, madaxwayne cirro from 13 November

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 6 днів тому

      @@DeeqaFarah-vr1kghadii isaaqimo jirto waanu kasoo tashsynaa maydaan tidhaahdeen

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 6 днів тому

      @@DeeqaFarah-vr1kgAdeer hjeclo iyo zubeer awal iskaashigoodu wuxuu bilaamay waag ii micheal maryama garxajis sowkuwii yidhi reerkiiba waanu ka baxnay oo YUSRA HARTIBAA NALA YIDHAA

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 6 днів тому

    SULDAAN XASAN MA OROMAA

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 6 днів тому

    XUMAATEY, XUMAATEY BEEN IYO XIMAAN BAA LAYS HUWIYANAA, KUWII XUMAANTA IYO CALOOL XUMAANTII QALOOV CIDII LOO TTIRINAYEY BAA DEMBI AY LEEYIHIIN OO DUSHA KA SAARA CID AAN LAHAYN, OO HADANA ISLEH KA FAA'IIDEYSTA OO HOOSTA SOO GASHADA !!!!

  • @abdikhadardheeg3343
    @abdikhadardheeg3343 5 днів тому

    Waar waxu laxsana