50 geed oo sokorta lagu daweeyo part 1 Dr Isim

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 28

  • @fowziyamaxamud9278
    @fowziyamaxamud9278 Місяць тому +4

    Allaahu
    akbar maxaa illaahay nimco nasiiyay oo naga qarsoon
    Dr isim ilaahay waxan uga baryayaa inuu cimriga ubarakeeyo aduun iyo aakhiroba
    Eyl boy wll adigana ajar aan lasoo koobi karin Allaah hakaa siiyo❤❤❤

  • @Bashiirali3040
    @Bashiirali3040 Місяць тому +1

    Shugra, cilmigaas wax badan baa naawilnay i raadunayn caalamkan musuqa illahay baa ku mahadsan. Dr isimin illahay haku xifdiyo, shugran

  • @farhanyusuf4340
    @farhanyusuf4340 29 днів тому

    Mansha Allah bro thank you Eyl boy good job

  • @NimcoAli-ln8mc
    @NimcoAli-ln8mc Місяць тому +1

    Alalha yaxfuduka ya Doctor isim mashalah

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow 29 днів тому

    Indhaha Cadowga allaha ka qabto.

  • @ifrahhaji6112
    @ifrahhaji6112 24 дні тому

    Shukri tiktok geeda isoo dira, gabadha vitamins laga dalbado thank u

  • @AnabAden-t1u
    @AnabAden-t1u Місяць тому

    Asc alaha kuxafido Insha alaah aamiin

  • @KanuusAbdi
    @KanuusAbdi Місяць тому +1

    Thanks eylboy wllo❤❤❤

  • @Aragsan.official
    @Aragsan.official Місяць тому

    Guava iyo saytuun waa mid sheikh

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j Місяць тому

    Asc eylboy wllkey waxaan rabaa vitamins ka number kii laga helayay Africa

  • @NimcoAli-ln8mc
    @NimcoAli-ln8mc Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsoomar9120
    @fardowsoomar9120 Місяць тому

    Thank you aylboy walalo

  • @fartunmahamuddhuhulow3988
    @fartunmahamuddhuhulow3988 12 днів тому

    Aniga mooska waa kacdaa markan cuno

  • @halimah7164
    @halimah7164 Місяць тому

    Guava saytuun baa la yidhaah af somali wuuna buuxaa Somali

  • @NasraAli-zj1re
    @NasraAli-zj1re 29 днів тому

    Rumanka

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 Місяць тому

    🙏💯❤️❤️❤️

  • @AnabAden-t1u
    @AnabAden-t1u Місяць тому

    Macaanka qofka leh macuni karaa

  • @abdiyusuf7949
    @abdiyusuf7949 Місяць тому

    Non madaxa ayaa looga jira

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h Місяць тому

    Liindhalaan

  • @khadijaahmed683
    @khadijaahmed683 Місяць тому

    Guava sow seytuunka ma ahan?!

  • @jawahirhassan9336
    @jawahirhassan9336 Місяць тому

    C

  • @FalastiinSaney
    @FalastiinSaney Місяць тому

    Magasanid

  • @SamramaajidSamramaajid
    @SamramaajidSamramaajid Місяць тому

    ADIGA II SHEEG CILMI MA LIHID WAA MXAY ANIGA I WEYDIINE

  • @MarshalTelefon
    @MarshalTelefon 20 днів тому

    yaabka adunka waxan u shuubaayo maxa dawo ee hadad america ama europe joogtiid waliga qofna waxba ha waydin waxna haka rumaystan ee dhaqatirka hospitalka ka shaqeeya dawada ay ku siyan iyo waxay ku sheegan un samee lakin hadad wax ka rumaysatiid dadka sida isim oo kaale wad qasartay walaahi waayo isim wa jaahil weyn oo tuug ah ee iska ilaaali wuxisu wa mashruc wana show been ah yaabka adunka

  • @GreatestBut
    @GreatestBut Місяць тому

    Thanks my boys:

  • @abdiyusuf7949
    @abdiyusuf7949 Місяць тому

    Kan Dr ma aha shame on you