DAA'UUD CALI MASXAF OO JIGJIGA LAGU AASAY.
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- -Subscribe to our youtube channel: / rtnsomalitv
-Follow us on Twitter: rt...
-Follow us on Instagram:ht ....
Like us our Facebook page / rtnsoomaalitv
-On Google Play Sotre:play.google.co...
#RTN_SOMALI_TV#
inna lilaahi waa inaa illeyhi raajicuun illaahey waxan uga barya in uu janatul fardowza fadhiisa ka yeelo Allaahuma ameen ehel iyo qaraabo iyo intuu aduunka kaga tagay samir iyo imaan kaamil ah Allaha ka siiyo
ALLAHA u naxariisto daa uud Cali. Fananinta waxan oron lahaa ilmahad dhashen ha u gatagina dhaxal xun. ALLE wa naxariis badane. Hadad ilmaha xaafid Quran kadhigtan ALLE waxad lahortgaysan wanaagas lakin hadad carurtina fanan kadhigtan waa laba danbi.
somalida Ethobia gun waye hal kas qabiil cunfi aya buxeye in jowhar in Losoqado ayey ahe mrxunka alaha unaxaristo
Ilhy how naxariisto isaga iyo dhamn muslimka geeriydoy anana hanooga dabo naxaristo
Allow unaxaristo daauud Ali masxaf
Ilaah ha u naxariistu marxuumka Aamiin Aamiin Insh Allaah
allahayoow kuu naxariiso aabo mcn weeee miss youuu
Inalilah wa ina illahay rajicuun Illahay ha u naxaristo janatul fardowsa acla ha ka warabiyo amin marxuunka
Alle ha u naxariisto
Allaha unaxariisto qabrigiisana allaha uwaasiciyo kitaabkiisana midigta ha kasiiyo aamiiiiin yaaarabi
Alle hakuu naxariisto
ALLEH ha unaxriizto
Allow unaxariiso. Meesha dad badani majoogaane maxaa loo hagraday marxuumka aad ban uga xumahay 😢😢😢
Ax ax ax ax alaahyaa raxma
Ilaahayoow unaxariiso
Allaha unaxariisto
Daa'uud Cali Masxaf, waxuu astaan u ahaa jiritaanka magaca soomaaliyeed. Meelkasta oo ciid soomaaliyeed ah, waxay u ahayd hoy iyo gabaad. Runtii, waxaa soomaali ka baxay halyay aad u wayn oo ay adagtaha in saantiisa ciddi buuxiso. Wuxuu ahaa geesi iyo wadani ogsoon abaalka ciida, calanka, hooyada iyo maatida umadda soomaaliyeed ku lahaayeen. Eebe meel door leh ha geeyo.2857
Alle hawnaxaristo amiin yallah
Ilaahay ha unaxariisto
Allaha u naxariisto laakii loma sobixin
Jano fardowsa allaha geeyo Allaha unaxariisto
Ilaahy naxaristo
Allah unaxariisto😭😭
Illaahay ha unaxariisto
inaalilaahi wa inaa lilaahi Raajucuun illaahey ha u naxariisto wallalkeen qabrigiisa Allaah ha u nuuro kitaakoodana midigta Allaah ha ka siiyo janadii fardowsa Allaa ha ka waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadiisi samir iyo iimaan Allaah ha ka siiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilahay janadiisa qaali weeye
Ilahow u naxariiso
Cawke; sangub & daa'uud ali masxaf soomaaliyey ogaada in wax garadkeeni inay gumadayso ETHIOPIA ilaahow amxaarada iyo oramada naga qabo ada awoode
Alle haw naxaristo
Sory waan kaxumahay dr cabdi maxamuud cumar hadu jogo aas qaran ayaa losamaynlaha
Amiin
Aloow unaxriiso aamiin
FANANKU MAXANUU NSANEYN ALLAAH weyne ayaan ku dhaartaye ALLAAH ayaa diley lakin !!!???😭😭😭😭😭💀
Cawke,cali khaliif,daauud cali masxaf sidey wax ujidhaan
انا الله وانااليه راجعون اللهم ارحمه
Daauud Cali Masxaf lama maamuusin runtii waan ka xumahay. Meeshan in lagu aaso ma ay ahayn.
Daa’uud wa in mar kale ass qaran lo sameya
Sangub walee waa yaab
Ilaha
Y haw nxrto
Allah unaxristo
jigjiga way gunowday
Reer jigjiga waa cawaan miskiinka may aas qaran u sameeyan
Hooyada ba cawan ah
So sad walaahi
Reer jigjoga maxa helay
Jigjiga Waxa Ku maqan Cowke hadana Dauud Cali Masxaaf 😭😭 Maxa Ku asan meshan
Nio dad meesha ma joogee say wax u jiraan 😢
Walal Waa Meyd La Qabyaaladeeyay.Ha nixin Hana iga murugoon waa Sunnaha Soomaalida. HAKA Dhalanne Dhex joog Baa La yidhaahdaa
@@MohamedHassan-nw4yo ilaahaw dadkeena duliga ka dulqaad 😭😢😭
Adban ugu xumahay meel qurun ah oo cunsuriyeysan buu ku dhintay i am sorry daa uud janadii alaha ku geeyo duul gumeysi dilooshad ku dhax dhimatay inad tagto ma ahayn meeshaa
Waar ma dauud bay sidaas u aaseen Yaab , taariikhda ayaa qori doonta
Nasab maaha dadka meesha daga reer jigjiga. In muqdisho lagu aasay ahay. Aad baan ugu xumahay. Wuxu soomaali maaha ee waa sheegato. Duli weeye. Reer jigjiga
Lama maamuusin Aaskiisa cidiba ma joogto ee say ku dhacday ⁉️😢😢😢 War Haddaydaan Maamuuseynin oo Aas qaran usamee eynin mxd ugu diideen in Muqdisho loosoo qaado ⁉️😢 Codsigiinnaa ahaa dhul soomaaliyeed buu ju dhintaye innagaa aas qaran usameenegnaadi meedey ⁉️😢⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Allow Jennada ka waraabi Fanka waxyaabaha aan ku nacay Tanoo kalaa kamid ah wllhi caku 😢
War ninka godka lala gali maayo camal kisa ba raaci ki hal malyan lagu sakotiyay iyo ki 30 ruux ay aastay wax ay u tarayso ma jirto
cid u diiday ma jirto in muqdisho lo so qaday
muqdisho so mida ma aha jareerta lagu gubayo
deee wakas dauud qabriga kala so bax oo muqdisho ku aaso ya la heesta