War wax faaliye leh Europe weligay ma ku maqlin... waxaa jira tirakoob, oo qiyaasa sida ay dadka u codaynayaan, taas o ah xisaab.... laakiiin islaan foox sidata oo aqal mudul ku jirta oo la waydiinayo sida ay wax u dhici lahaayeen ma jirto Europe ama dadka caqliga leh.......
الله اكبر سبحانك يا ربي من عدد خلقك والحمد الله من كل خلقك. يا ربي ارحم امي و ابي لوالديهم و لكل مؤمنين والمؤمنات والمسلمين اجمعين يارب العالمين .
jasaaka Allah khayr Yaa mucalim Aad baanu kuugu mahad celinaynaa
Alle ha ku barakeeyo ustaad cabdiraxmaan bashiir
Good ❤❤cheick abdir,Bachir
Sheikh jazaka allah
🎉❤
cad-ceeda amaanteeda waxay ku xirantahay meesha aad dunida ka joogto.. haddii aad joogto meel kulul sida bariga dhexe, geeska Afrika ... waxaa fiican markay soo baxayso oo dhacayso.. Laakiin markaad joogto Siberia cad-ceeda waxaa la amaanaa duhurkii markay ugu kulayl badan tahay.... oo ugu manaafacaad badan tahay (summer)
Cajiip
Wax badan ayey been ka sheegaan.
Sidey ku ogaadeen oo ku cabireen dhulka iyo qoraxda inta ay isku jiraan. Qoraxda agteeda yaa tagay?
War wax faaliye leh Europe weligay ma ku maqlin... waxaa jira tirakoob, oo qiyaasa sida ay dadka u codaynayaan, taas o ah xisaab.... laakiiin islaan foox sidata oo aqal mudul ku jirta oo la waydiinayo sida ay wax u dhici lahaayeen ma jirto Europe ama dadka caqliga leh.......
Maad fahmin adigu macalinka