Hees Xamari ah Muno Mariis xidigta muqdisho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 3 роки тому +3

    Dhoola cadeynteedan la dhacay ❤
    Dheeheda quruxda leh i dhex qaadday
    Dheylo waaye dhex yar isku dheeli tiran
    Dhanka codkedana wax lo dhigan jirin
    Dhayaheda darenka leh la dheygagay
    Dhabankediyo dhaldhalaalka midibkeda
    Dhugashada arageda Kama dhergaan indhuhu weli wey sii dhowrayaanee
    Dhambalka waxa iga keenay igu Dhaliyay geerarka waa cashaqaan i dhalan rogayee muna mariis baa iga
    Dhex baxday oo igu da,day sida dhibic roobeedee quruxdedaa i dhalaalisay
    Dhabtii waa leeygu dheeryahy
    Muna mariis muqalkan inta mar een
    Daaawado malaha cadad oo
    markastaba wan milicsadaa
    Madhawa meeshaad iiga taal
    Waan ku jeclahy muna

    • @hanteenwarsame6703
      @hanteenwarsame6703 3 роки тому

      Hhhhhh ha iga cadhaysiin dee amaanta intaa leg , fagaarahan anaa kaa hor calaamadaystay.

  • @hanteenwarsame6703
    @hanteenwarsame6703 3 роки тому

    Muna maaris indha deero, I love you cod iyo qurux waa isku heshay.... dhexdana dahab iga dheh dhaqaaqa

  • @zakimema9844
    @zakimema9844 Рік тому

    Majoogti lee qoftaan😢🥰😍❤️

  • @nuurisaaq7682
    @nuurisaaq7682 3 роки тому

    Axsan hees

  • @cabdirisaaq3549
    @cabdirisaaq3549 3 роки тому

    Wwwww

  • @sowturahma2693
    @sowturahma2693 3 роки тому

    Waaaaw isiiso 🤟👌

  • @abdikarimdulmidiid2962
    @abdikarimdulmidiid2962 3 роки тому

    Waaw

  • @yasir7210
    @yasir7210 3 роки тому

    🥰❤

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 3 роки тому

    *Bal adna kasoo jawaab su,aasha kadibna .soo qiimee inaan u qalano UA-cam iyo in kale halkan ku dhufo 👉**ua-cam.com/video/a-ySsrSwuas/v-deo.html*