3. Sidee aan autism u fahmi karaa, aniga oo ka eegaya fikrad Somali?
Вставка
- Опубліковано 28 січ 2025
- Dadka qaar waxa laga aabaa in ay ka warwaraan in ilmahoogu waalan yahay ama shaydaan haysto. Laakin autism waxa ay tahay in maskaxda ilmahu ay si duwan ay u wired garaysan tahay. Autism ma tagto laakin macneheedu ma aha qofku ma guulaysan karo. Ilmaha autism leh waxa laga yaabaa in ay ku ad kaato malimeedka qofka waxa kale oo ay leeyihiin kartiyo kale oo aad ubadan.
Video gani waxa aad ka heli doonaa sida aad ilma haaga aad ucaawin kartid.