U GABAY GABADHAN AMA U HEES YAA GUULAYSAN DOONA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 355

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Рік тому +19

    Wadanku qurux badanaa yaa ku dalxiisa from America salaan sare 👍

  • @fardusibrahim603
    @fardusibrahim603 Рік тому +21

    Muuqaalka wlhi wa Another liver 🙌😭👌gacanta Alleh haku barakeeYo AbdalleH jamalow😮

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +37

    inamadena iyo dhaqankena iyo dhulkeena qurux badana masha Allah abdala jamaal cumamada oo kor uqada❤🌍💪

  • @lonewolfmotivation21
    @lonewolfmotivation21 Рік тому +22

    Abdalla jamaal waa ku wataaye chppe aniga maalin igu sharaf zxp haLmaR aaa ka qeyb galee hadaL baa idhipaye 😢

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +24

    Legend Abdalla guuleyso wll
    Masha Allaah dhaqankeena Quruxda badan aanu ilalshano Somalay ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shortclipsinsomali4854
    @shortclipsinsomali4854 Рік тому +13

    Abdale jamal walalkiiba kalay arag ah wlhy heesta iga gadan🦁🤴

  • @luuliiyluuliiy4794
    @luuliiyluuliiy4794 Рік тому +9

    Alla meshas qurux badana yaigeya 🥺

  • @nimcosagal5955
    @nimcosagal5955 Рік тому +13

    Waa muqaal aad u qurux badan hore u soco walal Abdalle💯

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +6

    Boqorka UA-camrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Рік тому +14

    Big legend dhaqankeenu waa qurux😮

  • @ikraancabdiraxma
    @ikraancabdiraxma Рік тому +17

    Masha Allaah walalkay macaan waliga jiroo joog

  • @AbdifataaxMohamoud-qt5ti
    @AbdifataaxMohamoud-qt5ti Рік тому +16

    Ayyy legend always Abdale jamal keep going ❤️
    Wllkey Abdale coming soon 5K I.a

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Рік тому +3

    War horta dadkan muuqaalladaas quruxda badan oo qiimaha badan nosoo gudbiya maxaa loogu waayay Malaayin subscribes ah.

  • @ramadaanramadaan9069
    @ramadaanramadaan9069 Рік тому +6

    Waryaadaa reerka aad martideen. Sijaayadihii Kabaha ayaad kala dulmarteen saasi dhaqan fiican ma ahan. Abdalow☑

  • @abdiwahab3033
    @abdiwahab3033 Рік тому +11

    Abdalla walal soo badi barnamijkan ❤

  • @Khaalid__Riino
    @Khaalid__Riino Рік тому +19

    𝐪𝐚𝐰𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐢𝐬 𝐧𝐨𝐭 𝐞𝐚𝐬𝐲 😂😊

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +11

    Big legend abdale Jamal 500k coming soon insha allah 💯⚽️💪👍😎❤

    • @user-hq6fz2ld2k
      @user-hq6fz2ld2k Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliyaahmed7907
    @aliyaahmed7907 Рік тому +11

    War heedhaha baadiyahas baanba donayaaye yaa igeeya bal masha allah waba dhul wada doogaa woow❤

  • @maryannuur7801
    @maryannuur7801 Рік тому +2

    Mr Abdala midkaan la soo shirtagey kun kaa shilin shiishiid iyo kamsara ku doon ma reer Bannaadir muu ka socdaa 😂😂😂😂 horay u soco walaalkeeyow guul iyo horumar joogto ah ayaan kuu rajeeynaa inshaa Allah ❤❤

  • @abdirahmancaraboh579
    @abdirahmancaraboh579 Рік тому +11

    Inkaar baan kugu ogahee iimanka alle kaa qaad daba dhuubow aabahaa cun 😂😂😂😂

  • @katima9053
    @katima9053 Рік тому +3

    Guul intaas ka badan baan kuu rjynayaa shoodhe Abdale jamal Abdale ibrahim❤🎉

  • @alizaabdi
    @alizaabdi Рік тому +5

    M.a muqaalka dhan walbo gacmaha allah haku barakeyo wll

  • @halabuurpedraqamar5664
    @halabuurpedraqamar5664 Рік тому +6

    Cabdala jamaal cabdala legend of the legend

  • @cabdinaasirmaxamed7029
    @cabdinaasirmaxamed7029 Рік тому +9

    Xadari iyo dabo dhuub is not easy 😂😂😂

  • @Siaparda
    @Siaparda Рік тому +7

    So beautiful

  • @hamdaqueen4615
    @hamdaqueen4615 Рік тому +6

    Half million come soon ❤🎉

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Рік тому +6

    M.a waa muuqaal qurux badan oo ka turjumaya dhaqankeenii suubanaa

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Рік тому +3

    Horta gabdhihi hore masaasay ahaayeen oo dhaba iyadoo matalaadda ayaanba qosol fuuray😅😅😅

  • @Cabdulahidaacad-xe8tu
    @Cabdulahidaacad-xe8tu Рік тому +6

    Legend always legend walhi waa kuwataa sami🙏🙏🙏🙏

  • @ayaalemohamed7217
    @ayaalemohamed7217 Рік тому +11

    Qowdhan is not easy😂

  • @raxmacaday727
    @raxmacaday727 Рік тому +1

    Caabdalle wllo suaasl.ban qaabaa inankii caydaruus mee ❤🥰

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Рік тому +11

    ماشاء الله جميل 😍😍😍

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Рік тому +3

    Legend abdala❤dhaqanka noosobadiya

  • @ahmedozil-nj7rl
    @ahmedozil-nj7rl Рік тому +11

    Legend ankala Ankara 😅❤❤

  • @apdiaziizmaxamed-xx2ru
    @apdiaziizmaxamed-xx2ru Рік тому +3

    Apdale Jamaal legend waan ku taageeraa wllhi

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 Рік тому +3

    Dhulkeenu quruxbadana mansha allah illahow nabad igu keeen

  • @nimcohodan2935
    @nimcohodan2935 Рік тому +4

    Manshaallh hambalyo 🥰🥰

  • @samiirsiciid7127
    @samiirsiciid7127 Рік тому +5

    abdlle jamaal pest somali youtuber Goop going prO ❤️🙏

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Рік тому +2

    Caruur Legendz MOWLIID Qawdhan 😂😂😂

  • @NajahAbdilaahi
    @NajahAbdilaahi Рік тому +3

    Masha Allah ❤

  • @maxamedjaamac6008
    @maxamedjaamac6008 Рік тому +2

    Maanshla legend of legend cabdale jaamal hore usooco sxb malinba waxa cusubad no keenta

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Рік тому +26

    When you learn something from people, or from a culture, you accept it as a gift, and it is your lifelong commitment to preserve it and build on it.

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Рік тому +2

    😂 tartame number 2 iyo 3 waan qoslay aad iyo aad

  • @hasseyzaid6606
    @hasseyzaid6606 Рік тому +5

    M.a Gob Gob Dhashay ❤❤❤

  • @zuheipshiine6325
    @zuheipshiine6325 Рік тому +1

    Cabdii guul wll qalii wliga hajabiin sxb aaqon iimaalihiid lkn waxan ka aaqana baraha bulshada sxb fariinta iigagarsi dhantiina❤❤❤❤

  • @user-ds4qj2rd2l
    @user-ds4qj2rd2l Рік тому +4

    M.a wllky Abdala jamaal intay Nolali jirto I Nolow wll mcn❤

  • @ikraancabdiraxma
    @ikraancabdiraxma Рік тому +2

    Cabdalla jamaal hore u soco waliga huno mcn

  • @mukhtaryasin7112
    @mukhtaryasin7112 Рік тому +2

    masha allah wllkay alle haiikaa daayo😊❤❤❤❤❤

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Рік тому +1

    Big lengend abdale jamaall hore usoc wll come soon 500k

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Рік тому +1

    masha Allah lagan abdala jamaal hore uu soco

  • @HaruunSuge-hx2te
    @HaruunSuge-hx2te Рік тому +12

    I'm proud to be somaali 💪

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Рік тому +9

    coming soon 1m ❤😂😂😊

  • @ikraancabdiraxma
    @ikraancabdiraxma Рік тому +1

    Qawdhan iyo Xasan iyo xadari legend xaramaad 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saadosimanfarxaanmuuse279
    @saadosimanfarxaanmuuse279 4 місяці тому

    Maxamed soomaliba ugu hees qurux badan jah❤

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 Рік тому +2

    Masha allah fanny weeyi runtii ❤❤❤❤❤

  • @kariimamuxumed8126
    @kariimamuxumed8126 Рік тому +2

    Qawdhan another level 😂😂😂😂

  • @koreyekorey100
    @koreyekorey100 Рік тому +2

    Dhaqan bi is Hadaad maqasho waa kuwan ciyaala suuq

  • @ayanmoha7784
    @ayanmoha7784 Рік тому +1

    Wlh mohamed jamaal inaba cadi maha m.a❤❤

  • @MUBAARIGBULSHAAWI
    @MUBAARIGBULSHAAWI Рік тому +1

    WAXAN RAJEYNAYA INAAD IQAADATO KUUNOQDO NIN LEGEND AH KAADHALA CARUUR LEGEND AH😂😂😂

  • @CawoCuud
    @CawoCuud Рік тому +2

    Wllkaaba ugu shidan ustaad❤

  • @KhadraAli-pe4bg
    @KhadraAli-pe4bg 8 місяців тому

    Wallo noo soo baday masha allah❤

  • @niimcoibrahim3728
    @niimcoibrahim3728 Рік тому +4

    Masha allh soobadi wllo

  • @aylamahamed5185
    @aylamahamed5185 Рік тому +5

    Mashallah inanta Aadka quruxbadana ❤❤❤ mashallah❤

  • @khadarmuxumed9885
    @khadarmuxumed9885 Рік тому +4

    Ankala anka....🙋‍♂️✨

  • @sammyuploding5981
    @sammyuploding5981 Рік тому +1

    Sidey isku amiirineysan ka heleyba mashaallah

  • @NajahMoh-sw3kl
    @NajahMoh-sw3kl Рік тому +1

    Qawdhan waxa La mooda inuu Ka baxayo quraan 😂😂😂

  • @hodannuur9393
    @hodannuur9393 Рік тому

    Alla rida kolmaha lihi waataaayadii naga baxsaday cabdalow ee nookeena ridayada

  • @MaanKaFilms2
    @MaanKaFilms2 Рік тому

    Hore U soco vloger cabdalla jamaal best videos
    I never watch in my life

  • @HindaJaamac-qe5xd
    @HindaJaamac-qe5xd Рік тому +1

    Ayyy shekha gadhka wayne iga gadan

  • @najaxapdiraxmaan1753
    @najaxapdiraxmaan1753 Рік тому +10

    Qawdhan is not easy 😁😁😁

  • @heegantechnology
    @heegantechnology Рік тому +3

    Waaryaa cabdalle dhaqanka miyiga lamaad keenin lebiska bedel iyo habahan sport ah iyo socodkaba 😂😂

  • @maxamedmozkoh9118
    @maxamedmozkoh9118 Рік тому +1

    Ina adeer ninka abdikariin ali shaah soo qabo🖐️👏

  • @user-qg6qq2sy3v
    @user-qg6qq2sy3v Рік тому +3

    M .a hormar wacan wll qaali ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @khadrasalehdirie3286
    @khadrasalehdirie3286 Рік тому

    Xadari iyo daba dhuub wax kale waye 😂😂😂😂😂😂

  • @user-jx9gh7nf8p
    @user-jx9gh7nf8p Рік тому +2

    Mash allh ❤wll cadale

  • @user-it6zo6cd4d
    @user-it6zo6cd4d Рік тому

    Abadalle wllo qadhwan Hadiyadad gudonsi waa legend of lengen

  • @GouLeittt
    @GouLeittt Рік тому +1

    abdaLLe JamaL LegenDD ❤😊

  • @user-rs5qq6ix7x
    @user-rs5qq6ix7x Рік тому +4

    MAWLIID GOPYAAN AAN LA OGAYN❤🎉

  • @najaxdaauud5671
    @najaxdaauud5671 Рік тому +1

    legend abdale jamal part3❤

  • @zainabzuzuoffcial3732
    @zainabzuzuoffcial3732 Рік тому +3

    Hahahahah 😂😂😂😂 so funny reer hargesa antoher level kan u daanbeyo ma ooyi raaba waa yaabe 😂😂😂😂

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 Рік тому +2

    Masha allha 🎉🎉

  • @mouparekahmett9079
    @mouparekahmett9079 Рік тому +1

    UA-camrka kaliya ee half 1m ku fhow somaliland

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +1

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤

  • @saalaxdiin59
    @saalaxdiin59 Рік тому +2

    0llah 🔥💖 ApdaLe jamaaL

  • @ayaanhusein-nn5kc
    @ayaanhusein-nn5kc Рік тому +3

    Dhaqankeena WangZan❤❤

  • @user-yh4xc1cp9j
    @user-yh4xc1cp9j Рік тому +1

    Ok wll ❤❤❤

  • @abdirahmanindho-ib2bp
    @abdirahmanindho-ib2bp Рік тому

    Abdala jamal our brother keep going

  • @AWO-vp4xj
    @AWO-vp4xj Рік тому +1

    Xadaari geesi another level weye wlllhi 😂😂😂😂😂

  • @abdourahmankibar8335
    @abdourahmankibar8335 Рік тому

    Dhan xiir dhaqan kama hadla laga yidhi

  • @fardusfure4177
    @fardusfure4177 Рік тому +2

    Masha alaa

  • @raxmaomar577
    @raxmaomar577 Рік тому +1

    Masha allha❤❤❤❤

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 Рік тому +2

    Abdalla jamaal🙌🤴💯

  • @AbdishakurmaxamedSaleban-xw7do

    Legend Qodhwan😂

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому

    Abdale jamal the one and only legend best idea

  • @CkariinisaxaaqismaaciilB-zi2jm

    Abdala jamaal waa legendweeye gadhsiiya 5okun iyo 1milian gadhsiiya please 🙏🙏

  • @fadumasheikhabdi617
    @fadumasheikhabdi617 Рік тому

    HAis asturto gabadho wll aandha gaysana hadalkeee

  • @sammyuploding5981
    @sammyuploding5981 Рік тому

    Qawdhan baan siin lahaa inanta legend weeyan

  • @cureejiahmett1195
    @cureejiahmett1195 Рік тому

    1m ba uqalanta wllo gulyso❤

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 Рік тому +3

    Qawdhan is not easy 😂

  • @deganguray48
    @deganguray48 Рік тому +3

    Mn shallh dhaqnken qurux badanaa ❤❤🎉🎉