Siyaasiyinta iyo Odayaasha dhaqanka Beesha Cawlyahan oo hadalo digniin ah soo saaray.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Gov.Nathif in wax loo dhimo uma dulqaadaneyno"Beesha Cawlyahan"

КОМЕНТАРІ • 36

  • @InaCabdihamid
    @InaCabdihamid 7 місяців тому +2

    Cowlyuha,❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanosman4236
    @hassanosman4236 Рік тому +3

    Very well said, hon Gabow Abdi Bare.we wish to disassociate ourselves with the pple who are purporting to represent their clan. We are nt party to it .

  • @ibnuhashim9930
    @ibnuhashim9930 2 місяці тому +1

    ذالك مبلغهم من العلم.

  • @ubdymalikaliirashid
    @ubdymalikaliirashid Рік тому +3

    🎉 congrats Nathif hails from a strong phamily

  • @ygulled50
    @ygulled50 Рік тому +1

    🎉fataxa umara Gov NJA ilahay isha Rer Gsa Kailaliso. Madaxda cawsha ee Gsa kunool waxaad soo marteen ito waxaad maanta mujisen aad ayeey ukala derta ee isqabta oo indaha kalafura

  • @SadikAhmed-q8k
    @SadikAhmed-q8k Рік тому +1

    Dolada halalshqeyo dimayahow.

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 Рік тому

    SubhanaAllah

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Рік тому +3

    Nathiifow tolkaaga shaqo iyo lacag sii way ku garab taagayihiin

  • @omarmoussaadem920
    @omarmoussaadem920 Рік тому +1

    Xattaa, reer Kenya iyaa is haysata, Iaahow soomaali heshiisii. Amiin...!

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Рік тому +2

      But isma dilaan, waa demoqraadi cod dadweyne lagu kala baxaa

    • @SSS78781
      @SSS78781 Рік тому

      Siyasad wa la isku Qabtaa Lakin rer Kenya Isma dilaan...

    • @fadumosahra734
      @fadumosahra734 Рік тому

      Soomaali isma haysato ee Ogaadeen baa is haysta mida kale haddaan afxumaan gacan ma xumaado markaa maxaa dimiqraadiyad ah

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Рік тому +3

    Soomaali waa taas meel kasta oo ay joogaan iyaga uun baa is haysto tolow cudurkan cid kale oo aan Soomaali ahayn ma qabaan
    Aduunka dadka kale meel ayay kasoo wada jeedaan lk soomaalidu waa wax lala yaabo waa dad iyagu cadaw isu ah shesheeyana jecel oo aad moodo wallkiis

  • @shukrigarane6388
    @shukrigarane6388 Рік тому +2

    Wahan edeb qawin ayaa tihin cabudaq nadhif asaga so galiye lacag ujod ayaa tihin odhoyal bahan

  • @YussufHussein-s4n
    @YussufHussein-s4n Рік тому

    maxaad ka faaidii markaa

  • @KnowlegeIsLight
    @KnowlegeIsLight Рік тому

    When will Somalis ever embrace Unity and stop playing the tribalism.

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Рік тому

    CAJIIB SOMALIA. IYO.SOMALI KENYA. GABII WAA .WADAA
    SIIYAASIIYIIN

  • @SSS78781
    @SSS78781 Рік тому +1

    WALEE GARISSA BALAAAYO AYAA KA TAAGAN......COWDAAQ IYO COWLYAHAN WAXBAA KALA HEYSTO...

  • @mahamedabdi9341
    @mahamedabdi9341 Рік тому +1

    Damu siyo maji

  • @dr.a.mowlidabdi1904
    @dr.a.mowlidabdi1904 Рік тому

    Subxaana Allah war tolow xishooda oo Allah kabaqa. Nadiif kaligiin madooran xaafad iyo qoys uu cod weydisanin majirin dhamaan reer gaarisa ayaa doortay Waa maxay waxa aad noosheegeysaan?
    War xishooda halka aad kaqabsn laheydeen miyaad horboodeysaan?!
    Siyaasiinta sifiican ayaay u hadleen waay mahad sanyihiin!!

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 Рік тому

    These people are inciting inter clan conflicts. I hope national cohesion commission and CID are watching this video. Sufficient evidence to round up and take to jail inciters.

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr Рік тому

    Hhhhhhhj War dowladu ma cowlyahan

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 Рік тому

    Wooow. Gabadh waxay dahate qabaikeyga waan tageera haduu waxba kahelin.hhhhh

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 Рік тому

    Ugaas caytamai

  • @k.i.n.g___a.d.r.e4pf
    @k.i.n.g___a.d.r.e4pf 6 місяців тому

    Af marrora wa munafig

  • @adenxirsi6046
    @adenxirsi6046 Рік тому +1

    Cawlyahan dad xun ma ahan. ? Nadiina ...cadaalada ha.dhawro
    .cadaalada waa furaha guusha.asc.

  • @QurashoAbdiFarah
    @QurashoAbdiFarah 4 місяці тому

    Iska tirsanada

  • @abdishakuraitong3396
    @abdishakuraitong3396 Рік тому

    Waxan layabay somalida qabiil maxaa Ku imtaxamey mel walbo aay joogan waa sidan ilahow umadeyda qabiil iyo qurun kasuul oo midee amar baa nagu dhacay hada somali nahay

  • @abdullahimohamed1923
    @abdullahimohamed1923 Рік тому

    Somaliyey halisku samro

  • @issabillow5023
    @issabillow5023 Рік тому

    Xamudow adiga damir malihid haad iyo jeer qofkii Shilling kusiyo Aya raacdhaa

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw Рік тому

    Lo shirtey cawlyahan maxaa dhahaa qashan lee soo baxaa maalankaste

    • @Saadik12
      @Saadik12 Рік тому

      Cuqdada ku hayso weyna ALAH haku caafiyo

  • @ymcarrier6978
    @ymcarrier6978 Рік тому

    Shame on you guys somali qabiilba ka dumay

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 Рік тому

    Qof ayaad uqaylinaysaa War adiga taada yaa uqayliya