Walaalow adigu naagaha sheekadooda kahar baarliin so gudbiso waayo nin ragga naag sheekadeed inuu inta kasheekeeyo ma aha marka walaalow kajoog bilista sheekadeeda stop daar mee
midgaankaan ciilka qaba, war maxaa way of life soomalida ku galiyay oo aad usoo sawiranaysaa, hadii adiga iyo dadkaagu kumaankun oo sano farta ku godnayd kuwaad dhalaysana ay ku godnaandooto kun kale , dadkan iyo qoysaskan hadaad wax kasheegtaan waligood idin noqon mayaan, war midgahan meesha ka dagaalamaan anaa fahmaya
Iska daba wareeg waaye. gabadhi, gabadhiikale, eedo, hoyo hoyodiikale, ayeeyo wax laga fahmaho ma jirdo. Allah maxaan qajin dhagaha ka buuxsaday siduu u sheegeynayo
Asc maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad aad iyo Aad ayuu ii cajabiyay
Cimraan sheekada ayaad ku wanaagsan tahay
Wan ku salamey adiga iyo reer kagaba
ASC cimran hoyo deh
Hoyoooo
Was Baa lay geeyey Baadiyahaahaas
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Asc walaale ha isku dhicin ee is jir
Walaalow buurta isaga deg waa in taas o is ilowdaa o ka faniin taa e
Ma Ninkii hilibka u qalay oo dhergiyey ayeey dileen, ??? Kuwaasi tolow miyaaney waalid dhalin?? 😓😓
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
👥
Qisadan waxa buurta loola tagay
ayey qabtaa ayaan filaya
Aadbaan uga yabaa somalida qaar xumantooda wexey rabeen ayuu siiyay markeys ayeey dileen balayo idinku dhacday
Asc Hoyo bay ku fiicanthy cibran
Meesha Kas Dambaysa boholihii Xargaga io
Yaa heel oo kale waaye
Aabbeheed xaqiisa Nin ma bixin karee waxaad tiraahdaa xurmo diisa dheh .
Ben je gek jouw neit goed gezontijd
Wax lee is ladheh
😭😭😭😭😭😭
Walaalow adigu naagaha sheekadooda kahar baarliin so gudbiso waayo nin ragga naag sheekadeed inuu inta kasheekeeyo ma aha marka walaalow kajoog bilista sheekadeeda stop daar mee
Sheko wa sheko Maxa kawada bilis shekada wa buug la qoray Cml imraan ba ku qurxan sheko ahan
@@kaafisohaji5267 miyaa haku socdo
Balaayo idin soortay waa shaydaamo
midgaankaan ciilka qaba, war maxaa way of life soomalida ku galiyay oo aad usoo sawiranaysaa, hadii adiga iyo dadkaagu kumaankun oo sano farta ku godnayd kuwaad dhalaysana ay ku godnaandooto kun kale , dadkan iyo qoysaskan hadaad wax kasheegtaan waligood idin noqon mayaan, war midgahan meesha ka dagaalamaan anaa fahmaya
Ma,danbigii,baad,wadaa,mise,wax,ka,duwan,kolay,sheekadaadu,waa,nin,iyo,naag,kkkkkkk
Bal,wuxuu,sheeko,ka,dhigayo,eeg,jaahil,cawaan
Walalow xasadka io xumaanta kugujirto iskasaar. adiga maxa ogu mashquleysaa
Xasad,ma,ihi,laakiin,,wali,kuma,arag,barnaamuj,aad,soo,,,,,,,,,,,,,daysaa,badiyaa,waa,kuwo,aan,Ilaahay,banayn,danbi na,ku,ah,,,adiga,iyo,cida,dhegaysata,,,,ceebaha,bili,aad,miga,lama,raac raaco,
Iska daba wareeg waaye. gabadhi, gabadhiikale, eedo, hoyo hoyodiikale, ayeeyo wax laga fahmaho ma jirdo. Allah maxaan qajin dhagaha ka buuxsaday siduu u sheegeynayo