LIIBAN WAA NIN SOMALILAND U DHASHAY.HADUU QARANKA KA GALAY DANBI WAA IN LAXIRAA..MAAHIN INLADHAHO WADANKALE AAD OO HA SOO GALIN..WAXAANA SHARCIGAS BARAY M.CIRO. SIYAD BARE OO AHAA DIGDITOIR ..
Waxaa ayaan daro ah in ay ugu horeeyaan dawlada cusub dadkii la dhashay .waa danbiile waxaa ku haboon in uu dawlada cafis waydiisto waayo dalka dawlad baa ka jirta ee laskama soo galo
Hadalka sidu u dhigay libaan alcadala marku leeyahay isago ka hadlaya madaxwaynaha cusub cida dambila wa la garan oo waa la sheegi ,ciro ayu kaga cabsinaya hadalka maxnuhuna waxa weeyi sir ayaan ka haya oo ada dambile ah
Liibaan wuu soo deg delay inuu yara sugo beyond ahayd
Liibaan Ciro wanaag buu usameeye markii celinayo waala toogan lahaa hadii Ciro soocelin.
Nacas fariid is mooday baad tahay kii michraphone qabsadaaba waxaanu ahayn buu isu qaataa waa la celinayaa kii yimaadana waa la xidhayaa anagaa noo sakhiraysaa Ilaa Garoowe ilaa xamar ciidanka wiirsigiisa u tagay iyo boqolaal qaran dumisnimoo kale
Enemy of the state
Awilow sxb xukuumadu wadan kale inay qof ka celiso awood ma u leedahay? Caqliga saliimka ahi ha shaqeeyo
Wa geesi tolwayay liibaan alcalada
LIIBAN WAA NIN SOMALILAND U DHASHAY.HADUU QARANKA KA GALAY DANBI WAA IN LAXIRAA..MAAHIN INLADHAHO WADANKALE AAD OO HA SOO GALIN..WAXAANA SHARCIGAS BARAY M.CIRO. SIYAD BARE OO AHAA DIGDITOIR ..
Umad yahay waalani 7 sano aayaa madaxwayne Musse inaka shaqayn waayay ee dawladayda kafuqa😮
Qofkan iyo kuwo kaleba waa lagu dangaara akhirkana sidaas ayaa u danbeysa waayo aakhiro iyo aduunyaba wax fiican maadan meel dhigan wuuna isdaahila isaga iyo kuwo kale oo badan
Waa Alcadala Liibaab waa geesi hano laado Aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaa ayaan daro ah in ay ugu horeeyaan dawlada cusub dadkii la dhashay .waa danbiile waxaa ku haboon in uu dawlada cafis waydiisto waayo dalka dawlad baa ka jirta ee laskama soo galo
Cawilow under ciro waa madaxwaynaheni siduu inogu talitaa waa qasab libana aniga waa inaderky rumaad markaa md ciro wax buu xalinayaa
Taasi baa kasii daran hala xidhada
😢😢😢😢😢😢
WARYAA CIIDANKA DHIBAATADUU UGEYSTEY MIYAAD OGEYD ILLAAHAY KABAQO LAAKIIN ADIGU WAXAAD UBAAHANTAHAY INAAD SCHOOL TAGTO WAAYO WAXAADKALAGARANLAADAHAY QARANIMADA IYO QABIILKA LIIBAAN QARANKII DHAMAA AYUU CADAWGA USOORAACAY
Horta madaxkusheega rer hargrysa xarig mooyee xalkale mahayaan miyaa
Hadalka sidu u dhigay libaan alcadala marku leeyahay isago ka hadlaya madaxwaynaha cusub cida dambila wa la garan oo waa la sheegi ,ciro ayu kaga cabsinaya hadalka maxnuhuna waxa weeyi sir ayaan ka haya oo ada dambile ah
Kuwaasi waa habro ciyaalasuuqiina dubjir u mudaharaadkiisa maxaa uhaaya inanyar gaajoonaaya
Ceebtii aduunka muxaafid iskumu daharaadaya 😂😂
Xukuumada ayaa jilicsan xidhistisay ka baqaaysaa
Ciil qabe dhukur lamcelin ee waaloo digay isagaanay dantiisa ahayd hadiikale wala xidhlahaa ee dbadaw yahay dawladayda shaqdeeda udaaya😂
Kani just money ayuu uso fadhiista 😂
Weli lama arag muxaafid isku mudahraada 😅😅😅
waa inuu cafis waydiisto iska soo gal maaha yuu hadalku kaa qaldamin inder
wall,wadsaxantahay
War beenta daa maxey doobayeen sokuwii ba aye6da hayeen naagihiinu
Waar liibaan xumatalis wuxu caan ku.ahaa iskudirka umada walaalaha ah ee ree sh.isaxaaq iyo ciidankii qaranka gojacade oo uu huwanta. Uhiiliyey
War guryaha cidanka laga so togsnaya nacas yohow
Garxajis baa mudaharaaday.
Kkkkk wa jahilin
Gaarxajis maaba yaaqan muxfid iyo mucaarid maa kaala gaaranan waayeey
𝑤𝑎𝑟 𝑤𝑙𝑙ℎ𝑖 𝑓𝑎𝑙𝑙𝑜𝑤𝑑𝑎 𝑤𝑎 𝑙𝑎𝑔𝑎𝑙𝑎 𝑙𝑎𝑏𝑎𝑛𝑎𝑦𝑎 𝑐𝑖𝑑𝑎𝑑 𝑙𝑎 𝑠𝑜𝑐𝑜𝑡𝑜 𝑐𝑎𝑑𝑎𝑦𝑠𝑜