Wararkii ugu Danbeeyey Ragga Kadanbeeyey Qaraxii Uqdisho & Caalamka oo kahadlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 47

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Місяць тому +4

    Waxaan doowlad ma ahan ee ha la badbaadiyo wadankeena hooyo amiin amiin amiin yaa

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Місяць тому +3

    Caalamka ayagaaba ka danbeeyey qaarkood ee xalane ha laga saaro dadka wadanka aan laheyn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Місяць тому +2

    Allah unaxariisto Aamiin yaa Rabe Illaheyow Jannato fardow geeyo Aamiin yaa rabi

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Місяць тому +4

    😠💔😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Dowlada Somaliyed 💔💔😭 iyaga aya ka masuul ah 😠 Xasan iyo kooxdiisa wadankeena ayaa LOO Adeegsaday in ay Burburiyaan 😭💔🇸🇴💔😠😭💔💔💔🇸🇴💔😭😠

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax Місяць тому +1

    Inta cambaareysaba ayagaa ka danbeeyey waana u heshiiyeen iney shacabka la xasuuqo ka dibna dalka iibiyaan

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Місяць тому

    Soomaali Badbaadiyo Dadkii Ku Dhamaadeyn Allaha Janno Ha Geeyo Kuwa Dhaawaca Allaha Caafiyo 🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @snw9257
    @snw9257 Місяць тому

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo dhamaan shacabka Somaliyeed ee cadawgu xasuuqay😭😭😭😭😭😭🥲🥲🥲😭

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Місяць тому +2

    😭💔😠 Ciidanka Somaliyed 💔😭 Xasan ayaa dhameye 💔 Yaa Somaliya u maqan😭😠😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔

    • @user-ul3si4fk2n
      @user-ul3si4fk2n Місяць тому

      Hassan shiiq ku waalo Dee ileen waxba kama qadi kartide

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Місяць тому +1

    Xasan sheikh, sanbaloolshe, iyo muqtaar roobow, wasiir, TikTok iyo ciidanka Amazon

    • @user-ul3si4fk2n
      @user-ul3si4fk2n Місяць тому

      Qaraxii soobe One so farmaajo iyo Fahad kama danben

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Місяць тому

    Xalane kufaarta fashido iyo khawaarijta sheeydaan oo uu ugu horeeyo Aabihii aasaasay ee Muqtaar Rooboow ayaa u tashaday xasuuqa shacabka er Rabbi hanaga qabto shartooda iyo dhibkay nala rabaan

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik Місяць тому +1

    Ka naxay kulahaa
    Iyagaa maalgaliyaaa

  • @fadumoelmi3594
    @fadumoelmi3594 Місяць тому

    Alaha u gargaro dadkena ku dhibanaya kuwa isku xumayanayan xilal radinta intay iskula shaqyin lahayen.

  • @ashawooo
    @ashawooo Місяць тому

    Somalia Qabila kama dhamanaya ee illahaya uu maqan umad reer Muqadisho

  • @user-yq5dg9mv6n
    @user-yq5dg9mv6n Місяць тому

    Allle u naxariisto dadka somaliyeed iyo dhamaan dhalinyaradii halkaku nafwayday. Dalka Imaraadka oo somaliya sabadu u taalo HSM goorsiihoraysay isudhiibay ayaan habayaratee Dawlada iyo dadka somaliyeed u yaacsiyeyn!

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 Місяць тому

    Hashi wlhi Dadka Badanaa. Askartii Baa disney. Xagee Lagu Arkey. Baasuuke Leyska Tuuraayo Oo shacabkii live Ugu Dhinteen videogaas Soo Daawada

  • @HanadCabdilahi-w3k
    @HanadCabdilahi-w3k Місяць тому

    Dhibaatada reer Falastiin ay ku jiraan ee ah Israel
    Halis lamid ah ayaan
    wajahanynaa oo ah xalane
    Hal wado ayaan ooga bixiyo karnaa waana Xamaas 2

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Місяць тому +1

    Sheegashadii xasan sheikh aawab dalxoreeye ciidankii markaad leyseen miyaa hadana shacabkii iminka usoo dhiilo dhaansateen

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Місяць тому

    Gaaladii baa ka naxday waxa dadka somaliyed ee muslimiinta ku dhacay aduun!!

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    waxan waa mashruc lo so dhibay hogamiyahah Argagixisadah xasan moryan iyo xalaneh waxan kah xumahay in aad ugu yertoh dowlad Argagixisadah xamar kah talisah

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Місяць тому

    Dal ba oow ya kuleh dowladnimadii waxaa xumeeyay Hassan sh iyo Adan madobe

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 Місяць тому

    Haddii shabaab lawaayo yaa kursi iyo lacag helaaya wax laysla ogyahay ayaynu usheegnaa sidii wax cusub

  • @user-rx9zv9tr1p
    @user-rx9zv9tr1p Місяць тому

    war dadka inti qaraxa ka sohadhayi wax lala dhacayi saban

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Місяць тому

    Haddii laga adkaadey maxaa qaraxyada keeney lagu hoobtey

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 Місяць тому

    Qaraxaan xariifiinta xalane fadhiya waaye hadii dadka laga naxaayo xamze asaga yaa u sheegay inee al shabab ka danbeesay

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse Місяць тому

    Somalidu iyaga xasan dal xaraashe iyo nuca lamidka ah xil qabiil ahan ugu dorten haka xaxabiyan hee walina dad baa qabiil ku tageraya xasan dhiiqo iyo koxdisa😂😂

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Місяць тому

    Meesha wax laga laqo dhax haga galo kuwa dalka dhibaya

  • @user-ko5ds1qd8u
    @user-ko5ds1qd8u Місяць тому +1

    Qaramada midoobay mayna ahayn kuwii yuhuuda ulug qabtay walaalahay ree falastiin anigu waxba uma arko Tacsida kuwa aan ila aaminaada ahayn ee aanay waxba wadaagin runtii qof soomaaligii mahaysto warbaahin islaamiya oo qofka soomaaligaa ee muslinkaa wuxuu aaminsanyahay lagu duldhisayn xogta lahelay laakiin laga tusayo bartuu ninja ree galbeedkii ka istaagayo xogta kazoo kuduldhisaya .

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Місяць тому

      Gaal muslimka fursad uu ku cirib tiro helay miyaa fursadiisaa dayacaya bay kula tahay, gaaladu iyagaa argagixisada taageera hoos bayna hubka iyo taakulada uga dhiibaan, si laynoo cirib tiro, Cadow aan iyaga ahayn ma jiro

  • @user-ul3si4fk2n
    @user-ul3si4fk2n Місяць тому

    Qaraxii ebada ugu xumaa tariiqda ee muqdisho wuxu ahaa kee farmaajo iyo Fahad markan kan waxad u bunbinaysan waa naceb aad Hassan shiiq u qabtan reer muqdisho geerida waa yaqanan ee mesha calaacalka kala taga reer CBB waan idin og nahay khawaarijta waa jabaysa inshallah

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Місяць тому +1

      Wale waxa uu cad ina tahey orom af somaliga bartey tahey😂

  • @yusufcabdilahi3815
    @yusufcabdilahi3815 Місяць тому

    Shabaabkan & alqaacidada dhashay ee islaamka sheeganaya ma mar uun israa'iil la dagaallanto oo ay Quddus xoreeyaan, intay shucuub islaam ah oo masaakiin ah xasuuqayaan?

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w Місяць тому

    Masuuliyiinta dawlada Somalia Ayaa ka masuul ah waxa ka dhacay liido ee muqdisho,waayo.
    =xubno alshababa ayaa ka golayaasha dawlada iyo ciidamada masuuliyiin sarsare ka ah
    =wararka dhabta ah ee waxa fududeeyey masuuliyin isugu jira wasiiro,xildhibaano iyo sarakiil inay alshabab dadka Lagu gumaado liido

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n Місяць тому +3

    Beesha calamka aya ka dambeya qaraxa maxa yeley 1 kowdi bisha August iyaga shegey inu qarax dhacayo sidey ku ogaden hadaney alshabab la shaqeyn beesha calamka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Місяць тому

      Beesha caalamku waa cadowgeena koowaad iyagaa la shaqeeya argagixidadaaas, gaal miyaa awal khayr laga sugayay waliba isagoo fursad kugu helay 😂

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Місяць тому

      Beesha caalamku waa cadowgeena koowaad iyagaa la shaqeeya argagixidadaaas, gaal miyaa awal khayr laga sugayay waliba isagoo fursad kugu helay 😂

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Місяць тому

    Hassan dal xaraaashe somalia god dheerbuuu ku riday

  • @abshiraliabdi6741
    @abshiraliabdi6741 Місяць тому +2

    Qaraxa shabaab maa Askarta ku can baareyney war adiga diiin malihid meelahaas ayaa hunguri karaadineey ciidan beeled ayaa wax laayey kulahaaa Adiga cml waaye oo cadiifadeysan waxa is qarxinaayo mucaarad nimo😂ayaa kugu fogaatay xaanshi lkn meelahan cml ama qaraxa laguma eedeyo Askarta❤ciidama poliska iyo gorgor iyo nabad sugida iyo nisa ayaana ka qeeyb galay kuligooda ciidan beeled miyaaa doqon aa tahy wlhi blhi oo jaahil ah

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Місяць тому

    Durka waa isku fahmnay magalada maxa kayelna gobol dad iyo kuwa dulan basabor afrika nogu imada shaqadon askareno qadar seahan maxa utiren carab nahay seahan sawiradina lahaya dadki aatugi jirten idinkana nilaga haayaa

  • @jamaldiriye8226
    @jamaldiriye8226 Місяць тому

    Beentaa baleega xaarmaajaa kadanbeeyeydee

    • @hassanhuuriye2582
      @hassanhuuriye2582 Місяць тому

      xuun farmajo aya laga dawyna nacas aya tahay qabyaliista hadi runta shegay miyad ku neceysa nacasyahow ku qafiifay farmajo hadow idiinka dhaxbaxay miyad ku qarweysan mise aderka dhiiqo malinka inow tv tagnado aya rabtay sharaf mad ledahiin

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr Місяць тому +1

      Àrag caqli xumadaada meelaad ula aadeyso soomaali meelxunbaad wax ka eegeysaan

  • @burhanabdulahihasan
    @burhanabdulahihasan Місяць тому

    Afku shabable Aya tahay ee umada somaliye Beenta ISKA da

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Місяць тому +1

      Runta ado u jeeda aderka qabiil ahan ugu hiili jaahiladi ku dhashey was neef yahow nacaska ah😂