Habeen jimca ah sacadu ay tahay 3:12 sanadku yahay 2024 misana aan jifo sarirteyda muraxadna ay idaran tahay misana jogo muqdisho-xamar bile qoralkan aan xasus ahan u qortay ✨😊🙌
cxc wiilka kalia 2017 andhagaysan jiray wagas you tube lama so galin jirin what's app group 5000 maraya AA dartiis loo sameeye aabihiis uuka biqi jiray lakin hesaha wusamayn jiray
nin ragga waa kii fahansan sallaada in laga helo farxad san dadka qaar ba jira ku dhaafsan la wadaag inay tahay xaqiiqsan wuu jiro karaa qof dareensan balse aad u jeceloo ka dhacsan ha is oran waa maxay waxan wareersan rabbi u bari hana ku maadsan Halkaasna waa mid
ninkan walhi waa legand horay usoco bro meel halka ka saraysa ku rajaynaya ❤🔥
Wuxu yidhi wixi ku anfacay ka qaaddo intkle fan uun u qaado😂 legend
Marka cadowgagu
ku yiraahdan keep going
kama ahan dacade
Waka ohin tick wye awoowe hestu 🔥
CXC is the legend 🔥🔥
Raabkii, U horreeyay Ee xikmad ah inaad sidaa ku wado ayaan rajaynayaa Erayadaa, aad iicajabiyay Erayo, xul ahruntii😍🤍
Lbx wankuwata zxb cxc only legend keep going my brother
Cxc old Rapper Wakhtigagii waaye Awoowe🇸🇴
Heeesaha waxaaa ka macaan quraanka ale❤
Eee ilahy u laabo zhp qali 😢
Ppppp
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊ll
CxC rap asigaa kuu baahan ee adiga uma baahnid Golden Vioce
msha allh golden voive legend rap keep going pro ❣️
Legend waa fadhisaa mar le ku kacee Kep Up finnaly the legend😮✊🖤
😊0
Peatka.100%
Voice 99.9%
Music 100.%
MEGA100%
WAAN KAA HEEYA WAA WEENKA ❤🎉❤
Noloshu noocyo badana
Dadku qeybo badanaa
Masaakiin cadibanaa
Munaafaqu kubadanaa
Ninka keliya rappkisu xikmadeysanyahy aya tahay tliye guleso
Absolutely ninka dhaliyarada hagaystan waxba nooloshisa Ka badalaya murti socoda waa nin somalnimo
@@Mohamed-Ozil aad iyo aad
Haa 1m bu uqalmaa wallahi
@@SabiriinAxmed-on2vg wuugaari I,a
@@Ak_jimcaleylprp see 😊😊😊'😅😊😂😊😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊q😊love ❤😊❤😊❤😊😂😊😂😊😅😮😂😅😂😊❤😊love you both ❤❤❤😊
Cxc heesi wan maqli jiray lkn wlhy waa best fanan waa ninka no badil dona knan🎉. Keep going pro
Dhulka udugu wuu shidanyahy puntland😮❤
Dadku wy hupaan
Hana ku maadsab
Dalxiis lagu taguu mudan yahay ❤
Wlhi I aamin heestaan viral noqanee I aamin wax kle waye. 🌿🌿💀☠️
Respect CXC ina adero❤
The king is back cxc🎉🎉
Aaway.dadkii nabiga jeclaa scw scw ❤
Cxc sanadad soo socda rabka wad qabsan donta kpe
Big legend✊👆
Yow Respect cxc from Italy ⛽⚖️🏮
Habeen jimca ah sacadu ay tahay 3:12 sanadku yahay 2024 misana aan jifo sarirteyda muraxadna ay idaran tahay misana jogo muqdisho-xamar bile qoralkan aan xasus ahan u qortay ✨😊🙌
Kula mid ahay
Waan kula xusuusan doonaa Taliye😂
😅😅😅😂❤🎉🎉roelsll
Alla ani iyo adi isku jawi nhy
Dadku aad uma dhagaystan heesa cxc lakiN waa fire 🤚
Omg zxp cxc walahy talant ayaad leedahy keep going pro ❤❤
Omg muxuyiri wax laimaw ee dadka kaa quran waxa jira rag adag mana damaan🔥🔥🔥🔛🔝waye walhi cxc waxba lagama qawan karo horay usoco kaabade kaabo🫡
Wuu jiri karaa qof dareensan misana aad u jecel oo ka dhacsan 🍃🍻🚬ha is oran waxan waa wax wareersan rabi u bari 🙏🏽 oo haku maadsan 🗣️
Waxan raab waa dhafey nio waaba talo iyo xikmad isku jirto😮
Pro keep going yaaqe🎉
The one of the legend cxc waa ka hayaa raabka nemper one kuu jirta🔥🔥🔥
Fananka kaliye nacab iyo xaasid lahyn legend somaliyeed waan kugu faana taliye
Waxa jira rag adag mana damaan sida cxc ilked my pro is fire 🔥
Waa another level yarkaaan
Waan ahay marax furfuran
Anba wan furi karaa mel xiraan😂😂
Legend 🔥🔥real gang✌️🙏
Dhammmaan waxa uu sheegaayo wiilka waa runtiis best rap in 2024
Woooow taageera kuu ahay CXC horey u soco ❤️✋🏻
Cadowgagu Maku Dhahaan Keep Going
Kama Ahan Daacad ee waa ka'oohin😢
Old Raber this time CXC❤
cxc wiilka
kalia 2017 andhagaysan jiray wagas you tube lama so galin jirin what's app group 5000 maraya AA dartiis loo sameeye aabihiis uuka biqi jiray lakin hesaha wusamayn jiray
Cxc sxb for gagi ma isticmasha dhiil ku haya wa yar galkacyo jooga
Cxc big time keep going my bro ❤
Legend of the Legend sxb horey u soco waxaa jira dad adag
The most rap that I see mor xikmad i see TikTok this song keep going bro your rapper is going on 😮
Xaasid ma guulesto dadku wey hubaan haduu dhinto xitaa runti Mey tabaan❤
King jah cxc respect brother 🔥☄️
Cxc big legend 🎤🎧🎼🤘
Nin weyn nin kasi weyn cxc
Cadawgagu makuyidhaahda keep going
Atttttaaty big lend cxc gulayso pro 🎉
Nin Rab kisa icaja biyay sxp horay usoco Cxc❤❤❤🎉
woow waxaan rap wuu dhaafay runtii maanta ayaan wada dhagaystay cajiib waana rap waana wada xikmad socota tolow imsa ayey qaadataa in la qoro heeskaan cml
Hal maalin baa ku qorey mansooyin jah de legend
nice song libax keep goin libax horey usoco pro
Harmoniza ka somalia ❤❤
Lbaaxow wlhi mathed marax u r talented wlhi karbaash adag
Ninka kaliye xigmadle keep going legend
Talented buuxo wye wlhi daa fire 🔥🔥🔥
Hadaaa kuhayaa walal cabdi xasanoow gulayso walaal
wiilkan codkiisa wanku hystaa nin saa ucod wayn un baa rabber noqon kra❤
Walhi dhah abaayo
Libaax cxc horay usoco 🔥🔥🔥🔥
Depo unit 4 lyf king jah ft cxc in the aka sparks in the byu byu representing to the fullest🎉
M.a wll qaali 💯💯🔥🔥 wan kuwataa
Raaparka Soomalia ugu fcn keep going Big lagand ❤
Ereyo uulus wlhi zxb ✌️💪.
Hasida ma kuleysto😅😅
Big legend cxc kEep Going Lpx😊
Wooow 😯 rapp miya waxan 😮😮waa wAALI wlhy number 1 waayeh kan
nin ragga waa kii fahansan
sallaada in laga helo farxad san
dadka qaar ba jira ku dhaafsan
la wadaag inay tahay xaqiiqsan
wuu jiro karaa qof dareensan
balse aad u jeceloo ka dhacsan
ha is oran waa maxay waxan wareersan
rabbi u bari hana ku maadsan
Halkaasna waa mid
Nolashu noocyo badanaa dadku qaybo badanaa masaakiin cadibanaa munaafaqu kubadaa
taasna waataa
Waaw cxc nin tagay wllhi waxikmadii oqof af ah hori usoco wll❤
Legend horay usoco ❤
😂😂another level nio wallah this man 🎉fire cxc
Legend cxc horay soco lpx bahasha halkaz kahaay awoowe
Legend labo mahann Keep going 💪 🙌 🙏
Wllhi tan salaan usaaray❤
Cxc waxaan hees waa dhaftay awoowe guulayso zxb
waa sugaaye hestan❤
Big legend cxc💪🔥
Legend of legends ✨❤️🔥
Ha is uran kuli waa marqan wax la imow dadku ka qoraan waxana jiro rag adag mana daman sida cxs ma ahn faan😊❤❤
shut up bro!!
who is this legend right here. bro this guy has alot of potential wllhi he knows what he is doing.
Cxc keep going from Makhtal dhulun viva mudug
Nin raga waa kii og Salada in farxad laga helo❤
Legend next adiga iyo whizbi ❤
Wishing you all the best 👍 🎉
Ina Adeer salaama horey u soco.
Top level cadi maha 🎉
True amazinG lyrics🐐🎧🔥
Waana ahy wiil mudug ha ubixin✊️
Dhulka uguga waa shidan yah galkcio my home
CXC, this is your timeeee🔥🔥👏🏽
Legend Guleso🦁🔥
Fanaan buuxa cxc talented baa thy 🙏
Dhab ahntii heestan wxey uqalantaa 21m View keep going pro ❤
Wallhi legendry baa tahe ku soco ❤
Big legend Cxc 🙌
Rug cadaa soo rogaal celiyay CXC
Big legend CXC waan ahay wiil mudug ha ubixin
Is back the legend
Cxc is on fire fr 🔥🥵
From tittok yaa ilamida
Me 😂
Me😂
Me😂
𝐌𝐞😊
Cxc waxaan rap kaliya lama dhihi karo waa xigmad guuleeyso awoowe
The beat and voice and lyrics is incredible 🎉
Xikmad socoto ayaa tahay keep going CXC❤
Oppp wxni wy hees dhaavty😂❤