Madaxweeyne Xassan Sheekh Waa in waddanka laga qabtaa , qof naftiisa sharfiwaayey waddankana sharfimaayo haddu meesha ka dego waa in maxkama la soo tagaa
Ahafidow Adiga profesor waad salamantihiin,Ahafidow Dalka maanta Hadal soo dhaaftay ee waa in Aqoonyahada Dhamaan bulshada waa In dalka loo kaca Shirwene qaran oo laburinayo heshisyada beynta shurucda isaga u gaarka Masuliyada dalka oo kuwa Aqoonteda leh loo.dhiibo waa in laqabta.
Somalia xasan sheekh waa ceebeeyey alle ku dulee cadaabkiina waa u danbeeyaa xasan sheekh waxba ma xeerin dal diin iyo shacab wadadii baan mari la nahay ceeb daraadeed
The statement from Ankara included, "For security, reliability and sustainability,are absolutely Ethiopia must have a military base in the Somali Sea," which means that it is preparing again for a different approach. So, the question that deserves to be asked is: Does Turkey want Somalia to be a brother and a friend?!!!
Professor kaynan waxaan u sheegi rabaa siyaasiinta soomaaliyeed waa sir u ahayd oo dawladaha aduunka iney u shaqeeyaan oo qaar lacag ka qataan iyo kuwa basaas ah marka madaxweynuhu haddu qaldamo ma galin danbe balse wuxuu cadeeyey qudhunkay qarsanaayeen . Barlamaanka basaasiin u shaqeeyaan dawlada shisheeyo
Qoraalka ka soo baxay Ankara ayaa waxaa ka mid ahaa, "Amniga, isku halaynta iyo xasiloonida, waa in gabi ahaanba Itoobiya ay saldhig milatari ka hesho badda Soomaaliya," taasoo la micno ah in mar kale loo diyaarinayo qaab ka duwan helitaankaas. Haddaba, su'aasha is weydiinta mudan ayaa ah: Turkigu ma wuxuu rabaa in Soomaaliya ay sidaas walaalo ku noqoto iyo saaxiib?!!!
Asc Xasan mw ka siyaasad xun u Malaya maayo in uu ina soomrayo Siyaasad dhan waa ka aradan yahay Wadankii hore u socday hada iyo kow in labilaabo wuxuu khalday waa in lasaxaa layskna qabto Xanar iyo kismayo layskuma safri karo Ciidanka Jubaland uu ku laynayo muxuu ugu furi waayey magalooyinka u dhexeeya labada magaalo Markasuu doorasho qof iyo cod ah maxaaba horta faraha ugu jira oo cod loo qaadaa
Professor runta ayaa bayaamiyey waxaa muhim ah in bulshada Somaliyeed meel iska dhigaan kala qayb sanaanta hogaamiyasha Aragtida gaaban u adeegsadan ee qabyaalada Saldhiga u tahay si loogu kala qaybiyo midnimadooda bulsha Somaliyeed meel walba ay joogan waa in ay u istaagan in ay difaacan si wadajir ah dalkooda madax banaanidiisa iyo sharaftooda Somaliyeed.
Walagey ma arag ruux ka oddorosi og meesha M XSM usocdo ee ah dictatoriyad wax kasta ee qaranimo laheyd la dhaafsanayo thanks prof allow maxey somali meel xun kusocotaa hadan alle ceymin
Xasan dawladnimo ma yaqaane qabyaaladda dadka ku taageerayaa ayaguu carruurtooda gadi doonaaye ummadda haka qabteen , nin soomaali ah oo waddani ah hala doorto .
Ahmed and Hassan belong to the same club. To say one is better than the other is no brainer. While the professor critics of Mr. gurguurte is well justified and, in some respects to the point, his public depiction of Mr. Madoobe, as a God sent angel, is questionable and interesting.
Hassan Sheekh wuu ku guul daraystay wadda hadaladdii ku dhex maray Ankara Hassan Sheekh iyo Abiy Ahmed sababtoo ah wuxuu si cad isugu dhiibay Erdogan iyo Abiy Ahmed taas waa lawadda ogyahay
Sxb xasan sheekh markii uu ku dhawaaqay dagaalka itoobiyo waxaa jiray maamulo u kala cararaayo abbey axmed ayaga oo ku xumeynaayo xasan sheekh oo ay siyaasada isku qabteen sidii dalka in kaligiis uu leeyahay
Barafasorka wa qaldanyahy dowlada somali wa hal laba sadax ma ahan maxay tahy daniy ito madobe cidanka haystan o dowlada somali ladagalamayan. Wa udagan dhamadka mesha isacarar
Tan kale Cabdi xafiid wariyahay waxaa laga rabaa inuu dhexdhexaad noqdo, uuna su'aalo la wareystaha sualo ka duwan waxa uu sheeganaya, laakiin sheeko lagu caayayao madaxweyne la doortey waqtigiisii Uusan dhammaan. Taasi maaha dhexdhexaad. Waxaay aheyd inaad keentaa ra'yi ka duwan ama adiga z ayaad weydiiso
Please Cabdixaafid Adiga ma mucaarad dowlada soomaaliyeed baad iisu badashay. Please sida HBN TV doooda mucaarad iyo muxaafid soo dhaxdjig Odigan shaqsi buu ka soo hojeeda Please don’t be partial
Yaa ubaahan in uu ilmihiiss ku faano maxuu ugu faaniwaayery mar kuu macslinka ahaa ee naagtiisu shidaalka iibineysay yaa u bashan in uu ilmihiisa umada baro aawey caruurtii soomaaliyeed ee uu udhaartay maxuu gurigiisa ujoogi waayeey maanta lagama hadleen isagaa banasnka iskeenay waan laga hadlayaa
One way discourse is quite boring. Please do invite someone with different set of ideas. It gives a different perspective rather than give only platform to one point of view. It does not I am against this guy’s views but he needs to confront with contradictory perspective.
War isku xishooda Guusha uu kasoo hooyay Ethiopia waan ku taageersanay wax kale ku mucaarad lkn been cad haka sheegin Arrinta Badda Arrin ganacsi weligeed baa loo ogolaa Wixii kale waxaa lagu caddeeay war murtiyeedka kasoo baxay.
Kan magac ayaad u yeesheen prof ayaad ciwaan ugu dhigtaan laaki maaha nin si accademic ah u hadla noo mucaaridnimo ayuu u sheekeeya marka magaca profeyser ka daaya waa oposishan
Jazakallah Dr Kaynan waxa tahay muwaadin damiir iyo garasho leh
Maasha Allah Dr kaynan you tell us truth we will fight for end
Illah waxaan ka baryay inu somalia oo dhan in use diro madaxweyne Rashid ah oo ummadda ku mamulah diinta islamkah, xukun dawldnimo yaqana local iyo mid intrnationalba, horumrna garsiiya ummadda iyo waddanka nabad melkasta ee somaliya nabad iyo Salama kayeelo, ugu dabeen mid an somalya dhilkeeda iyo ummaddeda anan iibsan. Wa billahi towfiiq
Allahu Akbar. Go’banimo 🇸🇴❤️
Nin Rag ah, han sara leh oo wadani ah ayaa hadlaayo halkaan
#Kaynaan ❤
MASHA ALLAH PROF WAA RUNTIISA ILLAAH HA KU XAFIDO AAMIN
He is right as he said surrender I believe already that
Madaxweeyne Xassan Sheekh
Waa in waddanka laga qabtaa , qof naftiisa sharfiwaayey waddankana sharfimaayo haddu meesha ka dego waa in maxkama la soo tagaa
Hassan Sh Allaha dulleeyo, waa dulleeyey Qarankii Soomaaliyeed.
Ahafidow Adiga profesor waad salamantihiin,Ahafidow Dalka maanta Hadal soo dhaaftay ee waa in Aqoonyahada Dhamaan bulshada waa In dalka loo kaca Shirwene qaran oo laburinayo heshisyada beynta shurucda isaga u gaarka Masuliyada dalka oo kuwa Aqoonteda leh loo.dhiibo waa in laqabta.
Waa kuugu raacasanahay
Waa inaan action qaadnaa sida ugu dhaqsiiyaha badan
Alla hu akbar❤❤❤❤
Codsi brother Abdixafiid
Fadlan Professor Faysal Rooble arinkan ka wareeyso.
Madaxweynaha waxaan kula talina, walaalow is casil.
Irrid kale kuuma furna, ha issasii ceebeynin, somaaline ha sii baabi'ini.
Proff waa run sheeg
Umada somaliyeed halooga digo Mwne hasan sheekh
Xasan sheikh waa khaainulwadan. Allah cid u dhuunta dalka iyo dadka ha ugu bedelo. Waa jaahil aan siyaasad waxba ka ogeyn oo liita .
Somalia xasan sheekh waa ceebeeyey alle ku dulee cadaabkiina waa u danbeeyaa xasan sheekh waxba ma xeerin dal diin iyo shacab wadadii baan mari la nahay ceeb daraadeed
Asc
Abdixafid salaam sare
Illahay umada ha ka qabto dal iyo dad midna wax rajo ah ka qabaan
Dhulkii dowldu xaguu maray Kani waa xaraash qaran 😢
The statement from Ankara included, "For security, reliability and sustainability,are absolutely Ethiopia must have a military base in the Somali Sea," which means that it is preparing again for a different approach. So, the question that deserves to be asked is: Does Turkey want Somalia to be a brother and a friend?!!!
War heedhe been badnidaa.
No, Turkey simply is looking after her interest
Btofeseerkan waaruntii xsan sheekh isagaa dantiisa kuhezhiyay eesomaalidareteed ulama heshiin
Runtii professor kaynaan xaqiiqada ayuu sheegay
Professor ka Xasan uunbeey uga dhagtay, sidaan aragti iyo falaqayn siyaasadeed maahan ee magac kale u bixiya.
Dhibta maantey somaliya taala waa Hassan SHIIKH iyaduuna kahadley
Professor marxalada aad sharaxday soo kamasoobilan Somali heshiis ah dunidana laheshiis ah qaasatan dunidana laheshiis ah? Dunidada mashuruuc baa idhexeysaa manoqonkartaa dunidana laheshiis ah in ay ufududeysay MW Xasan sheikh in uu heshiisya dastuuri aheyn iskasaxiixo?😊
Profesor ka markan hordhaca ka dhegaystay ayaan fahmay inuu waxba fahamsanyn,mana daawan
Professor kaynan waxaan u sheegi rabaa siyaasiinta soomaaliyeed waa sir u ahayd oo dawladaha aduunka iney u shaqeeyaan oo qaar lacag ka qataan iyo kuwa basaas ah marka madaxweynuhu haddu qaldamo ma galin danbe balse wuxuu cadeeyey qudhunkay qarsanaayeen .
Barlamaanka basaasiin u shaqeeyaan dawlada shisheeyo
Baarlamaan ka soomaaliya ma’waxaann jirnbaa dalka mabadbaadinkaa’miyaa? Maxay kamacnoyihiin ?
Qoraalka ka soo baxay Ankara ayaa waxaa ka mid ahaa, "Amniga, isku halaynta iyo xasiloonida, waa in gabi ahaanba Itoobiya ay saldhig milatari ka hesho badda Soomaaliya," taasoo la micno ah in mar kale loo diyaarinayo qaab ka duwan helitaankaas. Haddaba, su'aasha is weydiinta mudan ayaa ah: Turkigu ma wuxuu rabaa in Soomaaliya ay sidaas walaalo ku noqoto iyo saaxiib?!!!
Madaxweyne 😮faanaayo wali lama arag hasan dhoore kahor
Wareeysigii Roble ayaa inoo dhim inshalah shuran
Asc
Xasan mw ka siyaasad xun u Malaya maayo in uu ina soomrayo
Siyaasad dhan waa ka aradan yahay
Wadankii hore u socday hada iyo kow in labilaabo wuxuu khalday waa in lasaxaa layskna qabto
Xanar iyo kismayo layskuma safri karo
Ciidanka Jubaland uu ku laynayo muxuu ugu furi waayey magalooyinka u dhexeeya labada magaalo
Markasuu doorasho qof iyo cod ah maxaaba horta faraha ugu jira oo cod loo qaadaa
Professor runta ayaa bayaamiyey waxaa muhim ah in bulshada Somaliyeed meel iska dhigaan kala qayb sanaanta hogaamiyasha Aragtida gaaban u adeegsadan ee qabyaalada Saldhiga u tahay si loogu kala qaybiyo midnimadooda bulsha Somaliyeed meel walba ay joogan waa in ay u istaagan in ay difaacan si wadajir ah dalkooda madax banaanidiisa iyo sharaftooda Somaliyeed.
Kuwii keenay iyo isaga ah xasan sheekhba waxaysan ogeyn inaan arkayno kuligoodba
Anigu waxaan aaminsanahay in dowlada Somalia 🇸🇴 maanta ka jirtaa ayna geli karin wax heshiisa waayo Somali wada socotaa ma jirto inta laga helayo dowlad Somali udhan tahay heshiis walba oo xukuumadani gashaayi waa ina wax kama jiraan
Walagey ma arag ruux ka oddorosi og meesha M XSM usocdo ee ah dictatoriyad wax kasta ee qaranimo laheyd la dhaafsanayo thanks prof allow maxey somali meel xun kusocotaa hadan alle ceymin
Alaha ku xafido
Profe somaliyeed marka aay ka faalonayaan xalada waxay ku dhahayaan Wa marki ugu horeyay waxaas iyo waxaas😂😂😂
Miyaa. La waayay. Somali. Wa nagar. Malin let. Xsan Xsan. 🎉
Waa ruiintii❤❤❤❤❤❤
Xasan dawladnimo ma yaqaane qabyaaladda dadka ku taageerayaa ayaguu carruurtooda gadi doonaaye ummadda haka qabteen , nin soomaali ah oo waddani ah hala doorto .
Mansha alah
Ummadda somaliyeed,haka badbaadiso ninkaan dalka iyo dadkaba.
aad ban ugu fafraxsanahay hadanu nahay reer Somaliland jabka Somalia iy ceebta ku dhacday ! Idinkoo reer Somaliland ku xumaynayaa oo dhibtooda ka shaqaynaayaa ayaa Ethiopia isu dhiibteen welcome Ethiopia to bada Somalia anaga waxba nagama quseeyaan haday idinka qaado iyo hadaa siisaanba badaha Somaliland anagaa iska leh Beri banu Maraykan ama Ruush keeni doonaa bal kuwaana aynu aragno waxa siisaan
❤❤❤😊
Hadii soomaligu yahay carab muxuu u noqon waayey afkiisa hooyo af carabi ?
Profedor Ahmed Madoobe laftisa waa lala xisabtami mamulkisa waxa uu u qabtay 14 sano oo.lagu shrfay Hogaminta.Gudlaawe sido kale deganadii cadowga laga xoreyay Shabellada Dhexe maanta dagalada sokeye maxa uu ooga socda
SUBXANAALLAH
Ahmed and Hassan belong to the same club. To say one is better than the other is no brainer. While the professor critics of Mr. gurguurte is well justified and, in some respects to the point, his public depiction of Mr. Madoobe, as a God sent angel, is questionable and interesting.
i am getting desperate. this president musst be stopped..
Nimcada iyo barwaaqada allaa baxshee weydiista teeda kale adinkii amxaarada soomaalida u soo kaxeystay miyaa madaxweynaha ku eedeynaaya
Odoyadan waa kuwo Beenta u saaxiiba!!!
Somaliland guuuuuuuul
Hassan Sheekh wuu ku guul daraystay wadda hadaladdii ku dhex maray Ankara Hassan Sheekh iyo Abiy Ahmed sababtoo ah wuxuu si cad isugu dhiibay Erdogan iyo Abiy Ahmed taas waa lawadda ogyahay
Ma kalin DanBi
Raas kaanbooni waxay noqotay Goojja Cadey labaad.
XSM DAL IN UUSAN KA DANBAYNAYN BAY U EG TAHAY OO QABYO TIRAYO!
Sow lama dhihi karo waxaa isaga qaldamay xasan sheekh oo siyaasada isku hayaan iyo midnimada iyo madaxbanaanid dalka.
Waa runtiis
Sxb xasan sheekh markii uu ku dhawaaqay dagaalka itoobiyo waxaa jiray maamulo u kala cararaayo abbey axmed ayaga oo ku xumeynaayo xasan sheekh oo ay siyaasada isku qabteen sidii dalka in kaligiis uu leeyahay
Barafasorka wa qaldanyahy dowlada somali wa hal laba sadax ma ahan maxay tahy daniy ito madobe cidanka haystan o dowlada somali ladagalamayan. Wa udagan dhamadka mesha isacarar
qabilki ku qadey kuma dhigo
Ma xasan bad qabil ku difacaysa
Qaranki bu ibsadey
Ilahow umada kaqabo
Wadanki wu xarashey
Kaynan hau sheego axmed madoobe inu yahay basaas u shaqeeyo dawladu shesheeya
Wariye Cabdixaafid ma qabiilkiisu ma Dir baa mise waa Daarood ama Hawiye? Qabiilkiisa ii sheega... Waa nin isku kalsoon oo dhexdhexaad ah
Xasan shiiq dal somaliyeed mahayo masoowado rajo malahan somaliyed shacabka hakoco hana dhiidhiyo waxa doodga xun ee uu kudhaqmayo
Faysal rooble wax mayaqaano
Nio abdihafid waa tahay wariye aan aad utaageero waxaadna tahay qof jecel dalkiisa marka waxan kaa codsan lahaa inaad sooqabato aqoon yahan faysal rooble si uu ufalan qeeyo xaalada dalka iyo fashilkan xad dhafka ah waa inka kaliya een ka helle aragtidiisa
Waxa lobahan yahay qof wadani ah sidada o kale
Dhaliil. Loma. Bahna. Wa. In. X. Gurgurte. Laiska. Qabta. Watuge. Ma. Xishode. Weye. Barlamana. Majiro
Please I sku shsrax madax waynah Somalia’s 2026ka
Dalxoreeye xaasidkiisa baa badan ee waxba Kama qaban karaan
Dal xarashe Alaha naga qab to
Adeer xageehbuu xoreeyey oo caawo sheegikartaa mise tuuga uwato warkoodaad runmoodey mise iyagaad kamid tahey
Bahdil iyo ayadoo goroda laad. Laadinaysa, ayey kalasoo tagtay, Hassan waa dulli.
Aqoonyahan somaali ah wax ha ka waydiin somalia waayo Qabil buukti qabil aya dhaqaaq samayn 😂😂😂😂😂 ee calaamka kale wax ka waaydi fadlan
Oday daarood oo careysan ka soo qaad, iyo mid careysan oo sheekeystey
Madaxweyne xasan waa la doortey, waqtigiisii Ma dhamaan hadda ka hor waa laga guuleysatey wuuba ka tegey sidee ula barbar dhigeen reer asad.
Tan kale Cabdi xafiid wariyahay waxaa laga rabaa inuu dhexdhexaad noqdo, uuna su'aalo la wareystaha sualo ka duwan waxa uu sheeganaya, laakiin sheeko lagu caayayao madaxweyne la doortey waqtigiisii Uusan dhammaan.
Taasi maaha dhexdhexaad.
Waxaay aheyd inaad keentaa ra'yi ka duwan ama adiga z ayaad weydiiso
Ugu danbeyn Ma heysaan taariikhda qof aan aheyn odgaa iyo adiga cidina oo ethopia jecel oo soo horkacaya
Waxaan maqli jirey hashi iyada cuneysa haddana cabaadeysa
@@AA-qs1rz ninkaasi runbuu kahadley
Meesha uu amxaar kusoo horkacey noomaadan sheegin
Wadani dhab ah
Asc Abdi Hafiid
Wcs Xasan shiikh heshiiska kama fiiran sidii dameets hoge ayuu isku tuuray ordigaan dantiisuu wataa itoobiyana danteeda wadataa was yahuuda geeska afrika sidii falastiin ayaa soomasliya lala damacsan yahay sey ani ilatahay ra,ligeyga shakhsiyadeed huffiicsn maheysano difaac maheysano somali waa kala qoqobantahay ma mideysna hadey soo degto itoobiya yaa ka xoreynaa baddeena waata loo saxiixee dowlad xoogleh ma tihid iyada gaalada rergalbeedkaa u hiilinaa annaga yaa noo hiilinaa caalamka sharci kama jiro xoogaa socda falastiin rergaza arag maa loo hiiliya bal somaliya waa kadarantahay gaza waa dhul dihan gaaloo dhan wey rabtaa marka dad fooda geedaha ku hayey loo fero oo halis kaa helaan ilaahey hanoo badbaadiyo dalkeenna dadkeenna iyo diinteenna soomaaliyana allaha mideeyo kana dhigo kuwo dalkooda hooyo difaacda aamiin
Intii xumeyd ayey soo qaaten ani ma jecli sida uu wax u wado Mw xasan laakiin sida uu u yiri qalad ma aheen
Moryan. Ma. Xishoda. Ma. Cayen. Hoyada. Somaliyed. Hadu. Sharaf. Jito
Dhiliil looma baahna maxaad tari kartaa.
Please Cabdixaafid Adiga ma mucaarad dowlada soomaaliyeed baad iisu badashay. Please sida HBN TV doooda mucaarad iyo muxaafid soo dhaxdjig
Odigan shaqsi buu ka soo hojeeda
Please don’t be partial
Fadlan soo badan Dr.kaynaan
Fashikiisa weeye
Waa ruintes❤❤❤
Provska wan so dhaweyneyna hadan Somali nahay muwadinkastana sidaas wax ha ugarto
Maxaad u dhahaysaa waa heshiis. Tpariikhiya,? Maxaad ka og tahay adigu? Madaxwaynuhu wuxuu ku kacay khayaano qaran.
mw.xasan shiiq guul respect waana ka hadli karaa caruurtiisa
Qabil miya ku tageraysaa mise adiga ilaahi ka baqayo
Yaa ubaahan in uu ilmihiiss ku faano maxuu ugu faaniwaayery mar kuu macslinka ahaa ee naagtiisu shidaalka iibineysay yaa u bashan in uu ilmihiisa umada baro aawey caruurtii soomaaliyeed ee uu udhaartay maxuu gurigiisa ujoogi waayeey maanta lagama hadleen isagaa banasnka iskeenay waan laga hadlayaa
WAA SIDAY TAHAY
AXA AXA AXA allow naga qabo xasan waa fashilmay
Reer daroodow isaga nafisa halkaan saa wax kale ma awoodiine
One way discourse is quite boring. Please do invite someone with different set of ideas. It gives a different perspective rather than give only platform to one point of view. It does not I am against this guy’s views but he needs to confront with contradictory perspective.
Madax Wayne ayad uqalanta
Waxaad tahay qashin qashin xambaarsan xagee kasoo uruursataa dadka liita sidaadoo kale waxaad iska dhigtaa wadaad laakiin waxaa tahay qabyaa ladayste uray
X. Gurgurte. Somali. Tarikh. Xumo. Ayu. Somali. Ukenay. Tarikhda. Ba. Qorin
Waar profoserka wuu la helay qaladka madaxweynaha gaw waaryaare xasan sheekh inuu clever yahay oo uu qiyaano qaran sameeyay waxaad ku garanaysaa markuu soo laabtay ayuu faanka xaafadihiisii iyo caruurtiisii iyo daarihiisii nala aaday isagoo og hadaladaa in aysan aheen hadal madaxweyne ku hadlo ama xitaa nin masuul yiraahdo hooyada somaliyeed daarta aan dhisanayo waxba kama galin waaryaare madaxweynaha sidii nin fadhi ku dirir fadhiya ayuu u hadlay lakiin Mr KAYNAAN ayaa xaqiiqada sheegay xasan sheekh hadii rag wax bartay oo sharciga yaqaan ay helaan case kan wuxuu ku muteesan doonaa dil toogasho ah waayo waa qiyaano qaran gaw waar anigu waan yaabanaa markay maxkamada gobolka banaadir waran u jartay axmed madoobe ileen odagu meel buu ku cararayay oo uu inoo sheegay William Ruto
SCW SCW
Prof aa 😂😂😂 odigaan walan wa dambajisay
Abdihafid prof kan aqoon umalihi lkn doodiisa waay iqancisey aad ayaad umahadsantihiin adiga iyo asagaba
Sax
War isku xishooda Guusha uu kasoo hooyay Ethiopia waan ku taageersanay wax kale ku mucaarad lkn been cad haka sheegin Arrinta Badda
Arrin ganacsi weligeed baa loo ogolaa
Wixii kale waxaa lagu caddeeay war murtiyeedka kasoo baxay.
War ilaahey yaqaano war abdixamiid maxad umada maalin walbo qalbiga ugu dishaa war ad keysta markina mar walbo oday xanuunsan umada u hor kentaa 😢😢😢😢
Kan magac ayaad u yeesheen prof ayaad ciwaan ugu dhigtaan laaki maaha nin si accademic ah u hadla noo mucaaridnimo ayuu u sheekeeya marka magaca profeyser ka daaya waa oposishan
Jahil wadani nimo wax ka ogeyn
This guy is full of hateful rhetoric
Mw Xasan sheekh wadanka wuu badbaadiyay
Waa Runtiis