Buuq dartiis Dad ma u Dili laheyd.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 54

  • @direemedia
    @direemedia 4 дні тому +22

    Yaab badna .... kawarn dilka caadi iska noqde Somalia, ilah aya umaqan umadenu....
    Inta wanaga jecel LIKE isaar

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 4 дні тому +2

      Waxaan firsanyey askarta mareykanka xitaa saas isku dilaan hhh campka la iksu dilaa .. dadka ayaantaan madax yarey qabaan

    • @Mezorie
      @Mezorie 4 дні тому +1

      @direemedia
      Waxaan qiyaasayaa inaadan ku noolayn somaliya.
      Waxaan aniga arkay in Somalida marka ay dal kale u dhoofaan in ay noqdaan dad wanaaga jacel, wadanka iyo dadkiisana jacel. U fiirso!!!!!

  • @SuraynKr
    @SuraynKr 4 дні тому +5

    Shabaabna lagama guuleysanaayo

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 4 дні тому +1

    Abuukaate wlhi risiq xalaal ah ma cuno ilmahiisane xaaraan ayuu ku korinayan subxanallah naarta shaqey u baahan tahay waa noocaan 😢😢

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 дні тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 4 дні тому +1

    Qaaraan aan iska aruurino askar cusub lagu train gareeyo kuwaan askar maahee, sideey shacab udilaayeen ayageey hada ka dhex tolatay. Kuwaan yaan nalagu aaminin please.

  • @SuraynKr
    @SuraynKr 4 дні тому +17

    Qaadka intuu dalka ku sodagayo dhibaatadan madhamaanayso

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 4 дні тому +3

    Bala kugudhacday 10 baloto kaliya kulahaa war waxaan tufkubax dheh nololba mayaqaanaan waa alkolaystayaal

  • @luulabdulqadir4793
    @luulabdulqadir4793 3 дні тому +1

    12 Lee ku laha waa reer xashiish

  • @baxsan698
    @baxsan698 4 дні тому +3

    Kandadka halaga qabto

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 4 дні тому +3

    Odeyga Ben badanaa yahu

  • @axmadmacalinxusen7408
    @axmadmacalinxusen7408 4 дні тому +4

    Kuwaan cabtooy waaye

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 4 дні тому

    Dhibaatada jirta waa akhlaakh malahan

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 20 годин тому

    Shuutoow dadka askarna ladhigaayo imtoxaan yaa ka soo qaaday oo eegay ineey minsann iyo dulqaad kooda intuu la egyahay maskar dooda aqligooda cilmigooda yaa baaray mooriyan xaaran ku naaxa asgari laga dhigay yuu unaxaa dal iyo dad badbaadi maayaane dadkaan saminaar haloo furo wadaooyinka ka wada

  • @ibrahimjama2053
    @ibrahimjama2053 4 дні тому +2

    Tuhmanuhu wuxuu u muuqdaa inuu qabo hanuun maskaxeed. Waa inay baaraan xaaladiisa caafimaadka dhimirka ka hor inta aan lagu xukumin xukun dil ah

    • @elahmedy8861
      @elahmedy8861 4 дні тому +1

      Even mental illnes hadu qabo asaga isku keenay xashiishka qaadka kaniniyada mandoriyaha ah wa lagu waasha qofkii asaga is waalana qiil malaha wa in la toogta

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 4 дні тому +1

      Aaad u weyn kan dhahaayo hala baaro wa ku cid iska dhaaf qabiil ba wadaaa dadkaan dad ALLE qaribay waaye waxaan kas cad u sameeyey nin maskixiyana u fiyooweyn sidee baa ciidaan ku noqday waxay rabaanay no sheegaayaan war somalida qabyalada dishay hadii hada la toogan wayo akhiri intuu ku dhuuman ALLAH jooge aan laga dhuman karin​@@elahmedy8861

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 4 дні тому

    Education is important.

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 4 дні тому +1

    Wiilkan yarka calool adeyg badanaa, nin dad dilaayo ayaa dhahay ii imoow intaa qoriga dhigto, bisinkoow khatar taas ayay askartu wajahaysaa maalinkasto..

  • @NiyowNice
    @NiyowNice 4 дні тому

    Dadoo iska daaya dhiiga badan oo marwalbo daadineesiin bilaash alle asigaa nila xisaabtimaayo

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 4 дні тому

    Aryaa ila qosla kulahaa maxkamada waxaa ka codsabaa ineey xoriyadeeyda isiiso 😂😂😂

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 4 дні тому

    Waa jiran yahah ninkaas

  • @arafad5842
    @arafad5842 4 дні тому

    War toogta ninka si askari kale ugu dhiiranin inuu sameeyo falkaan cml

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 4 дні тому

    Dhafarka askarta balwada aan xad lahayn miraheeda laga gurto waa sidaan

  • @YaaskaboyBaashalboy
    @YaaskaboyBaashalboy 4 дні тому +1

    Wilkaan iskadaaya inta dhimatay allah ha unaxariisto koley masolawanayaane kana iskadaya 😊

    • @FattyForlife-u8p
      @FattyForlife-u8p 4 дні тому +1

      Haduu wallka dilay lahaa ma deyn laheyd waliba si kibir ah

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 4 дні тому

    Askarta somaliyeed aya dheexdeedi is leeynaya

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 4 дні тому

    Cajiib 10 baalood way badantay

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 4 дні тому +1

    Ciidan maahan

  • @Somali12222
    @Somali12222 4 дні тому +2

    Cabtooy saas lee waaye waxa shacabka dhameeye iney kuwaan cml yihiin ha ogaato dowlada dad fayow eey u maleysaa 😂😂😂😂

    • @Aniza-h4g
      @Aniza-h4g День тому

      Cabtooy iyo mid wax barasho diideyy Un baa somaliya Askari ka noqda😂

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 дні тому

    xabafdaha ma badno 13 lee waaye kuye yaab badanaa

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 4 дні тому

    Waa yab
    Waax ba la ah diilku

  • @romanslayer4679
    @romanslayer4679 4 дні тому

    Hooyadin wasa

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 дні тому

    tuugaan garyaqaan ka iska dhigaaya oo ilaah ka furtay jala xiro diin malaha nin 13 xabad riday oo dhahaa kas uma dilin xumaan kama aheyn ee xabada woo iska riday

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 4 дні тому

    Wiilkan weey iskugu Marqati Furayan Sababta ku ligood XABADAHA WEEY FUREEN 😡😡😡 Waxaan u Maleen kan waa Qabiil kale ama isku Lef maha 😡 Maxkamada waa iney ka Fakaraan Arintaan 👍🏻 XEER ILLAALIYAHA Waa inuu ku XUKUMIN DIL 👍🏻

    • @fkiin142
      @fkiin142 4 дні тому

      Waxaba waa isku qabiil wixii jiro un bey sheegen xadkiisa laga oofina😒

  • @143-k1d
    @143-k1d 4 дні тому

    sameecada haleyga gaabiyo iyo ninkii la dilay woo hurdaaye bal adiga is qabadsii?

  • @jamalb6925
    @jamalb6925 4 дні тому +1

    Xamar see loogu noolaanaa. Dhurwaayadaan dhiigyo cabkaa oo gobolada ka yimid ayaa qoryo loo dhiibee. yaab

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 4 дні тому

    Waxaan yaa Millitar ka Dhigay ku ligood waa Gangi ku Dhasheen XAARAAN iyo XOOLO LAGA DHACAY DAD ISMLAM AH 😡😡😡 Wallee HW waa in MOGDISHO laga CIRIBTIRO 🔥🔥🔥 LAFTA GAREEN U SOO DIR ETHIOPIAN 🔫🔫🔫 CAWANTAN 🫏🫏🫏🦍🦍🦍

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 дні тому

    Dad walan oo u bahan mental disorder Treatment ayaa askar laga dhigay waa yaab yaabkiis

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 4 дні тому

    Mujrim intuu wiilal soomaaliyeed dilay ayuu leeyahay 10 baalooto madhama waxa dhacay, kalab waji qalafsan,, adigana baalooto ayaa korkaaga gubi doonto mardhow

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 4 дні тому

    Kuwan rasaas riidaw iyay raban wa ina somaliland lo diiro sii aay uu horeeyan

    • @ZakiSaki-p7g
      @ZakiSaki-p7g 2 дні тому

      😅😅hadal jilcsan ayaad meeaha ku hysa pro

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 4 дні тому

    ALCOHOLISTE MOORYAAN SEMPRE WAA MOORYAAN

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 4 дні тому

    Shekadi tahriibka ciyaal gadhari yaal sitiman kadib kasokaca guri maba leygaracayo qol irid banan suxtin ookale daagalka marki kasonoqono ani calaso dhera lasocday ani fulan ani kii bursanay siyada aha lagadumay baburki uhorey marka qaban rabay kadib reerkey reer hoyadey dagalay kadib ano reerkena ula baxsanaya horistagay abtigey uuyiri xolihi walashey walasha lacaga udirsatay anigana hoyadey tahay dhaxalkeda leh kumadileysid reerkeyga sidi isago igafileeyn baas kujixay lanabaxsaday baburki saa dedka fadhigey badna qol qas laguqayilo sadex dagantahay midka wax labaxsadayna kamidyahay qol caailo ninki jogin qol inago sadex laba hooyoyinkoda reer abti uyihin qol afar toban badi ilah ogyahay hadal hata hada iskafadhido wax lasoharantiyo kugudhaca marka kali ahay waa kulaba celiya marka kuwakala jogan iyaga isceshta inkasto ismaceshantan ladhaho oo been ah ineyisceshtan ugulabo celiya wayo inuiquransan marki kaliged tahay gaadi wil aad wax ugukarisay kugusoharantiyo kuwaba karso dhahoyo adi waba usokarisay kadib igusojediyay kuwikale tuugaba malinti danbe soosoco maihi qofkas lasun indha leyahay cid garanay maweynayo hata cailada deedka mafarisaneyn ilaa ani ana irtaxa maana aqon magaranayo nasino inahurdayo socdo aba guri xiran hurdo kasijiray deedkana xiran jirin marka katageno bir galina qoful maba aqonin hata dagaladi deedka malaxiro quful maya gudahase qolka soxiro dharka kusoco dhar kusexo hadana dhaqsi lasexanmayo wax lelaruga wax lee la afufaa shaqo jif sohoshash jiif saa kuwi talo lama lihid kuwa utagay dabaq dhexe dul korna aheen hadana irida kore adiga furay xarig oojidAy isdhafaya sakaturada bananka irida kafura darishadu lasimanyahay waa ulihi dugsigA masa rumi dharirka abuul sisin kayareen jaad maherad magalada kutl kuiibiyaan

  • @hadafcanal9420
    @hadafcanal9420 4 дні тому

    😅😅😅😅😅

  • @baxsan698
    @baxsan698 4 дні тому

    Kandadka halaga qabto