XASAN AADAN SAMATAR SOODHAWAYNTII LONDON - QOSOL - TAARIIKHO IYO SHEEKOOYIN CAJIIBA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    You Can Contact us for all Your inquiries.
    Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
    More info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.co...
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #Subscribe #Somaliproduction

КОМЕНТАРІ • 34

  • @mohameddualle3152
    @mohameddualle3152 5 років тому +45

    xasan Adan in uuyhy hormuudka fanka inta igu raacsan like dhac kusii

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 5 років тому

      Mohamed Dualle ; kani fan hormuud uma aha ee is caqli xumada ayuu kow ka yahay.

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 років тому +2

      Wixii Samater cay u quudha cuqdad dad naceyb baa ka buuxda, Allah ha xafido fanaaniinteenii hore iyo kuwa danbaba. Samater sharaf buu bulshada soomaaliyeed ku leeyahay waana legend soomaaliyed.

    • @deeqaluul9499
      @deeqaluul9499 5 років тому

      @@AhmedAhmed-tx6dj xasan nin caatin loo quuro ma ahan ilaahey cimrigiisa ha u dheereeyo anagoo dhan Allah nasoo hanuuniyo

  • @kalsoonhajji4033
    @kalsoonhajji4033 5 років тому +3

    legend samatar✌🌹

  • @nafisa_jii3120
    @nafisa_jii3120 5 років тому +4

    Ustat xasan waa horyalka fanka

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 років тому

    Hassan Aadan Samater, one of our Somali legends. My ALah bless you ❤

  • @ip5710
    @ip5710 5 років тому +4

    Wwww xasan aadan samatar aabo kuu tagan nahay markasto

  • @nasteexoliibaan8591
    @nasteexoliibaan8591 5 років тому +2

    Masha Allah

  • @sucaadabdullahi9913
    @sucaadabdullahi9913 5 років тому +2

    Masha Allah xasan adan samatar sow dhawaw

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 5 років тому +5

    *Wuu istaahilaa*
    Fannaan qaran🇸🇴❤

  • @zakiciye3110
    @zakiciye3110 5 років тому +1

    Cimri dheer iyo caafimaad ustaad xasan

  • @mawlidclahi2860
    @mawlidclahi2860 5 років тому +1

    Legend al fanaan xasan aadan zamatar❤

  • @nasteexoliibaan8591
    @nasteexoliibaan8591 5 років тому +2

    Xasan adan samatar hurmoodka faanka somaliyeed

  • @hamseismacil91
    @hamseismacil91 5 років тому +2

    هل الحرام اصبح حلال ام ان امة محمد صلى الله عليه وسلم اسغنت عن الجنة
    ma xaaraantiibaa xalaal noqotay mise umaaddii muxammed [scw] ayaaka taajirtay janno

    • @geeska
      @geeska 5 років тому

      hamse ismacil maxaa intaad furtey UA-cam-ka haddana u fiirsatay munaafayahow diinta ku qaraabto.

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 5 років тому +1

    Xasanow waqtigaagi soo qaadate ilaahy unoqo ka fadhiiso fanka

  • @abshirdhiiloow2581
    @abshirdhiiloow2581 5 років тому +2

    Xasanoow eedan noolaaw

  • @fartacadey4409
    @fartacadey4409 5 років тому +1

    Mashallah fanaan sharaftisa waa xasan adan dad waa dadki hore cimridher alha siyo dhamaan fananinti hore

  • @mohadiamond8113
    @mohadiamond8113 5 років тому +2

    ax ala dowladnimo waa wax weyn .....

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 5 років тому +2

    walahi sidey hobalada waabari isku qiimeeyan hadaan isku qiimeyn laheyn somali mohamed ,,, aniga madaxweyne noqon lahaa hahahahahahha ha biqleyso

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah5982 5 місяців тому

    Somali legand

  • @puntlander2277
    @puntlander2277 5 років тому +3

    Kuso dhowow london xasan aden waanuu kujognaa

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 5 років тому +2

    Xasan meeshuu tago inuu u mahadceliyo madaxweynaha Jabuuti waajib miyaana?

  • @zakuuka207
    @zakuuka207 5 років тому

    Hasinow Eething ahaa ❤❤

  • @munaali8527
    @munaali8527 5 років тому

    Waaberi love aan idinku ahay

  • @anr4578
    @anr4578 5 років тому +1

    Dalkaygow kulha kuwaan midkastana sidii ogatgi lahaa uyuu qorshaynaa

  • @mohaabdi598
    @mohaabdi598 5 років тому

    Wan oya dadkan markii dawado

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj 5 років тому

    Waa dhuuniqaate caqligiisu Zero yahay, waayo wuxuuba ku khafiifay Geelle iyo Maama Khadra. Waa reerka sharafta haka qaadin.

    • @almobashir9565
      @almobashir9565 5 років тому

      War fAnanks ka xishood

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 5 років тому

      almo bashir ; Asc.salaan ka bacdi ; xishoodku waa wax fiican waana kaa yeelay,balse mid ogow Xasan Aadan wuxuu ku gefay wadankiisii ka dhigay qofka uu maanta yahay. xaqiiqiyan ma mudna inla ixtiraamo,balse Soomaalida maanta qabiil ,fahandaro iyo qof jeclaysi ayaa waxkasta kala weyn.

  • @mohamedfaysal9018
    @mohamedfaysal9018 5 років тому

    xasan dalkiisu waa soomaaliya maxa udiiday inu madaxwaynaha dalkiisa inuu sheego