Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

'' Waa in la Maxkamadeeyo Kuwa qarankii..., Maxamed Abiiibna '' Dadweynaha Hargeysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Місяць тому +11

    Mashallah reer hargaysa gobanimo waxay muujiyeen cadaalad iyo midnimada dalka iyo iyagoo runta sheegay

    • @joneygaming2455
      @joneygaming2455 Місяць тому

      Xaqi isma qariyo guul iyo gobanimo shacabka reeer hargaysa ❤

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l Місяць тому +5

    Waa indha la aantii kulmiye 6 sano inagusoo maamulayay ee hadhib sanin abiibow nooloow nin isaqana waan ahay waanan kutager sanahay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Місяць тому +1

    Mohammed Abiib HARGEISA,Burco,Berbera,Ceerigaabo,Oodwayne,Caynaba we love you jir oo joog

  • @XAAJILAFARUUG
    @XAAJILAFARUUG Місяць тому +5

    Libaax xiliban Maxamed Abiib

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 Місяць тому +2

    Muuse sabool iyo xulufadiisaba waa in xilka laga qaado hadii kale gacan ayaanu wax kaga wanaajinaynaa

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi Місяць тому

    Reer hargaysa dad qalbi wanaagsan boorama ayaan idinka soo salaamayaa waa inoo iyo november 13 iyo Cirro. Haddii alle ka dhigo.

  • @somaliwaterplumbing1
    @somaliwaterplumbing1 Місяць тому +3

    Masha allah umadu runtay sheegayan wayo waxay kadaalen musuqa iyo beenta heegadu umada ku hayso insha allah isbedel khayr qaba dhici doona 13novenbar

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi4516 Місяць тому +3

    Waxanoo dhanba waxaa wada muuse biixi sababta oo ah in qas ka dhoco oo doorashada dib loo dhigo ayuu rabaa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Місяць тому +2

    Reer hargeysa waa dad gob ah oo runta sheega heego runta ma ogola

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 Місяць тому +1

    Hadanu reer Hargaysa nahay Maxamed abiib ayanu madaxwaynaha dalka la rabaa. Ma rabno tuugta

  • @user-zv1pm2tm1d
    @user-zv1pm2tm1d Місяць тому +1

    Madaxwaynaha xilka Halaga xayuubiyo,

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Місяць тому +1

    Wixii laga diiday siyaad bare baa hada ka socda cabudhin xadhig dil intaa sa ka jirta iidoor dhexdiisa Wana keenay qabyaalada cunfiga

  • @user-zv1pm2tm1d
    @user-zv1pm2tm1d Місяць тому +2

    Handaraab ayaa danbiile ah

  • @AliAli-gl4bg
    @AliAli-gl4bg Місяць тому +1

    Dadku waa mid

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Місяць тому +1

    Tv saab wuxu wado waa qaran dumis waan u fiir sadey somaliland xuman bu ka gudbiya jabuuti ba iska leh waa in la xiraa

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 Місяць тому

      Bro djabouti Gormay cadaw noqoty pasporkeda muse bixi aya ku dhofa lantu wa qabiil wada mirqansan

    • @xaabsade9844
      @xaabsade9844 Місяць тому

      Ilaa goormad daaha dabadiisa ka ooyaysaa

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 Місяць тому

      @@xaabsade9844 war iniga jabuti yimada oo jaryado ka noqda dawarsade

  • @AhmedMohammed-zk9ms
    @AhmedMohammed-zk9ms Місяць тому

    Habar dhali weydey aleelo ku waalatay, caqligu ha shaqeeyo

  • @SaleebanhassanMohamed
    @SaleebanhassanMohamed Місяць тому

    Waa in madaxweynaha laftiisa xil ka xayuubin lagu sameeyaa

  • @engbashirali9592
    @engbashirali9592 Місяць тому +1

    Tv gan dadka isku wada afkaarta ah wareysanaayo muu soo diyaarsaday 😅😅😅😅😅😅

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Місяць тому

      Miyay umuuqata?😂 halkaa wllka ayan ka arkaaye sifican bu uhadlay

  • @mohammedahmed6569
    @mohammedahmed6569 Місяць тому

    Waar nimayahaw ma nin kaliya ayaan ummada iyo wadanka dhan ka qaban laanahay. Waar isaaqow aynu sidan isu dhaano, ilaahay ka yaabno oo ninkaa wadanka aan ka qabano nin hagaagsan maaaha oo cid u wanaagsane.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Місяць тому

    Ina Biixi iyo ina Kaahin baa xilka laga qaadi lahaa Hadi cadaalad jirto

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Місяць тому

    Dictator iyo Ehlunaar Muuse biixi ee xooga ku haysta Somaaliland Illaahay ha ka qabto Aamiin

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Місяць тому +1

    madaxwayne intaa waanu ku taageerna lakiin dhaawac wayn ayaad noo gaysatay kolkaad Darawal / Ahmed Ismaciil Samatar u yeedhi wayday hadaanad kursiga uga kacayn madaxwayne qanci oo qadari oo uu yeedh tacab ayay wadankani gashadeen somaliland waxaanu u taganahay values somaliland aamin ah /dimuquradi ah/ sharci iyo kaladanbayntu sarayso / from saylac city ............... two years laguugu daray waanu eednay madaxwayne please umadaada maqal !!!!!!!!! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Munafaqadii habar awale

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Місяць тому

      From zeylac ku lahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣from habar awdal miyaa ku qaladay from zeylac

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Місяць тому

      ​@@Qoordheere77mayee adiga qalday warunti de mise adeerka ayad la jecleyd kursiga😂

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Місяць тому

      @@Qoordheere77 habar awdal adigaa ah mise cabsibay kaa tahay inaad cidkasta ku sheegto ?????? ilaahay igama dhigin ee lakiin waa rag shaqaysta oo dayeernimadii ka baxay !!!!!! Anagu cise iskaan dhigine ilaahayba naga dhigay waanan ku faraxsanahay oo Djiboutidaa siraadani ba waa dhulkii cisaha beledka xadarada somaliyeed

  • @shahidcali2926
    @shahidcali2926 Місяць тому

    Waxaa colaad kala so dhex gadhay nin iyo sedigii bal qiyaaas coladaas sameen intee in LA eg ayey so dhamaneysaaa

  • @erdogan5538
    @erdogan5538 Місяць тому +2

    Waa Rafadkii muuse qaawane

  • @hawraarkabe1595
    @hawraarkabe1595 Місяць тому

    Garxajiiska SUUQA WAREEGAYA KARAMARADA LA DHAX ORDA KALAYA MEELAHA ISAAQA DACADA JOOGAN WAAN IDIN FAHANAY REER WADANI AYAAD WARAYSATAN 😂😂😂

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 Місяць тому

    Dagteyta ilameerso muuse Jillaal ilaas kii baxaay wuxuu rabaa inuu afuufaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiyusuf4259
    @abdiyusuf4259 Місяць тому

    ma shaqadisa ina abib wadahadalad somaliland iyo Somalia
    Shaqadi loo drtay muu qabsado
    Kuwa leh waa lakala tagi bal xagay tagi
    Khatumo ayaa meel tagilayd
    Uu waliba somaliya xageda xigta
    Reer Awdal ma jabuti ayay tagi
    Ina mumin seed wa la kala tagi
    Taga oo ka darera barlamanka

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Місяць тому

    Waxan hadlayaa waaxisbiyadii qaxoontiga ahaa eecadawgusoodiray

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Місяць тому

    Shacabka reer hargeisa waa dad goobah balse xukumada musse juudan ayaa basaboor jaabutiyan ayu haysta asagaba hala qado xilka madaxwenaha

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Місяць тому

    Madaxwaynaha waa waxa loo doorta wuu la hadlayaa jaahiloow. Tv cadawga gudahaa ee Saab oo qaar uu meel kula ballamay inooga dhigaya shacabkii caadiga ahaaaee Hargeysa

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Місяць тому

    Muse meesha dhaafiya,abiib ma mudnee

  • @user-xp2yx5hr1s
    @user-xp2yx5hr1s Місяць тому

    2:25

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 Місяць тому

    Muuse juudaan tabtii uu laascaanood mariyay buu reer boorame na kuwadaa

  • @XAAJILAFARUUG
    @XAAJILAFARUUG Місяць тому

    Waaruntiin😊

  • @hodanishpele6789
    @hodanishpele6789 Місяць тому

    Reer wooqiye gumeysi goormeey ka baxeeysan

    • @cabdiraxiinkhadar4433
      @cabdiraxiinkhadar4433 Місяць тому +1

      😂😂😂 yaa nagumaysta wll soomaaliba cid xor ah anagaa jirnee.

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Місяць тому

      @hodanishpele ax miskiin😢 mardhaw ayaad kabaxaysan gumaysiga marku xasan gurguurte tago

  • @user-kr9yz9gj7h
    @user-kr9yz9gj7h Місяць тому

    Ma danta g36 pd wareysaten😂

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Місяць тому +2

      Runtu yaay idin xanuujin heegooy

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому +1

      Munafaqadii dhadiga isaaq laa bartay viva king abiib

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому +1

      Dhadiga isaaq baroor viva king abiib

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Місяць тому

      ​@@hassan-mp1pkviva ina abiib & pro samatar

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Місяць тому

    Xisbiga qoomuluud ee kulmiye waxa ay iyagu sameeyaan waa sharci dadkuna yey .na asking gudoomiyaa baarlamaanku waa isku dil arinkiisu

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal