MOHAMED DAAUUD IYO SAFIA OMAR DHAQAN XUMADOODI WEEY KASII DAREEN! XISHOOD LA'AANTA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 90

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 дні тому +5

    ua-cam.com/video/-pefeChRwh8/v-deo.html
    ASXAABTEEYDA CHANNELKA QOYSKA SUBSCRIBE NOO SAARA SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMINA!

  • @abzy756
    @abzy756 День тому +1

    Walal mcn ilahay khayr ha ku siyo

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 2 дні тому +6

    Allahayow ceebteena iyo ceebta islaamkaba astur

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 2 дні тому +2

    Aniga labadaan markaa arkay qofkii ilmo laga qaado oo ooyaayo ma aamino waxaan dhahaa sababtii looga qaaday lee jirto ileen anigu xaqiiqda ma ogi marka maba u damqado ilaa aan xaqiiqda ogaado, dadkaan anagoo bulshadii ah ayaa xamili la'nahay waxa afkooda kasoo baxaayo ilmo yar see loogu aaminaa , Allaaa Kariim, saaseey waalidnimo ku sheeganaayaan , illaahoow waalid xaqa ku taagan nanaga dhig.

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 2 дні тому +2

    Subxanllah xasbiyallah wanicmal wakiil abaayo kuwan akhlaaqda ayey ka aradanyihiin ee waqtiga qiimaha badan haisaga qasariin

  • @umukalthum2144
    @umukalthum2144 2 дні тому +3

    Hg wa ceeboobeen subxaanalh

  • @rose-i9w9k
    @rose-i9w9k 2 дні тому +3

    Subhanallah 😢

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 День тому

    Asc wrwb shiikhad naciima iyo akhyaarta dhamaan♥️🌹♥️subxanallah illahay swt shaydanka haynaga qabto xaqana haynagu sugo . Somali meel xun bay ku socota xaga diinta xaga dhaqanka xaga labiska xaqa akhlaada😭😭😭dadka naciima u so qora wax walba ma ka hadli iyo wixi la mid ah diinteena ina faraysa wixi xun in lala dagaalamo . Waxa ugu yar in qalbiga laga noco. Keep going xaq u dirir naciima nuurka♥️🌹♥️🕋☪️

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 2 дні тому +2

    SubhanaAllah Acuudubillah
    Abayo kuwaan yeey ku dambaajinin

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 дні тому +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل .😢

  • @sahroali1152
    @sahroali1152 2 дні тому +3

    Asc abayo waxaan qurunka ka ah hanoo sodhigin danbe wan kudanbabaynaa dhageysigoda uf

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 дні тому +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 2 дні тому +4

    Yaarabiil caalamiin 😢

  • @11naa44
    @11naa44 2 дні тому +5

    SubxanAllah Alle ha caafiyo

  • @naimoabdirahman2083
    @naimoabdirahman2083 День тому +1

    Subxana allah walciyadu billaah

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 2 дні тому +1

    Subxaanallah, labadii Sir ku hishiisay Caad ayey ku Coloobaan.
    Waa labo Qof oo Alle ka Cabsiga ka dhamaatay.
    Xasbunallahu wanicmal wakiil.
    Abaayo kuwaan waa lagu dambaabaa, Ilaahay ha naga Cafiyo intaan daawaneeynay.
    Subxaanallah.

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 2 дні тому +1

    SubxanaAllah..SubxanaAllah illahow na asrur.Acudu billable mina sheydani rajeem.

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 14 годин тому

    Kuwaan Allah hasoo hanuuniyo dhagaysigoda waa lagu dan baabaa Subxaanallah

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 День тому

    Subxaanallah saas maa lacag lagu raadinaa waa layaabay Dadkaan Isku balimiyay khayr may Qabaan Allaw Na astur

  • @RuqiyaAli-b8m
    @RuqiyaAli-b8m 2 дні тому +2

    Asc abaayo dembigooda iska dhaaf waxaan dad nolosha kadhacay waaye

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb День тому +2

    Waxan ha so galin chanel ceeb

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 дні тому +1

    ALLAHU AKBAR

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 дні тому +2

    Bilaash lugta logama xirin Safia iyo Daud wax isma dhamaan waalidna uma qalmaan xasbunullah wanicmal Wakiil

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 дні тому +2

    Subxanalhi subxanalhi walhi ku wan allhu umada kaqabo Subaxanalhi xishoda majir 😢😢😢😢

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 дні тому +1

    subhannallah

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm 2 дні тому +1

    Subxanallha Subxanallha allhahu akbaar

  • @naimaadan2635
    @naimaadan2635 2 дні тому +2

    Walal waxaan hanagudambajinin...please nagadaa it's sooo sad. 😢😢😢

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  День тому +1

      Dadaa aaminsanaa ineey masaakiin yihiin ayaa latusayaa ineey aqsunaas yihiin!

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z 2 дні тому +2

    Subxana laah xasbiya alaah alakacabsi majiro ilaah qaatumada hana waafajiyo

  • @shamsomuxudiin6080
    @shamsomuxudiin6080 День тому +3

    Niciimow sey wax u jiraan hee

  • @deeqaomar8670
    @deeqaomar8670 2 дні тому +1

    Subxanallah Allow awlada ino bad baadi

  • @UmuZeynab1
    @UmuZeynab1 2 дні тому +2

    Asc abaayo naciimo kuwan maxd usoqadaty illahey kameysan shiixin uf

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 дні тому +3

    Subxanallah midkaan Calasowa ceebtaas ayuu dhex fadhiya war wuxu dulisana

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 2 дні тому +1

    Subxanallah allahu manajeynaa waxaan waa dhaqan xumo weyn waliba ayagoo walid ah safiyo caruuetada ku ag jooga wlhi waxa wax la dhageysto maha Subxanallah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 дні тому +2

    Daahir maxaa lagaga ducaysan waa yaab😂😂😂Xasbiya laah wanicmal wakiil

  • @zamzamfarah393
    @zamzamfarah393 2 дні тому +1

    Asc naciima abayo meesh waxa kasocda waxan isdhaha dadkan akhiro inaykadambeeyso miyaysan ogayn labadana umada allah kaqabto lakiin naagtan safiya xaladeeda masahlana ilmaha ay korinayso allah ayaa umaqan

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o День тому +1

    Us yaa rabii naga aamus naartu yeysan idin cunin dad waweyn Ayaa tihiin afkina ayaa qoyan Beri maxalalakulmidona allahu akbar

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 дні тому +1

    Asc waaku salaamay naciimooy subxaanalah addun gadoontay baa lasii dhawranayaa ilaahay gafkeena iyo geerideena makulmiyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 дні тому +1

      Aamiin walaalo, waa wax laga yaayaaqsoodo waalid waxaan baraha bulshada lasoo fadhiistay ee aan is dhaamin, iyo qaar kalle fara badanoo isku balaminayo!

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o День тому +1

    Illahey kacabsada malin anmataheyn ayad lakulmidotan Shalaytadeydiyey rabi kaxishood

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 дні тому +1

    Ninkaan iyo naagtan Allaha umada ka qabto walhi bilahi talhi wa shaydaamo habar iyo aan xishoonin waya subbhanallah Allhuma najina

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 2 дні тому +2

    Asc abaayo caqli Soomaali Amal kaas ayuu maraa in nin iyo naag is caaynaayo lwada dhageysto Ayaa iyo kuwa dhageysanaayo isma dhaanto iyo dhasheyd naciimo wax fiicanahay noo keyn abaayo yey ku dambaajinin

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 2 дні тому +1

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 дні тому +2

    Daahir iyo mooryaantiisa ayaa ka dambeeya waxan oo dhan

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 2 дні тому +1

    Subxanallah

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 дні тому +1

    ❤❤❤ربي يسعدك ❤❤يا احلى قناة

  • @BarliinMohamed-o7u
    @BarliinMohamed-o7u 2 дні тому +1

    Dadkaan ilaahey kamabaqan inlaxisabin Donan maago

  • @fatumobarkadle5456
    @fatumobarkadle5456 2 дні тому +1

    Subxaanallaah

  • @Umumohamed632
    @Umumohamed632 2 дні тому +1

    Subxanalaah caaymandhageysana marka Xita hal qof oo isdhaafa dhahdo magala waaye meesh aduun waxan ugu necbahy dadka walidiinka caayo Subxanalah alle haso hanuuniyo lkn naciima kamasugey in aad sodhigto

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  День тому +1

      Waxaan ugu talagalay dadkii amaanayay dadkaan markaan runta kasheegayay ineey arkaan 2sano kohor waxaan ka hadlayay!

  • @maryamsharif900
    @maryamsharif900 2 дні тому +1

    Kkkk Alle haa caafiyo

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 дні тому +1

    Wa Labo qof oo wawayn. Oo saqajan ah. Caruurtooda arkaysa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 дні тому +1

    Soomaalidu waa wareertay allow sahal amuuraha

  • @umukalthum2144
    @umukalthum2144 2 дні тому +1

    Qolka daahir calasow aya laysugu diray habeenki uhoreeyay walh wuuna fadhiyay ma taas kahadashid maxkamad kusheegta

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 дні тому +2

    Mooryantani farmaajo ayay ku sasaan weligiin ma gaadhaan

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006 День тому

    Asc wanku salamay naima sharaf ilahay kuwan shartoda hanaga qabto

  • @abdiyusuf7949
    @abdiyusuf7949 2 дні тому +1

    Aacuud billaahi minSbeedhaan rajiim umaddan maxaay yihiin

  • @ShariifoabdallaMohamed
    @ShariifoabdallaMohamed 2 дні тому +1

    Run ahaantii nafteyda ayan ixtiraam u haaya mana rabo dhegeheyga iney maqlaan wexey ku hadlayan alow nahanuuni

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 дні тому +1

    Subxanallah kuwam wax la firsado maham

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 День тому +1

    أعود بالله من الشيطان الرجيم اللهم نجينا

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 дні тому +1

    Ninkan waxan ku barte cabdi xafid asigo iska dhigaayo dhibane maskiin 2doodaba walidooda anshax xumo ku darsadeen uf subxanalaah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  День тому +2

      Wuu is qarin jiray, anigaa banaanka soo dhigay!

    • @fcy-jo7pn
      @fcy-jo7pn День тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee okey mash Allah aqliga Allah ku siyadiyo sis

  • @ayanali4976
    @ayanali4976 2 дні тому +1

    Kuwa isku diraye leh si fiican isku caaya maca odeygi daahir calasow baa arabiitara ka ah

  • @fatimasagal1584
    @fatimasagal1584 2 дні тому +1

    Bisinka was labo qof xanuunsan

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 День тому

    asc yaab yaab waa shaquan xuma 😢

  • @naimojimale1501
    @naimojimale1501 2 дні тому +1

    Abaayo wan jabay cawa

  • @ShukriAdan-gf1fn
    @ShukriAdan-gf1fn 2 дні тому +1

    Xasbiya lah wa nicmal wakiil adunka ilahey naguma cebeeyo kuwan ilahey ha soo hadeeyo

  • @احمد-م9ص
    @احمد-م9ص День тому

    Waa wazclaga xshoodo hadalada ay isdhahayaan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 дні тому +1

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo ceeb xishod maaleh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 День тому

    Hoogey labadooda waxa ka daran kuwa isku diraya ama dhegeysanaya😭😭😭qof qof dhaama maleh miya🙈🙈🙉🙉😡😡😡

  • @fabu2526
    @fabu2526 2 дні тому +1

    Way ka badisay

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 дні тому +2

    Bisinka dadka may kala qabtan dadkan

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 2 дні тому +1

    I feel sorry for her kids this is not Good parent. I'm sorry Does girls

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 День тому

    😂😂😂

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 дні тому +1

    Kkkkkkkkk maxuu dhahay jiko abgal ninki jaba jifana

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 День тому

    Acudibilah kuwaan kuwaan diin iyo iimaan Malahan lawadi xaqdaro kuheshiiyo Saan Lee udan beeso Somali iyo diin wax kama aga caloshooda Lee udaran

  • @sofiyamohamedali8038
    @sofiyamohamedali8038 День тому

    Waxaan waxba maaha, wax wanagsan ayaa lasoo gudbiyaa.

  • @HarunIbrahim-q9e
    @HarunIbrahim-q9e День тому

    Salam nacima wanrajeynaya ina cafimad qabato walalo datka aqaliga leh garatka leh fiyow mar horay katagen waxan dat bagi ah le same karan ilbaxa san umudan la wa rere bafiyo calama wax walan iyo wax fiyow way jogan wax san u dhaqmayo maleh alow ha iga dhigin umada jahilin ah dabeyan waye kuwan gala iyo muslim today ku masha qolsan yahin ila somalia ka ahen sobara dat san usku cayayo isbalan sahayo ajanib ah ila ana ga mahane maxa na walay caydiya kitab lomaroya kitab ka hano dhigan wa qashimin datka wan wanagsan aqaligoda iyo garatkoda koray intan idinka salamay lagama bahana kowa lita umada ka dawa lalada afkoda eyga galow kabaxay calam ka kuwa ogo aqaliga yar marka nogola magacawayo kuwan iyo kowo lamit aha masulka ah alow so hadey haday so hadaesmiwayanah shartoda namoti

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 дні тому

    Sediga kama xishon

  • @abzy756
    @abzy756 День тому +1

    Walal mcn ilahay khayr ha ku siyo

  • @shairabdi
    @shairabdi День тому

    Subxaanallaah

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 День тому

    😂😂😂