Dad u eg Abubakar & Omar Magaca | Sidee tahay 4 ᴴᴰ┇Abubakar & Omar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
    www.youtube.co...
    Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakar-z
    MAHADSANID

КОМЕНТАРІ • 602

  • @amirojokar7788
    @amirojokar7788 4 роки тому +142

    abubkar mohamed iyo omar mohamed inta dar illhy ujecel like dhac ku sii

  • @PerfectZizou
    @PerfectZizou 4 роки тому +105

    Mashaallah, kulanti dambe o xiso leh. Malintas aad aya uqoslay, camerada xita wan heyn waye markale sodhawada we love you brothers

  • @ahmedmusse7634
    @ahmedmusse7634 4 роки тому +107

    Lixda lixaad hadii alle ku dhameestiray axml like iyo subsciribe igu caawi

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 4 роки тому +1

    Masha Allah waarun jasakallaalahu qeer sheeq amiiin amiin amiin yarabi intakulu muslim ah

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 4 роки тому +1

    Mansha allah tabarakalaah sheekh abubakar sidiiq iyo sheekh cumar faaruuq allah haydin barakeeyo wan fiicanahay idinku seetihiin
    Mansha allah barnaamijkan seetahay aad baan uga helnay mansha allah waa barnaamij fiican allah haydin xiftiyo dar ilaahay Ayaaan idiin jecelnahay ♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏

  • @aishaabdinour4506
    @aishaabdinour4506 4 роки тому +9

    Mansha allh wa fikrad fiican in ad no furtan barnamij la magac baxay sidetahay od nogu shekaynaysan wan u xiisnay inad naso horfadhisatan alle haydin xifdiyo wallahay qaliya 🌹❤😍

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 4 роки тому +3

    Masha'Allah My brother's Abubakar Sadiiq & Omar faaruuq Alle ha idin xifdiyo aduun iyo Aqriba insha'allah😍🤲👍

  • @beast-pg7sq
    @beast-pg7sq 4 роки тому +4

    walaalayaal iiduceeya salaad subax aya igu adag abubakar cumar walalaha na dawny 💕😂😂😂🙏🙏🙏🙏🙍 ilahy ha idin sharfo aduun akhiro amiim

  • @amirojokar7788
    @amirojokar7788 4 роки тому +2

    mansh allh wllalhy wan ficnhay sethiin omar iyo abubakar

  • @beast-pg7sq
    @beast-pg7sq 4 роки тому +14

    wcs walalhay cumar Abubakar sidee tihiin anagu wan ficnhy Masha Allah 🌹❣️💕💖✋😊😊 ilahy dartii Ayan idiin jacelhy ifka raxo ku noolada amiin ✨🦁🦁😘♥️😘👍🎂

  • @user-iu1dc4xq6v
    @user-iu1dc4xq6v 4 роки тому +2

    مشاء الله مشاء الله تبرك الله جزكم الله خير

  • @nasseranischannel6740
    @nasseranischannel6740 4 роки тому +2

    Machallah mahadsanid my brother abubakar Mohammed and omar Allah hani xafudo amen 🙏🙏

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому

    JazakAllahu khayr ustad Abubakar iyo
    Ustad cumar faruuq❤️🌹

  • @maryanfarah1618
    @maryanfarah1618 3 роки тому

    Mnsh allah tacaalaa kulaaankinu wlh xaqiqataaan aad buu noo farxaad galiyaaa sidaa aad nolaa wadaagtiiin shekoyiinka quruxdaa bdn dhiraagaliya yaaal aya noo tihiiiin marne inaaa farxiyo marne rabigena inaaa xasusiyaaa rabiii ha idiiin xifdiyo aad bn idiin jelelnahay wlllayal ❤️🙏🏼🙏🏼

  • @MissNHAH
    @MissNHAH 4 роки тому +10

    Wlhi waxan nijeclahay Alle Dartiis 💕💞hadaan adunkan kukulmi weyno Alle janadhisa Hanagukulmiyo💕💞

  • @hodmanali7849
    @hodmanali7849 4 роки тому

    Masha Allah Abubakar iyo cumar aad baad umahad santihiin sida ugu quruxda badan oo aad nogu soo gudbisaan muxadaroyinka quruxda badan ilahay ha'nii xifdiyo

  • @uksoma927
    @uksoma927 4 роки тому +5

    Mashallah my brothers keep going Allah Protect u

  • @kafiyaeprahim5248
    @kafiyaeprahim5248 4 роки тому +2

    Mansha Allaah illahay ha idiin barkeyo Allaa yaxfidkuma dhamntin ku Wii jand isku arkailahay ha inga dhigo 🤲🤲🤲

  • @xaliimoxasan2510
    @xaliimoxasan2510 4 роки тому +3

    masha Allah wll abuubakar iyo cumar faruq ilhay hadin xifdiyo illahy dartis ayan idin jclhy wallahi barakallah

  • @afnaancabdulahi3691
    @afnaancabdulahi3691 4 роки тому

    Maashallaah 💝 sheehk abuubakar iyo sheehk cumar faarohk mahad saidin ale hakuxidiyo aamiin yaa rabi ❤️❤️🤲🤲 🤲🤲

  • @iftincumarmaxamed6905
    @iftincumarmaxamed6905 4 роки тому +1

    Masha Allah tacaalaa barakumullahu fiikum. Isoo duceeya in oo I laahay I xafido

  • @zaharoqaali2309
    @zaharoqaali2309 4 роки тому +2

    Masha Allah Allah yafadkum yaarbi

  • @nasraabass280
    @nasraabass280 4 роки тому +4

    Mashllah Allah idin xafido aduun iyo aqiraba(imanshihina Farxad ayey noo aheyd inaa noo so noqotiin ayn rajeynaa inshllah) 😍😍

  • @ismahanyuusuf9624
    @ismahanyuusuf9624 4 роки тому +4

    ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ❤❤

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 4 роки тому +4

    Masha allah jasakallaah xafidullaaah

  • @nashaadnashaad1459
    @nashaadnashaad1459 4 роки тому +1

    Masha Allah sh Abubakar iyo sh cumar
    Walaalo qaali ah Alle SWT ha idin xafido idinko kalena Alle ha badiyo inshallah

  • @maryanmoalim5518
    @maryanmoalim5518 4 роки тому

    Masha allah ilaahey haidin xifdiyo sheikh Abubakar iyo sheikh Cumar

  • @abdifatahmohamed3266
    @abdifatahmohamed3266 4 роки тому +1

    Anga neh magaceyga wa c.fatax mohamed cumar😍

  • @anababdi9266
    @anababdi9266 4 роки тому +1

    Asc dhamaantiinna iyo sheikh abubakar Mohammed iyo sheikh cumar faruuq kuligiina Allaha idin xafdiyo iso duceeya cules ayaan dareemayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏

    • @Asma-f2l6z
      @Asma-f2l6z 4 роки тому +2

      Allah hakadulqado abayo

    • @anababdi9266
      @anababdi9266 4 роки тому +1

      Amiin amiin yaa rabi walal ❤❤❤

  • @alimahamud7200
    @alimahamud7200 4 роки тому +6

    Masha allah waxaa tihiin walaalo is jecel anigana sidaas iyo sikadaran ayaan idin jeclahay Ilaaheyna waxaan kabaryayaa in soomaali oodhan saan isku jecleysiyo ilaahey haidin xifdiyo

  • @fadumomaxamad8363
    @fadumomaxamad8363 4 роки тому +2

    wll yaal ilahey dar tiisa igu so duceya nin keyga aya 4sano iga xeran inow ilahey banan ka igu so kaso🤲🤲❤❤😭

  • @fihiimalaki8920
    @fihiimalaki8920 4 роки тому

    Wallhi waa la fiicaan nahay walky qali abuubakar Mohamed and cumar dar tii baan ku jacelahay alle haydiin xafido abuubakar and cumar Inshalh wax khayr qaba nooga dhiig yarppi if iyo akhiro baa iinolow walky qali ❤❤❤🎇🎇🌹

  • @caashoayaan9659
    @caashoayaan9659 4 роки тому +1

    Msha allh waxn jeclhy inaa idinla kulmo si aay farxda iigu fara badato hdan aduunka ku kulmo weynana illahy Janada hanagu kulmiyo Abubakar iyo Cumar❤❤❤

  • @quruxleydadegoldenheart5042
    @quruxleydadegoldenheart5042 4 роки тому +4

    Masha Allah may Allah you protect brothers love you brothers wish you the best great keep going brothers

  • @ramlaali1938
    @ramlaali1938 4 роки тому +1

    Masha Allah wll Allah hakuhifdiyo

  • @hibohassanmuse4619
    @hibohassanmuse4619 4 роки тому +3

    Masha allah wllo aan dar ilaahay u jecelahay allaha ini xafido Abubakar iyo Omar wxn rajaynyaa inad mar Labaad kusoo noqotaam Africa insha allah

  • @xaliimoaxmadnuur8750
    @xaliimoaxmadnuur8750 4 роки тому +4

    Wcs manshaallah tabarakala sheekh dayadii abubakar iyo cumar faruuq wan idin salamya san sare ale ha idin xiftiyo

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 4 роки тому

    Masha allh sheikh omar faruuq iyo sheikh abubakar mohaned allh ha idin xifdiyo amiiiin

  • @queensahra7542
    @queensahra7542 4 роки тому +1

    Masha allah abuubakar io cumar faruuq allah idin sharfo

  • @user-gv8yx1zy7j
    @user-gv8yx1zy7j 4 роки тому +2

    Masha allah wll aan u jacelhy allah dartis

  • @batraibnuwadadyare4212
    @batraibnuwadadyare4212 4 роки тому

    Manzha allaaah illahay baan ku dhartee waxan idin jecelahay sida wlalahay hooyday dhashay alle swt haydin xafido 😍💋❤

  • @caashocuud9444
    @caashocuud9444 4 роки тому

    Abuubakar iyo cumar fadlan Abihiina natusa iyo hoyadiinaa inshaa Alaah waa codsi

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 4 роки тому

    Masha allah jazakumullahu qer runti barnaamij xiso badan waaye allaha idin barakeyo amiin

  • @sumeyaabdi188
    @sumeyaabdi188 4 роки тому +1

    Aad iyo aad ayan uficanahay m.a💟💖💙❤💕💟💞💓💜💝💛💘💚💗

  • @Yasir1308
    @Yasir1308 4 роки тому +4

    M.a walaalo diinta kuwa laaloownay allah ha idin xifdiyo

  • @xafsacadeey2822
    @xafsacadeey2822 4 роки тому +1

    Masha alah jazakallah my walalaheey

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 4 роки тому

    Masha Allah ilahey hainiiilaaliyo cumar iyo abuubakar. Cumar cajibaa tahay xafidahullah

  • @gabdhiabe3957
    @gabdhiabe3957 4 роки тому

    Masha allha wall umra io abuubkar al ale dardii ayaa idin jclhy

  • @Sidra_abdi
    @Sidra_abdi 4 роки тому +1

    Masha Allah Jazaakallhu qeeyr Wllo qaalinaku ah alle ha idiin xifdiyo

  • @munii9827
    @munii9827 4 роки тому +2

    Manshalllllh tabarakallllllh wn jecelahay iyga waaayo wajigoooda waxa ka ifaya diinteeena mcn💕💕💕💕

  • @hamdiabdi4641
    @hamdiabdi4641 4 роки тому +1

    Masha.allah.abubakar.
    Iyo.omar.ilahay.💖💛💓
    Haidin.xifdiyo.👋👋👋

  • @ifraahbintuapdalla1437
    @ifraahbintuapdalla1437 4 роки тому +1

    Waxaan idin jeclahy ilaahey dartiisa walhi wax walipo ayaan idin ka faa iiday alah idinka abaal mariyo cumar faaruq iyo abubakar waxan idin rajeynaya farxd iyo nolol wa walshiina ifraah bintu apdllah oo idin leh far xadiina waa farxadey walhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqoabdiqadir4459
    @deqoabdiqadir4459 4 роки тому

    Masha Allah abubakar iyo cumar walalahena ale haidin xifdiyo

  • @munamxamedsharif3248
    @munamxamedsharif3248 4 роки тому

    Masha Allah alxmdulilah waa fcnhy jazakalah kheyr

  • @farhiyasharif1903
    @farhiyasharif1903 4 роки тому

    Masha Allah bothers Jazaka khayr

  • @nimcoqalbidhaya6608
    @nimcoqalbidhaya6608 4 роки тому +5

    Mnsh allh my brothers alle ha idiin xafido Aamiin aamiin Wllhi Waan idiin jecelhy 😍😍😍💯💯🙋🙋

  • @mahadcabdiwehliye1227
    @mahadcabdiwehliye1227 4 роки тому +2

    Abuubakar woo kaftan badan yahay masha Allah dhoola cadeynta

  • @salmaahmed3110
    @salmaahmed3110 2 роки тому

    Mashallh ilahay ha ina xafiido dhamaantiin walaalahy cumar iyo abobakaar mashallh soo baddiiya muqaalihiina laabadiina oo kuwala jira wow 👌 waara walaalahy

  • @gaava2463
    @gaava2463 4 роки тому +2

    Mansha allah walalo Khayr qaba

  • @nasraabdrahman488
    @nasraabdrahman488 4 роки тому

    Cumar iyo Abubakar ilhy ha idin xifdiyo adun iyo akhiraba

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 роки тому +3

    Masha Allah Allah ha iidin xafido
    Masha Allah tabrkallah waa run
    Allahuma amiin yaarabi

  • @safiyoxaaji4719
    @safiyoxaaji4719 3 роки тому

    Masha allah barakallah wllhy aa. Jcly Allaha idin xifdiyo

  • @xaawodaauud3421
    @xaawodaauud3421 4 роки тому

    Masha allha wana ficanhyh abuubakar omara allha idin xafido adun iyo akhirab

  • @zeinababdi203
    @zeinababdi203 4 роки тому +1

    Maasha Allah Allah idin daayo

  • @saynabhussein6586
    @saynabhussein6586 4 роки тому +4

    Masha allah alle hadin xafido culimada qaaliga ah

  • @hoodoxuseen2172
    @hoodoxuseen2172 4 роки тому

    masha allah wllhi dhacdooyin cajiibleh alleh haka soo hadeeyo qaadka dadkii wakhatigoodii cibadadoodii iyo maalkoodiiba wax lumiyay jaad

  • @daganjaamacawaale5634
    @daganjaamacawaale5634 4 роки тому +2

    Ma Sha Allah xafiduhulah wll abukar and Omar

  • @kifahizaaq5226
    @kifahizaaq5226 4 роки тому +1

    Masha Allah
    Walahy illhay ha idin xifdiyo

  • @Apsaa1234
    @Apsaa1234 4 роки тому +1

    Waan dawadaa muuqaaladiina wan lasocdaa waxkasta aad noo soo bandhigtaan wana ku faraxsanhy inan wllhyga aan waxay soo bandhigeen noloshyda badashy wana idin salamay omar faaruuq iyo abuu bakar🌺❤❤

  • @beast-pg7sq
    @beast-pg7sq 4 роки тому +2

    walaalo ilahy ha nixfidyo amiin amiin ✨🦁🦁😘♥️🖤💜💙💚💛❤️❣️💯

  • @mascuudcabdi1846
    @mascuudcabdi1846 4 роки тому +1

    idinkana allah haidin barakeeyo

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 4 роки тому +13

    M.AllH wllo qiimo badan Alle☝️ haydin xafido Aakhiro iyo Aduunba🤲❤

  • @umumohaa8204
    @umumohaa8204 4 роки тому

    Mansha Allah shek Cuma iyo Abubakar Alla haedinbarakiyo darellahey ayan edin jeclahay

  • @nimcuushhassanhussen6583
    @nimcuushhassanhussen6583 4 роки тому

    Masha allh run ahatni wan barnamij ficn waye

  • @naimaxabiin4463
    @naimaxabiin4463 4 роки тому +1

    Masha allah abubakar iyo cumar allah idin xifdiyo ilahey dartiis ayaan idin jeclahay

  • @huda3927
    @huda3927 4 роки тому +4

    Mashallah ilahay ha idin xafido

  • @firdawzaupdikadir4380
    @firdawzaupdikadir4380 4 роки тому

    Allaw safar kiina ha idin fududeyo wallaleheena qayrka marwaliba inoo la jecel allah garabkiina hakalo insha allah جزاك الله خيرا 😘😘😍❤

  • @shaymaayan761
    @shaymaayan761 4 роки тому

    Acs masha alah mabruk cumar abubakar
    😍😍💕💕💝💝💖💖🖤🖤💛💛💚💚👍🏻👌🏻

  • @deeqoxasandeeqoxasan9814
    @deeqoxasandeeqoxasan9814 4 роки тому +8

    M.a omar sido kale wll qaaliya aan jeclahay ifka nabad ku joog aakhirona jano

  • @sahrosaad6859
    @sahrosaad6859 4 роки тому

    masha Allh Allh haidin barakeeyo

  • @hibohodanabdifarah3173
    @hibohodanabdifarah3173 4 роки тому +1

    Masha Allah wllo alaha ini xifdiyo

  • @mydreamchannel3318
    @mydreamchannel3318 4 роки тому

    Masha Allah rabi ha idiin barakeyo abubakar iyo cumar faruuq waxana ku duceysta in rabi igu arzaqo wiilal sidiino kale ah masha Allah

  • @faheemacsm1658
    @faheemacsm1658 4 роки тому +3

    masha allah illah darti aya idijeclahay❤❤❤

  • @nasraabdih2154
    @nasraabdih2154 4 роки тому +1

    الحمد لله على نعمة الاسلام والايمان

  • @najmanajuu695
    @najmanajuu695 4 роки тому

    Jazakallaah kheyr

  • @saciidocadaan2575
    @saciidocadaan2575 4 роки тому

    Masha alaah cumar iyo abubakr ilaahy dartii aa idiin jclhy ala ha idinxafido amin amin

  • @abdulrahmanahmed743
    @abdulrahmanahmed743 4 роки тому

    My brother Abubakar from Gairsa Bakara Masha Allah

  • @drsnuurahirsi1927
    @drsnuurahirsi1927 3 роки тому

    Alxm wllhay qaliiii alleeh idiin xiifdiiyo cumar iyo abuubkr alleehidin jeceldo adun iyo aqiroba

  • @sahroducale8821
    @sahroducale8821 4 роки тому +4

    Masha Allah my brother's

  • @mahdimaxamud1534
    @mahdimaxamud1534 4 роки тому

    Subxanallah allah aya kulansiyey dhamaan

  • @jamaadcumar8506
    @jamaadcumar8506 4 роки тому

    Maasha Allaah walaalo qalbi fiican baad tihiin Allaha idin xifdiyo waan idiin xiisidoonaa insha Allaah

  • @bahjamaxmedbaruud8598
    @bahjamaxmedbaruud8598 4 роки тому

    Abubakar and Umar wll hay❤

  • @amiiracadey5694
    @amiiracadey5694 4 роки тому

    Masha allah walalahay sheekh Abubakar iyo sheekh omar Alle ha idin xifdiyo ilaahay dartiis ban idin jeclahay

  • @zuhursayid1
    @zuhursayid1 4 роки тому +2

    Masha allah . Allah ha idiin dhawro💗💗😍😍

  • @quruxbadhan8053
    @quruxbadhan8053 4 роки тому +4

    Mashaallah allaxa idhin xafido walalehey

  • @mahdimaxamud1534
    @mahdimaxamud1534 4 роки тому

    Jazakallah kheyr

  • @firdawzaupdikadir4380
    @firdawzaupdikadir4380 4 роки тому +1

    Masha allah تبارك الله allaw idin dhawro walalehena marwaliba qayrka inoo la jecel جزاك الله خيرا 😘😘❤❤

  • @nadiiroahmed9195
    @nadiiroahmed9195 2 роки тому +1

    Mashaa Allah

  • @aminaibrahim8015
    @aminaibrahim8015 4 роки тому +1

    Masha Allah aad ayaad umahsantihiin wllaheyna kusoodhowada barnaamijadii aan uxiisnayAllah idin xifdiyo

  • @fardosaadow1894
    @fardosaadow1894 4 роки тому +1

    Mansha.Allah alle haidin xafido I.a