DAGAALKA QASA + XIISADA ISRAAIIL & XISBULLAH + ERDOGAN/ISRAAIIL + RUSSIA/UKRAINE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 97

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 місяці тому +19

    illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin allah burburiyo yahuud mareykan yurub aamiin

  • @CaliMahdi-c2p
    @CaliMahdi-c2p 2 місяці тому +1

    Ilaahayow kadhig dhamaadkii yuhuuda iyo maraykanka aamiin Aamiin inshaa alaah yaa alaah yaa raxmaan yaa kariimu yaa khaaliqu yaa maaliku aamiin Aamiin inshaa alaah

  • @Xasan-t1b
    @Xasan-t1b 2 місяці тому +2

    Xasan cilmi xasan cilmi

  • @nouhibrahim3898
    @nouhibrahim3898 2 місяці тому +2

    Allah haw gargaaro falastiniyiinta
    الله ينصر أهل فلسطين

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤❤scw.scw.scw

  • @bashiirmuxumed9073
    @bashiirmuxumed9073 2 місяці тому +1

    Waa geesi isaga iyo aaytulaahi iiraan ALLAW QULUUBTOODA MIDEE AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @NoradinAbdi-pi5kn
    @NoradinAbdi-pi5kn 2 місяці тому +1

    Ilaahay ugaargaaar falastiin guul iyo nabad sii inshallah

  • @AbdiazizHassan-d8n
    @AbdiazizHassan-d8n 2 місяці тому +3

    Allah haa uuu gaar garoo musliminta falistiin ❤

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 2 місяці тому +3

    Rabiyoow Masar Jordan Emaradka Sacuudiga Madaxda Carbeed Kuwa Islaamka Rabiyow Waxey Galeen Danbi Weyn😢 Allow ha u Deyn hana ku Cafin Allow ku Imtixaan Shacabka ey Xakuman Allow ku Imtixaan isreil
    Insha Allah Amiin Allow Mujahidiinta Muqaawamadda Allow Adkey Ya Rabi Ya Allah

  • @Xasan-t1b
    @Xasan-t1b 2 місяці тому +2

    Xasan cilmi kaahiye

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 місяці тому +13

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @FaysalMacalinMaxamad
    @FaysalMacalinMaxamad 2 місяці тому +1

    Alahayow musliminta

  • @asha3777
    @asha3777 2 місяці тому +1

    Cid u ma danaynaso Falstiin, waan arkaynay sanad ku dhawaad dhibaatad lagu hayo. Qolkasta danteed ayay u cararaysaa.
    Allaha u gargaaro ummadda Falstiin

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 2 місяці тому +4

    Asc wll Allah ugargaaro walaalaheena reer falastiin iyo dhamaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan aamiin

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 місяці тому +2

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 місяці тому +1

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA ARXANKA DARAN EE YAHUUDA IYO MAREYKANKA AAMIIN YAA RABBI

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 2 місяці тому +2

    Ilaahow cadowga yahuudda ka qabo shacabka muuminiinta ah ee maalinkasta ay xaauuqayaan
    Ilaahow yahuudda masiibo ta ugu xun ku rid oo burburi
    Muqaawimadana guusha dhankooda ka yeel aaamin yaa rabi

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 місяці тому +1

    ❤xutiyinta +xisbulahi +xamas=eran ...
    Guul..weyn ❤alahu akbar ❤

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 місяці тому +3

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 2 місяці тому +2

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 місяці тому +2

    Ilaaheyow masiibo u so dedeji yaarabi Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 2 місяці тому +2

    Illaahow caawi falastiin indhaa laga xirtay

  • @xuseendiiriye6973
    @xuseendiiriye6973 2 місяці тому +2

    Rabbiyow caziizo ku goobo umada Islamka ahe rer falastin,Allahyow jabi cadawga musliminta meel ay jooga.madaxda calamul Islamna Rabbi kuwo khayrleh noo door

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 місяці тому +2

    SAHNUUNIYADA WAA IN SHAARIBADA. DHULKA LOOGU XIRAA

  • @sadiyaadan-x6o
    @sadiyaadan-x6o 2 місяці тому +2

    Kani.waa.naar afuuf.dambigaba.waxaawada.bilinkan mareykan ayaa xasarada bariga dhexe habaarqabe.ilaahow qabo.aamiin❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanIsmaaciil-tj7gj
    @MaryanIsmaaciil-tj7gj 2 місяці тому +3

    Waxan.ilaahey.kabarya.yahuud.inuu.ilaahey.dhulka lasimo.idinkuna,aamiin.dhaha

    • @Fadumaabdirahman22
      @Fadumaabdirahman22 2 місяці тому +2

      Aamin aamin allow iqbal ducada islamka aamin yaa rabbi from ceelhur insha

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 2 місяці тому +2

    Guuleysta goor kasta.

  • @SumaayoSumeeyah
    @SumaayoSumeeyah 2 місяці тому +2

    😢 ilahayow rer falstiin umiciin😢😢😢😢

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 місяці тому +4

    ISRAEL ayaa burburi doontaa inshallah. Maku faraxasantahay jabka yahuuda like saar ❤

  • @abdikarimabdourahman7141
    @abdikarimabdourahman7141 2 місяці тому +3

    ilahow yuhuda kala daadid

  • @AmaalAbdi-m1w
    @AmaalAbdi-m1w 2 місяці тому

    Guuil insha allh

  • @adensougu5165
    @adensougu5165 2 місяці тому +1

    Alaha nixafido hbn wan idin jecelahay anigo joga diridhaba itobiya ad ayan nixiseya lakin farimaha ayan ka gabiya wakhtiga iguyar dartis

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 місяці тому +1

    Scw.scw.scw.scw

  • @ismaciilmaxamed3102
    @ismaciilmaxamed3102 2 місяці тому

    Asc mawliid kalbaro mad fact iyogantal waayo waxbay udhimaysaa wariyenimada mahadsanid.

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 місяці тому

    Yuhuuda maraykanka ayaa U been sheegay talaw yaa wax U sheega yuhuuda,
    Rabbi haw hiiliyo falastiin Iyo xuutiyiintaba Insha Allaah waa guulaysanayn mislimiintu.

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 2 місяці тому

    Bismillah alhkab 🤔🙏🏾🇸🇴

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 2 місяці тому

    Guul xamaas❤❤❤

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 місяці тому

    ❤wcs ❤qiyanada carabta.....

  • @FarxanDeeq-qw5tj
    @FarxanDeeq-qw5tj 2 місяці тому

    ثلاثة يجب مداراتهم 👇
    ●السلطان
    و
    ●المريض
    و
    ● المرأة
    📗

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 2 місяці тому +1

    Ilahey müslimin ka hamideyo

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 місяці тому +1

    ilahey how gargaaro reer falastin cadowga allaha jebiyo

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 2 місяці тому +1

    Xisbulaah ama iiraan iyo turki iyo Syria iyo yeman hadii ayna haysan qalabka irondom qalabka digniinta iyo hubka diyaarada lagaga hortago wllhi dhib waaye waxa yuhuudu ku dagaalamayso waa ciidanka cirka iyo basaasiin

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 місяці тому

    Mahmaah baa tidhaah ( ninku dilay hadh kuuma jiifo))
    Islaa'iil maalinba maalinta ka danbaysa ayay dabar maraysa falastiin, caalamkuna waa reer galbeedka dad kale majiro muslinka hadalkiisa daa،aba
    Rabbi haw hiiliyo falastiin Iyo dhamaan inta garab taaganba àaaaamiiiin yaa Rab

  • @CabdislaanNuur
    @CabdislaanNuur 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @JaamacNuur-o7k
    @JaamacNuur-o7k 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @jacfarcumar9227
    @jacfarcumar9227 2 місяці тому

    Dagalka

  • @AbdiFataxcali-sy8be
    @AbdiFataxcali-sy8be 2 місяці тому

    Urgugaan waa geesiga islaamka ee hada nool guuleelyso rajab

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 місяці тому

    Gugii carabta wuxuu kuqaaday i ‏‪tuskiihore inqilaabkii masar tuskii 2 waacurashadii xiisada bariga dhexe

  • @AbdullaahiAadan-o1l
    @AbdullaahiAadan-o1l 2 місяці тому

    11❤❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    ERDOGAAN HADAL BUU ISKA SHUBAYAA EE RUN HA MOODINA.

  • @sundusmaxamed3537
    @sundusmaxamed3537 2 місяці тому

    Tusaale ahaan markaad leedahay "Ayaynu idiin kugusoogudbin" Halkaas waxaa soogalaya xataa dadwaynaha aad warka utabinaysid, markaas waxaa sax ah inaad tiraahdid "Waxaanu idiinkugu soogudbin" Ama aannu idiinsogudbin.

  • @Xabiib.Iibaan
    @Xabiib.Iibaan 2 місяці тому

    Asc

  • @MaxamedDoon-i5e
    @MaxamedDoon-i5e 2 місяці тому

    Ruushka iyo shiinaha iyo turkiga iyo iiraan iyo kuuryada waqooyi hadeey sida neeto noqdaan neeto waajebeeysaa 1000 sano beeyna kamaqnaandoontaa fagaaraha lakiin hadeey sidooda ahaadaan waalootalindoonaa 1000 sano

  • @yussufdafe2396
    @yussufdafe2396 2 місяці тому

    Neto meqa wadan ay ka koobon tahay HBN hanoo fa faahiso ayado rali ah

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 2 місяці тому

    Allaahu akbar😂😂

  • @jacfarcumar9227
    @jacfarcumar9227 2 місяці тому

    Ordugan wuxu kaso gali dona siriya wa wuxu ula heshineyo bishar al asad

  • @DrabdinasirHilowle
    @DrabdinasirHilowle 2 місяці тому

    Fadlan magacan israil kadaaya waxaad tiraahdaan yuhuudda waayo ma lacnadi Karino israil lkn yuhuudda lacnatullaah caleyk

  • @KalidMaxmeed
    @KalidMaxmeed 2 місяці тому

    Rabiyo adigan garab ku hayna ee cidamada laa jihatamaya galadaa ka dhiig gashaan aadag muslimka jooga ku jaabii cidanka falasdin oo ku wiiyeed yuhuda xasuqayay ka dhiig

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 місяці тому

    Sxb waa booto yuhuuda awood deedu waa.un.cirka oo kaliya

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 2 місяці тому

    Israa'iisha weyn waxey sabab u noqon doontaa baaba'a midda yar oo hadda jirto..

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 2 місяці тому

    Yuhuudu say u guuri lahayd ayay wadaa 5 goobood ayay dagaal iskaga furaysaa

  • @NuuxIsmaacil-su9zd
    @NuuxIsmaacil-su9zd 2 місяці тому

    hadalada ka soo yeedhay ordogaan waxay ahyd in waqti hore yimaadaan waayo reer galbeedka oo dhami waxay ku jiraan dagaalka falastiin lagu xasuuqayo maalin walba

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 2 місяці тому

    ASC WA SIDII ARMENIYA LOVU FASAXAY OO KALE

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 місяці тому

    bismillah asc horta aniga waxa ila haboon in dagalka lagu fiirsanayo dadka reer falastin lagalo oo xasuuqa iyo dhibatada lagu koobay falastin inaan indhaha lagasii daawan haqarxo dagalka wllhi meerito wixi kadhacaa haka dhacaan illahey xaqqa kama hiiliyo ee wuu uhiiliyaa

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    TURKIGU MIYUU KU DAYAN KARAA IIRAAN WAA BEENAWAASE??

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas 2 місяці тому

    War isaamki wuu ceeboomey maxaa lalaayahay wadan islaama o yuhuuda weerara

  • @Bareh607
    @Bareh607 2 місяці тому

    Wuu kaqota dheeryahay marka la eego hiilka u utaray ordogan azerbaijan iyo libiya

  • @shandhaysahmed3278
    @shandhaysahmed3278 2 місяці тому

    Adunkaba hala roge waxan ku reynlaha in israail la tirtiro

  • @mustafeabadirisakmire9963
    @mustafeabadirisakmire9963 2 місяці тому

    ❤ maa. Shaa. Alaah.

  • @ahmedabadulahifolay204
    @ahmedabadulahifolay204 2 місяці тому

    U.s maxay utageertaa bkk ilan dawlad ma ah lkn waxay leyihiin waa urur gobanimo doon ah meesha BKK ay turkigu u arko argagixiso xamaasna waa ninba sidu u arko

  • @MahiirWadani
    @MahiirWadani 2 місяці тому

    Erdogaan waa booto maalin kaste ayeey yahuuda xasuqaan shacabka falastin.

  • @maxamedwaxkale7710
    @maxamedwaxkale7710 2 місяці тому

    israil hadiii dagal ku qado hisbulah waaa dhamadkii israiil

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 місяці тому

    زلزال الغروب ونوا اب

  • @MohammedshekHawad
    @MohammedshekHawad 2 місяці тому

    waxa loo diley duruusta
    dagaalka lubnaan banneysi!
    yahuud dhagarteeda daya!😂

  • @khadargaydhale7548
    @khadargaydhale7548 2 місяці тому

    Kusoco wax anku faraxno mawliid

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 2 місяці тому

    Asww

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    ERDOGAAN ISAGA AYAA JEBIYEY SUURIYA EE MUXUU KU KADLAYAA MUU ISKA AAMUSO QOFKU?

  • @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829
    @cabdirasaaqcismaanmuxumed4829 2 місяці тому

    Galbeed ka taladaa jiq ku aha labadaran midooro

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 2 місяці тому

    Isreal waa duli

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 місяці тому

    😒😒😒😒

  • @MuseFarey-g3c
    @MuseFarey-g3c 2 місяці тому

    Kkk dad kiisuu sirayaa waa beenaale

  • @abdurahmanadenaden4542
    @abdurahmanadenaden4542 2 місяці тому

    Why samenka madam maxkamda ser qodobke so sartay ee dhulka xoga ku hesto İsrail ha Ka baxado ayu u cukasankar

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 2 місяці тому

    Turki iyo Israel ma dagalamayaan wa qayaano lacac. Looga cunaayo carabta

    • @naam9190
      @naam9190 2 місяці тому

      Carabta lacagta laga cunayo ma falastiin bay lacag ku bixinaysaa😂

    • @goldensilver210
      @goldensilver210 2 місяці тому

      @@naam9190 yaa bixiya lacagta lagu xasuqayo falastiin ?
      Aan carab aheyn ii sheeg?
      Sxb waxa socdo isku day inaad fahamto darasaad dheer kadib

  • @CabdiqaniAxmed-r5e
    @CabdiqaniAxmed-r5e 2 місяці тому

    Waa in dagaal ku faafo oo mulinkoo dhangaadho sidda ĺoo galley qaza marka loo burburo oo xanuunka la wadda waadaago markaas ka dib aya muslin koo dhan waxbay iska celling karaan muslnku. Waa in xanuunka lala qaybsado qaza Isla marketing iskumar waddanadoo dhan ee muslinka .

  • @JaamacNuur-o7k
    @JaamacNuur-o7k 2 місяці тому

    Ffff😊😊😅😅😅😅😊

  • @MahmuudTahir
    @MahmuudTahir 2 місяці тому

    Turkigu waa inuu qado dagal

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 місяці тому

    Gugii carabta wuxuu kuqaaday i ‏‪tuskiihore inqilaabkii masar tuskii 2 waacurashadii xiisada bariga dhexe

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    ERDOGAAN ISAGA AYAA JEBIYEY SUURIYA EE MUXUU KU KADLAYAA MUU ISKA AAMUSO QOFKU?