MW Xasan Sheekh ma waxa uu ku guuldareystay isku heynta Maamul-goboleedyada?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 Годину тому

    Qasab ma ahan in laysku haayo iyo in kale. Madaxwayne xasan shikh hadii siyaasada arimaha dibada gudaha kala socoto wax kastana ay socdaan kuwa ka haray dalaaliinta siyaasada wax miiisaan ah ma lahan. Dani madoobe iyo kuligood hadii ay qayliyaan wax saameen maku lahan. Waqtigii hore lama joogo

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele 9 годин тому

    Somalida madaxdooda inta badan xaqiiqada mesha taala way iska indho tiraan ogu dambeyna darbiga ayay so taabtan madaxweyne xasan sheikh waxan idin tusi dona inu darbiga so taabto ama dalka uu galiyo xaalada taagan mid kasi daran alle makeene doorasho qof iyo cod ah waa riyo caruuren iyo wax madeysi ah waqtigan dalka meel kasta aay sii xoogeysteen dagaaladi qabiilka nolosha bulshadana dhan kasta kasii xumaaneyso

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 9 годин тому +2

    SOMALI WELIGII DAWLAD FIICAN MA NOQONAYAN WAYO LACNADI ALLE AYAA KU DHACDAY.

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 9 годин тому

      Maxay tahay lacnada Sida gaarka ah ogu Dhacday Somalida mise oromo ayaad tahay oo habaar bad wadaa

    • @shh56726
      @shh56726 9 годин тому

      ​@@qalbidaryeele inta hawiyaha sidaas ufakaraysn oo eey Xassan munafaq mesha joogo.

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 8 годин тому

      @@qalbidaryeele waa Oromo afgadi baratay iska ilaali walahi

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 8 годин тому

      Adigu yaa tahay is cadey horta 😂😂😂😂😂

    • @DAACAT10
      @DAACAT10 3 години тому

      🤦‍♂️