Masha allah atariishadiina qoroxda badan lajinka wen ugu codiinta mac walahi lawadiina markad Isla jirtan walahi codadkiina markan maqlo wan ku raaxeysta walahi taageero wen ayan idin ahay hure usocda❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️💓💓💓💓💓💓
Woow wani salamaya aniga somali kajol and SRK kaliya aan heysano waa nigu fanaa hesta inaba caadi maha jeecel wlhi waxan is dhihi jiray heestan maxaa u jeceshahay iyada dhanba waa love❤️💯 marka waxaa halkaan ka cad aniga xataa hindiga inaa fah mayo wayo hesaha jecelka wan ku hesta hindiga sheko yar wanii wadana runtii no soo badiya hesaha shidan fasiradoda gar ahaan kuwa hir galay
I don't know this language but I watch sheekoyar official I speak hindi and also this girl is Kajal and another man is sharuh khan Somali this girl who is this ? Aar nio Somali le ku hadlayaaye like igu qabta sharuh khanka Somalida iyo Kajal darted 😂😂😂😂😂
Sxb fuaad seesaga maad soo fasirtiin oo hindiga waan ka helnay ugu horeen hal codsi noo turjuma heestaa filimkii Aarzo akshey kumar waa heesta ( dosti karte nahi dosti ho jati hai ) 👈👈👈👈👈👈
Asc asxabta waa salman Elmi oo jooga dalka kenya runti waan idiin xisay dhamaan iyo waxan uu xisay turjimada heesa macaan ee waa marki ugu horeysi ee aan hees dalbanaya ee WAXAN IDIIN KAA CODSANAYA HESKA#JISKE ANNE SE EE KUU JIRTA FILIMKA DILJALE plz Legend fuad iyo Atiirishada sanadka Nimco codsiiga haa leey tixgaliya#All the way from Nairobi kenya
Asc Walaal waxaad ku faraxdo oo Dag dag ah Allah ku siiyo oo muraad kaaga ah labadaada waalid janada allah geeyo gacantaada Allah kuu barakeeyo insha allah iisaar SUBSCRIED 🙏 vm.tiktok.com/ZS59runU/
Fuaad iyo nimco taageere buuxdo idiin ahay horey usocdo💪💪💪
Masha allah atariishadiina qoroxda badan lajinka wen ugu codiinta mac walahi lawadiina markad Isla jirtan walahi codadkiina markan maqlo wan ku raaxeysta walahi taageero wen ayan idin ahay hure usocda❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️💓💓💓💓💓💓
waaaaaaaaaw 🤩🤩🤩🤩🤩 heesaha saas umacaan ayaaan ubaahanahay team alfaghi
From somaliland hargaysa codkiina waan xiiseya waan jeclay inaan idinla kulmo mary noqotaba incha alllah mahad sanidiin
Yaa xireesiin
Kkkkk
Woow wani salamaya aniga somali kajol and SRK kaliya aan heysano waa nigu fanaa hesta inaba caadi maha jeecel wlhi waxan is dhihi jiray heestan maxaa u jeceshahay iyada dhanba waa love❤️💯 marka waxaa halkaan ka cad aniga xataa hindiga inaa fah mayo wayo hesaha jecelka wan ku hesta hindiga sheko yar wanii wadana runtii no soo badiya hesaha shidan fasiradoda gar ahaan kuwa hir galay
Marwalpo firts idin ahay👑👈👑👈
Fu aad al faghi nimca haybe hana nalka qlnigan idinka salmay dadka kaliyen jclahay turjumidoda one love ❤❤❤❤
Rani waha lagu waceye tinaa..iam from Kenya wajir...iam abig fan of Alfaghi...
I don't know this language but I watch sheekoyar official I speak hindi and also this girl is Kajal and another man is sharuh khan Somali this girl who is this ?
Aar nio Somali le ku hadlayaaye like igu qabta sharuh khanka Somalida iyo Kajal darted 😂😂😂😂😂
Yep fu,ad baa soo laabty 🤪🤪 waa laguu xiisy
2daaaan ugu jecla codkoooda waa 2diina
Fuaad iyo Nimca
Habaryar nimco Hebert iyo macalin fauud الله يحغظكم
Team al FAGHI idin jelhay jira oo jooga inshhl aad ad u Salama Fu 'aad tagrro buuxo wllkey wilkan dhlo kugu samina 🙏🙏💙💙
Hbo nimco wan ku jelhy rabi haku xafido adi iyo awlaadada 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
HBO adigana ilahay haku xifdiyo thanks
@@nimcahaybeofficial1583 masha. Allah hbo mcn in badan wanku raadiyay masha. Allah wanku xiisay ugu yaraan 20 sano isma arkin
@@siraatibaraahim6452 isku key sheeg
@@nimcahaybeofficial1583 hbo 254737340610 adiga igaran doono markan isku ka shego number kan igala so xariir hbo hade macquul tahay
Asc Legends alfaghi
2001 gabadhii dhalatay hada waa turjumaan iqruush weye tiktok baa ushidan
Sxb fuaad seesaga maad soo fasirtiin oo hindiga waan ka helnay ugu horeen hal codsi noo turjuma heestaa filimkii Aarzo akshey kumar waa heesta ( dosti karte nahi dosti ho jati hai ) 👈👈👈👈👈👈
Nimco channalkaga waaa iloowday.
Fu Aad iyo Nimca ❤️❤️
Gacmagacmayska turjuma nh😂😂kaasaa xiiso leh nh
Mzha allha team of alfaghi
Waad idin taagera dhmntiiin
Edo nimco horay usoco Adiga sideed rabtaaa iyo jackoo and fuaadi
Dhmaantiin legand baad yahiin
kolay waad aragkiisn message fadlan
Edo nimco sooo qaado yaaa vedio kle aaan arko
Please
Wa ku salaamay fuad shifaa ayaan kugu xasustaa
Waaaw Masha Allah waa family ad umacan wan jeclahy wllkey fuad iyo Nimco cadey ilahey haidin xafido 😘💞😘💞😘💞💞💞💞💞💞
Asxaabta heesta waan ku haystaa
Nimco haybe fuaad alfaghi iyo nalka farxad ku waara
Keep going
Yeh dua hai mere rabse
Heestaas noosooqabta
Asc asxabta waa salman Elmi oo jooga dalka kenya runti waan idiin xisay dhamaan iyo waxan uu xisay turjimada heesa macaan ee waa marki ugu horeysi ee aan hees dalbanaya ee WAXAN IDIIN KAA CODSANAYA HESKA#JISKE ANNE SE EE KUU JIRTA FILIMKA DILJALE plz Legend fuad iyo Atiirishada sanadka Nimco codsiiga haa leey tixgaliya#All the way from Nairobi kenya
Fuaad iyo nimco love u ❤❤❤❤
codkaas markaas aaad saaas u turjumesan maad na xasusisan sheko yar sida u jecla iyo sidey dadka u dhagestaan😭
Midkle barnamijkan noo sobadiya please
Abayo nimcoy adhiga afhindiga sidhe kubarate isheg nh
Walalayal waxaan ahay gabar walaashiina plz iso booqda o subscribe isaara mahadsanidin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Kuusow abwe plz dhoormar aanka cotsada fuad noosofadhiisi tariiqdiisa soo af hindiga kunartay hanooga soosheykeeyo aniga adiga sifiican aan ku aqaana adigane waa itaqaana
Fuaad codkiisa😢😭
Nimco and fuaad keep going
Waan idin salaamay waanan idin jeclahay blse ma dookhiinuun baad ku soconaysaan aaway dookha taageerihiinu waxaan idinka codsanay midka mida heesaha ku jira filmka DDLJ tujhe dekha doyi Jana sanam
Iniga ba film socda ah Hhhhhhh qalbigan ka deraamaya kulaha zahipada nimco🤣🤣🤣🤣
Marka kale gerru ka soo dhiga maclin jekey
Main Tehra raha Zameen chalne lagi
wan ku sugaya dhulkana inu ila dhaqaqayo ayey iila egtahay
Mohabatein shahrukhan iyo cali dhere hamko hamese churalo
Rani filimka waxa logu wacayay tina
wxn idin ka codzanynan inad noo zoo padizan turjumaha heezaha
Macaliminta hestii laki bara ee filim kii kuji kiji hota he inoo turjuma
Dhanka italia waxa logu kala dhawaqa sidan andare waa nin
Susana waa dumar
Hesta CHANNA MEREYA by singer
ARIJIT SINGH so turjuma thnkz.
Asc Walaal waxaad ku faraxdo oo Dag dag ah Allah ku siiyo oo muraad kaaga ah labadaada waalid janada allah geeyo gacantaada Allah kuu barakeeyo insha allah iisaar SUBSCRIED 🙏 vm.tiktok.com/ZS59runU/
Wan ku saray iso duce
simran Official walal ugu caawi
Dalka wan ku saray isar
Nagtan hadal badna
👍👍👍
Karan johar ayaa is ka leh
Film kan kabi khushi kabi ham
Waxaa so sare ka aha yash raj film
Dad waa weyn ayaa tihiinee waxan ka toowadkeena intay nafta idinku jirto
Qof kii doonay arimaheen oo wacdinaayo isoo booqo UA-cam kan ee subscarbe soo saar
Fuaad filinka kabhi kushi karan johar baa iskale yash chobra wayqarsh garaysay.
Maya labada film kuch kuch iyo kabhi kushi kabhi karan ayaa iska leh
Fuaad Nimco waan idin jeclahay
Guwaan India hadee takaan qof ma u bahno 🤣 heesaa la turjumaa
😄😄😄waankayaabay wlahidaa kuwan
Filmkaan madawan please ishega magaciisa heesta unban arkaye
Kabi kushu kabigam ladhaha ishcala film😋😍
Kabhi khushi kabhi gam
Bole chudiyan bole kangana noso fisira please sheeko yar official
Qoftaan daawade lee waye out the camera ku ficanthy
🤣😂😂😂😂😂😂
Man no fasir
Fuad duli batahay dadka dulmiya lkn wa laga qaban
xishood afka jeexan inuu amus naado ayaa qurxoone qofkaad wax ka sheegayso 50kun oo jer u fiirso
Kan maxa ka dhex hadlaya jaluus waxid
Fuaad karan johar ayaa iska leh filmka yash raj films wey qarash gareeyeyn sxb
Kolfii iyo looflii
Waad soo daahdeen doorkan ee doorka danbe naga soo boobsiiya heesahana kuwa aad soo xushaan ayanba kuheysanaa anaga doori meynee waad dooq fiicantiin
Chuci choti hotahi iyo iyo filimkan Labbadaba waxaa agaasimay karan johar, ka dib waxaa uu sido kale agaasimay kalhoo hoho iyo kaal
Iyo filimo baddan,,
Nimco maxa kumar inaad iijeceshahay marwalba maad nosheegi ninkan udit ayaad kadoortay waana yaab walaahi
Wall hadaa aqrineyso qoralkeyga subscribetada u bahanahy ee igu caawi ilahy dambigaga hadhaaafee
Wa tararahay miya hhhhh
Naciima kumar isla tagernaa
Ca
Hhhhhhhhh
Hhhhhh