Imaraad oo rasmi ula waregay is-Afgradki Abiy & Muse & Ugaskii Samaron

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 216

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 7 місяців тому +4

    Imaaraad waa in laga mamnuucaa oo laga cancelaa wixii heshiis ah oo hore looka galey sida Jabuutiba ku sameeysey. Maxkamada lala aadaa tuug tuug kale jirin tuug kal kaal ah weeye. Xasan Sheekh ha eryo haduu run sheegaayo Soomaali degi meyso ilaa imaaraad walaaqayo

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 7 місяців тому +1

    Salaan qaaliya jama Galad Geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah Guul Guul jamaahiirta 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @yasminomar1209
    @yasminomar1209 7 місяців тому +4

    Ugaaska muu aado jabuuti jaamac allaha naga qabo imaaraat iyo itoobiya guul soomaaliweeyn iyo jabuuti

    • @AminaCali-t2d
      @AminaCali-t2d 7 місяців тому

      Kkkkkkkkk jabuuti nafyeelaymYsee kaadida isku xejiya inbadanbaa dhakada soomasli xaasidnimo ula taagnayd

  • @mukhtarmaxamed5988
    @mukhtarmaxamed5988 7 місяців тому

    Masha allaah, somaliland guuleyso

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 7 місяців тому +3

    Awalba imaraad ayaa kadambeeyey arintan

  • @teatime6853
    @teatime6853 7 місяців тому +2

    Emaaraad iyo itobiya ma anaga dhalney maxey laf dhuungashey nogunoqden arlulaahi waasac nadhaafa musibada hostina kahela bidnilaah kareem🙏🇸🇴

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 7 місяців тому +1

    Ugaas Abdirashid hadii uu rabo in uu xabashi dhulka keeno gadabuursi ayaa ka tashan doonta

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 7 місяців тому +2

    Wax danbe oo imaaraad xiriir uu ka sameeyn karaa ma jirto wax dal Soomaaliland la yiraahdo xiriir caalami gali karaana ma jirto. Soomaaliya waa hal dal dowlad Federaala leh waxba yaaney waqti iyo damac waali waqti iskaga lumin. Jabuuti iyo Soomaali imaaraad iska qabta.

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 6 місяців тому

    Waa runta ee allow ugargar dadkega

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 місяців тому

    Somali maanta waa mid alle mooyee cid wax ka qaadi karta ma jirto sidaa darteed yuhuudigan ina sheekh zayed iyo abiye midna wax inama yeeli karaan

  • @Wacays-b8l
    @Wacays-b8l 7 місяців тому +2

    Imaratku wuxu burburiyay wadamada yaman ,Sudan, libiya, lakin Djibouti 🇩🇯 waxaykugulaysatay inay caydhiso markaa hadii ay somali soo jeedo imarat iyo ethiopia waxba kamaqadi karan ugaaskuna horeba uma joogin ilamaha ta ugaasku inay meesha soogalayso

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 7 місяців тому

      IMARAAAT AND SOOMALILAND LABADA SHACAB HANBALYO REER AALU SACUUD XASAN DAMEER BAA WAXAA DHIGAY KALA DILAACIYAY SOOMALI DESTAROOYIDH

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 7 місяців тому

    HEROS GADAR SACUDI IMARAT SOOMALILAND AN ITOOBIYA

  • @samir7657
    @samir7657 7 місяців тому +1

    Fadlan Waxaadan hubin somalida hala wadaagin.

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 7 місяців тому +1

    I agree 100%

  • @axmedaadanmacalinnuur7308
    @axmedaadanmacalinnuur7308 7 місяців тому

    War cagdheereey odaygan asaasaqay meel fariisiya wauxuu yaqaanaa u basaasida xabashida

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 7 місяців тому +1

    Subxaanallaah Ma Dhici Doonto Arintaas Soomaali Soomali Ayaa Leh 🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏Badeenu Beec Ma Ahan

    • @Hitman24-ui9tu
      @Hitman24-ui9tu 7 місяців тому +1

      Meesha Horumar ayaa Soo Socota Ordoo Gurigiina Hagaajista😂😂 GUUL REER SOMALILAND ❤️

    • @AminaCali-t2d
      @AminaCali-t2d 7 місяців тому +2

      Kkkkk bada maadaa leh somaliland baa leh wax laiibinayaana majirto dantayadaan gaarnay xasadbaa idinhaayo

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 7 місяців тому +1

      TWO COUNTRIES DIFFERENT BRITISH SOOMALILAND AND SOMALIA ITALIYA BETWEEN BORDERS AFRIKA

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 6 місяців тому

    Sadex dawladood hawlahooda Ayey wataan wlee huwnta qalbdu bash

  • @aminazahra3337
    @aminazahra3337 7 місяців тому +2

    😂Imaaraadka ILLAAHOW ka qabo ummada muslinka ah

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 7 місяців тому +2

    Waxba kama jiraan waxa aad sheegayso waxba kama jiraan

  • @sidiiqbustaale2392
    @sidiiqbustaale2392 7 місяців тому

    Waa guul somaliland usoo hoyatay

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 7 місяців тому +1

    Jamac huuraale cagdheer maxaad ka qabankartaa adigay ku gumaystaan cabaadka jooji waa ganacsi iyo horumar

  • @MoAli-jw2lj
    @MoAli-jw2lj 6 місяців тому +2

    Jaamac galad wad hubtaa in ugaas cabdirashiid aabihii hayle salase ku dilay jigjiga isagoo waliba shakhsiyan xabad ridaya ee ha hafrin siday tahay u sheeg

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 7 місяців тому

    Faaan badanaa iimaaradku waa cadawga soomaaliya. Kan ugu weyn.

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 7 місяців тому +1

    Emaraadku waxay la dagaalamaysa Madaxwayne Hassan Sheekh, emaraadku dhulka somaliyeed kama talin karaan

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 7 місяців тому +1

    Yes itoobiya imaraat sacuudi qadar hanbalyo guuuul jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee British soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 7 місяців тому +4

    Waa Xaqiiq arinkas yaan Leyska indho
    Tirin arinkaa horeyba wey usameysey
    Imaraatka sheydanka ee Hassan Sheikh
    Naga dabo wado hadan Laga hortagin.
    Run sheeg .
    Jaamac.

    • @Somfox1
      @Somfox1 7 місяців тому

      Adeer Ethiopia waxa Qasab ku noqotay in ay ka noqoto Heshiis ku sheegii Sida waxa Qoray Wargeyska Caanka ah ee Bloomberg ... google it man ..

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 7 місяців тому

    Iyagana halaga saaro Somalia oo dhan imaaraad oo dhan gabi ahaanba

  • @rocky4066
    @rocky4066 7 місяців тому

    Horaa laidinku sheegay inay gadaal ka riixeeyso imaraadka oo xasan meel ku hubsatay sidaa ayey ugu soo dhiiraneeysaa

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 7 місяців тому +1

    Xasan dhiiqo waa in uu dalka ka cayriyaa turkigana uu u sheega inuu ka mamnuucaa in imaaraadku ka hawlgalaa ciidanda soomaaliyeed.

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 7 місяців тому

    Jabutii wa ta Somalia ay ka fadhinlada' ay Ugasku mayelayo inchallah.

  • @XamzeAbdi-j4u
    @XamzeAbdi-j4u 7 місяців тому

    Awdale waa way lacaysanayaan . Guul guul somaliland.

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 7 місяців тому

    Kanaxoow nafta waa guul insha alah somaliland.macidlaad kuhawlbixi cidlaad kahanjabeysaye

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 7 місяців тому

    Jigjiga dhaxdeeda lagu dilay waa caan gurigii kagu dilay cali gurays waana hurigiisii galadow

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 7 місяців тому

    Qofkii ugu horeyay ee shega warkan wuxu aha wariyaha ugu afkadher Somalida farax gaylaan

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 7 місяців тому +1

    UGAAS CABU RASHIID MEEL WEEN BA NAGA FADHIYA SE HADDI U SNM OROMO IYO IMARAT NAGA RACO REER AWDAL UGAS NIMADISI WAXAY KA DHIGAN TAHAY IN OO MA MATILO AWDAL STATE WAA GOBAL KAMID AH SOMALIA 🇸🇴 SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 місяців тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 7 місяців тому

    SOMALILAND MAXAA GAAR U NOQONAYA.

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q 7 місяців тому +1

    war ninyohow dadkeena jaamacow sidii onlf ha iska horķnin taasi waa filimadaada jamacow

  • @ahmedshire1382
    @ahmedshire1382 7 місяців тому +2

    Emirates ma iyada leh wadanka
    Somalia?

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 7 місяців тому

    Cagdheer Amiga u balance bada

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 7 місяців тому

    Dowlada Somalia 🇸🇴 Hanaga Darto Imaradka Carabta African ka Waa Iskaga Filan Nahay

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 7 місяців тому

    HANBALYO SUCUUDIDA QADAR HANBALYO HANBALYO IMARAAAT HANBALYO HANBALYO

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 7 місяців тому

    Ugasku isaga bixiyey oo saxeexay Muuse Bixi wa xlaleyey

  • @Amzizzy
    @Amzizzy 7 місяців тому

    Ilahay ha naga qabto dadkan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 7 місяців тому

    Heshiiska maamulka hargaisa iyo maamulka adis ay wada galeen wax jiro ma ahan,somaliya somali baa leh

  • @MohamedQureishAdan
    @MohamedQureishAdan 7 місяців тому

    Marka horeba aniga iyo inta ilamit ah wanogen inay imaratka kadanbeso falkan oo dhan ah wayo carab umat maaha nabi unba kadhashi moye wayo Somalia inta oo qalalasa kujirti halhabeyn kamay laxaban sethokale falastin wat aragti sethai uguhadhashi malinki digalka bilabanayey ninyahow imaratkan wax burburiyo xageyn kahelna

  • @erikahammerramalho1025
    @erikahammerramalho1025 6 місяців тому

    Ugaas cabdirashid abhii ayuu ahaa ugaaskii ku jiraay ugaas yadii iyo saldiintii laguu layay jigjiga

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 7 місяців тому +1

    Imaarad waa cadiwga islaamka ha dhacane nasiibo ale haku rido

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 місяців тому

    Wcs walalkey allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤

  • @guledsm
    @guledsm 7 місяців тому

    Daalimiin dulmi ku heshiiyey ma guleeysanayaan.

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 7 місяців тому

    XASAN DHIIQO SOW IMAARAAT KUWII KEENSADAY MAAHA...XASAN ARINKAAN WAX BUU KA OGYAHAY...

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 7 місяців тому +2

    Cimaaraadka laftigiisa waa laiska celinaa haduu iswaalo.

  • @abanemohamed6103
    @abanemohamed6103 7 місяців тому

    Adounyad waxa udara qof laibinayo o isnaqoslaya halkukaoyilah

  • @AmedYarso
    @AmedYarso 7 місяців тому +1

    Walalo Jamac

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 7 місяців тому

    WAR TAASI HADAY DHACDO, OGAADA XASAN SHEEKH LUGBUU KULA JIRA😂😂😂😂😂

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 7 місяців тому +1

    Warbixintaan xagee kakeentay manoosheegi kartaa waahalis

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 7 місяців тому +1

    Jamhuuriyadda Somaliland, etiobiya iyo imaaraad heshiis iyo iskaashi baa Ka dhexeeyn jiray weligood

    • @milgoahmed2655
      @milgoahmed2655 7 місяців тому

      Boowe maka war haysaa inuu bilawday bur burkii itoobiya Ee horgalada itoobiyaw yaan hadal idinkategine aqbala somali

  • @AyroTV
    @AyroTV 7 місяців тому +1

    Magaca waa Ugaas Abdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, Ugaas Rooble oo ahaa Ugaas Abdirashid Aabihii waxaa lagu dilay magaalada Jigjiga xaafada 1 aad isagoo dagaalamaya bartamihii Todabaatameeyadii

  • @AbdirisaqCilmi-d8y
    @AbdirisaqCilmi-d8y 7 місяців тому

    Jaamac galadow aniga waxaan ahaay nin samaroon oo dhaqalo badan lahe yn balse wax walbo hantiya hadii leygu siiyo iga surtobeyso inan baddena xabashi siino

  • @cige3636
    @cige3636 7 місяців тому

    WAA SHEEKO AAD SAMAYSAY BEENTA DADKA KADAAA

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 місяців тому

    Muuse hadaanu laascaanood xorayn ninba maaha waa doqon

  • @dhirbaaxo5097
    @dhirbaaxo5097 7 місяців тому

    Itoobiya aniga imaaraadkaa igala khatarban,laakiin madaxdeenu kuma baraarugsana baad moodaa,ama dawladda fadaraalka ahaato,ama maamul goboleedyada hanoqdeene.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 7 місяців тому +3

    Emaratka iyo ethiopia ma dalkeey nala leeyihiin wax caqliga gala noo sheeg. Ethiopia aya dembi gashay oo maamul goboleed heshiis la galay. Emaratka ineey maamul goboleed heshiis la gasho caalamku ma ka aqbalayaan.

  • @aganesacad8251
    @aganesacad8251 7 місяців тому

    Yey lagalayaana???ithopia Somaliland emaarat.yey lagalayaan

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 7 місяців тому

    Yuhuudiga dubey waa riyoonayaa

  • @AbdirisaqCilmi-d8y
    @AbdirisaqCilmi-d8y 7 місяців тому

    Ugaaska hadii waxaa u la yimaado karanadisa meel uga dhaceysa lagamana yeelayo

  • @abdulrazakhusseinhussein1569
    @abdulrazakhusseinhussein1569 7 місяців тому

    Sida maha

  • @MohamudCumar-c2t
    @MohamudCumar-c2t 7 місяців тому

    asc dowlad waxkaaceliso
    malihid

  • @luulsharib
    @luulsharib 7 місяців тому

    Emmarat Hassan Sheekh baa nagu soo celiyay
    Farmaajo waa tii uu Cayriyay
    Reerkiisa ayuu dhaafsaday

  • @YoussoufMohamed-kz2gm
    @YoussoufMohamed-kz2gm 7 місяців тому

    Jaamacaw mikee qaalisan waxa laqaadanayo iyo waxa labixinaayo? Waa suaal aan rabo in la iiga jawaab.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 7 місяців тому +2

    waxan Jaamac ma riyaaa mise waa run.

    • @Heimatar
      @Heimatar 7 місяців тому

      Uae iyo french ayaa gadaal kariixayo waanu ogeen teeda kale shidaalka dds ayee rabtaa imaaraad . Xasan garguurte xitaa wuu ogyahay asiga ayaa qudbada dani ka yiri itoobiya waan u ogolnahay hashiis dagad in noola galaan oo xitaa tubooyin shidaalka qaado laga dhisondds iyo awdal

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 7 місяців тому

    Imaaraadku wuxuu ku badbaaday heshiiskii xaaraanta ahaa ee uu ku boobay dekedda berbera.
    Imaaraadku jabuuti in uu ka aarsado ayuu rabaa somaliyana qaato dekadeheeda madaxda somaliyana siiyo xoogaa xaqal qalin ah

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 7 місяців тому

    War imaaraad muxuu ka yahay dalka somaliya. War dalku waa dal dawlad leh ugaas iyo imaaraad midna dalkayaga waxba kama ah

  • @AmedYarso
    @AmedYarso 7 місяців тому +1

    Moyale kahadha saxb

  • @xaadam10aadam59
    @xaadam10aadam59 7 місяців тому

    Munaafaqiintii ayaa isasooqaawiyey ayan ugartay

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 7 місяців тому

    SL ciidinkasta oo aye keento dhulbahnte ku filan bakh bakh waxba ma tarto watana lagu Dagaalama waxba balahayega yaacay waa qiso aan la ilaawikarin Qalasyadii waa joogan ilaahay ha xafide geesiyinta soomaalida siciid Harti❤❤❤

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 7 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂.
      Diyaar garooba.waa laydinka safeynaya deegaanka .😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 7 місяців тому +1

    Maxaa ku dhex jira markaa walaala hayn aan u hambalyeeno somaliyay

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 7 місяців тому

    Galadow waley ka tahay Ethiopia 🇪🇹 inanay dhulkayga idoor keenayn

  • @MaxamedcabdiqaadirMaxamedc-v9v
    @MaxamedcabdiqaadirMaxamedc-v9v 7 місяців тому

    Mesh. Ladajinayaa. Maaha. Simila iyo lughaya. Waa bulaxaar

  • @erikahammerramalho1025
    @erikahammerramalho1025 6 місяців тому

    Ugaaska gadabursi ama samaroon hadaa anaa la hadli donaa ugaaska waa la doortay warkaa maa gali karo

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 7 місяців тому

    Wxaa leediin ku mshquula Somaliland wakhti yaanu idinka lumin

  • @luulsharib
    @luulsharib 7 місяців тому

    Habar dhali wayday aleelo ku waalatay Emmarat waa in wadanka LAGA saaraa

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 7 місяців тому

    Jamac waa bendaac

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 7 місяців тому

    😂😂😂WAR WAXAASI WAX SCONAYA MAAHA 😂😂😂

  • @ahmedibrahim-i3t7c
    @ahmedibrahim-i3t7c 7 місяців тому

    Asc waa runtaa yeelimaayo ugaasko waa inaadeerkay

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 7 місяців тому

    War waxaas dalkooda ha ka dhiso imaaradku maxaa dalkayaga ku wareeriyey

  • @abdirahmanahmed6176
    @abdirahmanahmed6176 7 місяців тому

    Cawa runta usheeg jamacoow somalida😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ducaalea1918
    @ducaalea1918 7 місяців тому

    WARKA WAA SIDDA EXACTLY. ICTIRAAFKA LAGUMA DHAWAAQAYO. HESHIIS DHAQAALE AYAA LOO BADALYAA 100%. LAAKIIN MAXAAD DJABOUTI UGU OOYAYSAA? WAA LALA TARTAMAYAA!

  • @tusaalewanaagsan4153
    @tusaalewanaagsan4153 7 місяців тому

    Emarad waa yuhuud

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 7 місяців тому

    UGAASKU HADUU HORGAL NOQDO, HADEE SAMAROOKU HAYSKA DIDAAN ILEEN DHULKOODA MA UU LAHA E.

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 7 місяців тому

    Xassid maxaad ka qaban kartaa xaarwryene

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 7 місяців тому

    arintaa aad ka hadleysaa waa sidii iyo sababtii awdal state loo heli lahaa maamul ciise iyo samaroon u dhisan lahaayeen ee somaliland aan uga xoroobi lahayn waana jaaniskaan weligayo sugayney maanta dad waan haysanaa ismaaciil cumar iyo turkuga iyo dawlada federaalkaa nagu filan hada haku dhaqaaqaan ciidankii walaahi hada 3000kun ayaan ogahay

  • @laanjo
    @laanjo 7 місяців тому

    imaaraadku makudhacaa meel Ethiopia lagaraacdeeyay ineey saan uga adeegato dalka Somalia aqoon muulahan miyaaaaaaaaa

  • @YouyouAli-k5v
    @YouyouAli-k5v 7 місяців тому

    Ogadenka axmarada futada umaydha ka hadal Djibouti wa qaran dhisan ee qoxotiga ogaden kahadal

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 7 місяців тому

    JAAMAC Ilaaha wayn Al Qawiyu Al Casiis iyaa qan Emirates

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 7 місяців тому

    Calooll xumo naga dhaaf😢😢😢

    • @hoodohoodo9532
      @hoodohoodo9532 7 місяців тому

      Calool xumo la dhimo xasad yahuu!

  • @abdiabdiraxiimsiciiddheere1515
    @abdiabdiraxiimsiciiddheere1515 7 місяців тому

    Ma wadan somaliya la dhahaa hadda jiraa waqooyi koon fur aha waqooyi sodon sono kuma jirin madax bananayd koonfurna 5 maamul gobled ma somaliya jirtaa

  • @CabdiraxmaanAwnuur-hx2dk
    @CabdiraxmaanAwnuur-hx2dk 7 місяців тому

    Maha saylac dhul gadabursi ee wa dhul ciise

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 7 місяців тому

    Emirate waa iska celin doonaa yahuuda kama sokeeyaan sudaan liibiya.soomaaliya burburka ayagaa kawada lkn ayagaa ku jabi doona insha Allah

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 7 місяців тому

    Wow